Waxba dunida kama ogid | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @moremath3378
    @moremath3378 20 วันที่ผ่านมา

    If I was giving one option to pick one musician to listen for the rest of my life, it would have been
    ML Mooge the greatest

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Alaah
    This is true History
    Alaah Rabulcaalamiin ha idin xafiddo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @CabdicasiisIndho
    @CabdicasiisIndho 7 หลายเดือนก่อน +2

    Erayadi abwaan aadan tarabi jaamac nuux
    Iyo codkii alle ha unaxariisti maxamed mooge

  • @cabdinaasircali-mb6xw
    @cabdinaasircali-mb6xw 7 หลายเดือนก่อน

    Waa hees dareenka kicinaysa xusuusqaaliya (Allaah yarxamuka maxamed Mooge liibaan)

  • @JamaalMaxamed-v2e
    @JamaalMaxamed-v2e 9 วันที่ผ่านมา

    Offfff yaa mooge

  • @BashirAbdi-g7m
    @BashirAbdi-g7m หลายเดือนก่อน

    Eryada aadan tarbi codka maxamed mooge liibaan aalya raxma raxmiin

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam yaa salaam

  • @RidwaancuradMaxamed
    @RidwaancuradMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sidey hooyadey iiga sheekaysy
    HeestaN wxu u qaadey xaaskiisa oo ku tidhi siyaad barre ayaan cafis kuuso waydiiyey oo uu ku cafiyey
    Mrkaasu heestaa uso qaadey

    • @sakariyedayib1491
      @sakariyedayib1491 หลายเดือนก่อน +1

      Taasi sheeko caana oo heestan qiso looga dhigo lkn xaqiiqdu sidaa maaha wll
      Nin abwaan ah oo lagu eedeeyay inu snm yahay ayaa hargaysa k baxsaday kadibna isagoo baxsad ah gudaya habeen saq dhexe ayuu reer kusoo baxay kadibna markii tosiyay ayay gabadhii reerku ku tidhi maxay dadka xiligan soconaya
      Markasay ku soo dhacday dar allaad u hurudaa waxba dunida kama ogid dumar baad ka tahayoo danbi taani kuma lihid ugu danbayna markii uu talaabay ee awaare tagay ayuu heesta maxamed mooge u dhiibay oo qaaday hadaad cadayn rabtana ku qor TH-cam ka abwan tarabi qisada heesta dar allaad u hurudaa

    • @Somalibanahay1977
      @Somalibanahay1977 หลายเดือนก่อน

      @@sakariyedayib1491wad saxanthy

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 2 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii: Abwaan Aadan Tarabi jamac .
    Luuqdii: Maxamed Mooge Liibaan AHUN

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 6 หลายเดือนก่อน

    king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.