Alla Aduunyooy waxba ma taraysid bal eega inantaasi Inta qof ee ay tiri Alle haw naxariisto ee wada Dhintay badankoodna gacan ka xaqdarani dishay😓💔 Xageed gali doontaan Dadka dhiiga Dadkaasi ku maqanyihiinow 😭Alle idinka jar intaad dadka masaakiintaa la jarteen
Wareysigaan intaan daawanaayay oo dhan waa oynaayay sababtoo ah waxa ay si toos ah uga sheekeynee xaaladdii Xamar ka jirtay walina kajirta oo aan usoo joogay. Inti dhimatay Allah ha u naxariisto, inta dhaawacyada maskaxda iyo jirka lanoolna Allah ha bogsiiyo.
Duniyo waxaan u haa Macalin : ima soo Marin arday sida ay ii qiimeyneysey iina qiimeyn jirtay sideeda oo kale.اللهم ارحمها و اعفوعنها وارحمها وانت ارحم الراحمين
inaalilaahi wainaa ileehi raajucuun war bal meshaan arka qofkii aay magaciisa soo qataan allaha u naxaristo dhahoyaan 80% waa dhinteen waryashii horn afrik😭
Waa tariiq xanuun badan Allah ha u naxariisto duniyo iyo dhamaan wariyasha geeriyodeen abtigeey saciid tahaliil geeridiisa xanuun gaar bay igu reebtay Canab abyo Qalbiga Allah haku qabojiyo
Waa xanuun sax balse waxan kuu leeyahay ka wareyso sidaan maqalnay iyo dadkan ka maqalnayba ayadaa ka xog ogaalsan Allaha uwada naxariisto intii dhimatay anagana Allaha inooga daba naxariisto
Duniya allah ha u naxariisto dadka masaakiinta ah baay aad u jeclayd inaay xaalkooda soo bandhigto aad baan ugu taxnaan jiray ayada iyo canab maxamed yare ba qof wanaagsan baay ahayd walaashen qabrigeeda allah ha u nuuriyo
Gabadhaan marka ay qisadaan sida ay wax u dhaceen ka hadleesay Horn-Afric waan dhageesanaayey hadalka ah "Canab Xabad miyaa kugu dhacday" waxaan filaya in markaas ay Canab oo marka la wareesanaayey ay tiri Dunia waxay itiri "Canabey Xabada wey igu taalaa" waxa laga yaabaa xasuusta in ay mudo ka soo wareegtay ay isdaba marisay Allaha U Naxariisto Dunia janooyinkiisana ku irsaaqa
Allah xanuun badanaa qisadan weey iga oohisay 😭😭😭 Abaayo❤❤❤ Allah xanuunka aad soo aragtay mar dambe kuma tuso Allahuma aamiin. Waa dhaxdinta waxa aad la qeylineysid Subxanallah
Duniyo muxudiin nuur daris ayaan aheyn anigo yar ayaa qanaay waan xasuusta maalintee dhimaneesay markaa radia ka maqlay geerideeda wiil yar oo wallaallkeey ah ayaa maraq aan waday kulula lugta uga diidiyay sidaa u naxay darteed Allah u naxadiisto
Allaha u naxaristo qabriga u waasiciyo aakhirana jannada haka waraabiyo Duniyo Muxudiin Aamiin, Walaashey waxaan ahayn isku xaafad, isku school isku class weliba 2 kursi oo isku xigo ayaa fariisan jirnay, Duniyo waxay ahayd gabar social ah faraxsan oo waxbarshada ku fiican jecelna in ay dadka caawiso rekeedana indho u ahayd, aniga dhimashdeda kahor ayaan wadanka ka tagay lkn markan maqlay dhimashadeda waxan uga naxay sidi qof la joogay uu u naxay taasina waxay muujinaysaa wanaageeda walaalyaal u duceeya Duniyo
Waxey ahayd waqti aad iyo aad u xanuun badan idinkana waxaa u tagnedeen ha qabtirka dadkiina somaliyeed wa u soo dhabar adegteen wlhi allaha idinka abaal mariyo shaqo wanaginii xaladahii aadka u adkaa ee aad ku soo shaqeyseen duniyo allaha u naxariisto iyo wariyashii qiimaha badnaa ee loo dilay darteen dadka somaliyeed wey din ogyihiin hon afrik
Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi raajacuun Allah how naxariisto Duniyo iyo Dadkaa kale ee la dileyba Samir iyo Iiman Saadiqa Allah ha ka siiyo Qoyskeedii,Ehelkeedii,Asxaabteedii iyo Dhamaanteenba ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
allah ha u naxariisto marxuumad duniyo iyo intii xaqdarada lagu dilay oo dhan laakiin walaashay canab oo ka mid ahayd wariyayaashii aan codkooda ka helijiray aniga oo ku ixtiraamaya dilkaas sida uu u dhacay sidaa aad u sheegtay ma ahayn abaayo waa hadii allaah laga cabsanayo marxuumada ninka diay kirishboy ayuu ahaa ka tirsan baabuurlaydii mudaharaadka dhigaysay waxaa jidku u xirnaana muuriyaantii ma ahyn ee waxay ahaayeen baabuuray ka cabanayay isbaarada wadada ku badatay oo xaddhaafka noqotay kolay nin gardaro qof ku dilay waa dhagarqabe moorayaan .aniga goob joog ayaan ahaa waxaanan ka mid ahaa dadkii wadada ku xayirmay. runtii dhacdo xanuun badan ayay ahayd aniga argagax igu riday marxuumadana waa aqaanay allah yarxamah laakiin runta in la sheego waa fiicantahay.
Canab maxamed yar sifiican waa xasuustaa wlhi
Alla Aduunyooy waxba ma taraysid bal eega inantaasi Inta qof ee ay tiri Alle haw naxariisto ee wada Dhintay badankoodna gacan ka xaqdarani dishay😓💔
Xageed gali doontaan Dadka dhiiga Dadkaasi ku maqanyihiinow 😭Alle idinka jar intaad dadka masaakiintaa la jarteen
Waa ilmeeyey annoon aqoon gabdha wariyaha aheyd ee duniyo Allah ha u naxariisto iyada iyo intii dhimatayba aamiin
@@zuhourmohamed3250 gabdha ugu caansan wariyaasha ayeba ahayd allaha unaxaristo
@@iaw2401 Aaaamiin yaa rabbi
@@iaw2401 Hargaisa joogay sidaasa u garan waayey Allah ha u naxariistee
Duniyo ,cali iiman sharmake , mahad axmed cilmi iyo kuwo kale oo badan, waxay ahaayeen wariyaashi ugu caansanaa idaacada horn afriig islamarkaana isxaqdaraa loodila.
Rabi dhamaantod jannatu firdowsa haugu bishaareeyo😭😭😭😭
Duniyo waxan ahayn Daris dagmada kaaraan , allaha u naxaristo qabrigeeda allha u waasiciyo
Waliba Carfaaye agiisa Allah Xasuus Calasoow Shabaqle
Wareysigaan intaan daawanaayay oo dhan waa oynaayay sababtoo ah waxa ay si toos ah uga sheekeynee xaaladdii Xamar ka jirtay walina kajirta oo aan usoo joogay.
Inti dhimatay Allah ha u naxariisto, inta dhaawacyada maskaxda iyo jirka lanoolna Allah ha bogsiiyo.
Maalinkaad aad baan u xasuustaa Muqdisho ayaan joogay...gabadhaad geerideeda aad bay noo saamaysay. Allaha u naxariisto Duniyo.
Aduunyo anigana mlintaas ayaan dhashy
Gabadhaan m.a 2003 ayey shaqeyneysay aniga 3 jir ayaan ahay xiligaa hadane waan isla egnahay sababtu waa maxay somaliyeey
Because age been ah aya kuu qoran sida somalida badankooda waa ka weyntahay gabadha
@@adanali1205😂😂😂😂
Duniyo waxaan u haa Macalin : ima soo Marin arday sida ay ii qiimeyneysey iina qiimeyn jirtay sideeda oo kale.اللهم ارحمها و اعفوعنها وارحمها وانت ارحم الراحمين
Aamiin 🤲🤲🤲🤲
Ilahow ku naxariiso abayo duniyo cilan ayey isarijirtay cida dariis ayan karan ku ahan jirnay Allah janada haka warabiyo
Ina adeertey Alloow janno ku siii abaayo janno Allow ku geey
@@iftinoumar5486 amiin ya allah
Codkeeda igu soo dhacay allaha u naxariisto walasheen
Wlhi waa qiso xanuun bdn allah ha u naxriisto duniyo iyo intii dhimatey aamiin yaa allah
maalintaas waan xasuustaa waxaan kamid ahaa ardeydii dugsiga hoyga xamar km4 cimrigeena alaha dheereyo inta muslim dhimateyna alaha unaxariisto
noosoo badi qisooyinkaan cml😢😢 Allaha unaxariusto inta dhimatay😢😢
Mahadsanid Canab waan kaxumahay waxa idinku dhacay rabbi baan u weydiinay inuu janadiisa geeyo walaasheen Aamiin yaa Allah
Ayaanle wll mcn Duniyo waad isoo xasuusisay
Ilinteyda Waan cishan waaye.
Subax walbo Waan dhageysan jiray anigoo aad u yar Hooddi Hoodi
Wll barnaamijyada qaar waa beer xanuun.
Runtii aad baan uxasuustaa goor barqo ah angoo dugsi ka imaanay ayaam idaacada kamaqlay geerida wariye duniyo muxudiin nuur rabbi naxariistiisa janno hasiiyee 🤲
inaalilaahi wainaa ileehi raajucuun war bal meshaan arka qofkii aay magaciisa soo qataan allaha u naxaristo dhahoyaan 80% waa dhinteen waryashii horn afrik😭
waan xasuusta capital vioce ayay joogtay allaha u naxariisto wariye duniyo
Aduun waa malinba si Allah ha u wada naxariisto saxafiyiintii Ku dhintay dagaaladii Ka dhacay Dalka😭❤️🇸🇴
Walaahi waa sheeko la yaabay! Gabdho geesiyaal ah.
Mooryaan alle idiinma naxariisto.,
Cana maxamde yare Canab mushtaaq salaan sare waxeey kujirtay wariyashaan aad ujeclaa.illahay walal haku xifdiyo salaan qiimabadan Baan hawada kusoo mariye walasheey qaali 💖
Waan xasuutaa walahi anigo yar Honafrik wariyaha Duniya muyudiin nuur dilkeda ilahay ha unaxariisto aad ayaa uga naxay
dadka qarkod allah ayaa dada u qariyay 2003 2004 iyo waliba kahor ayaay shaqaynysay waa cajib 19 kahor hada ayaad muda inaay 20 jirto mansha allah wllo allah haku siyadiyo
M.a gbr yr umaleenaye
M.a wlhi wa sax
Masha'alllah
Waa tariiq xanuun badan Allah ha u naxariisto duniyo iyo dhamaan wariyasha geeriyodeen abtigeey saciid tahaliil geeridiisa xanuun gaar bay igu reebtay Canab abyo Qalbiga Allah haku qabojiyo
Duniyo muxyadiin nuur waan xasuustaa geerideedii anigoo arkin oo hawadaas ka dhageysto anigoo yar oo ardayad ah maalinkaan maqlay sidaan oga naxay ma ilaawo allahaa unaxariisto waxaa booskeedii lagu badalay walaalkeed yuusuf muxyadiin nuur waan xasuustaa 😥😢😭😭😭
Duniyo muhudiin nuur daris xalaal baan aheyn allah unaxariisto mal maha ciidana cilaanka ayeey iimarin jirtay allah unaxariisto qalbiydena kma bxeyso 😢🤲🤲
Waa xanuun sax balse waxan kuu leeyahay ka wareyso sidaan maqalnay iyo dadkan ka maqalnayba ayadaa ka xog ogaalsan
Allaha uwada naxariisto intii dhimatay anagana Allaha inooga daba naxariisto
Wariye mahadsanid barnaamij qurux badan mashaAlalh #gabadh Allah u naxariisto
Nairobi aa joogay but I still remember Duniyo muhidiin Nuur, she was very young talented, intelligent and loved. Allah ya Rahmo Duniyo.
Allaah unaxariisto wllsheen duniyo
Waa geeri xanuun badan
Iyo dhamaan wariyayaashii horn arfik 😭🤲
Allaah SWT ha u naxariisti Dniya Muxudiin Nuur iyo inta kaloo dhimatay waan xasuustaa malinkii Duniyo la dilay Mogadisho aad ayey usaameysay gabar fir fircoon oo caqli badan ayey aheyd wariya talent fiican leh waxa ey daganeyd waqooyiga Mogadisho waa runteed Canab waliba waxa ey qaraabo ahaayeen Nuur Cade Raisul Wasarihii hore AUN ee Uk ku geeriyooday
Duniya allah ha u naxariisto dadka masaakiinta ah baay aad u jeclayd inaay xaalkooda soo bandhigto aad baan ugu taxnaan jiray ayada iyo canab maxamed yare ba qof wanaagsan baay ahayd walaashen qabrigeeda allah ha u nuuriyo
Allah ha unaxristo wan wada oyne aad ayey ino tabatay gerida welshen adana qalbiga haku qabojiyo abayo canab
Walahi adban uga naxay gabadhan qisada kudhacday walashena alaha unaxaristo 😭
Allah ha u naxariisto waa malin xanuun badaneed wan xasuustaah ma ilawin
Subxanalah bal inta qof e ladilay bal ega o ay gbdhu shegty akhiro xisab aya taal wale
Walahi ma ilabin duniya dhimashade aad ayeey ii tabay waxan ahaa ardayad xiligaas waxanka maqlay idacada capital voice barnamijka muqdisho iyo manta oo mahad dadihinaye ayuku shegay geyrida duniya ilaah ha u naxariisto dhamantod manta wayna tagayn 😭😭
Tttfttrtrrr
Þtttt
Ttþt
T
T
Walaashey beey aheeyd janatul fardowsa allaaha ka waraabiyo dhamaantood intii ku dhimatay
Allahu unaxariisto
Bulshada dhan qof wajigeeda qof yaqaano majiro
Duniyo.muxuyidiin nut alah aya naga jecladay qalbiyada umada somaliyed ayey ku dhexnoshahay 😭
Alah ha u naxaristo 🤲
Aaaasmiin. Allow u naxariiso.
Subxaana laah waa arin aad looga murugoodo duniyo alaha unaxariisto canabeey adna qalbiga alaha kuu qaboojiyo ayaan le waa ku salaamaa
Gabadhaan marka ay qisadaan sida ay wax u dhaceen ka hadleesay Horn-Afric waan dhageesanaayey hadalka ah "Canab Xabad miyaa kugu dhacday" waxaan filaya in markaas ay Canab oo marka la wareesanaayey ay tiri Dunia waxay itiri "Canabey Xabada wey igu taalaa" waxa laga yaabaa xasuusta in ay mudo ka soo wareegtay ay isdaba marisay Allaha U Naxariisto Dunia janooyinkiisana ku irsaaqa
allah qiiro badanaa wllhi wan la ooyay sidii wax hada dhacay oo kale allah u na xariisto duniyo
Wlh waan ilmeyay aduunka Waa mucjiso aakhirane Waa nasugeysa gabadhaas danbikeeyna allaha ka cafiyo adigane cabsida allaha Ka saro
😢😢Allaha u naxariisto gacan ka xaq daran ayaa dishay miskiinta
Allaha unaxaristo duniyo iyo mahad Ahmed cilmi. Ali imaan sharmake iyo dhaaman intii saxafi ee ku baxady ka can kaxaqdaran
Wlhi xasuus ayan galay malintas waan taagna meesha iskoolka ayaa parek time lii so dayay jalatada bacda aya dhuqayay waan argagaxay wlhi afgoye daganaa Allah unaxariisto duniyo
Waraa tan markaa dhageysanaaye waa la ii qubeen jiray yaab maantana waa 19 jir masha allah
Waa qiso naxdin iyo calool xumo badan waxaa nasiib xumaa in ilaa hadeer ay jirto mooryaantii naftuna aysan wali wax qiima lahayn dilkuna caadi yahay Laguna faano maanta in naf la gooyo!
Rabbi ha unaxriisto dhamaan intii dhimatay dalkana allaha noo hagaajiyo.
Bashiir reer Towfiiq ayuu ahaa alaha u naxariistee Asaga iiga sheekeeyay anigoo Gaariga duniyo ku dhimatay saaran xtaa jidka afgooye ayaaan mareynay 2 doodaba allha u naxariisto
Asna ma dhintay walaal alaha ku unaxariisto
Wlhi waa Darteen xanuun badan 😭allaha unaxariisto inta dhimatay oo Muslim ah
Alle ha u naxariisto walalsheen duniyo ma uloobi Karo maalintas manta oo kale ayan u xasuustaa mugdisho ayan jogay nurses ayana ahaa
Dunuubta idaacadaha ay caadeysteen oo daraadood ilaahey uga aargoosto waa kabanka & muuziga ay caadeysteen ayyagoo kabadal qaadankara allaah waa awwood badane aargoosi usaaxiib ah ummadda waqtigooda qaaliga ah kuwwa kulumiya wax aanay diinteenu ogoleyn allaah qaab uu uga aargoosto ma waayo haddii loo seeta dheereeyana waxba utarimayso in cimri dheer lasiiyo .إِنَّ ٱلْلَّٰٰـٰهَ غَفُوْرٌ رَحِيۡمٌ . & إِِنَّ ٱلْلَّـٰهَ عَزِيۡزٌ ذُوْنۡتِقَاْمۡ
Macaanida qaybahaan aayadaha kamidka ah baaritaan & fiirfiirin kusameeya
Rabiyoow u naxariiso ,runtii maanta dib baan u laabtay xusuusteeyda .
Ilaaheey ha u naxariisto aamiin Yaa rabbi 🥺
Duniyo muxiidin nuur
ilaahey naxariistiisa haku siiyo wlhi maalintii idaacada laga sheegay aad
Ayaa u murugooday
Runtii wa xog murug leh alle haw naxariisto intii dhimatay insha Allah
Walashey anab mohamed yare aad usalama. ayanle hussein sxb adiga aad umahadsantahy sida quruxda badan ee dadkii wax uso daray umada In tariiqdoda sifican noxasusido
Wlhi illaa hada qalbigeyga kama baxdo duniyo muxidiin dugsiga sare ayan dhiganayay allaha unaxariisto walasheen
Subaxllh bal eega inanta sida ay mesha naftisa kaga baxayso say ugu dadalysy say u tagin lahyd
Ax calooshaa ihurtay waa qiso xanuun badan subxaanalaah 😭😭😭😭
Lkn gabadhan canab wajigeeda wax yar bey u egthye 2005 may weriye aheyd
Maalintaas waxey eheeyt maalin xanuun badan aadbaan u xasuustaa gabadhaaa yar oo wariyaha eheeyt geerideeda allahaunaxaristo
Allaah Yaa Raxma walaasheen Duniya Maxamed Nuur...
Alle ha u naxriisto duniyo wan xasuustaa.maalinta muqdisho waxay u ahayd malin xanuun badan .
Waa xasusta duniyo ilahayow kunaxariso😢😢😢 ceelsha biyaha jogay waqtigas.
Canab waxa kamuuqda trauma
Allah xanuun badanaa qisadan weey iga oohisay 😭😭😭 Abaayo❤❤❤ Allah xanuunka aad soo aragtay mar dambe kuma tuso Allahuma aamiin. Waa dhaxdinta waxa aad la qeylineysid Subxanallah
Aniga yar ayaan ku xernan jiray wlhi duniyo waan xasusta reer kaaran ayaan isku aheen lkn isma ark alle unaxariisto dhamaantod honafrik 🥹😭😭
Sheeko xanuun badan dgageysigeedana xiiso badan ii lahaa bay ahayd dalka ilaaheey ha i noo dajiyo
Duniyo muxudiin nuur daris ayaan aheyn anigo yar ayaa qanaay waan xasuusta maalintee dhimaneesay markaa radia ka maqlay geerideeda wiil yar oo wallaallkeey ah ayaa maraq aan waday kulula lugta uga diidiyay sidaa u naxay darteed
Allah u naxadiisto
Tankale canab waxad wareysataa Abbaheed iyo Hooyadeed sidey ugeeriyoodeen hadanan qaldaneyn maalmo ayaa udhaxeysay dhimashadooda
Allaha u naxariisto
Duniyo Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin
Duniyo Muxiyodin Allah ha unaxariisto. Qaraxii Ardeydii qalinjabinaysey barigaa noo so daa hadey cidi hayso wll Ardeyda Alle ha unaxariste qarax sameyn igu reebu ahaa anoo hargaysa jooga
Ali imaan iyo mahad alle janatul fardowso hasiiyo ax aduun ayaaba ah maalno gaaban
Waa qiso xanuun badan, Allah swt ha u naxariisto Duniyo, Allah ha dhowro Gabarta aan Abtiga u ahay Canab M .Yare
Allaha u naxaristo qabriga u waasiciyo aakhirana jannada haka waraabiyo Duniyo Muxudiin Aamiin, Walaashey waxaan ahayn isku xaafad, isku school isku class weliba 2 kursi oo isku xigo ayaa fariisan jirnay, Duniyo waxay ahayd gabar social ah faraxsan oo waxbarshada ku fiican jecelna in ay dadka caawiso rekeedana indho u ahayd, aniga dhimashdeda kahor ayaan wadanka ka tagay lkn markan maqlay dhimashadeda waxan uga naxay sidi qof la joogay uu u naxay taasina waxay muujinaysaa wanaageeda walaalyaal u duceeya Duniyo
اللهم ارحمها واسكنها الفردوس الاعلى واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة اللهم آمين 😭😭😭😭😭😭Anigo Waligey maqal mageceda ma'anta kahor ayan Jariiricoode wllhi Sidhii Qof hore u aqaani cml .Allahu Akbar 😫😢😥Ilahoow Unaxariiso Gawadaas .Somalidha dhamaan Allow dhibatadhan kasaarاللهم أدعوك باسماك العلي لا إله الا انت سبحانك انا كنا من الظالمين
Alle ha u naxariisdo duniyo janadul fardow alle hagu sharfo celan ayey ii sari jirday alle ha unaxariisdo
@@madiinoj8416 Amiiin😪😥
Allaha u naxaristo walashey duniya
AUN!
Duniyo muxidiin alaha u naxariisto
Waa xasuustaa wlhi wariye dunida
Waa wariyihii ugu horeeyay ee aan dhimashadeeda maqlo oo horn Africa wxeey aheed xili duhur eey aheed lambarka 50
Asc anigaba canabay wlahi wali qalbigayga maykabin duniyo ilahay haunaxaristo iyada ninkeda
Allah ha u naxariisto duniyo 🥺🤲 iyo wariyashi kle
2005 tii ayaa wariye la ahaa canab yarey
Alaha xafido waqtiga waxan jiray 2 sano
Waxey ahayd waqti aad iyo aad u xanuun badan idinkana waxaa u tagnedeen ha qabtirka dadkiina somaliyeed wa u soo dhabar adegteen wlhi allaha idinka abaal mariyo shaqo wanaginii xaladahii aadka u adkaa ee aad ku soo shaqeyseen duniyo allaha u naxariisto iyo wariyashii qiimaha badnaa ee loo dilay darteen dadka somaliyeed wey din ogyihiin hon afrik
Walhi sidaan u ilmaynayey ayey ku dhamaday barmamujkani allow unaxariiso
Alle naxariistii jano haka waraabiyo duniyo runtii waa qiso qalbigayga taabatay ilaah baan ku dhaarte waan la ilmeeyey
Allah ha u naxaristo gabadh miskiintii si dhibta yar loo dilay😢😭
Ninkii isbaaradaas heystay cirfo aakhiro maxuu la hortagaaa inta dhimatay allaha u naxariiisto
Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi raajacuun
Allah how naxariisto Duniyo iyo Dadkaa kale ee la dileyba
Samir iyo Iiman Saadiqa Allah ha ka siiyo Qoyskeedii,Ehelkeedii,Asxaabteedii iyo Dhamaanteenba
ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
allah ha u naxariisto marxuumad duniyo iyo intii xaqdarada lagu dilay oo dhan laakiin walaashay canab oo ka mid ahayd wariyayaashii aan codkooda ka helijiray aniga oo ku ixtiraamaya dilkaas sida uu u dhacay sidaa aad u sheegtay ma ahayn abaayo waa hadii allaah laga cabsanayo marxuumada ninka diay kirishboy ayuu ahaa ka tirsan baabuurlaydii mudaharaadka dhigaysay waxaa jidku u xirnaana muuriyaantii ma ahyn ee waxay ahaayeen baabuuray ka cabanayay isbaarada wadada ku badatay oo xaddhaafka noqotay kolay nin gardaro qof ku dilay waa dhagarqabe moorayaan .aniga goob joog ayaan ahaa waxaanan ka mid ahaa dadkii wadada ku xayirmay. runtii dhacdo xanuun badan ayay ahayd aniga argagax igu riday marxuumadana waa aqaanay allah yarxamah laakiin runta in la sheego waa fiicantahay.
Aydaba wll May odhan cidaasu ahaa wiil agtaanaa inu ahaa un bay sheegtay
Ayaga markaa unbey war iney so gudbiyaan mesha utageen warkiina mey so helin se warka hordhaca ee ay ogaayen ee ay ku baxeen ayaa ah midka ay shegtay
Lev ah bay kutabinayeen siday shegtay canab @@omaari155
Xanuun iyo xasuusihii 2005 waxeey kamidtahay dhacdooyinkii iyo xadgudubyadii qaabka darnaa😭😭😭
Maqal waanadoo waxyeelada udiid wariyaha xaq dhowr waa maalinkii iigu horeysay oo aan maqlay heestaas ma illaawo geerida duniyo ilaahey qabriga ha uqaboojiyo gadaasheed 1day waxaa lawada dilay 3wariya cali iimaan sharmaarke mahad axmed cilmi kii kale waan ilaaway
Allaha u naxariiso duniyo maalin xanuun badan ayey aheyd runtii
Allah unaxariisto walasheen duniyo
Anigoo yar ayaan dhagaysan jiray 2004
Alle haunaxariisto janatul firdowsane haka waraabiyo
Allah u naxariisto duniyo muhudiin nuur gacan ka xaqdarn dishay walshey aderkay Muhudin nuur allah naxariisto amiin amiin
Waxii nabadii naga dhan dalay oo dagaalka nagu bilabay 1991 ilaahay cadaab dii haku fogeeyo amiin saa mooryaan iyo wariye la dilo xaq dahriib midna nooma imaadene
Alle haw naxriisto duniyo runtii taaley mudneed in loo dhiso
Duniyo Muxudiin iyo mahad axmed cilmi allaha unaxariisto labadoodaba waxaa ku xasuustaa barnaamijka hoodi hoodi ee kabitaal voice
Allaha u naxariisto Walaasheen Weriye Duniya Muxudiin ,qabrigeeda Allaha u waasiciyo.
Waan xasuustaa maalintii la dilay duniyo waxaan ahaa umul gabardhii an wagaa dhalay waa 16 5 blood ilaahey ha u naxariisto waxay ahayd gabar dadaala badan
Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo way xanuun badan tahay walaahi
asc ayanle iyo canab ad iyo ad ayaan idinkaga mahad celinayaa darenka murigada leh ay idiinku rebtey ilahey ha unaxaristo ayaada iyo dhaman shaqalihii hon afrik iyo umada somaliyed amiiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xusuus xanun badan wllh