SUBAX: War weyn: ninkii Natelayaahuu ahaa oo si dirqi ah ku bad baaday, Xaalada way sii xumaaneysaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 334

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe หลายเดือนก่อน +12

    Asc Bro jazakallahu kheyr Nasrullahu Allah u naxaristo Jannada fardowsa Allah geeyo 🤲

  • @ZaynabSugulle67
    @ZaynabSugulle67 หลายเดือนก่อน +9

    maraykanku asagaa argagixiso ah shaydaan aan laga shaydaan sanayn ilahy ha halaago ayaga iyo xulufadooda yahuuud yahuud dhashay ilahy musliminta ha ciseeeyo ialhy swt argagaxa ha u siyaadiyo yahuuda daalimiin fowqal daalimiiin

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 หลายเดือนก่อน +17

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo amiin yaa Alaah falastiin guul insha Alaah cadawga Alaaha kashifo

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 หลายเดือนก่อน +4

      lkn intoo noolaa woxoo xasuuqay rer siriya oo aan waxba galabsan muxoo kuxasuuqay rer siriya isaga shiicoo ahaay rer siiriyana sunniyiin ayey ahaayeen hadafkii oo kuwee rarayna wxoo ahaa in sunniyiinta awoodooda hos loodhigo shiicada awoo doodana kor looqaado intaas oo kaliya ayuu kuxa suuqay dad badan oo aan waxba galab san maan tana yahuudii shalay markuu siriyanka lay naayey usacab tumaay oo taagee raayay ayaa maanta isla ayaga yahuuda ah gacan tooda kuduleen halkaas waxaad kafahmi kartaa inoo kasoo baxay xaqqii rer siriya oo kulayay

    • @AbdullahiXaashi-c8y
      @AbdullahiXaashi-c8y หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Cabdulahinur227 Taasi waa xanuun tagey lkn maata waxa imaadey dhibato suni iyo shiico midna aan yuhuud iyo xulufadeeda midna cafinenin.shiicadana waxa iiga roon xalada hada taagan suniga aanan taageero ka heleynin af iyo ficil midna waana sababta maanta aan ugu tagerayo shiicada anigoo og in shiicadu ka daran tahey galada .lkn maanta shiicaa garab istaageen falastiin oo u hurey naftoodii halka kuwo suniyiin sheganayo gargarkii ka hor istagen oo wadooyinkii ka xiren😢😢😢 ciil badanaa halka ilmihii gaajo u dhimanayaan biyo la aan cunto la aan dawo la aan hooy la aan looguna darey madaafiic iyo xasuuq aan kala go laheyn😢😢😢
      Illahey wuxu u adeejiyey xuuti iyo xisbullah waana kuwaas maanta xisbullaah madaxdoodii sarsare loo laayey sidee ugu hiilineysaan falastin .😢😢😢.
      Illaahey waxan uga baryaa inuu soo dadajiyo guusha islaamka oo xamaas xuuti iyo xisbullaah ey xoreeyaan bariga dhexe oo dhan
      Nasruka Yaa Allaah Aamiin.

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน +9

    Allah ha u gargaaro reer Falastiin oo ha guuleeyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇱🇧🤲🏼

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alow ku barakey 🇸🇴
    Mudane nadaaaaaara🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg หลายเดือนก่อน +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarab

  • @Sanaka2050
    @Sanaka2050 หลายเดือนก่อน

    Asc, thank you Nadaara. You are the only Somali news channel I watch in TH-cam. Insha Allah Palestine and the rest of the Middle East will be free soon.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow guuleey xamaas xuuti xisbulaah muqaawimada iraq 🇮🇶

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +2

    Shiicada iyo yahuuda iyo gaalada wa isku mid e rabi ha u gargaaro walalahen falastin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet หลายเดือนก่อน

      Manta hadi gargar ladhaho hez dhigoda naftodey uhureyn meshan sunigi kiwa sheganayay monafeqen iyo basasin noqden

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @Geele_jire
    @Geele_jire หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur หลายเดือนก่อน +4

    Wcs nadaara show ❤❤❤ Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinOmar-w9n
    @HusseinOmar-w9n หลายเดือนก่อน

    Allaha jibiyo mareykanka 8 kuwa safkakulajiro muslimiinta allaha guleyo mareykanka iyo xulufadisa Jab iyo argagax alaha kurido
    Tiih iyo tallawaa tafaraaruq allaha kurido

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf หลายเดือนก่อน

    Illaahay Hagallo garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah EE Ay Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah
    Illaahay dhamaan dadka muslimiinta ah Ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil Iyo dhamaan Xulufadooda Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @maxamedcabdiciise9602
    @maxamedcabdiciise9602 หลายเดือนก่อน +59

    Muslimiintu hadey iskaashadaan oo aaney is basaaseyn lagama guuleysten

    • @Naisa641
      @Naisa641 หลายเดือนก่อน +11

      Waxaa jiro kuwa luuqada yaqano oo Muslim iska dhiga lkn sirdoonka yahuuda ushaqeeya waa dhibta haysata
      Dadkaan gobalka dhexe kunool haystaa waye
      Nin yahuud ah carab U eg baba lagaaba in oo misjidka dujinaayo

    • @BushraMaxamud-yi9fq
      @BushraMaxamud-yi9fq หลายเดือนก่อน

      Wallshi waavruntaa​@@Naisa641

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen หลายเดือนก่อน

      Kuwa hada somalida sheeganayaan ee ithopian ka ah kawaran ee dumarka iyo raga ah carab hanoo danbeeysee​@@Naisa641

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Naisa641arabta yahuda iyo kiwa kruze ka dadka qaldee Ile wa arabee qamiski watan masjidana we buxan

    • @Abdi-uy2jj
      @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน +1

      gaalo caraba jirto kuwasa jajuus u badan

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps หลายเดือนก่อน

    Cajuuska asasaqay naarta ku daimi bir insha alaahu ilaahu akbar guush sii islamka amiin Naga jabi cadawga Gul hasiin amiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 หลายเดือนก่อน

    A/Lillah calla kulli xaal.
    Rabbiyoow, Sh. Xassan N/Llahi in naxrisoow efih jinnaadda ku waraabih " gallin kuxaq dorrin oo caddowka ee".
    Sh. Haashimnih ilmi Aay eyiin'nih HOLIIS in fuddudaay, caddowkani shartiyo ku hijaab. Amiin.
    *XUUTIYIINTA, isku deyowsho edda inki mahasinyiin inni dilaan Netanyahu. Edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    insha alaah musliminta alaha mideyo muwafo alaha siiyo aamin yaa rabi insha alaah guushu way danbaysa muslimintu in ay guulaysanayan kufarta gaalada iyo munafaqintuna ay jabayan waxaa inoo cadeyay alaah subxanahu wa tacaala oo aynu ku kalsonahay amarkisa iyo awodisa insha alaah guushu waa musliminta

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay swt haw naxariisto xasan nasrullah shalay aad baan u murugooday wayna i saamaysay geerida xasan nasrullah

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 หลายเดือนก่อน +33

    Waxaa jira dadku dhex jira oo ugu talagalay oo dadkan iibsaday iyagana ma foojigneyn

    • @osmanqurux402
      @osmanqurux402 หลายเดือนก่อน +1

      Nadarash warkaga wuu waa wa nagsayshay ee xayasad kaban ksda

    • @shaambulle5425
      @shaambulle5425 หลายเดือนก่อน

      Suuurada al-ancaam ayaada 129.
      Sidaas ayaan daalamiinta qaarkood ugu salimnaa qaarkale ee daalimiinta ah wixii ay kasbadeen sababtoodii..
      Waa ujeedaaa shiicada yuhuuda allah Ku saliday masaakiintii suuriya ayey laayeen

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +3

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo Xissbolla haagolestoo Sheq xassan Nasralaa Allaha u naxaristo Madax wenaha Xissbolla guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 หลายเดือนก่อน +1

      xisbullaah xaqqii rer siriya ayaa kasoo baxday hada kahor ayuu xasuuqay isagoo hadaf kiisu yahay in oo sunniyiinta awoo dooda hoos udhigo shiicadana awoo dooda kor uqaado balse manta yahuudii iyo marekankii shalay shiicada xasan nasrallaah taagee raayay ayoo maanta gacan tooda kubaxay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey yahuud masiibo alaha ku rido

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Inalilaah waa inallaahi raajicuun xasan nasrullaah waa garabka kago'ay islaamka alloow jannatul farduusa aclaa ugudeeq isaga iyo wixii ladhintay waa mujaahidiin filjannaaamin aamiin aamiin laakiin kuwa nacablaynaaya waxaan leehay waxaa jira malyuumaad xasan nadarow islaamku maklale suni iyo shiico ha odhan nimankiinan shicada ahaadaa yuhuuda iyo maraykan ' ingiris waa cadawga dhamaantood waa cadawga islaamka

  • @HawaNageyeh
    @HawaNageyeh หลายเดือนก่อน

    Ayaaa Yemen 🇾🇪 wa libaxayoh

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp หลายเดือนก่อน

    AALLAHU Ha u naxariisto Aamiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ka xumahay geerida geesigaa sheekh xasan nasrulah lkn Sida xamaasba waxba ugu dhibin dilkii Mr haniyah idanka alle xisbulah waxba u DHIMI MAYSO KHARABINTA MR NASRULAH

    • @Xaajcali2
      @Xaajcali2 หลายเดือนก่อน

      Shico wabo naga magelin sxp

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 หลายเดือนก่อน +20

    Inkaar qabe netanyahu ma dhinto qofka xuni sida netanyahu Biden Ina salmaan rushdi ka ka taliya sacuudiga iyo weliba ayga imaaraadka oo ka Soo jeeda yuhuudi reer binu qurayda

    • @AbdullahiXaashi-c8y
      @AbdullahiXaashi-c8y หลายเดือนก่อน +1

      Wey dhimanayaan lkn waqtigoda Allaha soo dadajiyo shayaadiinta nacaladi haku dhacdee

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm หลายเดือนก่อน

      Dantaada eeg inaad dadka kale aad egaysid

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xili fiican ayad so gilisay ku soco sidaan 🎉🎉🎉

  • @XasuniXasuni
    @XasuniXasuni หลายเดือนก่อน +1

    Madsanid sxb nadaara

  • @jacobcarpenters88
    @jacobcarpenters88 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 😊

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal หลายเดือนก่อน

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 หลายเดือนก่อน

    Si dirqi ku badbaday sheeko maahan ee allah ummada ha ka qabto Amiin

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale หลายเดือนก่อน

    Ilaahow ugargaar musliminta

  • @CabdulaahiAdm-bf1bp
    @CabdulaahiAdm-bf1bp หลายเดือนก่อน +2

    Mahad sanid walaal ❤❤❤

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

    Ilahayow rabiyow srael bur burkeda soo dadaji jarabi raxman

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf หลายเดือนก่อน

    Congratulations my dear brother for coming back the news

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan หลายเดือนก่อน

    Inshaa allaa illaahay ayaa soo qaban

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 หลายเดือนก่อน

    allow dil oo jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏

  • @IsmailIbrahim-uu9xx
    @IsmailIbrahim-uu9xx หลายเดือนก่อน

    Allah wakill

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw หลายเดือนก่อน

    Jizaakulaah Khayr nadaare

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน +17

    Ciil badanaa maa la khaarajiyo netanyahu

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx หลายเดือนก่อน

    Alla ha unaxariisto

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin iyo hutiyinta Xisbulaah yaarabi Aamin

  • @GoradShshugri
    @GoradShshugri หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน

    Waaba mataankii sheekha❤❤❤

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf หลายเดือนก่อน

    Allah haku salidoo xisbuu Shaydaanka yuhuda

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 หลายเดือนก่อน

    Asc Nadaara waxaa kaa qaldan Dal isugu jiro Gaalo iyo Muslim miyaa Aamin ah adigu waxaad moodaa Sheekada Muslim iyo Shiico sheekadu kaa ka weeyn tahay ee illaaheey ha Xafido Muqaawinada Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuud, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Reer Falastiin iyo Xisbulaah Allaha Guuleeyo Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @AhmedJaamac-yd1ey
    @AhmedJaamac-yd1ey หลายเดือนก่อน

    Xootiyiinta guul iyo gobannimo ladagaalanka yahuuda iyo nasaarada halkaa ka sii wada guuuuuuul iyo gobonimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน +18

    Yuhuuda haday xasuuqdo geesiyada kuwa kasii daran baa jira

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 หลายเดือนก่อน

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @SomaliLegendary
    @SomaliLegendary หลายเดือนก่อน

    Xaaji xayaysiiska uun naga yaree waan ku caajisaynaaye

  • @AhmedJaamac-yd1ey
    @AhmedJaamac-yd1ey หลายเดือนก่อน

    Anaa lillaahi wana illayhiraajucuun dilka xasan nasrula waan ka taxsiyaynayaa xisbila 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FarhanshireFarhan
    @FarhanshireFarhan หลายเดือนก่อน

    in sha alah guushu waydhaw dahay hala dulqaato iyo duco

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 หลายเดือนก่อน

    الله منصور مسلمين في كلمكان يالله

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 หลายเดือนก่อน

    Keep going nadara

  • @ShamsaMohamed-n9k
    @ShamsaMohamed-n9k หลายเดือนก่อน +1

    Allahayow yahuud iyo inti garabkooda buuxinaaya , Allahayow musiibi kurid

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲🥲😭

  • @falisissahak
    @falisissahak หลายเดือนก่อน +5

    Asc
    Islaamki malaga layahay wax yiraahda lubnaan baan taageerayna oo hadal ahayn oo ficil ah
    Subxanalah illahow islaamka midee
    Ficil waa naga waayeene bal
    Ducada un aan ku kaalmayno please

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf หลายเดือนก่อน

    allah Halacnaadoo shicada iyo yuhudu xisbuu Shaydaanka allah haba bi iyo

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d หลายเดือนก่อน +14

    Awlaada Iraan Sifiican Ayaan Looga Adeegtay Waana Dhabar Jab Wayn Ooku Uimid Awlaada Sorry

    • @SSS78781
      @SSS78781 หลายเดือนก่อน +7

      GUSHA ☪️ 🕋 🕌 ISLAMKA AYEY U DAMBEYN DOONTAA. SIDA QURANKA KU CAD...BURBURKA YAHUUDA AYAA SOO DHOW...MADAXDII HEZBOLLAH EE LA'DILAY RAG KALE AYAA BADALAYO DAGAALKANA HALKIISA AYU KA SOCONAYAA..

    • @AbdullahiXaashi-c8y
      @AbdullahiXaashi-c8y หลายเดือนก่อน +1

      Insha allah kuwa badalaya kuwo yuhuud cirib tira oo sifiican u aarsada illaahey haka dhigo
      Madaxdaas laga dileyna illahey ha u naxariisto gacan ka xaqdaran ayaa dishey iyaga oo garab istaagan falastiin
      Yaa Allaah guusha noo soo dadaji

  • @aminamohammad4534
    @aminamohammad4534 หลายเดือนก่อน

    ale islaamka haxafido❤

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 หลายเดือนก่อน

    ❤❤WACAN OO WANAAGSAN ❤❤#SABAAX

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 หลายเดือนก่อน +5

    israel waxa lo adegsanaya dilista madaxda musliminta lkn carabta waxba ma fahman cayow cunow lee usheeg mar shiico iyo suni lokala jabsho mar israel lagu so dhax tayo howshan dhan reer galbedka iyo marekan aya gadal ka tagan falastin hada wa lubnan. bil kadib iran kadib jordan kadib masar wadanba wadanko ku xiga lagu xujina kadib aye bararugayan musliminta inta ka horeyso iyaga madaxa lesku galina caqli alle hasiyo damirka ha uso noleyo sidani alle ha udhamo

  • @IfrahCabdilahi-f7b
    @IfrahCabdilahi-f7b หลายเดือนก่อน

    Alalaha habarkeeyo❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h หลายเดือนก่อน +1

    Maraykan Iyo Yuhuud Oo Ah Nin Iyo Xaaskiisa Waxay Argagixiso Uyaqaanaan Cida Iskacelisa Ee Diida Gumeysigooda Iyo Damacooda Waalida Ah Waxaan Shaki Kujirin Maraykan Inuu Lugku Leeyahay Dilalka Madaxda Xisbulahi

  • @AsmoIraadmaxamad
    @AsmoIraadmaxamad หลายเดือนก่อน

    Nadara alaha unaxariisti lakiin waxan qabaa iraaan ayaa dishay saxiib

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @axmedclaahi5796
    @axmedclaahi5796 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaan ku Salaamay
    Zxp Nadaara
    Qof aan ku Xidhanay ayaad Tahay

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f หลายเดือนก่อน

    Iran baalshaa laga Rifooyaa ilaahey hauhiiliyo muslimiinta Noockasta guushaa soo dhaw haisdhiibina jawaasiista ilaahow fashil ilaahow uhiili ❤Rabiyow ❤❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    sax allah waxuu yiri gaal iyo munafaqiinta ha amininaha wa sax mida kale waxuu horay u layay ciyaal iyo hawen suriyaan ah iyagoo yahuuda garab sinayay 206 hadey isku dhaceen

  • @awaalejibril6668
    @awaalejibril6668 หลายเดือนก่อน

    Scsm Nabi maxamad baa sheegay yemeniyiinta
    Inay hiyiin geesiyaal shujaaciyiin

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r หลายเดือนก่อน

    Xamas waxa ay wanajisay xidhiika Alla Sxt

  • @AhmondeJully
    @AhmondeJully หลายเดือนก่อน +8

    Shiicadu matukato mana soonto sidaa darteed srael ugu dhex milantay lkn hamas salaada ayey isku gartaan sidaa darteed munaafaqu matukankaro siduu uga dhex shaqeeynkaraa marka

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf หลายเดือนก่อน +1

      Sax

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet หลายเดือนก่อน +1

      We tukadan waliba masajida kaga horeyen se ku basasan monafaq melkasta wu isku qariya

    • @HaliimoJibril
      @HaliimoJibril หลายเดือนก่อน +1

      Wll isku mid maha shiico iyo suni waamuslin dhan ah lkn shiico yuhuudu waxba kama sukeyaan awalna sunida way uheshiyen in la curiyamiyo balse Alaah ayaan is ku Soo jeediyay ALX

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet หลายเดือนก่อน

      @@HaliimoJibril lakin manta ayaga udalagamaya plstine iyo qudus away suniginta dhabatkey katogten away qadiyadi baytka

  • @halimaaliabdullahi1262
    @halimaaliabdullahi1262 หลายเดือนก่อน

    Mareekan iyo yahuuud ayagaa argagixiso ah

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx หลายเดือนก่อน

    Asc innaa lilaaahi wainaaileyhi raajicuun allaayarxamakallaah

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad nadara xili aan la safrin aa safarta nasii warka niyow.

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 หลายเดือนก่อน +5

    Shacabka Reeer Suuriya Iyo Ciraaaq. shiiicadiii Dhamaysay EE dhiigooooda Banaysatay. Allaha kusalido. Waaba Ladhameeeye. Shiico duli Naf Maleh

    • @AbdullahiXaashi-c8y
      @AbdullahiXaashi-c8y หลายเดือนก่อน +1

      Wax u damqada falastiin shiicaa laga arkaa
      Intee u habaaree ma aragtey suniyiin garab siineysa falastiin
      Shiico waa taageeraa waa cadawga yuhuud har iyo habeen ka seexan la yihiin insha allaah netenyahu binqafiir coofgalan iyo hershaleefi kuwo dila oo dagdaga hasoo baxaan aan 😂😂😂 farax nee.xamas xuuti xisbullaah kataa ibulqasaam dhamaan ururada islaamka oo bariga dhexe ka dagaalamaya guuuuul weyn Allaha Siiyo ruushkana alle haguuleyo
      Aamiin yaa rabbi

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 หลายเดือนก่อน

      @@AbdullahiXaashi-c8y 😂😂😂😂

  • @JimalAbdikadir-f4g
    @JimalAbdikadir-f4g หลายเดือนก่อน

    Idlib people was happy now

  • @MahfoudIbrahim-i3v
    @MahfoudIbrahim-i3v หลายเดือนก่อน

    Un hommage au chef husbollah

  • @shukriabdi8342
    @shukriabdi8342 หลายเดือนก่อน

    Gardaro garab og isha allah waa burburkoodii

  • @QamarJamac
    @QamarJamac หลายเดือนก่อน

    mujrim mujrim dilay iga dheh ilaahow shiico iyo ree galbeed isku jaanqaad noona wada jabi yaa rabi aan jiljilanee

  • @miskiabdi2632
    @miskiabdi2632 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sida jawasiista itoobiya nagu dhexvjirto kuwaas waxaa fiicsn iyogoo nool dab lagu shido jaajuus diin ma leh

  • @AdamhassanSheikh
    @AdamhassanSheikh หลายเดือนก่อน

    x/Nasrulah dad raaciyad ah oo mareykan haduu dilay oo cadaaladiisii uu helay in uu Natentaahu dilo ,,,Natenyahu meeqaa shacab falastiin iyo lubnaan uu dilay ,,,asaga ayaa hada u baahan in la qaarajiyo ibsha,allah

  • @Bayuu-b6h
    @Bayuu-b6h หลายเดือนก่อน

    It's all about America 🤝Iran 😢

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 หลายเดือนก่อน

    Yahuud fulanimaa illaah ku beeray lkn Iraan iyadaa xaar ku fadhida oo qumayni ayaaba meel uu galo ka waysan wadankiisii weerarna lagama sugayo

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto หลายเดือนก่อน

    Galkaa waa uu baqtinaa waxaana dili doono xuutiyiinta iinsha alaah guul falastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ good luck 🍀👍

  • @yusufyare309
    @yusufyare309 หลายเดือนก่อน

    War hore waaye warkaaga saxiib xayeesinta inooso badi warkan meela kale ayay dadkA KADHAGESTEN

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 หลายเดือนก่อน

    Ismail cumar Gerle
    La soo warinaya
    In uu Geeriyooday
    Lakin war baahinta
    Djibouti 🇩🇯 way qariyeen
    Khadka talefanka
    Djibouti🇩🇯 waa la jaray
    Waxaana badali tabo
    Ina adeerkis