Baro Afka Hooyo
Baro Afka Hooyo
  • 168
  • 475 004
Safar | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Safar. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
มุมมอง: 454

วีดีโอ

Shamis | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
มุมมอง 77211 หลายเดือนก่อน
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Shamis. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
Hargaysa | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
มุมมอง 62211 หลายเดือนก่อน
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Hargaysa. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
Jacayl dhiig malagu qoray | Xalimo Khalif Magool (AHUN) Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 45811 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahayd ee Jacayl dhiig malagu qoray. Waayo waayo iyo wixii aynu kasoo gaadhnay dhaqankeenii qaaliga ahaa. Suugaantu waa muhiim in aynu ilaalino. Dhegaysi haboon. Waad mahadsantihiin.
Wardheer | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
มุมมอง 2.4K11 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahayd ee Wardheer, iyo Fanaankii Xasan Aadan Samatar. Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Gam'ayeey hurdada dheer | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 9K11 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahyd ee Gam'ayeey hurdada dheer iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Nuur Giriig. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Afkayguna amaantaadu | Da'ud Ali Masxaf | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
มุมมอง 40811 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahayd ee Afkayguna amaantaadu, iyo Fanaankii Da'ud Ali Masxaf (AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Bal kaalay bilaneey | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) iyo Fadumo Cabdillahi Maandeeq (AHUN)|Hees Qaraami!
มุมมอง 1.6K11 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahyd ee Bal kaalay bilaneey iyo fanaanadii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) iyo Fadumo Cabdillahi Maandeeq (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Allaylehe balaayooy | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) | Hees Qaraami ah Qaali waayo waayo!!
มุมมอง 78611 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahyd ee Allaylehe balaayooy iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Gabadh yahay kalgacalbaa | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) | Hees Qaraami ah Qaali waayo waayo!!
มุมมอง 4K11 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahyd ee Gabadh yahay kalgacalbaa iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Ismoog | Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon(AHUN) | Original|Qaraami !!!
มุมมอง 9K11 หลายเดือนก่อน
Waa heestii qaaliga ahayd ee Ismoog, iyo Fanaanadii Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon(AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Haddii aynan is helin | Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jamac(AHUN) | Original|Qaraami !!!
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
Waa heestii qaaliga ahayd ee Haddii aynan is helin heedhe, inaan is hiifayo ma ogtahayeey, iyo Fanaanadii Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed (AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Hantaaqada ka daa | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
มุมมอง 2.2Kปีที่แล้ว
Waa heestii qaaliga ahyd ee Hantaaqada ka daa iyo fanaanadii qaaliga ahayd ee Sahra Axmed Jaamac. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Soomaalidu ma hurudaa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
Waa heestii qaaliga ahyd ee Soomaalidu ma hurudaa iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Mooge Liibaan. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Sida neefta waylaha | Axmed Ali Cigaal | Hees Qaali ah | Qaraami !!!!
มุมมอง 1.4Kปีที่แล้ว
Waa heestii qaaliga ahayd ee Sida neefta waylaha, iyo Fanaankii Axmed Ali Cigaal. Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Arbacada habeenkii | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
มุมมอง 934ปีที่แล้ว
Arbacada habeenkii | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Qaraday | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
มุมมอง 1.5Kปีที่แล้ว
Qaraday | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Caashaqan isoo riday | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
มุมมอง 2.3Kปีที่แล้ว
Caashaqan isoo riday | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Tiiraanyadaadaan | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
มุมมอง 976ปีที่แล้ว
Tiiraanyadaadaan | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Jamaadeey | Cumar Nuur Cabdulle (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Jamaadeey | Cumar Nuur Cabdulle (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Beerkayga caashaqa | Saalax Qaasin iyo Khadra Dahir (AHUN)| Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 3Kปีที่แล้ว
Beerkayga caashaqa | Saalax Qaasin iyo Khadra Dahir (AHUN)| Hees Qaraami ah!!
Maahee Qadraay | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 515ปีที่แล้ว
Maahee Qadraay | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Sidirigam | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
มุมมอง 800ปีที่แล้ว
Sidirigam | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Ma ogtahay siraadeey | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asal ||
มุมมอง 510ปีที่แล้ว
Ma ogtahay siraadeey | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asal ||
Sir ma qabe | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
Sir ma qabe | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
Wadnaha damqashada ka daa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
มุมมอง 1.8Kปีที่แล้ว
Wadnaha damqashada ka daa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
Igu dheeridaa ma dhul gaaxday baad tahay | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaraami ah | Lyrics!!!
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
Igu dheeridaa ma dhul gaaxday baad tahay | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaraami ah | Lyrics!!!
Waa jacayl aboodiya | Cumar Dhuule Cali (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
มุมมอง 325ปีที่แล้ว
Waa jacayl aboodiya | Cumar Dhuule Cali (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Dalsankii wiriiroo with Lyrics | Xasan Aadan Samatar iyo Xalimo Khalif Magool | Original|Qaraami !!!
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
Dalsankii wiriiroo with Lyrics | Xasan Aadan Samatar iyo Xalimo Khalif Magool | Original|Qaraami !!!
Abidkayba waan jiray | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
มุมมอง 2.8Kปีที่แล้ว
Abidkayba waan jiray | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!

ความคิดเห็น

  • @BashirAbdi-g7m
    @BashirAbdi-g7m 6 วันที่ผ่านมา

    Eryada aadan tarbi codka maxamed mooge liibaan aalya raxma raxmiin

  • @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
    @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 11 วันที่ผ่านมา

    Ahun:-Dhaxalkii marxuum xuseen awfaarax dubad❤😂🎉😢😮😅😊 1:26

  • @RidwaancuradMaxamed
    @RidwaancuradMaxamed 12 วันที่ผ่านมา

    Sidey hooyadey iiga sheekaysy HeestaN wxu u qaadey xaaskiisa oo ku tidhi siyaad barre ayaan cafis kuuso waydiiyey oo uu ku cafiyey Mrkaasu heestaa uso qaadey

    • @sakariyedayib1491
      @sakariyedayib1491 8 วันที่ผ่านมา

      Taasi sheeko caana oo heestan qiso looga dhigo lkn xaqiiqdu sidaa maaha wll Nin abwaan ah oo lagu eedeeyay inu snm yahay ayaa hargaysa k baxsaday kadibna isagoo baxsad ah gudaya habeen saq dhexe ayuu reer kusoo baxay kadibna markii tosiyay ayay gabadhii reerku ku tidhi maxay dadka xiligan soconaya Markasay ku soo dhacday dar allaad u hurudaa waxba dunida kama ogid dumar baad ka tahayoo danbi taani kuma lihid ugu danbayna markii uu talaabay ee awaare tagay ayuu heesta maxamed mooge u dhiibay oo qaaday hadaad cadayn rabtana ku qor TH-cam ka abwan tarabi qisada heesta dar allaad u hurudaa

  • @AxmedMawliidAbdillahi
    @AxmedMawliidAbdillahi 16 วันที่ผ่านมา

    Axya

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 27 วันที่ผ่านมา

    Yaa salaam yaa salaam

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 28 วันที่ผ่านมา

    Ereyadii: Abwaan Aadan Tarabi jamac . Luuqdii: Maxamed Mooge Liibaan AHUN

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 28 วันที่ผ่านมา

    Ereyada: Abwaan Maxamed Aadan Dacar Luuqda: Sahra Axmed jaamac AHUN Laxanka: Siciid Maxamed Cali xarawo

  • @SiciidDaahir-dm1xx
    @SiciidDaahir-dm1xx 28 วันที่ผ่านมา

    Ereyadii: Abwaank Cismaan Aadan Xuseen(C. Askari) AHUN.

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 หลายเดือนก่อน

    Al abwaan c/ aadan qays

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaaam qaraami

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

    Abwaan cabdi qays

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Xasan aadan noolow

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari หลายเดือนก่อน

    ERAYADA HEESTA LYRICS Waxaan ahay dooni Badwayn kula dakaantoo Waxaan ahay mid daashoo Duufsaday jacaylkuye X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dal ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2 Waxaan ahay duhurkii Gabal dam uyahayoo Waxaan ahay mid dadan- Oo durkin wayday socodke X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dad ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 หลายเดือนก่อน

    Erayada Geeraarka Ergadiyo farriintii, ku adkeeyay heestee, waxyigiyo ilhaankaan, sida uur-ku-baallaha, indhaheeyga saaree, adna Maxamed Moogow, Aakhiro halkey tahay, Cabdi-Qeys ogeeysii. Intaas waa muqaddimada Heesta ama hordhaca. Erayda Heestan Arraxmaan oo dhameystiran waan hayaa, qofkii iga soo codsadana waan u soo qorayaa. Haddii kale waxaad ka heli kartaa erayada Arraxmaan markuu abwaan Shaacir ka sheekeeynayo "SIINLEEYDA"

  • @abdihassan7791
    @abdihassan7791 2 หลายเดือนก่อน

    Al faanaan mohamed nuur gariig ❤❤❤❤❤❤

  • @hawohassan8559
    @hawohassan8559 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin for my brother M. Mooge

  • @sahroahmed1892
    @sahroahmed1892 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Abdi qees heesahoo qaado iyo heesahoo Alifaba waan jeclahay wlh Asxan Abwaan

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 หลายเดือนก่อน

    Mirihii cali afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 2 หลายเดือนก่อน

    Aun naxariisto dhamaantood

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 หลายเดือนก่อน

    Mirihii yamyam laxankii c.m.lugeey codka hibo nuura

  • @MohammedIbrahim-vu4bm
    @MohammedIbrahim-vu4bm 2 หลายเดือนก่อน

    AHN Maama Khadra Daahir.

  • @HassanIbrahim-bg9su
    @HassanIbrahim-bg9su 3 หลายเดือนก่อน

    Wa waw

  • @AxmedCabdiraxmaan-hm2lw
    @AxmedCabdiraxmaan-hm2lw 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😊

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 4 หลายเดือนก่อน

    Erayadii abwaan Xuseen aw farax Dubad laxankii Cabdilahi qarshe muusigii Walaalo hargeysa codkii magool alayarxamu dhamantood 03 July 1960kii jiibinta walaalo hargeysa sidas ula socda dhalinta Dambe yaan fanka been laga Sheegin by Fuaad shibiin

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 4 หลายเดือนก่อน

    AHUN

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 4 หลายเดือนก่อน

    Erayadii alle haw naxariistee ciise warsame

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน

    king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.

  • @QareenibnuQareen
    @QareenibnuQareen 4 หลายเดือนก่อน

    Qisada heesta❤😢

    • @Almaaz-gh2ub
      @Almaaz-gh2ub 3 หลายเดือนก่อน

      Noso sheeg qisadeda hada taqanao😢😢

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 4 หลายเดือนก่อน

    Caadi ma aha kabankaas dananaya Cigaal u ekaa caadi ma aha

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 4 หลายเดือนก่อน

    Markan kabanka waa cigaal sida aan ka dhadhaminayo caadi ma aha heesta

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 หลายเดือนก่อน

      Aad buu ugu eg yahay siiqaddii Cigaal waxbaase igu leh ka cod weyn xarkihii Cigaal, kabankan waxaan jecelahay waa Goobbe ama Caydaruus oo Jabuutiyaan ah aadna u gacan macaan. Rag akhyaar ah ayaanse la wadaagin oo aad u kala yaqaan gacanta raggaas hore. Mahadsanid wll

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiazizSaidAhmed isla beejkan heesta kujirta ee la yiraa JACAYLKI MARKAAN YARAA bal iyadana dhagayso midhaa Hal habeen in la duubaan u badinayaa kabankaasna kii Cigaal Ayaan ku qiyaasay

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiazizSaidAhmedBashiir Goobe markuu u garaacayo way kujirtaa isku dhadhana ma aha Ustaadi

  • @CabdirisaaqAadan-bj9sg
    @CabdirisaaqAadan-bj9sg 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u nxristo al fanaan maxamed nuur giriig wuxu ah fnn Cajib ah heesihisa wan jclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kalidabdifarah
    @kalidabdifarah 5 หลายเดือนก่อน

    Cuudka yaa tumaya?

  • @cabdinaasircali-mb6xw
    @cabdinaasircali-mb6xw 5 หลายเดือนก่อน

    Waa hees dareenka kicinaysa xusuusqaaliya (Allaah yarxamuka maxamed Mooge liibaan)

  • @ConfusedBear-sz4tu
    @ConfusedBear-sz4tu 5 หลายเดือนก่อน

    Waa hees qaaliya

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 5 หลายเดือนก่อน

    yaa ila fahmaayo balaayadani

  • @CabdicasiisIndho
    @CabdicasiisIndho 6 หลายเดือนก่อน

    Erayadi abwaan aadan tarabi jaamac nuux Iyo codkii alle ha unaxariisti maxamed mooge

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman8073 6 หลายเดือนก่อน

    Hal abuur cabdi aadan xaad (cabdi qays). Waa abwaan weyn oo heeso badan allifay Xaqiiqdii. Heestana ugu jeclay heesihiisa 😭. Suxuurta ka hor ayaan dhagaysanaya oo weliba si nafsiyana qalbiga ugu raaricinaya caku naf la jeclaadaaay 😭😢.

  • @kingboqor
    @kingboqor 6 หลายเดือนก่อน

    Ash cala hees wn jecelahy heesta ❤😊

  • @fadumocabdi4092
    @fadumocabdi4092 6 หลายเดือนก่อน

    Akhiroy xagebada nagxigst

  • @ikhahin3532
    @ikhahin3532 6 หลายเดือนก่อน

    Cabdi Adan Xaad qays ilahay cimriga iyo cafimadkaba haw siyadiyo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 6 หลายเดือนก่อน

    Alle yrxm. ابيات الفلسوف المرحوم االكبير محمد علي ولش (عيديد كب عني) توفي جروي عام ٢٠١٨ قصة حقيقيه من كوكب آخر. يصور الشاعر حالات لحقها منذ يوم دخل جيل و حبس في اثيوبيا في اواخر السبعينيات هذه الاغنية لها شعور خاص في امّة الصوماليه. لحن وصوت حسن اءدم❤.

  • @cabdiwalikhaliif4191
    @cabdiwalikhaliif4191 6 หลายเดือนก่อน

    waa heesahaygii waxaan baa hees laga dhahaa hadda waxaa la qaado heeso ma ahan👍🙏

  • @hassanjabane3137
    @hassanjabane3137 7 หลายเดือนก่อน

    Eesh calaa hees

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 7 หลายเดือนก่อน

    Erayada heesta, codka, laxanka iyo kabanka dananaaya intuba waa Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qeys) cimriga Allaha u barakeeyee

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 8 หลายเดือนก่อน

    Alla ha u naxariisto sahra axmed jaamac waana ereyadii abwaan maxamed aadan dacar waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Bad Jacayl Badanaa ee curatay sanadkii 1975kii waxaana laxanka lahaa sidaa filayo axmed_nuur jaangoo

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 8 หลายเดือนก่อน

    EESH QARAAMI. EEBE HAWNAXARIISTO INTA DHIMATAY 2024.

  • @HadiiHadoow
    @HadiiHadoow 8 หลายเดือนก่อน

    wakhtigaa is dhalanrogay

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahayi inti dhimatayi hawu naxaristo Codki Maxamed moge liban Erayadi Xaji gujis Kabanki Maxamud ismacil xudeyidi

  • @mursaldheeg2576
    @mursaldheeg2576 8 หลายเดือนก่อน

    Cabdi aadan xaad qays ilaahay danbigaaga ha dhaafo

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Channelkan inaad soo geliseen heestan oo aan hore loo maqal waana originalkii Kabanka Xudufaysi eraydii xaaji gujis