Farsamada Gacanta iyo Faa'iidooyinka ay Bulshada u leedahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Farsamada Gacanta waa shaqooyinka ugu wanaagsan ee qof uu barto, waa shaqo wanaagsan oo aad lacag ka samayn karto, waa arin kaa caawin karta bahidaada gaar ahaaneed.
    Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa sida aad u samaysan karto Nal aad muuqaalo ku duuban karto, iyo waxii kale ee aadu baahan tahay.
    • Farsamada Gacanta iyo ...
    #Hal-Abuur. #Farsamada #Gacanta

ความคิดเห็น • 34

  • @sahraali2528
    @sahraali2528 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah wl cilmikaas aad baratay illahay hakuu siyaadiyo 🙌👊

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allah. Waa. Dhiirigalin. Fiican. Dhalinyarta. Cidii. Ogi. Way ogtay. Cidaan. Ogaynina. Ha. Ogaato. Farsamadu. Aad. Ayay. Muhiim. Utahay. Waxajira. Wadamo. Badan. Oon. Shahaado. Cidi. Kuwaydiinayn. Bas. Maxaad. Taqaan. Ayalaguleeya. O. Xirfas. Ah.

  • @ahlamadan8572
    @ahlamadan8572 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Alha Abdalaha shaqawacan walalao Aad Ayay u fiicantahay qorshahan Alha kugu guuleyo walalao❤️ fariidbatahay

  • @jibriilaxmednuur2881
    @jibriilaxmednuur2881 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb. Xog muhiim ah ayaad nala wadaagtay

  • @Ahd-z3c
    @Ahd-z3c 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad savegaraysay Koronto badan 90% nalka 1000W wuxu
    cunayay 5 Ampere halka 48W oo
    4 nal ah 0.20 A.Waa si ficin Korontada cilmi bay u baahantay.
    Si fiican baad u samaysay mashallah.👍

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  4 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad sxb mahadsanid

    • @Ahd-z3c
      @Ahd-z3c 4 ปีที่แล้ว

      @@AbdallaKaneec
      Ada Mudan sxb 👍

  • @AFCADMEDIA
    @AFCADMEDIA 4 ปีที่แล้ว +2

    waa iskuday wanaagsan wall horay usoco

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ku caafiyo ustaad aad ayaadna umahadsantahay

  • @ayubally5248
    @ayubally5248 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah guul brother

  • @wmursai
    @wmursai 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi bro dadka wax duuba wad ufududeysey best 🧠 good job bro 👍

  • @WaddaniSomalitv
    @WaddaniSomalitv 4 ปีที่แล้ว +3

    Isku day Uma baahna miyaa ustaad

  • @hidda-raacofficial
    @hidda-raacofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    War wan ku Salaamay Mr Kaneeco Sxb Sare

  • @zamzamahmed5313
    @zamzamahmed5313 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllo keep going ♥️💯 hmblyo

  • @dooxaonline3850
    @dooxaonline3850 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah horo usoco

  • @AbdiqaniDarwiish448
    @AbdiqaniDarwiish448 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll niyow youtuber ban ahay light kasina wuu iga maqnaa ad bad u mahadsan tahay wll

  • @wardamaxamud4864
    @wardamaxamud4864 4 ปีที่แล้ว +3

    Kaneec horay usoco

  • @DiamondMohamed2024
    @DiamondMohamed2024 4 หลายเดือนก่อน

    Wan jeclahay inan barto farsamada electricity i.awan barandona

  • @bayle2236
    @bayle2236 3 ปีที่แล้ว

    Waayirka sadexaad kii ugu muhiimsanaa ayaa kamaqan kii qofka bad baadinlahaa oo la idhaahdo EARTH

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa walaal, maadaama aan si kooban u sameynayay iskudaygaan ayaan usoo gaabsaday oo aan u isticmaalay guluub iyo socket si toos ah isugu xidhan, xasuusintaada waan kaaga mahadcelinayaa

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif1010 3 ปีที่แล้ว +2

    Jamaa ako Eastleigh mall, hata kahor ayan computer ukeysti, lkn umabogin, been kuma arkin wa ok,lkn xayeysiska ayad kubadhiya

    • @AbdallaKaneec
      @AbdallaKaneec  3 ปีที่แล้ว

      Armaad xaga qaraamaadka ka carartay.lol. Thnks bro.

  • @abdigaab6225
    @abdigaab6225 4 ปีที่แล้ว +2

    Heer sare

  • @CabdicaliCumar-l4z
    @CabdicaliCumar-l4z 2 หลายเดือนก่อน

    M.n ❤❤

  • @AhmedGuedi-uw2is
    @AhmedGuedi-uw2is 4 หลายเดือนก่อน

    Meelaha laagu baaran kaaraa

  • @Hmz756
    @Hmz756 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan isku dayay waan sameeyay laa kii waxbaan noqday

  • @mohamedqalinle9257
    @mohamedqalinle9257 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @abdihussein429
    @abdihussein429 3 ปีที่แล้ว +1

    Mad ka daysid laydhadh kibad suqi ka xidhaysaye hhhh. Mnsh allah wl mhdsnid. una sheg 10$ wx kayarbaka baxaya

  • @عفان23
    @عفان23 2 ปีที่แล้ว

    Sxb online qof igu dhiga raba

  • @zh.c.mzh.c.m892
    @zh.c.mzh.c.m892 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abdalla Lakin meeshaad joogto adoo RaaLiya

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo hanpalyo walkeyga somaliga talntigaad ledey kusoco allena hakugu garp galoh

  • @ina_axmed
    @ina_axmed ปีที่แล้ว

    𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌 𝒚𝒐𝒖