Abwaan Farxaan Kare Xirsi oo kajawaabay gabaygii gayaan Ee ay tirisay abwaanad Nimco Bedra Cabdi Sh

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 63

  • @learningway1758
    @learningway1758 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabay haduusan yeelan Naqdi(qabsasho) Ma saxna, in Abwaanka la dhoho halkaa waad kudhacday waxay ka dhigantahy in ceebtiisa tira yartahay..
    Runtii qofkii qabay wax ka garan unba la waydii halka uu ka qaloocayahy.. Kolayse Anigu 🌹biyo dahab yaan ku qori lahaa❤️

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +14

    Nimco Qurux🌷Wey Nagu Weyntahay Hadaanu Nahay Ogaadeen❤️💕❤️💕

  • @ZaynabMaxmed-m8m
    @ZaynabMaxmed-m8m ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @fadumoilyaas9340
    @fadumoilyaas9340 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wa abwan walee 👍👍

  • @mohamedabdisaney2020
    @mohamedabdisaney2020 3 ปีที่แล้ว +3

    ALLA. Huunno. Waad. Fcneed. Ee. Maad. Shuruud kadaysid

  • @khadarcaawiye5560
    @khadarcaawiye5560 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc waxan rabaa inaan soo galo silsilada hay furantee ila so xidhiidha

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabay macan macno wayn leh

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabaygu wuu fiicnaa lkn shurudda ayaa bi'isay oo wax laga xumaada ah

  • @panaromabeautysalon3264
    @panaromabeautysalon3264 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah GULL

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah soo booqda hirgelinta cuntada dalka hooyo somali Community kitchen

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad Gabay sugaan nuxudhleh iyo dhadhan sxp

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah. Abwaan jira. Weye❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍👍👍👍

  • @shaandheyaofficial9859
    @shaandheyaofficial9859 3 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwwwww. Mash. Allh. Waxas. Abwan. Laaga. Dhaa.

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wwwwwwwwww.m.a.abwaan.farxaan.alh.ku.xfdo.legends

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah nolow shkh isaxaaq hhhhhh

  • @ubahali783
    @ubahali783 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh caqli badan weeyi aflkeeda ayay gayaan u raadiyey saas ha yeelaan gabdhaha xikmada leh ee soomaaliyeed intay media la soo fadhiisan lahayd nin hebel baan jeclahay ama ka helaa ha u gabaydo noo.

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin xunaa tahy og maa matashiid gabadhan waa qaali dumar waan qimo badan

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah abwaan

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk awban jawaab macan ayad sisay

  • @kaafiyocali4968
    @kaafiyocali4968 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalha soodhawow

  • @hirecadow2130
    @hirecadow2130 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah weli ogaden

  • @haala552
    @haala552 3 ปีที่แล้ว +2

    Go'dooy aaa waaba habaar anaga habaarnwaye xageena

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka gabeyga wiilka waa laga heley

  • @umuabdirahman9323
    @umuabdirahman9323 3 ปีที่แล้ว

    haddaad sidaa uhadasheen gabadhayadii waanu idiindiidmay

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha in aad gabay ugu jawaabtu ma haboonaynin Hadii dhacdana shuruuda in aadka raabto ma wacnayd Gabaygu uuna sii fidinee hhhhhhh hhhhhhh

  • @fatumamohamed4712
    @fatumamohamed4712 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabaygu waaa mcnyahay lkn hanbada iyo wxaaas uuu abwanku kahadlay kuma ficnayn gabayga rayi ahantayda

    • @mohamedrashid6952
      @mohamedrashid6952 3 ปีที่แล้ว

      Waa Gabay Wanaag badan ku jiraan iyo Ixtiraamka Qabiloyinka lkn Qof ku Jeclaaday in Hanbo lagu yidhaah ama Nocaa lo hadlo intaa ayaa Gabayga yara Nus qaamisay

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco gabaygan inaykasoo jwaaabto ayaan sugaynaa

  • @abdiogaadeenia436
    @abdiogaadeenia436 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabay wacan

  • @maxamudfooliscabdiyuusuf4207
    @maxamudfooliscabdiyuusuf4207 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabay gu wuu fiicnaa inta hore lkn inta danbe ayaa dishay ee xujada ah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambo uma guntado Ogaden!waad ina xujeysey abwaan

  • @Mohamed-mh2fu
    @Mohamed-mh2fu 3 ปีที่แล้ว +1

    Layaab ma ahan inaad gabar wallasha aad saan oogu gabeydo wayo wa mid lagaa filanaaye

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 3 ปีที่แล้ว +1

    Nicma gabar sare

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxuu dhahay managa hunts inaad gabadh tahahay ogaadeen ku ma guursadaan garoob gabaygii wuu Bah dilay gaabay aad u macaan ayuu ahaa Waxaan ka baqayaa in cay wuu noqdo gabygaan macaan

  • @najmaahmed470
    @najmaahmed470 ปีที่แล้ว

    Maansha allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashiromerabdile2432
    @bashiromerabdile2432 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh abwanad

  • @tasniimyuusuf4231
    @tasniimyuusuf4231 3 ปีที่แล้ว +3

    Garoob bari laso furey tolkey way ka gudayanee (ogaadeen)

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 2 ปีที่แล้ว

    Gadsan ❤️❤️🇱🇾🇱🇾

  • @charmarkearreh6350
    @charmarkearreh6350 3 ปีที่แล้ว

    Waa maansadii labaad een silsiladan gayaan ka dhageystay, ama middii ii xigtay tii ay Nimco Badra ay ku iba furtay.
    Murti se waxaa iga baxay inuu Farxaan dhelan rogay asluubkii ay gabadhu weedhaha u dhigtay milgihiina dhinacmaray.

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @ZaynabMaxmed-m8m
    @ZaynabMaxmed-m8m ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakariyeShiikh
    @SakariyeShiikh 5 หลายเดือนก่อน

    bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤bbbbbbbbbbbbbbb

  • @adanmohamed7826
    @adanmohamed7826 3 ปีที่แล้ว

    Qualiyeymohamed

  • @ahmedshekh6543
    @ahmedshekh6543 3 ปีที่แล้ว

    abwaan jira wey wilkan wax kale been iga dheh

  • @zakiyussuf3478
    @zakiyussuf3478 3 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @abdiwaliahmedmohamoud6017
    @abdiwaliahmedmohamoud6017 3 ปีที่แล้ว

    Kugudoonyayreertokay gacana kuutagyay wixii kadambeeyay xaalbaankabixinay

  • @xamsekudhace9801
    @xamsekudhace9801 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabayga xaga danbe ayad ka xumaysay

  • @abdiogaadeenia436
    @abdiogaadeenia436 3 ปีที่แล้ว

    Jawab culus

  • @asiawardheere1797
    @asiawardheere1797 3 ปีที่แล้ว +1

    Mays hubtaa maxaytahay wll waad u gaftay inanta wasakh baatahaye ayadaase idinka khaldan oo ogaadeen iyo wax aan la aqoon guur ka dayday

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว

    Habarka waa maxay lol

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว

    💞💞💞💞💞💞💞

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 ปีที่แล้ว

    Kani u isku xaaray