9-faaido, sidaan u isticmaal Beetroot-ka SI aad u hesho faaidooyinkaaan Raac Tilmaamaha Dr-Timajilac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • 9-faaido, sidaan u isticmaal Beetroot-ka SI aad u hesho faaidooyinkaaan Raac Tilmaamaha Dr-Timajilac ✅

ความคิดเห็น • 27

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  3 หลายเดือนก่อน +2

    Ku dhufo lifaaqa hoose hada u bahaan tahay numberka dhaqtarka 👇wa.link/ju3w77

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 หลายเดือนก่อน

      Dr kwrn hadi karoto ku darsado qof dhikar qabo

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shukran

    • @fadumarashid
      @fadumarashid 2 หลายเดือนก่อน

      M,allaabh mahadsid doktur ee no so sheeg koristarool ka daawadiisa jazaakallaah

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dhiga suu usoo ceeliyo wa si qeyru xaad ah tasan ka yabey aniga

  • @NuuroCabdullaahi-r2w
    @NuuroCabdullaahi-r2w หลายเดือนก่อน

    Exfashinka dhiiga raaco ma ufiicantahy walalo manta leyga so shegey alle dartii iigu soo jawb

  • @FadumoYusuffaadumoo
    @FadumoYusuffaadumoo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xilige ugu ficn inlacabo.
    Macuntada kahor mise kadib
    Thanks

  • @SahraAhmed-u7b
    @SahraAhmed-u7b หลายเดือนก่อน

    Sokol qof leh maisticmali kara

  • @Quduseffendi
    @Quduseffendi 20 วันที่ผ่านมา

    Doctor jiraa tahay bro❤

  • @rahmarays587rahmarays58
    @rahmarays587rahmarays58 3 หลายเดือนก่อน +2

    Doctor kaso hadal indho xanunka,cuncunka,ololka iyo ilmaynta indhaha adaa iska jogo,qalaylka indhaha plz doctor daruri ayan uahay

  • @salahhidig9739
    @salahhidig9739 หลายเดือนก่อน

    Somkor miyaa ku jirta

  • @SacdiyaCabdiqadir-l1s
    @SacdiyaCabdiqadir-l1s หลายเดือนก่อน

    Jasaakumu laah khayr

  • @XafasoCnuur
    @XafasoCnuur 11 วันที่ผ่านมา

    mahadsnid dars

  • @mumtazomar5549
    @mumtazomar5549 หลายเดือนก่อน +1

    Dr mahadsanid

  • @cosobmohamed3338
    @cosobmohamed3338 3 หลายเดือนก่อน

    Asc doctor awalan shukran wan isticmaala beetroot lkn carrots ayn kudara waxan raba in an ku weydiyo haddi an carrots kudaro maka helaa 9ka faido oo ad no shegtay mise wa markaan kaligi isticmaalo ayu ka faido badanyahay shukran

  • @amiinayarrow6490
    @amiinayarrow6490 3 หลายเดือนก่อน

    Asc maisticmalika oqf keliyahisa wasaq eyleyihna oo sunta sokorta kuu. Fafatey

  • @qaalimusse8365
    @qaalimusse8365 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dr qof uur leh ma cabi Kara

    • @AMIIRAARTS
      @AMIIRAARTS 3 หลายเดือนก่อน

      Haa abyo 9 bil ahy wan isticmala

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muddo bil ah baan cabitaan ahaan ucabayay lkn si joogta ah maaha maalin maalin mahadsanid dr

  • @OsmanMuhammed-r3t
    @OsmanMuhammed-r3t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Magaciisa afsomaalikusheeg

    • @nimcoabshir2267
      @nimcoabshir2267 3 หลายเดือนก่อน

      Baytaraaf ama baadruul ku dheh kuwa qudaarta iibiya

    • @AMIIRAARTS
      @AMIIRAARTS 3 หลายเดือนก่อน

      Baar biyeetar la dhaha

    • @ifrahfarah5143
      @ifrahfarah5143 3 หลายเดือนก่อน

      Baytaraaf

  • @SaynabHassan-b9b
    @SaynabHassan-b9b หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid dr❤

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Dir cabdirisaq anigu dhiikar ban qaba baytarafka waan shiita habeen walba

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 หลายเดือนก่อน

      Abyo maka dagay marka

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah alxamdulilaah