Daawo Ugaaska Ogaden intii Aan Hawiye Iyo Mareexaan Dhufays Ugu Jirnay ayuu Odaygu Nagu Biyo Keenay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 41

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 หลายเดือนก่อน +10

    NINKAAN YAA DHAHAY WAA OGADEEN. YUUSE UGAAS UYAHAY.

  • @MohamedGuled-e7d
    @MohamedGuled-e7d 21 วันที่ผ่านมา

    3 kaarre baad tahay ee toobiys aad.😊

  • @SaiidElmi
    @SaiidElmi 20 วันที่ผ่านมา

    Wa oday somaliyed oo daacadnimo ku jirto

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 28 วันที่ผ่านมา +2

    Adeerow bar du inta ku malekat❤een. ❤ jawabtadu wa hushushushus.jubbaland guull Ahmed Mohamed geessi❤❤❤❤

  • @muhammadkullowgaadi7912
    @muhammadkullowgaadi7912 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน +2

    Odeyga xayawaanada buu kubiirry.

  • @AaminClaahi-c6c
    @AaminClaahi-c6c 17 วันที่ผ่านมา

    Ugaas wiilkaga fanax miyaad garab istaagtey

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc หลายเดือนก่อน +2

    Odaygan xoolo waYe

    • @omarali4265
      @omarali4265 หลายเดือนก่อน +1

      😢jaahil baad tahay dad 👨 ha caynin ee soo qor point 👉 👈 👇 aad qabtid

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 หลายเดือนก่อน

    Ugaaska si Raganimo ah ow u hadlay waxyaabaha ow leeyahay wey soobixidoonaan waa Ethiopia.
    Waxaan leeyahay aan wada Gar waaqsano oo aan cadowga Aan iska dhicino

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 หลายเดือนก่อน

    Adeer iska aamuus.Waa Ceeb sidaa u hadlayso. Kan Yaa yiri waa Ugaas..Haddii aad lacag qaadatay xitaa saas looma hadlo. Wariyahaan si doqonimo ah buu sheekada kaaga gurayaa.

  • @CabaasmaxamadSamatar
    @CabaasmaxamadSamatar หลายเดือนก่อน

    Asc ugaas ilaaheey ka cabso waxaad sheegeyso waxbo ka majiran

  • @abdihussein7849
    @abdihussein7849 27 วันที่ผ่านมา

    Nin masuul ah ma hadlaayo ee Hunguri Dhar loo xiray oo lacag xaaran ah ku dibiray.beentana ka Xishooneyn Kani Cid qabani ma laha waayo wuxuu ka Soo cararay Ethiopia Wanted Asaga iyo Ahmed Madoobe ka yihiin

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 หลายเดือนก่อน

    Odaygaan Jeebkaa u buuxa ee D5 Way arkaan Ogaadeen uusan nawareerin Tankale Reer Jubbaland Ogaaden kaligii malaha ee waa in aad Difaaca Jubband Marka hore ka Xoreeya Afduum kadimna Maamul loo Dhan yahay Dhista oo raali lagu wada yahay insha Allaah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Xamse waa.damiir.laawe

  • @MohamedGuled-e7d
    @MohamedGuled-e7d 21 วันที่ผ่านมา

    Marreexaan iyo noocaagaas waxba isuma tihiin Soomaalinnimana kuuma aqoonsanin. Awal anigaa soomaali kugu khasbay anigu kaa haray ee meeshasd doonto aad.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Nina wiil kiisa madhalo. Ugaas illaahay ha ku xafido. Balse xamse waa Marxuum. Anagaa naloo adeesanayaa.

  • @Fardouzadebar
    @Fardouzadebar หลายเดือนก่อน +1

    Warabah

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 29 วันที่ผ่านมา

    Ugaas waxladheho majiro axmed madobe 26 kursi kufadhiya ma dorasho qabta

  • @AbshirGas
    @AbshirGas หลายเดือนก่อน

    Ninkaan nin wax kalayaqaan maahaa wuxuu isdhahay jubolaan ogaadeen baleh but ku doodayaa jiri

  • @AbdidaahirmahadbulxanAbdidaahi
    @AbdidaahirmahadbulxanAbdidaahi หลายเดือนก่อน

    Wayside kuna hogaamin kartid ugaadaan eedib is ugu noqo

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Mar hadii. Uu pm. Adinka yahay. Qoortaad dhiibanaysaa?.. ( haweenka iyo reer hebelba waa hooska galabeed. Meeshii habeen ugu dumay habash yiraahdaan) ugaas miyaa kani wuxuu toos usheegay qofkiisu haduu xil hayo dowlada dhexe wuu hor boodayaa

  • @AadanCabdi-d4o
    @AadanCabdi-d4o หลายเดือนก่อน

    Xasan cada maxaad usukudari Axamad iya xamsa

  • @abdirahmandahir5750
    @abdirahmandahir5750 หลายเดือนก่อน +3

    War doqonkan gadh wayn ugaas ma ahee yaa dadka ka aamusiiya

    • @omarali4265
      @omarali4265 หลายเดือนก่อน +1

      Jaahil, baa tahay dad 👨 ka lama caayo ee point 👉 👈 👇 hadii aad qabtid shaashada ku soo qor 😢

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน

      ​@@omarali4265
      ADIGA WAXAA ARINKAAN KA THY LAANGAAB
      KUUMA BANAANA MEEL EE KA DHEX BAX.

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e หลายเดือนก่อน

    Daarood waa wqanjir is mana qabtan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo.laga.raacada

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Qabiil.qaran.maqodo.ee.ugaas.qaran.doorta

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน

    AF LAALUUSH LAGU QABTAY INDHAHA XISHOODAY.
    WAA ODEY CAADO QAATA AH.
    DABADHILIF U AH HOGAAMIYAHA CIYAALWEERO 😂

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 หลายเดือนก่อน

    Odeygaan faradhaq sixir ayuu cabsiiyey xamse

  • @omarali4265
    @omarali4265 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaadeenoow,Hassan sheikh wuxuu idin siisay raiisul wasaare la idinkaga soo qaaday puntland, ee jawi degan ku jooga

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน

      Maangaabow ma adigaa ka leh DALKA SOMALIA OGADEEN
      NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂

  • @mohamedAsaid-cj2xb
    @mohamedAsaid-cj2xb หลายเดือนก่อน

    Caada qaate caada qaate dhalay,caqli hunguri meel loogu soo hagaago yaraa.

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk 😂benta daa kani ugaas ogaden ma aha ee waa moriyaanta lacagta lasiiyoo oo cadowga ogaden uu qayliyaa😂😂kkkkkkk

  • @Garane2020
    @Garane2020 หลายเดือนก่อน

    Kan yuu Ogaden ka yahay 😅😅😅😅😅

    • @halimomahamed2342
      @halimomahamed2342 หลายเดือนก่อน

      Ogaden ma aha
      Wa bartire

    • @Garane2020
      @Garane2020 หลายเดือนก่อน

      @ langab xun weye maxa laga wareysa Bartire cajib

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 27 วันที่ผ่านมา

    1500 oo mareexaan ayaad dhisheen

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 หลายเดือนก่อน

    Ogaden ugaas malaha !!
    Suldaan ayaan leenahay
    Waana layaqaan suldanka
    Lixda gobol !!.

  • @MohamedsiyaadXasan
    @MohamedsiyaadXasan หลายเดือนก่อน

    ugaas waxaad horay utidhi adigoo ujawaabaya boqor been madow inaad hargeysa iyo borco aad qabsan doontid haday garxajis dagaalka soo gasho wayna soo galeen dacawaaleyna wayka bilaa been