Gabaygii Gayaan Ee Nimco Badri Sabuub oo Isku Badalay Silsilad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Silsilad ay Abwaano isku Arkeen

ความคิดเห็น • 151

  • @nasrimuhumed2688
    @nasrimuhumed2688 2 ปีที่แล้ว +22

    Niimco ku so dhaawow goobta ogaadenka ❤🇬🇲

  • @mahadjama8520
    @mahadjama8520 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah
    Waa gob gobi dhashay Nimco
    Go ahead

  • @sali1269
    @sali1269 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah nimco sodhawaw gobti reer sh isaaq wll ogaden wanu kugu sodhawaynayna in ad dumashi nonoqoto

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 2 ปีที่แล้ว +13

    Welcome Wlle I am watching from Manitoba Canada 🇨🇦 waxan rajenaya hadii aan nahay og inaad noqono calafkada 💗🙏❤️

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 2 ปีที่แล้ว

      Mr Ogaaden ka Soo Gaara gabadho waa gobe reerkooda waxay ku martay gadoodi.wallahi waa Erey aanan maqal waaydan waayo.ayey iyo Hooyaddey oo ka soo. jeeda Siool iyo cara dhulbahsnta ayaa lahjadas laha Gadood waa habeen Gudcaro madow Aniguna Afka Soomaliga Ayan aad u aqaan Alxamdulillah waxan baratay bulshadi Nooleyd xilayadi wanaagsan .iyo Iskuulkoon ku baran jirnay maadan Soomaliga.wa billahi towfiiq.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 2 ปีที่แล้ว

      Sxb gabey gu waa ku dhaafey oo qabiilka uun baf ka qabsatey ee gabadhu wax qurbe joogga ma aysan calman lamana aysan hadal ee waxay la hadashey galbeed & carro ogaden wiil ka soo doona oo geel na ka bixiya!?

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว

      INSHA ALLAH

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa gabadh ciidagale ah ooreer gabdoon kasii ah waxan garanayaa sheekadii awowgeed cabdi sabuub oo taariikhda ku galay ninka isaaq ugu deeqsisan ugu gacan furan ugu gobsan

    • @fathihassan786
      @fathihassan786 2 ปีที่แล้ว

      allaa maxamad been sheegin

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 2 ปีที่แล้ว

      Maanta Ayaan Baxshay Qaaranka Guurkeeda..Garaadka Ayaa Idanka Soo dooni Insha Allah..Guur taarikhi ah Buu Noqon oon Horay u dhicin insha Allah..

  • @hortigarte7035
    @hortigarte7035 2 ปีที่แล้ว +7

    Marka hore Masha Allah
    Mimco
    Sahankaaga waxaan kuu rajenayaa inaad ku guulaysato aamiin
    Tankale raga at Mimco xulatay waan sugaynaa guide ahaantood iyo gaar ahaan ninkii qalanjadaas isoo baxa

  • @Axmed-Kayd
    @Axmed-Kayd 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan rajaynayaa wiil ilma xalaala oo af tahana oo naga gudooma inantaa qiimaha iyo qaayaha badan ♥️

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว +4

    Mncha Allah Geesiyad xihmad ku dhantey Garxajis ciidagle gabadh ogadeena reer Abti u yihiin
    Gabeygu waaku sheekeystaan walee
    Guuleyso Nimco
    Run baad sheegtey Hyonis laga gayooneynba

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 2 ปีที่แล้ว +16

    Ciidagale vs ogaadeen
    Liverpool vs man united
    Both rivalries
    😁😁😁😁

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 ปีที่แล้ว +4

    Sacad muse banka gursan l.a from habrjeclo🤣💯🥀

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow qaali nin kuu qalma iskeeni oo sharafeey ku soo dooni

  • @hodanabdo7715
    @hodanabdo7715 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah guuleyso qaali deganey ilxun kuma eegro

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhan, iyo qaar kale oo badan waa kuwa Somalia oo dhan Somaliland ka wada dhigaya, Hartina ku negeynaya. Guuleyso sharafley. Ictiraafkii waa albaabka.
    Salaan Gobeed gacanta midig ku qabso xigto

  • @emanjama7828
    @emanjama7828 2 ปีที่แล้ว +7

    La isku arag wiilshii dhaadheer ee tolkey Ann waa inaan mid ka doontaa hhhhhhhh halagu soo yaaco wiilshii ilkah casaa geesyad ah naaguhu wad goobi jireen

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      Inaabti inanta aan idin siinee kaftanaka qanilak ka da maay odhan duamrka somali cagdheer wada guursad waxey tadhi aniga reerkkaas baan ka caashey adigana dee isaaq ka cashqq ma diin baa kuu diiddeysaa

  • @fadumomaxamed4110
    @fadumomaxamed4110 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc mashalaah tabarkalaah xabibti alaha ku xifdiyo horey usoco alaha ku xifdiyo inshalaah

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +8

    Very intelligent and articulated young lady. Hope you find your man.

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Gabadhaa Waa In lasoo raadiyaa OG yeey

  • @sihaamzezytv8364
    @sihaamzezytv8364 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sodhawow Dumashi 👍💞

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Abaayo soo dhowoow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @koosjamac6473
    @koosjamac6473 2 ปีที่แล้ว +4

    Darwiish✌

  • @aadankufra6169
    @aadankufra6169 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qaali dumar welcome og gobaa tahy isaq waa gobee

  • @engkaderabeib4018
    @engkaderabeib4018 4 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰Wallee waa inan qaaliya oo istaahisha bixinta geel qurux badan 🎉🎉alleh🎉🎉war inantaa doona

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allaah abwaanad qaran iga dheh

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah afkaaga caano lagu qabey Mnsha Allah afkaaga caano iyo malab macaan badan lagu qabey Mnsha Allah Nimco badri kuso dhawow gobta boqortooyada Jidwaaq halkan waxan fariin degdeg uga dirayaan. Boqortooyada Jidwaaq waa inad sii degdeg ah gabadhan gobta ah ee Nimco badri si degdeg ah boqortooyadii jidwaaqey usoo doontan gabadhu waa gobe

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye.
    Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. B

    • @suliemanabdirahman3703
      @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว

      Waryaaha allah beenta aad unisbaynayso iska daa nio oo allah utoobadkeen hadalka aad ku hadlaysaa wa kaaga yimi bilaa kaantaroon

  • @ayanlecibaad4686
    @ayanlecibaad4686 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah.

  • @KMA905
    @KMA905 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alh gabadh aftahan

  • @MaxamedRashka-yn8wz
    @MaxamedRashka-yn8wz 7 หลายเดือนก่อน +4

    hurts cadkana nookee

  • @A.kanimohmed7817
    @A.kanimohmed7817 3 หลายเดือนก่อน

    Sacad muuse ka guursnaya I.a from samaroon siciid ❤

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Alaah

  • @mahdiahmed9439
    @mahdiahmed9439 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alaah.afkaga.cano.lagu.qabay

  • @ibrahimcumar7509
    @ibrahimcumar7509 2 ปีที่แล้ว +4

    Www gacalo✌👏👏

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 2 ปีที่แล้ว

      Gabdho waa gobe ha la meeleeyo.waxan u Arkaa gabaygini inuu la mid yahay gabdhihi reerinka la oran jiray waayoAdduunku wuxu marayaa waqti wax walba ay hor mareen.Sidaa daraaded gabadhini waxay cabiraysaa in ay guur doone tahay dagaankeefina aan dhag jalaqnloomsiin ama ayba iyadu saluugsan tahay guurka meeshas.gabadhu waa gob waana reerin.macnaha reerinku wuxuu gabar ka tagtay dagaankeefi oo.u dool ku noqotay fagaan kale Lana soo dhaweeye la sharafo wiil a loo doors.wa billahi towfiiq.waxa qoray ruug cadaa

  • @xawhdhd450
    @xawhdhd450 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah nimco muxumed cabdi sabuub allsandaalatiya

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad ugu mahadsantahay
    Gaba Aad tirisay
    War nimankii ogaadeen aaway
    Harti hadday codsanlahay
    More horey wacdaro dhigilahaayeen😊😅

  • @aadancaliisaaq8407
    @aadancaliisaaq8407 ปีที่แล้ว

    guuleyso il xun kuma aragto waa Adan kaa salaamayo gobolka Baydhabo Janaay salaa.ada

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh Aad u Dayar.hadana Mncha allah
    Xigmad ku dheehantey walee
    Guuleyso walee wa runteed Hyonis Kageyoonmeyside Ethiopiyana wa kula jogaan
    ilaa Sanaagna wey Daadsanyiine
    Guuleyso Nimco

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 8 หลายเดือนก่อน

    Allah gobsanaa wa la idinsugayaa ogaadeen hadii kale

  • @ahmedbarof8382
    @ahmedbarof8382 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulay so wll qaali mn aha allh

  • @abdi3703
    @abdi3703 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer isaq Miya raabta 🤣😂😂😂😂

  • @moudamache7811
    @moudamache7811 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabaygi waa fcn yahay
    Laa kiin qabaylad baa ku jorta reer kooday inoo aaday

  • @cawilkhadar733
    @cawilkhadar733 2 ปีที่แล้ว

    msh allah

  • @ahmedhassanshiekh8322
    @ahmedhassanshiekh8322 ปีที่แล้ว

    Mashaalah.

  • @mimmohamed9776
    @mimmohamed9776 2 ปีที่แล้ว +1

    Hamim

  • @dr.abdinoor5083
    @dr.abdinoor5083 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah waa aftahanad

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 4 หลายเดือนก่อน

    Maa buduulba mise wacarale

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiil reer isaaq ah haloo doono

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    She is very nice girl

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 ปีที่แล้ว +1

    👉Wll silsilada lanbar usoo heel lagu kala fahmo kii hore iyo kii danbe🙏

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 8 หลายเดือนก่อน

    Waaaaah waaaaah

  • @nasraahmed103
    @nasraahmed103 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah nuuno

  • @user-yo2pi8fo6b
    @user-yo2pi8fo6b 9 หลายเดือนก่อน

    My siil adii gayanka lamarkayga yaadonat😂😂😂

  • @ayaanmaxamed918
    @ayaanmaxamed918 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah soo sodhawoow dumashi

  • @mustaphdahir8962
    @mustaphdahir8962 2 ปีที่แล้ว

    Waa eeshcalaa erayo

  • @ahmedhassanshiekh8322
    @ahmedhassanshiekh8322 ปีที่แล้ว

    Mashaalla

  • @raxmarayas9873
    @raxmarayas9873 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abwaanad qali welcome nimco 🇬🇲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 2 ปีที่แล้ว

      Ilmaadeeraday Ciidagale aftahanimadda waa mid aan ku aqaanay

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 2 ปีที่แล้ว

      Maanshaa Allaah Nimco waad ku banaan taha.

  • @CabdixakinIbrahin
    @CabdixakinIbrahin 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhassanshiekh8322
    @ahmedhassanshiekh8322 ปีที่แล้ว

    Masahaalla,nimco,kusodowaw. Gobtat,oganen,

  • @mohamedhillowhassan2881
    @mohamedhillowhassan2881 2 ปีที่แล้ว

    Scm masha allaah

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdiaden5237
    @abdiaden5237 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 8 วันที่ผ่านมา

    Sodhawo nimco dumashi qali❤🎉

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 หลายเดือนก่อน

    Illeen haceylkii iyo gayaankiina qabiil buu dabada la galay

  • @waliyare1652
    @waliyare1652 2 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 2 ปีที่แล้ว

    dookhaaga waa 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว

    Waw War yarta iiso qabta

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 2 ปีที่แล้ว +2

    Soonaqo o

  • @hawaali5391
    @hawaali5391 2 ปีที่แล้ว

    💕💞💓💗💖💖💖💓💕💕💟💟💟mashallah

  • @farhiyafarahnoorkeeynan98
    @farhiyafarahnoorkeeynan98 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakalah

  • @downoor4469
    @downoor4469 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaa oma kalahareno ogaadeen hadaanahay aroskeda waa inan kadarenaa mashxaradiisa dal iyo dibad inta kadhaxeyso

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d 9 หลายเดือนก่อน

    SOO DHOWOW ❤

  • @baskilyare
    @baskilyare 2 ปีที่แล้ว +1

    Aftanada sii sharafleh kuso dhawow koley mid bad isku heeysan ban ka dhadhamiyaye

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 4 หลายเดือนก่อน

    waxaad.olowday
    qaniil.inantaay
    soo.sheeg
    waa.godob
    kkkkkk

  • @mubarakdeek1128
    @mubarakdeek1128 2 ปีที่แล้ว

    Geesinimada waa loo dhashaa laguma dheeldhee

  • @ahmedcade1729
    @ahmedcade1729 2 ปีที่แล้ว

    Waxaanu hayna ragbadaan oo guur xalala ah raaba

  • @zucaadcaday3218
    @zucaadcaday3218 2 ปีที่แล้ว

    Mshalh nimco

  • @sundusmaxamedsundusmaxamed7846
    @sundusmaxamedsundusmaxamed7846 2 ปีที่แล้ว

    Sodhadhow huno walshy

  • @mubarakdeek1128
    @mubarakdeek1128 2 ปีที่แล้ว

    Geesinimada waa loo dhashaa laguma dheeldheelo geesiyad weeyaan inantaane haloo bogo

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 ปีที่แล้ว

    garan wayay shekadan. waxad ugagoledahaye inader garob iyo matihid garab cadway natay gobolka ragan kagade gesiqayr qabe inar gurigu wayna gufogye maiskaga gabsan gerarku wakula durke gacalo madjojin anagabanidi nanahe wanada gunud gurdon hadad tahay walal gesiya jiira ogabanadina arliga gedkastaba tagan inkastoy geyan wacan yihin misna gurigu waynagu fogye kaiskagagabso

  • @mohamedmacalin3170
    @mohamedmacalin3170 2 ปีที่แล้ว

    Waxaankooga mogadisho

  • @waliidnaana6243
    @waliidnaana6243 2 ปีที่แล้ว

    Inaba Cadi ma aha

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 ปีที่แล้ว

    Maan sha allah soo dhowaw qaali 🇬🇲❤️❤️💖👏

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987
    @ziradmanshaallahmahamedali6987 2 ปีที่แล้ว

    👍❤

  • @maxamedaweysorfeyo6555
    @maxamedaweysorfeyo6555 2 ปีที่แล้ว

    M’a

  • @ayaanxirsi1659
    @ayaanxirsi1659 2 ปีที่แล้ว +1

    Gacalo afkaaga caano lagu qabay

  • @hosseinabdimaah4672
    @hosseinabdimaah4672 2 ปีที่แล้ว

    walshy aan ku saxee #gaadsan ogaden ma aha mana galo

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 2 ปีที่แล้ว

      Husein abdimaah
      Gabeyga maad fahmin si fican u dhageyso.ogaden wa darod gadsana wa oromo maxa isu keny.

  • @Cabdiraxhman
    @Cabdiraxhman ปีที่แล้ว

    m.a......

  • @7allgames409
    @7allgames409 2 ปีที่แล้ว

    Waw wax kale

    • @WARJANO
      @WARJANO 2 ปีที่แล้ว

      Asc sxabata qiimaha iyo qaayahabadn wan idan salamay salan kadiba waxa kadalo gabayga ririsay walashaye ee oga hadashay wabida aniga qabilkay umajiro ogabatu mysan soqadani lakin raba itay soqsteebay nsafalagadeen jabawsbtiin suga malindhawo

  • @caddecabdi8236
    @caddecabdi8236 2 ปีที่แล้ว

    Soodhawaaw qaali

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 2 ปีที่แล้ว

      Waa. Gabdhihi hore halkee laga heli Kara maba deyn laheyne baayo Soo dhawoow Mr Abdirashid. Is living Norway.waa haddey madax banaantahayow aan laguba tagin.welcime

  • @munaharun645
    @munaharun645 2 ปีที่แล้ว

    5

  • @HassanMohamed-cq2hm
    @HassanMohamed-cq2hm 2 ปีที่แล้ว

    Ogadeen waxaalaga rabaa wiilkay gabadhu calmatay inuu banaanaka iskeeno hadiikale naloobaneeyo meesha

    • @IbrahimMohamed-kw7vi
      @IbrahimMohamed-kw7vi 2 ปีที่แล้ว

      Waan diyaarinay adeer waa diyaar

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 2 ปีที่แล้ว

      Yar Abrahim ah Beey Calmatay....

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 2 ปีที่แล้ว

    Gaadsan iyo ogaden maxaad isku daba dhigtay

    • @shukribar2221
      @shukribar2221 2 ปีที่แล้ว +1

      Uf gadsan naya gadasn iyo ogaden maxa iskagalay

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 2 ปีที่แล้ว

      Gaadsan iyo Ogaden miyaanay wada degin?

  • @aminaosman2689
    @aminaosman2689 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah Manshallah xaqbaad uleedahay

  • @LONGESTCOMMENTGETSPIN
    @LONGESTCOMMENTGETSPIN 2 ปีที่แล้ว

    nimcoy godkasi wuu Kaa gubatay inder sorry

  • @cabdixirsi2264
    @cabdixirsi2264 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 2 ปีที่แล้ว +3

    Iidoor ba ku so Nacay miya?

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 ปีที่แล้ว

      Bilaaa edeb!!

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 2 ปีที่แล้ว

      @@ldnkhl7407
      Numberkaga iso sii macaan

    • @munaxasan9981
      @munaxasan9981 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa meesha qabay ayaa shaqaynaya hadad wax isla hayso soo baxa hadii kale inanta noo nabad gali

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 2 ปีที่แล้ว

      INDRO waxan way inagu ceebaysay Aduunka sida gayaan Hargaisa caday ka wayday Qaaline yar

    • @munaxasan9981
      @munaxasan9981 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmohamedyasin7945 inantu dhaqan somaliyeed ayay soo noolaysay sax inuu wiilku bilaabo ayaa ficnayd lkn maydherateen silsiladu lkn sidan qabo hore ayay ushekaysteen inanka

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 2 ปีที่แล้ว

    Cid ku rabta maleh siilkasga meel gee

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 ปีที่แล้ว

      Bilaaa edeb baad tahaye aaway hooyo?? Orod seexo meesha dad waawayn baa hadlayee

    • @moahmedkosar8861
      @moahmedkosar8861 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Aĺlah
      A brilliant somali girl

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

      Naa xishoo waxdhimatay baa tahaye oo wax iskula har uf

    • @abdinasirosman4649
      @abdinasirosman4649 2 ปีที่แล้ว

      Wagabadha Zahara le xaasifa idolaters waydoratay rer kii somalida u Zahara badnaa ku wacayi was ku wii ay is kadiiday wamarwoqaliah

    • @abdinasirosman4649
      @abdinasirosman4649 2 ปีที่แล้ว

      💑💏💏🍅

  • @ToobiyeMedia1
    @ToobiyeMedia1 4 หลายเดือนก่อน

    @Toobiye Media