"Somaliland iyo Khaatumo waa in ay sii daayaan Maxaabista ay kala haystaan" Sh.Cabdilaahi Sh. Jawhar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 30

  • @user-xb3uz3pz2f
    @user-xb3uz3pz2f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha barakeeyo sheekha

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku karaameeyo shiikhul beledka allaaya xafiid

  • @ahmednuurmaxamed-mq8ip
    @ahmednuurmaxamed-mq8ip 2 หลายเดือนก่อน

    ahmednuur maxamed dahiir

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kollay muuse waa lala kacaya ee la sii tali

  • @user-rz4fu4mj9n
    @user-rz4fu4mj9n 2 หลายเดือนก่อน

    Fully would baqayaaa

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 หลายเดือนก่อน

    Huwantii mawaxay soodhex mareen sheekhalbaladkii mise sh.c/laahibaa kutaliyay sidaa ALLAH khayr hakadhigo

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 2 หลายเดือนก่อน

    alx alle aya mhdle
    asc mrka hore
    hadalka sh baladka g awdal kadhawa,jiyey ee xukumada uyiri wa lgu xamanaya wa xaqiiq xan mha afkisa lga hya madax,weynaha mudo xileed,kisi dhamday dorashada wn kuguley,sanaya ee natijada kaso baxda halagu qanco wxasi wnku shubanaya oo cad weeyan wlhi inan lga yelaynaa xukumadan jan,jeedha
    midkle wxn umada somaliyeed usojedinaya in lala xisabtamo xukumada muuse io ina kahin mcala saleban gaal
    dalki lodhibey io waqti xadirkn hlka umarayo
    cid,wlba oo ay qusayso hala xisabtamn

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomali wayn Allah ha mideeyo ,

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 2 หลายเดือนก่อน

      yaa ah somali weyn horta ma marka reer somaliland la arko ayaa xasuusataan somali weyn yaabadanaa

    • @user-wg4tz6cd1g
      @user-wg4tz6cd1g 2 หลายเดือนก่อน

      @@fartuunfartuun8784 fartuney cadi iska dhig wa inagii une, inagana s/wayn ahe

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh illahey ha ku barkaayo.
    Madaxweyne fasax maxaabiiata khayy illahey baaynu ka heleynaa dadkooda ku soo duceyn.

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 2 หลายเดือนก่อน

    Doorasho ma dhacaysaa aya ka horaysaa

  • @ahmedadan3788
    @ahmedadan3788 2 หลายเดือนก่อน

    30 ka maxbuus ee SL hayso 30 baa loogu bedelayaa. Cadaaladu miyaanay sidaas ahayn shiikh.

  • @HRU20209
    @HRU20209 2 หลายเดือนก่อน +1

    ODEYGU SI WACAN AYUU TALIYEY...

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Alle habarakeeyo culamadeena

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 หลายเดือนก่อน

    Wax aan shaqadiisa ahayn ayuu ka hadlaa mar walba dulkaga iyo baddada la iibshay ka hadal fuleyahow

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 2 หลายเดือนก่อน

    Alluhu cimriga hakuu yara daayo lagu waarimaaye waxaad ka hadhay culimaadii iyo nabadoonadii fiicnaaye

  • @user-pj7ge1zx1b
    @user-pj7ge1zx1b 2 หลายเดือนก่อน

    Khaatimo maxay ahed😂😂😂😂 lascanod miyad shegen mise wax kle

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 2 หลายเดือนก่อน

    Kani waa idoor is mood

  • @fadumomohamed6760
    @fadumomohamed6760 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan markii somaliland dadka ssnadka duqaynaysay maxaan hadalkiisa u maqli waynay maxaabiista dalimiinta ah wajibkoodaa lamarinayaa wax lasiidaynayo majiro

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 2 หลายเดือนก่อน

    Boorama u hadal waxba SSC kaama gelin shiikhow.

  • @user-rz4fu4mj9n
    @user-rz4fu4mj9n 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Xuriyad majirto nfd iyo somali galbeed

  • @user-rz4fu4mj9n
    @user-rz4fu4mj9n 2 หลายเดือนก่อน

    Wejigiisa fiiri cadaab ayaa ka muuqata

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaabiista in laydin sii daayo haday dani idinka hayso soo daaya maxabiista ad haysaaan hadi kalana iska haysta anaga in la si daayo waxba dani nagama haysee ,
    Kaliya waxa na dhibaya dadka masaakinta ah e caruurtodi iyo danahodi gaarka ahaa ka xaniman

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer maxaabiis sidaa lagu sii daynayaa ma jirto waxay geesyeen. Hore shaqaaqo ayaad ku sheegtay maantana waa ku maqlaynaa
    Ninkastaa wuxuu gaystay ayaa laga goynayaa waa denbiile yaal dagaal

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 2 หลายเดือนก่อน

    Mataqan wadada loo yaqan wadada dawladaha اما شيوخ الذول