Kafaaideyso Wax Dhaxalgal kuu Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 925

  • @aasiyoaxmed6216
    @aasiyoaxmed6216 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay khayr badan haku siiyo wll noosoo dir mudaawaadyada

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 ปีที่แล้ว +1

    بنت أختي كانت تشتكي دائما من الادنين في الالتهاب .سبحان الله استعملت الململ مع ماء في وضع اذن البنت.نقطه صغيرة في الأذن.تعافت البنت من الالتهاب

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 6 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa,Allaah abaayo ajar iyo xasanaad allahakusiiyo,waa xaqiiqo abaayo dhaga yaraha iyo xabadsowdada waan arkay xanuunbaabi,iye xaqiiqo,ah waaye geedka dhagayaraha ,adigane qeyrfarabadan allaha kaasiiyo

  • @aaminohusein7494
    @aaminohusein7494 ปีที่แล้ว +1

    Sister, can u pls tell me how to eat this food .

  • @mashaallahfa1113
    @mashaallahfa1113 6 ปีที่แล้ว +10

    U are right sister masha Allah , keep going sister don't listen them whatever they said , listen sis one day u will get what you need , don't stop insha Allah may Allah blessed u thanks sister 👏👏

  • @ladiyamahamed8925
    @ladiyamahamed8925 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal qaali hayga oohininan markii aad tidhi hooyadu markay xanuun sato caruurtuna jiidadayaa si ay u kacdo oo wax ugu qabato

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 6 ปีที่แล้ว +8

    ASC walaasheey fowsiya JIZAKA ALLAHU QEYR macluumaadkan qiimaha badan ee aad inla wadaagtey miisaanka XASANAADKA RABBIGEEN HA KUGU SIYAADIYO ALLAHUMA AAMIIN, ASC.

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku cizeyo adun iyo aakhiro walaal dhirgalintada qimaha badan

    • @mohamedamiin7347
      @mohamedamiin7347 6 ปีที่แล้ว

      qarandoon yusuf lò

    • @qarandoonyusuf1668
      @qarandoonyusuf1668 6 ปีที่แล้ว

      ASC JIZAKA ALLAHU QEYR walaaladeey sharafta iyo cisiga iga mudan waajib i saaran ayaan gutey , Walaalayaal waa waajib ina wada saaran dhanka wanaaga iyo dhiiri gelinta in aan isugu kaalmeeyno inta karaankeena ah INSHA ALLAHU RAXMAAN , ASC.

    • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
      @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 ปีที่แล้ว

      @@fowziaschannel1202 , walaal shubanka ilmaha maxaa lagu daaweeyaa

  • @aminashankaroon55
    @aminashankaroon55 6 ปีที่แล้ว

    Aww abayo mcn i hav purchased lubant white very clean but their is no any kind of smell and has no chewing gum is dat the one to drink

  • @bashiirxuseen1305
    @bashiirxuseen1305 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah tabarakallah ilaahay haku xifdiyo aduun iyo akhiro xaqiiqdi si wanaagsan ayaa noogu caawisa mudawaadka ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo somali hadaan nahay waa iska kheyran nahay noo dul qaado

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah alle haku cizeyo adun iyo aakhiro

    • @Zihaamabdi2920
      @Zihaamabdi2920 6 หลายเดือนก่อน

      Asc
      Abaayo nabar baa iga soo baxay ee maxaad iga cawin kartaa dawa dee iga baa bi ineeso
      Alle haku xafido Anigaà cabayee iisheeg

  • @abdirahimgeedowhussein296
    @abdirahimgeedowhussein296 5 ปีที่แล้ว +1

    shugran Abayo waxan kacodsana inaisogaliso Alan Lagu yareyo Farmiga Hoyo afar carur dhashay Aya ahayblz isogali hada wax kataqano

  • @kaltuunaqadir
    @kaltuunaqadir 6 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الرحمن اختي جزاك الله خيرا وجعل الله الجنة مثوا لكى

  • @zaynabshahmed2043
    @zaynabshahmed2043 6 ปีที่แล้ว

    khayr allah ha ku siiyo waxa soo galisaa mcney shaaha dhiigkarka sida loo isticmaalayo

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 6 ปีที่แล้ว +3

    Luwadinta ama fooxa selicunataa can u explain please and please ama see locabayaa’

    • @futurhusein504
      @futurhusein504 4 ปีที่แล้ว

      As walale ma ifaahant wax iguada fahanka E maxaan samerya

  • @mohamedupdirizak8188
    @mohamedupdirizak8188 5 ปีที่แล้ว

    Asc
    Walashay waxaan rabaa
    Haydhagoolah miyaa la
    Shiidayaa marak aad
    Ku cadayanaso mise........

  • @ismaaciilcalimuxammed507
    @ismaaciilcalimuxammed507 5 ปีที่แล้ว +4

    GABADHAAN KHEYR BADAN ALLAHA SIIYO. CAAWA CABUR AAN TACBAAN LA AHAA DHEGA YARAHA AYAAN KA QAATAY. SAACAD WAX KA YAR AAN NAFIS AAN DAREEMAYAA

  • @Ustaadshukria
    @Ustaadshukria 5 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. اختي في الله جزاك الله خيرا. كيف استعمل luuban dakarka. Iyo timirta

  • @laylayousuf471
    @laylayousuf471 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalo kheyr ilahay ha ku siyo amin inta kadib waxa ku so sheegaya maalinti ad ka arkey fooxa wan ku daawobay quumaka oo ibaaraya marki an caabay way idaweyse ilahay baa Mahad iska leey. Maca bararka u Dawo waaya wad. mahad santahay iska ley fosiya. wad ku m

  • @marwocooking595
    @marwocooking595 3 ปีที่แล้ว +1

    mcto qeer ilaahey haku siiyee sacatarka seen u isticimaala qaaliyey iso qor hadan arkey mcto yutubkaga

  • @aliyahfh2009
    @aliyahfh2009 6 ปีที่แล้ว +13

    Uqura walashin, like .fowziya oo barnamijka .idin sodiyarisy.waad badantihiin

    • @amm5613
      @amm5613 6 ปีที่แล้ว

      uqti noo sheeg magacyada kheer lalaha ku siiyee

    • @saafisulub7155
      @saafisulub7155 6 ปีที่แล้ว

      Asc luubaanta see loo isticmaalayaa xifdiga

    • @aliyahfh2009
      @aliyahfh2009 6 ปีที่แล้ว

      Asc wallahey waxan rajeynaa inay idiin ka so jawabto wallashen fowziya InshaAllah

    • @sicidofarey8088
      @sicidofarey8088 6 ปีที่แล้ว

      mash alh

  • @mufakarkayse
    @mufakarkayse 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc , Wall Fowziya Ma Noo Sheegi karta Dhirta Magacyadooda Si aan u ogaano , Dadaalkaaga wuu fiican yahay lkn Mindaawaadka magacyadooda ma noo sheegi karta , Adoo mahadsan

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 6 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا حبيبتى

  • @safwamohamed6397
    @safwamohamed6397 6 ปีที่แล้ว

    Asc walashey luwanta iyo timir ma cuni karto qof uur. Leh xabadsuudada qof uur leh ma isticmali karto

  • @tiriigtiriig5806
    @tiriigtiriig5806 6 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah jazaakalaa kheer ukhtii

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 ปีที่แล้ว

    Thanks very much sister فوزيه

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 ปีที่แล้ว +4

    Qunsul hindiga markaan cuno dhulka ila wareegaya madaxana aad ayuu ii xanuuna ma gasho anayo sababta

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 2 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله. النصائح الصحية أفضل من كل شيء.شكرا لك يا أختي.

  • @alifatah5538
    @alifatah5538 6 ปีที่แล้ว +3

    Sactar English maxaa lagu dhahaa

    • @zamzamahmed4242
      @zamzamahmed4242 6 ปีที่แล้ว

      ali Fatah thyme

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo hadii aad joogto wadamada west waxaad ka heleysaa dukaamada qudrada gada kuwa carabta kuwa hindida iyo kuwakale oo dhan waxaa English lagu yiraahdaa "THYME" hadii aad sidii shaah u karsato caloosha wey socod siisaa dadka gaaska qabana wey ka dejisaa waxyaalo badan ayey daweysaa isla ogaada.

    • @abdulahiahmed4963
      @abdulahiahmed4963 6 ปีที่แล้ว

      Mash allaah wll khayr allah kusiiyo Nagana kuwii qaatay oo ku cafimaaday insha allaah

  • @user-fs2hc7in8n
    @user-fs2hc7in8n 4 ปีที่แล้ว

    Asc waalaaley wax miyaa ka taqaan cudurka tiroide ladhoho mase jiran madaawad dabiiciy ah?

  • @nimcohido9028
    @nimcohido9028 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh tabarakallah illahay ha ha ku xafido yaa ukhti aziiz 😍😍

  • @maryamali5434
    @maryamali5434 6 ปีที่แล้ว

    MASHAA ALLAH BARAKALLAHFIIK ABAAYO MCN WAXAN ADEY AKUT AHAAN AMA EMERGENCY DHAQTARKA ILKAHA SUBHANAALLAH MARKII UU DHAQTARKII ILIGII I XANUUNAYEY WUXUU IGU DAWEEYEY DAAWO KA SOO URUYSO DHAGAYARE XAQIIQATAN WAA RUNTAAS DHAGAYARAHA WAA ONE OF THE BEST. JAZAKALLAH ALF KHEIR OKHTII ALGHALI ❤️❤️❤️

    • @zakariathefunnyboysaneey7472
      @zakariathefunnyboysaneey7472 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah ilahey haka abalmariyo xabibti

    • @maryamali5434
      @maryamali5434 6 ปีที่แล้ว

      zakaria the funny boy Saneey amiiiin ya RAXMAAN Kullana hbbti ❤️

  • @safwamohamed6397
    @safwamohamed6397 6 ปีที่แล้ว +6

    Xabad soodada waa dawo lakin qof uur leh ma isticmalikaro saas u sheeg

    • @zahrahussein4485
      @zahrahussein4485 6 ปีที่แล้ว +1

      Safwa Mohamed qof uur leh ma isticmaali karo miyaaaa

  • @khadijaabdi1182
    @khadijaabdi1182 6 ปีที่แล้ว

    Jiaka Alaahu khar waxan ka codsanaya side loo isticmalaya lubanta?,shaha aad isku dardartay muxuu ka kooban yahay xabibti?

  •  6 ปีที่แล้ว +5

    MASH ALLAH🌹🌹🌹👈

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo laakin luubaanta see loo cunaa?. Ma shaah baan ku darnaa mise qali?.

  • @razaqk8047
    @razaqk8047 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallh my dear sister

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว

      Thanks caziizati ghaliyah

    • @fadxiyaxaddi3918
      @fadxiyaxaddi3918 6 ปีที่แล้ว

      @@fowziaschannel1202 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @fadxiyaxaddi3918
      @fadxiyaxaddi3918 6 ปีที่แล้ว

      @@fowziaschannel1202 walaala
      waxan kusuaalay
      waxaaixanuunaysa
      jilibkamidigta
      midigta aadayuuiixanuunayaa
      dhabarkaiyo lafahakalana way ixanuu nayaan
      hadabawalaal
      waxankaacodsanayaa
      inaaigusoo
      caawiso
      daawofiican

    • @fowsiyomohamed5354
      @fowsiyomohamed5354 4 ปีที่แล้ว

      @@fowziaschannel1202
      Asc wll Qaali lanbarkaga iso dir khayr ala haku siiyo

  • @xaliimacawad6419
    @xaliimacawad6419 6 ปีที่แล้ว

    asc waxa iga waranta sida loo isticmaalo timirta iyo lubanta adoo raali iga ah ilaahay khyr haku siiyo

  • @dekamohamed7759
    @dekamohamed7759 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah hadalka soo koob khar alle ha ku siiye

    • @munaqali6134
      @munaqali6134 6 ปีที่แล้ว

      Asc wallaalo qeyrbadan ayaan kuu rajeynayaa inta aad wax nafahansiisay oo caafimaadkeena aad na bartay illaahay ha ku xafido ajarkaagana illaahay miisanka aaqiro ha kuugu daro anigu naftayda hadii aan ka hadlo waxaan ahaa dadka shaaha aad u cabo gaas aad u badan bagteriya badan qaloonka oo waa ku diciif la igu yiri adigu war yaan kugu daaline xataa xameytida waa la iga saaray intaa waan tacabkii aan qabay Allaa mahad u sugnaatay waxaan imika cabaa shaahyo aan isku dardaray oo ah malqacad nuskeed oo xulbad ah xabaasuud in yar sanjabiil in yar sactar qamuun intaas ayaan imika cabaa mudo bil ah inaan sii wadana aan jecelahay hadii rabi ka raali noqdo inaandadka bukana aan gaarsiiyo insha allaah illaahay ha noo fududeeyo caafimaadna ha noogu daro Aamiin warkiina waan ku dheeraaday ka raali noqo

  • @nasroismael582
    @nasroismael582 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah walaal fawziya jazakalahu qayran xabadsowda waan umariyay ciyalka walahi waa daawo aan cadi ma ahan Abayo waqdigaga allah kubarakeeyo aad no so faidadaadan aqiro allah ajir ha kaasiiyo 😍

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah abaayo mcn❤️ waxaad nooshegtaa waxa eey isticmaalan dumarka ama eey hoosta ku uunsadan noososheg abaayo mcn😘❤️❤️

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว +3

      Abyo xaykillaah xaadir

    • @sacdiyosaciid6193
      @sacdiyosaciid6193 6 ปีที่แล้ว

      Abyo gabdhaha wax yaalaha hoos lagu Dhaqo sida biyo Qadac iyo qalka ama Cusbo kufadhiiso ama kudhaqo sidoo kale yaanyo simirzaanta iyo liin dhanaan

    • @sacdiyosaciid6193
      @sacdiyosaciid6193 6 ปีที่แล้ว +1

      Biyo qandac waxaad kudarsataa qal ama cusbo

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 6 ปีที่แล้ว

      @@fowziaschannel1202 Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa Allaah Jisakalaahu qaran Abalkada Alle ha kuu gudo xabiibatii💝🌹

  • @Alisha_xoia
    @Alisha_xoia ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakaAllah ilaahay hakaa ajar siiyo ameen ya Allah lkin abayo codsi wax kasta ama geed kasta herbal ah magaciisa oo English ahna nosoo raaci oo mid kasta dusha uga soo qor Arabic dad aan fahmeeyn jira

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc Wll Fowsia Waa ii Muhiim Su,aasheyda Jwteda waxaan Ku Weydiiyay Malabka Waxaan Maqlay Dhiiga Cadada ayuu So Dadajiya Waxan Uga Jeeda mar Walba oo ad Cabtid Dhiiga ku imanayo anigana Waan Arkay Dhowr mar lkn Waxaan Is Dhahay Malaha wuu Kuso Dhawa awal

  • @dekamohamed7759
    @dekamohamed7759 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay cafimaad iyo cimri dheer ayaan ilahay kaaga baryaya muna,, ilahay khar ha ku siyo adiga iyo dharmanten iyo iislamka oo dhan

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว +4

    Timirta lama cuno bilaha hore ee uurka ban malqay oo ilmahay so rida. Luubaanta qaar sun ba raaci karto qof uur leh ma wanaagsana inay cunto hadaysan mida asliga ah heleyn

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 6 ปีที่แล้ว

      Siham Qurux may ana cuni jirey wa malabka

  • @dacar
    @dacar 6 ปีที่แล้ว +1

    Waadmahadsantahay waxaankaloo kudarsanlahaa waxaan reseach kasameetay Luubaanta ,xataa marka ay haweenta ilmaha uurka kusito uu madaxiisa hoos yahay waxaa lasameeyaa caloosha ayaa lamarsadaa saliideyda oo saafiga ah laakin bilaha 6lixaad iyo 7baad ilaa 8daat. Kahor maya.
    Cunuga dib buu salka ugufadhiistaa .Markaa.
    Qeyr Allha kusiiyo.

  • @nadifanuur7925
    @nadifanuur7925 6 ปีที่แล้ว +3

    Mash allha kheerbadan ale hakusiyo mcn abalkada janafardosw haku geeyo

  • @abdullah6924
    @abdullah6924 5 ปีที่แล้ว

    As c abayo xabad sowdada marka cunugu hargab ku dhaco hadii an malab ugu qaso siiyo so ma ficna

  • @farhiamohamed3964
    @farhiamohamed3964 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah jazakalaa qeyr ukhtii

    • @caashosaid4567
      @caashosaid4567 6 ปีที่แล้ว

      Asc abyo jazakalah lubanta iyo timirta sedee loisticmalaa

  • @hanaaqurux2378
    @hanaaqurux2378 5 ปีที่แล้ว +1

    Abyo wlhi waxaad modaa inaa ani iga hadleyso waxaan ahaa hoyo dadal badan gurigeda iyo ilmaheda aad unadifiso hada mudo 2 sano ah wax walba waa idhibayaa lafahana waa leyga hayaa subixii arorti kicida waa idhibee habenki maqrib gadii lagaro lafkasto waa leyga qabanaa maxaan sameyaa

  • @tasneemjamal7760
    @tasneemjamal7760 6 ปีที่แล้ว +3

    Abayo lubanta hoyo uur leh macabikarta iyo ilmo 2 sano jiro

  • @haniabdi1223
    @haniabdi1223 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo horta maanta iigu horeysa duhur meshaan ka billaabey ilahada ku dawanayey waqtigi salada mooye adaan kugu maqnahy wllo waxan ka rabey
    Jugta
    Dhaberka kilyaha makaanka jazaakillaah

  • @akofficialchannel5174
    @akofficialchannel5174 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @khadijaahmedabukar9076
    @khadijaahmedabukar9076 6 ปีที่แล้ว

    ASC Walaasheey qaaliga oo waqtigeeda iyo aqoonteeda nala wadaagtay. Chei seeds Muqdisho maleh, laakiin inta kale ayaan isticmaalaynaa. Suaalana waan qabaa oon kula wadaagi doonaa. Allaha ku barakeeyo.

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 6 ปีที่แล้ว +3

    A S WR WB mashallah Jazakallahu khare

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 6 ปีที่แล้ว

    Walaaley adoo mahadsan madawaadka wa wax fiican dhibka yaal waxey tahey jurcaad qiyaas in la isticmaalo somalideena jug kusiina ma qiyaasno cashaab si badan loo isticmaalo dhib leedahey marka cashaabta qeyrkeed waad sheegtey usheega inta qiyaas oo la cunayo sida u isticmaalayan

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 ปีที่แล้ว +4

    Malabka iyo xabad suwdada elarji baa ku ahay ma cuni karo

  • @shawraahmed1336
    @shawraahmed1336 3 ปีที่แล้ว

    Walal qaali shugran jannadii alle haku geeyo aduunkana caafimaad ku noolow aad baan kuu jecelahay waxaana ahay gabdh jecel wax yaabaha dabiiciga ah Mashallah walal luubaanta intaan biyo la dhigo ma cabi karaa biyeheeda?
    Mida kle gabdha markay uurka tahay ma bilow ilaa dhamaad bay cabi kartaa mise waxay bilaabaysaa markuu uurku waynaado bal halkaa iga soo jaahil bixi walaashay😍🥰

  • @sacdiyoaxmed3160
    @sacdiyoaxmed3160 6 ปีที่แล้ว +4

    Lubaanta malacabayaa dogoollo ayaa lakunoqdaa subxanalaha adimacabraa luubanta

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 6 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo dhagoole miyaa lagu noqdaa luubanta

    • @fardousamohamed404
      @fardousamohamed404 6 ปีที่แล้ว

      @@Shumeey656 mya wa bented xadis may u hesa in dhagol lagu noqdo anaba cunay

  • @nimcoladannimcoladan4130
    @nimcoladannimcoladan4130 5 ปีที่แล้ว

    wll foosiya wlo w axad iso sheegta geed ufiicsn oo aan u isticmaalo. waxan qaba. haypothroidism. hormanekyga aya khalkhalsan. daawana uma qaato

  • @mohamedmohamudabdi2246
    @mohamedmohamudabdi2246 6 ปีที่แล้ว

    Mashlh Fowzi Channel Walaashayda Qaaliga ah runti waan kaaga mahadcelinayaa qaasatan waxaan ka mid ahay dadka aadka u aaminsan mudaawaadka mar walbana wax aan jeclaysto ayaad macluumaad waafi ah iga siisaa Jazakalah Qayral jazaa

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว

      Amin dhamanten caziizati soo dhawoow walaal qali

  • @umuayman4285
    @umuayman4285 4 ปีที่แล้ว

    Abayo allha haku barakeeyo aduun iyo aqirabo abaalkaga illaahay jana haka dhigo dadka sogado o guriga iska dhigo anaa kamid ah illaahow wanada mid qadato iga dhig

  • @Alisha_xoia
    @Alisha_xoia ปีที่แล้ว

    What's Sactar in English? Please help me with that if you know thanks

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallaah ilahay ha ku xifdiyo xabiibti

  • @cumarciise1224
    @cumarciise1224 4 ปีที่แล้ว

    Fowsia abaayo waxaan daris la ahay sanboor iyo lafa xanuun iyo yirid iga haaya feeraha xabadka talo isii allaha kuu gar gaaree

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jzklh kheyran fowzia ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo ukhtiiy kheyrka aad noosoo gudbiso baarakallaah fiikum

  • @حذيفيحذيفي-ج3ض
    @حذيفيحذيفي-ج3ض 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khayr ukhti qaaliya walalo seen u isticmalaa lubanta

  • @mohamadadow6340
    @mohamadadow6340 5 ปีที่แล้ว

    Walahi timirta ayan cunijiray anoo urleh waxan kahelay faido wan xitaa fosh way fududeysaa hadad socod kudarto xitaa goodle yeydii hadad Ben uhaysatan walalayal madawadka amina ilahna amina

  • @safiyoabdi2961
    @safiyoabdi2961 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo healthy store ka ma laga helaa canada ayaan ku noolahay shukran

  • @mustafaabdilahi9498
    @mustafaabdilahi9498 4 ปีที่แล้ว

    wll.khayr allah ha ku siyee bal dhiig kar maxaa u wanasgsan

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran for idea

  • @iqrayaray7017
    @iqrayaray7017 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo sacdar maxa waye ? 🇺🇸 ban joga mana aqaani inan isticmala rabaa aad ban u daalanahay sida lo isticmalo iso raaci insha allah jazaakallah

  • @mulkinurn9737
    @mulkinurn9737 6 ปีที่แล้ว

    asc abyo macn shukran.ilaah haku siiyo kheyr badan walhi wan ku garwaaqsadey wana bilaawaayaa in sha alh

  • @zeinab8926
    @zeinab8926 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo xaqiqo wax no muhiimad kahadasha jasakuma llahu kheeraa abayo malabka casal sitriga London melukayalo ma ii shegikartaa hada. Ogtahay

  • @lulalinur3519
    @lulalinur3519 6 ปีที่แล้ว

    ASC ABAAYO ILAAHAY QEER HAKU SIIYO QUSULK BAXAR AYAA ARKAY ADIGOO KA SHEEKAYNEEYSID WAAN XANUUNSADAY NEEF AYAA LA TACAALSANAA ALXAMDULILAA IYO IN FASHAN WAAN KU CAAFIMAADAY QEER ALLAH KU SIIYO ABAAYO

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo fowzia aniga maanta ayaa iigu kaa horeysa hayeeshee waxaan rabay waxaan ku weydii. Lahaa daawada umusumiyaanka see loo helaa kheyr allaha ku siiyo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 ปีที่แล้ว

      Positive Magacaaga waan kaaga naseexaynayaa. Teeda Kale Umusibyaanka waxaa daawo weyn u ah Qur'aanka Kariimka gaar ahaan suuratul Baqarah aad u akhri hadaad awoodo 5 goor hadii kalena 1mar maalintii akhri, si khushuuc leh u akhri kadibna taxliil tufo oo cab biyaha taxliisha. Adkaarta kala duwan akhri Saliga Nabiga SCW. Waxii danbi ah iska ilaali

  • @sabarin1999
    @sabarin1999 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakaallah it would have been nice if you could tell us how to use

  • @ubahabdallah6697
    @ubahabdallah6697 6 ปีที่แล้ว

    Sister , what are they called the one for tea and the other one ?

  • @nimcomohumed722
    @nimcomohumed722 6 ปีที่แล้ว

    maasha allh tabarakalah shukran wllo gabadh dhakhtarad ah ayaan ka maqlay gabadha uurka lihi ha iska ilaaliso timirta fiitamiinadaa ku badan ka wrn

  • @xasanxiireey5756
    @xasanxiireey5756 5 ปีที่แล้ว

    Maashallah ajir iyo xasanaad alllaha ku siiyo mcnto fadlan abyo luubaanta sida loo isticmaalayo ayan rabaa shugran xabiibti

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 4 ปีที่แล้ว

    Xabibti mansha allh shugraan waxankaa rabaa soosharax dhaman aniga gedo badan o anan aqoon ba kujira meshan

  • @warisshaikh6389
    @warisshaikh6389 6 ปีที่แล้ว +2

    Wllo jug ayaa iigadhacdey madaxa lix Sano kahor hadana jugtii ayaa igusookacday oo indhihii ayaa ibararay wll I isheeg daawo aan isticmaalo wll

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 6 ปีที่แล้ว

      Waris Shaikh madax hadu dhib kaaga dhacey madawaad wax ku tari maayo Dr nerfaha la xiriir waxa u ku dhaho ku suco madax wa dhib badan yahey dheel dheel Dr nerfaha la xiriir madawaad dhig soo daahey iyo wax yaalo yar yar kale loo Cuna dr aad kugula talinaa waayo madax dhibkiis anaa arkey

  • @sahraosman1330
    @sahraosman1330 6 ปีที่แล้ว

    Asc ukhti jazaka Allah cancer maxa mudaawaad u ah

  • @nicmoyusuf392
    @nicmoyusuf392 6 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar.Illahaybanku dhartee.sidaan hadalkaaga iyo wanadada xaqiiqada ah uga mabsuuday malayn maysid wallaali fowzia.Illahay dartiis ayaan kuugu ducaynayaaye.Aduunya fi nicma Akhira fi jannah.kunolow.roobaa nooda'ayoo raxmadaa furanehh.Allhuma aamiiin.😍😍😍

    • @fowziaschannel1202
      @fowziaschannel1202  6 ปีที่แล้ว

      Abayo alle haku cizeyo rabina haku jeclado adun iyo aakhiro amin abyo

  • @zainabrashid3649
    @zainabrashid3649 4 ปีที่แล้ว

    Scw xabti shukran adigo aad umahadsan hoyaday baa aad uxanusan dhakhtar kastana wuxu leyahay wax maqabtay hadana xanuunki wujira hurdala aan madxanuun abayo mar xanun ba lugta kabilabanayo ila madaxa sida maso kuqabanayso camal abayo telfanabarka adogo mahad san ma isinkarta sitoos ban kugu sharxila

  • @mahdimahamed6936
    @mahdimahamed6936 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah abyo ini waxaa rabaa xasasiyad ayaa 5sano qabaa dhaq tarna iguma yara maxaa u is ticmalaa waa mida wajiga sida camarta oo kale IGA sobexee iga cawi hadaa idhantid wllshey

  • @leilamehbub948
    @leilamehbub948 4 ปีที่แล้ว

    MashAllah sister may Allah bless you and your family for educating us thanks

    • @suheyba7469
      @suheyba7469 4 ปีที่แล้ว

      Masha alaah abayo

    • @suheyba7469
      @suheyba7469 4 ปีที่แล้ว

      Qeyr alaah ka siyo

  • @abdihaji8984
    @abdihaji8984 5 ปีที่แล้ว

    Asc walaal dhegaha iyo indhuhu isku mid maaha ee indhaha aad ku shubayso ka daa dadkana ha kula talin aad bay u kulushahay waxaana dhici karta inay dhaawacdo xuubka hore ee isha oo ilayska gudbiya (cornea).

  • @xamlishyasin
    @xamlishyasin ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن أختي الفاضلة

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 6 ปีที่แล้ว

    Jaza'kallaahu qayra uqtiyey sad nogu faaiideysey kuwa kaga faido allaha nagadhigo dawana allaha nogudaro intiibuktna allahha caafiyo allahuma aamiin

  • @maw6739
    @maw6739 6 ปีที่แล้ว

    Asc walaal , lubanta side loo cunaa adiga oo rali ah I fahamsi , sactarka wa maxay , afsomali ma noogu sheegi karta xooga carabiga ma garanaayo. Ilahey ajir haka siyo , dhagayaraha sideloo diyaariya ee loogu cadayda Thanks walaal ,

  • @luulhaaji1404
    @luulhaaji1404 ปีที่แล้ว

    ASC. Walaal. Waan. Ku. Salaamay. Qarbadan. ALaah. Ha. Ku. Siiyo. Walaal. Xaggee. Dagantahay. Ii. Soo. Qor. Taleefankaaga Waxaan. Rabaa. In. Aan kula. Soo. Xiriiro. Macanto

  • @indhahaauronmohamed5190
    @indhahaauronmohamed5190 6 ปีที่แล้ว

    Allaah waxaan kaga baryaya janatul fardowsa adi iyo waalidkaa amiin amiin

  • @asmacake6748
    @asmacake6748 6 ปีที่แล้ว

    wll allha cimrigina ha dheereyo khayr iyo cafimad haku dheereyo

  • @املعبدو-م4ت
    @املعبدو-م4ت 6 ปีที่แล้ว +1

    ascabaay fowziyo aniga waxan maqly adigoo kasheekeynayo faidada min dawetka wan kafaideysty sidee ayan uisticmaala lubaanta abaayo matumaa baaraklahufiik

    • @AhmedIbrahim-sg4bq
      @AhmedIbrahim-sg4bq 6 ปีที่แล้ว

      Wll.qaali.geedka.kuus.kuusan
      Magiciisa.dooqor

  • @faysalibn5301
    @faysalibn5301 6 ปีที่แล้ว

    Walaalo mcn maxaa lagudawooyee
    Buurbuurka jidhka iyo xididada oo xidhxidhma

  • @canabfarax4459
    @canabfarax4459 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah jizakalah abayo wan kahely wana ka fa ideysana insha allah

  • @najaxqali2999
    @najaxqali2999 6 ปีที่แล้ว

    Masha anllah wllo shugran saad nogu dadashay jasakallah kheer ukhtii fillah

  • @faisagure6856
    @faisagure6856 6 ปีที่แล้ว +1

    Where can I get it from

  • @zamzammohamed3514
    @zamzammohamed3514 5 ปีที่แล้ว

    Shukran abyo aniga xabad sowdada korkan marsadaa mar walbo lkn ma cabo meqa mir ayaan cuni karaa Oo xafimad keygana wax u dhibeen

    • @Cocoady134
      @Cocoady134 4 ปีที่แล้ว

      7 xabo nebiga scw dhahay cuna subaxa hore

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 5 ปีที่แล้ว

    jasaaka laahu qeeyran abaayo illaahay hakuxifdiyo anaganah allaha nawaafajiyo in aan iskudaweyno

  • @shamsaadan7922
    @shamsaadan7922 3 ปีที่แล้ว

    Thanks my siz you work hard very much keep going