Heestii layaabka lahayd, Ee Miiraale iyo Axmed Mooge Liibaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Sida mayay arooryaad
    Miiraale soo kacay
    Meel mahiigaan jilbaha dhigay
    Dhirtu ay magooshoo
    Manka iyo caleentii
    Isku maydhax soohmeen
    Dhulka muuq ka soo baxay
    Muran uu dhex yaaloo
    Anaa kaa macaaniyo
    Waxaan ahay mas ciideed
    Hadal laysu mari karin
    Maashee barwaaqa ah
    Muuqooda inan yahay
    Marmar baan ku moodaa
    Ama kugu mataalaa
    Runta lagama maarmee
    Maalintaan ku halacsaday
    Meel dhimman la inaad tahay
    Madmadaw igama galin
    Dayaxoo muquuriyo
    Marna galin daruuroo
    Maalmaha shan iyo toban
    Muddadii ku buuxsaday
    Cadceeduna mudh soo tidhi
    Madaxyada fallaadhaha
    Ku marriintay nuurkii
    Midabaysay inan yahay
    Aanse milicna weli noqon
    Isha muuqsigeediyo
    Mililica jalleecada
    Annoo meel ka daawaday
    Muuqooda inan yahay
    Marmar baan ku moodaa
    ama kugu mataalaa
    Runta lagama maarmee
    Maalintaan ku halacsaday
    Meel dhimman la' inaad tahay
    Madmadaw igama galin

ความคิดเห็น • 19

  • @maizaahmed9696
    @maizaahmed9696 9 หลายเดือนก่อน +2

    27/20/2023
    Jclkayga ii qaaday markasa inta kaso raadshay❤😢
    2:01 hbnimo marku tellka dhigay kadib🥀😪❤️

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iloohow u naxariiso dhamaan dadka Muslimiinta

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Baashe Ibraahim Waraaba-cadde ❤

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +2

    Abwaan baashe Waraabe cade he came late to the scene and yet he got more influence than most of his generation

    • @wariscabdi2248
      @wariscabdi2248 9 หลายเดือนก่อน

      😅😊😊😊😊😊

  • @aliismail5014
    @aliismail5014 3 ปีที่แล้ว +3

    Gacayte inaba caadi ma ahayn laxankiisu

  • @rakbah.c
    @rakbah.c ปีที่แล้ว +2

    Runta lagama maarmee
    Maalintaan kuhalacsaday
    Meel dhiman la, inaad tahay
    Madmadow igama galin
    2x

  • @garadwaziirchanal5534
    @garadwaziirchanal5534 6 หลายเดือนก่อน

    Erayda bashe codka axmed moge
    Cuudka iyo laxanka abdinasir macalin caydiid

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabankii Cabdinaasir Macallin Caydiid.

  • @YuusufCabdilaahi-vh4cg
    @YuusufCabdilaahi-vh4cg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Laxanka gacayte iyo codka axmed mooge

  • @aliismail8314
    @aliismail8314 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib

  • @anmalsintheworldchannel3007
    @anmalsintheworldchannel3007 3 ปีที่แล้ว +2

    Amazing song

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestii heesaha

  • @jamaalcabdilaahi1110
    @jamaalcabdilaahi1110 9 หลายเดือนก่อน

    Allow unacariiso inma mooge

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 8 หลายเดือนก่อน

  • @mahamedmahad5141
    @mahamedmahad5141 2 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @nuurcade2863
    @nuurcade2863 ปีที่แล้ว

    😅