Cumar Dhuule Heestii _ Koley Caashaqaygii _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics(720P_HD)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • #Koleycaashaqaygii
    #Cumardhuule
    #Qaraami
    #Somalimusic
    #isbitaalka_Cumar_Dhuule
    #isbitaalkacumardhuule
    #Qaraamixulah
    cumar dhuule,
    cumar dhuule qaraami,
    cumar dhuule boodhari,
    cumar dhuule kolay caashaqa gii,
    cumar dhuule oran maayo,
    cumar dhuule saluugla,
    cumar dhuule cali,
    cumar dhuule heestii boodhari,
    cumar dhuule waaqle,
    cumar dhuule geesi iyo hanad,
    cumar dhuule aan kala hubsado lyrics,
    cumar dhuule aniga iyo gacaliye,
    cumar dhuule ala janooy lyrics,
    cumar dhuule album,
    cumar dhuule all songs,
    cumar dhuule ali,
    cumar dhuule adaa dunida shidee,
    cumar dhuule adiguna kasarani,
    aan aduunka joogee cumar dhuule,
    abdifatah yare xasuustii cumar dhuule,
    axmed aarshe xasuustii cumar dhuule,
    amiin yare xasuustii cumar dhuule,
    aun cumar dhuule,
    axmed cumar dhuule,
    aan beero falano cumar dhuule,
    adaan dadka kuu jeclahay cumar dhuule,
    abdiwali kingeero xasuustii cumar dhuule,
    aamina cumar dhuule,
    cumar dhuule boodhari lyrics,
    cumar dhuule baydhabo,
    cumar dhuule bureeqa,
    cumar dhuule buliyeey,
    cumar dhuule bariido,
    cumar dhuule buur baa kugu gudban,
    cumar dhuule bilaa music,
    cumar dhuule baryaba,
    cumar dhuule boogtii,
    boodhari cumar dhuule,
    buur baa kugu gudban cumar dhuule,
    bureeqa cumar dhuule,
    best of cumar dhuule qaraami somali music,
    baydhabo cumar dhuule,
    bk cumar dhuule,
    buliyeey cumar dhuule,
    bk heestii cumar dhuule,
    booqashada kalgacal cumar dhuule,
    best cumar dhuule,
    cumar dhuule caga dhigo lyrics,
    cumar dhuule cidlaan weehaabayaa,
    cumar dhuule cilmi boodhari lyrics,
    cumar dhuule caashaqa siidisaba,
    cumar dhuule cambaruudka nasaha,
    cumar dhuule caashaqa,
    cumar dhuule calaacal,
    cumar dhuule cakuye kalgacal ki,
    cumar dhuule canbayahow,
    cilmi boodhari cumar dhuule,
    cali najiib xasuustii cumar dhuule,
    ceelasha bari cumar dhuule,
    cambaruudka naasaha cumar dhuule,
    cabdi fataax yare xasuustii cumar dhuule,
    cidlaan heehaabayaa cumar dhuule,
    carwo cumar dhuule,
    caashaqa haween cumar dhuule,
    calaacal cumar dhuule,
    cumar dhuule dhulka oo kudi kara,
    cumar dhuule doqoni waxba kuma aha,
    cumar dhuule daruur ahay fogata,
    cumar dhuule duufaan,
    cumar dhuule daalo iyo hawd,
    cumar dhuule daadki jaceylka,
    cumar dhuule dawadaydiyey,
    cumar dhuule dabkay baxay adaa shiday,
    cumar dhuule dhakad isadatoo,
    cumar dhuule duni hagaagsan,
    daruuraha fogaate cumar dhuule,
    dadkii jaceyl kaa qaaday cumar dhuule,
    dalmar iyo sahra cumar dhuule,
    darenkagi baila fogaday cumar dhuule,
    duufaan cumar dhuule,
    dalo cumar dhuule,
    deeqa cumar dhuule,
    cumar dhuule fad galbeed,
    cumar dhuule food cawl,
    cumar dhuule fuadey,
    cumar dhuule fad galbeed lyrics,
    cumar dhuule full album,
    cumar dhuule falaadh,
    cumar dhuule faraw,
    cumar dhuule full,
    cumar dhuule fall galbeed,
    fad galbeed cumar dhuule lyrics,
    faysal muniir xasuustii cumar dhuule,
    fartuun cumar dhuule,
    fuad cumar dhuule,
    fahad cumar dhuule,
    fanaan cumar dhuule,
    fadumo cumar dhuule,
    faysal muniir xasuustii cumar dhuule lyrics,
    fad galbeed cumar dhuule,
    cumar dhuule gacalo,
    cumar dhuule gacmahaaga xaada leh,
    cumar dhuule gobaad,
    cumar dhuule garexiyo,
    cumar dhuule gacaladeydii,
    cumar dhuule geeridu marbay nolosha,
    cumar dhuule guryosamo,
    cumar dhuule galabtaba,
    cumar dhuule gal bataye,
    gacaladaydii cumar dhuule,
    gacalo cumar dhuule,
    gal bataye cumar dhuule,
    gobaad cumar dhuule,
    geesi iyo hanad baa cumar dhuule,
    geeridii cumar dhuule,
    geerida khadra cumar dhuule,
    gulled simba xasuustii cumar dhuule,
    guryosamo cumar dhuule,
    cumar dhuule harag shabeel,
    cumar dhuule hablayahow,
    cumar dhuule hadalka kii dabacsan baa,
    cumar dhuule hanaloo garnacho,
    cumar dhuule heeso xul ah,
    cumar dhuule hanaanka ilaah ku siiyay,
    cumar dhuule heestii fad galbeed,
    cumar dhuule heestii kalay caashaqa gii,
    cumar dhuule haatuf,
    heestii cumar dhuule,
    hodan cumar dhuule,
    heesaha cumar dhuule,
    harag shabeel cumar dhuule,
    heestii khadra cumar dhuule,
    heestii cumar dhuule inanyahay rag iyo dumar,
    heesta iska dansho dansho cumar dhuule,
    heeso qaraami jacayl ah cumar dhuule,
    haatuf cumar dhuule,
    heesaha cumar dhuule oo dhan,
    cumar dhuule inanyahay awoodaysatay,
    cumar dhuule ilwaad qurux,
    cumar dhuule indhahayga ku dog sada,
    cumar dhuule indhahayga ooyoo,
    cumar dhuule iyo magool,
    cumar dhuule iska dansho dansho,
    cumar dhuule iyo maryan mursal ii sheeg,
    cumar dhuule inantaan is baranee,
    cumar dhuule isha bidix,
    ina cumar dhuule,
    nasteexo cumar dhuule,
    cumar dhuule nafyahay samirka race,
    cumar dhuule hodan,
    cumar dhuule hodan iyo dan,
    cumar dhuule onkod,
    cumar dhuule hortayda,
    cumar dhuule hodan dar alle,
    cumar dhuule ho hey watan lumoo,
    cumar dhuule ogow samirki,
    cumar dhuule hooyo,
    cumar dhuule hodan lyrics,
    odhan maayo cumar dhuule,
    best of cumar dhuule,
    cumar dhuule rabi igu og inanyahay,,
    xasuustii cumar dhuule 2023,
    cumar dhuule 1987,
    cumar dhuule 1989,
    cumar dhuule 1992,
    heestii cumar dhuule 1991,
    cumar dhuule 2023,
    cumar dhuule 2020,
    cumar dhuule 2024,
    cumar dhuule 2022,
    hodan cumar dhuule 2022,
    khadra cumar dhuule 2023,
    hodan cumar dhuule 2019,
    sahra cumar dhuule 2018,

ความคิดเห็น • 373

  • @Aniza-h4g
    @Aniza-h4g 7 หลายเดือนก่อน +103

    Alxm weligayy cashaq umaba dhibtoon 2020 wixi ka horeeyey ilmo cml ban ahaa school is ka dhigan jiryy 2020 wixii ka dambeyey wilkan isbaranyy ban wada socona guurkena soo dhaww i.a❤

    • @iqriinahcabdullahi5765
      @iqriinahcabdullahi5765 7 หลายเดือนก่อน +5

      allah ha isku kiin barakeeyo

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 7 หลายเดือนก่อน +3

      Hanbalyo habaryar isku barKooba❤

    • @MaxamedXasan-yh4bk
      @MaxamedXasan-yh4bk 7 หลายเดือนก่อน +4

      Alle ha izkukiim dayo wloH❤

    • @MaxamedXasan-yh4bk
      @MaxamedXasan-yh4bk 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@nihaalbiintuilyaas2442wan wada jifna ziz

    • @ABBIR.OTO4
      @ABBIR.OTO4 7 หลายเดือนก่อน +3

      Wali waa Yar thy markas😂😅

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 6 หลายเดือนก่อน +37

    Wan ku cusubahy isbitalka cumar dhuule 😢 inshallah inan ano cafimad qabo kabaxo rajeynaya

    • @sahalalli9571
      @sahalalli9571 6 หลายเดือนก่อน +3

      Welcome dhakhtarkan sida looga baxaa wey Adag tahay

    • @guuleedxasan-r6n
      @guuleedxasan-r6n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dhimo😂😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@guuleedxasan-r6n😂😂 maxaad u habaari hospital cumar qof aan jiifanayn lama arkee inaad u dabo marto kama yaabaysid miyaa?

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 7 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@fardushurre1668Ma adigiibaa gaabooy 😂😂😂😂💔

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 วันที่ผ่านมา

      @@Ehel_Caashaq1 😂 haa geesi

  • @alimdualeh
    @alimdualeh 19 วันที่ผ่านมา +6

    Nin kabtaadoo yeeloo
    Kugu kooban adigaad
    Inan yahay kadeedaa❤❤❤
    Hablaheena yaa intaa fahamsiiyaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 หลายเดือนก่อน +72

    00:16 Kolay caashaqaygii
    1:20 Kulaylkiyo dhibta i baday
    1:23 Haduu caawa kala Jabay
    1:28 Kolay caashaqaygii
    1:31 Kulaylkiyo dhibta I baday
    1:34 Hadduu caawa kala Jabbay
    1:40 Odhan maayo kaadaba
    1:44 Intaad keli u nooshee
    1:47 Odhan maayo kaadaba
    1:50 Intaad keli u nooshee
    1:56 Odhan maayo kaadaba
    2:00 Intaad keli u nooshee
    2:11 Maka yaabi doontaa?
    2:18 Anigoo karkaba dhigay?
    2:32 Inuu kaabigaagiyo
    2:37 Soo dego korkaagoo
    2:39 Dibna kuula kowsado?
    #PAGE:2
    3:53 Anuun iguma koobnee
    3:57 Qofba kaayihiisuu
    4:00 La kulmaa Jacaylkee
    4:06 Anuun iguma koobnee
    4:09 Qofba kaayihiisuu
    4:12 La kulmaa Jacaylkee
    4:20 Igu diiday koorahan
    4:23 Inaad kor qaadee
    4:28 Igu diiday koorahan
    4:30 Inaad Iga korqaaddee
    #Chorus:.
    4:51 Maka yaabi doontaa
    4:58 Anigoo karkaba dhigay
    5:04 Maka yaabi doontaa
    5:09 Anigoo karkaba dhigay
    5:13 Inuu kaabigaagiyo
    5:17 Soo Deggo korkaagoo
    5:19 Dibnna kuula kowsado
    5:25 Inuu kaabigaagiyo
    5:29 Soo dego korkaagoo?
    5:32 Dibna kuula kowsado?
    #PAGE:3
    6:24 Nin kabtaada yeeloo
    6:27 Kugu kooban Adiguun
    6:31 Inan yahay Kadeedaa!
    6:37 Nin kabtaada yeeloo
    6:40 Kugu kooban Adiguun
    6:44 Inanyahay kadeedaa
    6:50 Reer kulul dabkiisaad
    6:53 Beryo nabad kulaashee
    6:57 Reer kulul dabkiisaad
    6:59 Beryo nabad kulaashee
    #Chorus:.
    7:20 Maka yaabi doontaa
    7:27 Anigoo karkaba dhigay
    7:34 Maka yaabi doontaa
    7:39 Anigoo karkaba dhigay
    7:43 Inuu kaabigaagiyo
    7:45 Soo dego korkaagoo
    7:49 Dibna kuula kowsado?
    7:55 Inuu kaabigaagiyo
    7:58 Soo deggo korkaagoo
    8:01 Dibna kuula kowsado
    8:05 Dibna kuula kowsado.
    8:07 Dibna kuula kowsado
    8:12 Dibna kuula kowsado
    ================END.
    |Waa mid ka mid ah heesaha |
    |Xulka ah kuwoda ugu mcn❤️|
    Waa Xasuustii QIIMIGA badnayd Ee Ustaad ABWAAN, Mulaxan, Kabaniiste, FANAAN Hiboole Fan GOAT, - The Greatest Of Somali Singer- Cumar Mahdi Dhuule Cali AHUN.
    من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤
    الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب : ---- ا مين.
    Erayada : Cumar Dhuule AHUN
    Laxanka : Cumar Dhuule AHUN
    Kabanka : Cumar Dhuule AHUN
    Luuqdda : Cumar Dhuule AHUN.
    #MahadsanidLegendDhaameeLMedia👍

  • @anhaarbbe1978
    @anhaarbbe1978 7 หลายเดือนก่อน +12

    Markaa dhageestay jacayl waali ah igalay daacadii I love you so much fadumo my habiibi ❤❤❤

  • @FardowsAbdulrahman
    @FardowsAbdulrahman หลายเดือนก่อน +14

    Waqti baa jirtay heestan Anoo ilmeynaya aan dhagaysan jiray caawa mrkle Ano bogsaday baan soo booqday ❤inta cusbitalkan kujirta wan salaamayaa

    • @kingbeegsade
      @kingbeegsade หลายเดือนก่อน

      Ale mahadi waaye ooyintii hadoow kaa dhaqaaay aniga jecel ima haayo lakiin iso duceey waxabaan jecelahay inaan helo

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 2 วันที่ผ่านมา

      🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 6 หลายเดือนก่อน +50

    11/04/2024 malin qamis malin cida labad hda iga danbeysay like 🙏

    • @CaligeeseyGeesey15
      @CaligeeseyGeesey15 6 หลายเดือนก่อน +1

      Halkaan Baan joogaa aniga oo ah mucaashaq waliba laga tagay aanan ogeyn sababta ka danbeysay lkn qofkeygu reason la'aan buu iska tagayaaa hadana soo noqonayaa aniguse go'aan adag Ayaan qaadan la'ahay🤔🤔🤔🤔in 2024 I'm writing from muqdishu cadddey where are you reading from?

    • @saadaqmaxamed1980
      @saadaqmaxamed1980 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@CaligeeseyGeesey15 norwayy bro hore ugu sowaco qof bilaa sabab katagayy marnaba rajo haka sugin😊

    • @ikraanismacip5419
      @ikraanismacip5419 14 วันที่ผ่านมา

      Dadka bilaa sawabta noga tago dib loma radiyo aniga xitaa kula mid baa ahay lkn isma daren siiyo xanunka daremayo 😢

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 15 วันที่ผ่านมา +5

    Dhamadka 2024 wxaan xasuustay wxii hore maraadinaayo heeso Hore balse wxaan radinaya xasusta ay xambarsan yihiin xigmad iyo waqti qruxoon❤❤❤

  • @MoHamettBarre
    @MoHamettBarre 3 หลายเดือนก่อน +47

    Ugu danbay cubitaalka cumar dhuule ayaan booq markay taariikhdu ahyd 18/7/2024 habeen khamiisa 😢😢

    • @Munaahmedomar
      @Munaahmedomar 2 หลายเดือนก่อน +2

      😮‍💨 am sorry allah ha kuu boogo dhayo

    • @mohawaayeel4866
      @mohawaayeel4866 2 หลายเดือนก่อน +5

      Am soo sorry bro insha,allah waxaan rajaynaa sida ugu dhaqsiyaha badan in aad kusoo bogsato, runtii jacaylku sometimes ruux xaanuun ayuu dareensii, waliba marka aad ruuxaga laba dal kala joogtaan sidayda cml.😢

    • @teakook6520
      @teakook6520 2 หลายเดือนก่อน +1

      26-7-24 hwn sabti so Kaleyso

    • @NajmoXassan-ln1kh
      @NajmoXassan-ln1kh 2 หลายเดือนก่อน

      16/8/2024😢😢😢

    • @amlcwl2674
      @amlcwl2674 2 หลายเดือนก่อน

      Maskiin😢

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 7 หลายเดือนก่อน +19

    Ilahay Janatul firdowsa haka warabiyo

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 11 วันที่ผ่านมา +4

    2025 wax ka dhimaan laba bilod oo kaliya still waxn jecalhy wali qofkii aan 2019 jeclday 💔😭

    • @SihamDaud
      @SihamDaud 9 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢 wad hele idinka rabi

  • @YasmiinMohamud-ef6yi
    @YasmiinMohamud-ef6yi 27 วันที่ผ่านมา +5

    Qof kabtaada yeeloo
    Kugu kooban adigoo inanyahow kadeedaa😭😭😭😭😭😭

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 หลายเดือนก่อน +5

    Alloow u naxariiso Cumar Dhuule Cali 😢😢😢

  • @CabdikaafiMuuse
    @CabdikaafiMuuse 6 หลายเดือนก่อน +10

    4/4/2024 bil ramadaan oo dhamad ah waliba habeen jimcA😢😢❤

  • @shucaybCismaan-ym4zo
    @shucaybCismaan-ym4zo 2 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤❤❤abeer kay Allah hakuu nakariisto kitaab kaaga midig Allah hakaasiyo aamii sooqora intiijecel❤

  • @SimanMahamed-ne1gh
    @SimanMahamed-ne1gh หลายเดือนก่อน +10

    Aabihi jacylka cumar dhuule 😢ilahy haunaxaristo 🤲from Mogadishu 3/9/2024😰

  • @sakariyeCabdinasir-ri4wj
    @sakariyeCabdinasir-ri4wj 7 หลายเดือนก่อน +11

    Ugu danbayn cisbitaalka cumar.dhuule baa bukaan ka noqdayyy

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 7 หลายเดือนก่อน +1

      Same 😢😅

  • @mohamedmaahir2376
    @mohamedmaahir2376 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan kadhowrsadaba waxaan booqday cusbitaalkiisa AUN cumar dhuuele taarikhdu mar eey aheyd 28 July 2024 habeen isniin ah.💔

  • @ABBIR.OTO4
    @ABBIR.OTO4 7 หลายเดือนก่อน +187

    who's is here in 2024❤

  • @MahamedAbdullahi-nk7xr
    @MahamedAbdullahi-nk7xr 6 หลายเดือนก่อน +8

    7/4/2024 bil ramdaan oo dhamaad ah waliba haween isniin ayaan kabaxay Cumar Dhuule Hospital😢😢

  • @CabdicasisMaxamed-ms4yj
    @CabdicasisMaxamed-ms4yj 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hakuu naxariisto adi iyo dhamaan muslimiitaba

  • @FadumoClraxmaan
    @FadumoClraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waanku cusbahy cisbitalka cumar dhuule waxn rayaynayaa inan dhakhso uga baxo😢😢

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 5 หลายเดือนก่อน +27

    ax inta isbitaalka igula jirta waan idin salaamayaa likta 2024

  • @NajaxTahaliil
    @NajaxTahaliil 2 หลายเดือนก่อน +3

    Isbitalka cumar dhawlle ma aqan goran ka bxi donoh sababto ah Waan ku dalay 😢😢😢😢

  • @GuuleedXusendirir-mm8mx
    @GuuleedXusendirir-mm8mx 7 หลายเดือนก่อน +5

    Cusbitaalki cumar dhuule ayaan booqday

  • @HafsaKadir-k8t
    @HafsaKadir-k8t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isbitalka cumar dhuule ban ka mid noaday dadka ku jira 😢😢

  • @Twinkle-fz7dr
    @Twinkle-fz7dr หลายเดือนก่อน +4

    Ugu danbeen hospital cumar dhuulan so galay 28/8/2024 💔😭

  • @Daahirabdiahmed
    @Daahirabdiahmed 3 หลายเดือนก่อน +33

    Wan salamA inta arki downto ⁶/06/2024❤😂

    • @nasraabdrisaq8478
      @nasraabdrisaq8478 3 หลายเดือนก่อน +1

      7/2/2024😂😂😂😂

    • @Manka143zalm
      @Manka143zalm 3 หลายเดือนก่อน

      Wn ka qadey🙌🏻😂

    • @ikraanismacip5419
      @ikraanismacip5419 14 วันที่ผ่านมา

      10/october 3/2024/ haben jimco sogalayo sacada 21:47 kaqaday hadaa iga dambeso leg isaar

  • @inamohdawlad6252
    @inamohdawlad6252 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nin kabtada yeelo
    Kugu kooban adigoo
    Inanyahay kadee daa😢
    14/4/2024 malin axada
    3:22 pm

  • @cosoble
    @cosoble 7 หลายเดือนก่อน +2

    Bukaan yaala cisbitaalka cumar dhuule ❤

  • @GuuleedMohomed
    @GuuleedMohomed 2 หลายเดือนก่อน +3

    wuu yimi Dhakhtarkii Bukaanku ha war werina cuduradaan waan daweeyaa

  • @rithaahmed8286
    @rithaahmed8286 5 หลายเดือนก่อน +13

    21/4/2024
    waa hbn axadi baxayso isniina soo galayso isma lahyn waad bugstay mooye wali dhaawac ayaad tahy
    finally alxamdulilaah wn jooga hospital ka cumar dhuule 😢

  • @fardusali2946
    @fardusali2946 หลายเดือนก่อน +2

    Ani uun igu ma koobnee qofbaa kalimihiisu la kulama jacaylkeee😢😢

  • @FaadumoCabdirisaq-im2ep
    @FaadumoCabdirisaq-im2ep 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ka mid ahey bukaan 😢jiifa hospital 🏥 cumar dhuule wan malmihii igu dhibka badnaa 24/4/2023 ila 15/4/2024 bukan jiif 😢😢😢😢😢

    • @Xilkasfilms
      @Xilkasfilms 6 หลายเดือนก่อน

      Baayo alle haku bogsiiyo salatu laylka badso iyo salatu duxaa io istiqfaarta saliga nabiga I.a wad bogsoon

    • @AfraxYare-x1e
      @AfraxYare-x1e 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢​@@Xilkasfilms

    • @Lucas-Maura6
      @Lucas-Maura6 6 หลายเดือนก่อน +1

      qooq ba ku hayo 😅

  • @xamaamali4750
    @xamaamali4750 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lyrics heesta wax badanbaa ka khaldan😊 Ustaad Cumar Dhuule❤

  • @Casarvic
    @Casarvic 6 หลายเดือนก่อน

    Alla xanuun badanaa waa markii labaad oo aan jiiifsado isbitaalka umar dhuule

  • @abkniaden5448
    @abkniaden5448 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waan KU cusubahay isbitalka cumar dhuule😢

  • @drdriver4065
    @drdriver4065 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan qof baan ku xasuusta😭❤️😒

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dhuule iyo anigu nalama kala waayo allha unaxristee golden 😢

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 7 หลายเดือนก่อน +5

    Hospital ka Cumar dhuule kamaba Baxo ilahy amarkii Qof iga saara maydinku jiraa.😢

    • @ahmedbashir8612
      @ahmedbashir8612 7 หลายเดือนก่อน

      Haaa Waa anga filaya

    • @AhmedMohamoud-bn9rp
      @AhmedMohamoud-bn9rp 7 หลายเดือนก่อน

      Àrmaan anigu kaa saara wariye

    • @AishaUurcade
      @AishaUurcade 7 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedbashir8612 hhhhh

    • @ahmedbashir8612
      @ahmedbashir8612 7 หลายเดือนก่อน

      @@AishaUurcade saaas waye lasoco

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 6 หลายเดือนก่อน

      Kula mid baan ahay 7 jiriaygii ilaa Hada Wlhi 😢

  • @cabdicali2970
    @cabdicali2970 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cumar walahi dhaxal magurtan eh ayu u rebay somalida

  • @omarmoallin5488
    @omarmoallin5488 21 วันที่ผ่านมา

    My favorite Somali singer of all time may Allah rest his soul and grant him jannah

  • @CabdirisaaqBashiir-ck9rj
    @CabdirisaaqBashiir-ck9rj 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ani uun iguma koobnee
    Qofba kaalmihiisuu
    La kulmaa jacaylkee
    AHUN

  • @Mariaepraheem
    @Mariaepraheem หลายเดือนก่อน +3

    Who is here’s in 2024 💔❤️‍🔥

  • @FartuunAli-m3e
    @FartuunAli-m3e หลายเดือนก่อน

    Ugu danbeyn wan so booqday isbitaalka cumar dhuule😢😢

  • @NaciimoAxmed-dd7yp
    @NaciimoAxmed-dd7yp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ugu danbaYn wxaan soo boqdaY isbitaalka Cumar DhuuLe 11/8/2024😢

  • @ahmedmahmud608
    @ahmedmahmud608 7 หลายเดือนก่อน +4

    inuu kaabigaagiyo
    soo dago korkaagoo
    dibna kuula kowsado……😢 Waa macquul adduun wax kasta ka filo

  • @wiilkihooyozeinab-ou1fg
    @wiilkihooyozeinab-ou1fg 7 หลายเดือนก่อน +3

    Adunyo sii joga wax cusub umaa arkii every morning 🌄 😅😅

  • @HaniAbdilahi-p3y
    @HaniAbdilahi-p3y 12 วันที่ผ่านมา

    Qalbi xanuun baan dareemaya jaceel xad dhaafa oo daciif igadhigaya goaan aankaqaadan karin waxaan rajeenayaa inaan dib usoo booqon doono anoo bogsady 💔😭😭

  • @xaabsadeonkodhilaac6064
    @xaabsadeonkodhilaac6064 3 หลายเดือนก่อน +3

    inta is jecel alle ha isku sahlo amuurahooga oo alle rli ka yahy

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +2

    2006-2007 jacayl tuu igu dhigay xaradeyda xooraa seexday anoo aad u da' yaroon jacaylba sheegan karin. Jacaylow shuunkaaga sheydaan ha shabiyo! 😅

  • @NajaxMahamed-bz5ju
    @NajaxMahamed-bz5ju 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maxan uu oyay darta😢 qofki igu ciray yaw😢

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 6 หลายเดือนก่อน +1

      Mac Sokor Xabibti 😢😢😅😅😅

  • @fardusali2946
    @fardusali2946 หลายเดือนก่อน

    Illah ha u naxariisto omar dhuuule

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 20 วันที่ผ่านมา

    Cumar dhuulle Ilaahow kuu naxariiso

  • @DAUDMOHAMEDJAMA
    @DAUDMOHAMEDJAMA 2 หลายเดือนก่อน +7

    5 August, 2024, Bodrum, Turkey.

    • @Hussein79160
      @Hussein79160 หลายเดือนก่อน

      Istanbul

    • @Hussein79160
      @Hussein79160 หลายเดือนก่อน

      Istanbul

    • @DAUDMOHAMEDJAMA
      @DAUDMOHAMEDJAMA หลายเดือนก่อน

      @@Hussein79160 nabad ku ahow indr

  • @RamloaliAadan
    @RamloaliAadan 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ugu danbeyn hospital cumar dhuhle ayaan bukan aan ka noqodey 3/6 2024💔😌🙌

    • @guuleedxasan-r6n
      @guuleedxasan-r6n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hada kahoraN washey😂😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@guuleedxasan-r6n😂😂😂 hada ma miir qabtaaa

  • @AsmaDajirAsmaDajir
    @AsmaDajirAsmaDajir 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ahay sadar kaso hadhay Buug aaad Gubtay😢🥺💔

    • @MohamedMohan-oe5ct
      @MohamedMohan-oe5ct 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa kuu jeclaan doonaa sida ay shinidu u jeceshahy boqoradeeda 😢

  • @shkarimahomet
    @shkarimahomet 21 วันที่ผ่านมา

    Allow ha ku naxariiso cumar dhuule cali

  • @FatxiMoalim-bu5ze
    @FatxiMoalim-bu5ze 3 วันที่ผ่านมา +1

    Omar dhule hospital 😢

  • @ilyaasabdiali
    @ilyaasabdiali 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ugu danbeyn hospital cumar dhuhle ayaan bukan aan ka noqodey 10 \ 7 \ 2024

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 4 หลายเดือนก่อน +2

    ERAYADA QAAR Wlao Inaga sax.
    Odhan Maayo Kadabaa oo Macnahesu Yahay: Dirsato ama Manaafacadsado si Rajo Ku jirto.
    2. Qofba Kalkiisu oo macnedu Yahay qofba Markiisa.
    Maaha Qofba Kaalmihiisu.
    Dedaalfiican Baad samaysay Labadaa eray Ianaga Update Garee.❤

  • @nimcoadem7195
    @nimcoadem7195 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ugu danbayn wn so boqday cumar dhule 11/8/2024

  • @shidane22
    @shidane22 20 วันที่ผ่านมา

    Bukaan cusub oo ward ka isbitaalka cumar dhuule ladhigay 27/9/2024

  • @daauud77
    @daauud77 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maka yaabi doontaa
    Anigoo karkaba dhigay
    Inuu kaabigaagiyo
    Soo dago korkaagoo
    Deedna kuula kowsado

    • @Sayidcali-siidhi
      @Sayidcali-siidhi 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa laga wada wll intaa?

    • @cabdirahmancabdow3080
      @cabdirahmancabdow3080 7 หลายเดือนก่อน

      Intuba cudkiisa baxsanaa cumar dhuule Alle haunaxariisto

    • @abdifataholow
      @abdifataholow 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sayidcali-siidhi
      Malagayaabaa in jaceylka aad igu deeyrisay rafaadkiisa iyo diihaalka iyo baahida aan adiga kuu qabo intaan Aniga ka bogsoodo in adiga dib jaceyl kugu laba qarxo oo nabsigaad IGA shay uu adiga dib ku asiibo oo aad I jeclaato.
      Sidaa weeye macnaha Mira Haas

  • @ayuubgureysaalaxshilis-px6re
    @ayuubgureysaalaxshilis-px6re 5 หลายเดือนก่อน

    Cumar dhuule quluubtayada ayaad ku noolan doona intaan kaa danbeyno ala haku naxariisto
    Ala muxuu jacayl uheesay

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 7 หลายเดือนก่อน +3

    Zakariye horta hosbitalka omar dhuule an bukan kanoqday maxa loola jeyda shalay iyo man igaso baxeysaye heestan hosbitalnaakujiree😊

    • @QadarQaliif
      @QadarQaliif 7 หลายเดือนก่อน +1

      Jaceel aan garab heysan baa igu dhacay

  • @SmilingCamera-kw9zq
    @SmilingCamera-kw9zq 7 หลายเดือนก่อน

    Isbitaalka cumar dhuule wax badan so jiifay

  • @AhmedSaad-lq2bs
    @AhmedSaad-lq2bs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyada in badan baad qaladeen KULLI weeyi ee kolley ma aha. Kala jabay ma aha ee waa KAAR jabay
    Kulli caashaqaagii
    Kulaylkiyo dhibto i baday
    Hadduu caawa kaar jabay

    • @Twinkle-fz7dr
      @Twinkle-fz7dr หลายเดือนก่อน

      Ani xata erayadu wa isku Kay keni Wayne xagay saladu ka xidhmi la dahay islaha 😂

  • @YusufAhmed-lq8xe
    @YusufAhmed-lq8xe 3 หลายเดือนก่อน +11

    Who is here in 2099😅

    • @Aamino-dk8qx
      @Aamino-dk8qx 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂gormee weeye markas

    • @tiitecabdi2576
      @tiitecabdi2576 หลายเดือนก่อน +1

      3000😂😂

  • @mohamedhassanomar6274
    @mohamedhassanomar6274 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hospital cumar dhuule ayan manta soboqday 8=3=2024malin jimco ah❤

  • @shidanecismaan3840
    @shidanecismaan3840 5 หลายเดือนก่อน +3

    2014 hospital 🏥 cumar dhuhle💔😭💔 inta tiktok ka timid 👋

  • @farhiaosmandirie8594
    @farhiaosmandirie8594 6 หลายเดือนก่อน +10

    April 2024😢❤

    • @kinowofficial7057
      @kinowofficial7057 5 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry 😢

    • @BusharoIbraahim
      @BusharoIbraahim 4 หลายเดือนก่อน

      ​@❤❤❤❤
      1:36 kinowofficial7057 namaste

  • @Amaanimedia
    @Amaanimedia 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naafaada caashaqa aduunka oo aan ka qayb ahay

  • @falastiin6744
    @falastiin6744 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ugu danbayn hospitalka acumar dhuule ayaaan boqday markay taarikhdu ahyd 10/8/2024 habeen axada😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Ronaldo-q2u3l
      @Ronaldo-q2u3l หลายเดือนก่อน

      Ana Cawo Marti ku ahay😢

  • @Tuse_Tutorials
    @Tuse_Tutorials 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cisbitalki an dadka kusoo boqon jiray ugu dambeyn anaa yaal😢 1:15

  • @MohamedZalepan
    @MohamedZalepan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Here 2024 Cumar DhuuLe HospitaL😊😅

  • @Baashaaal
    @Baashaaal 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan ciyaal tictok haddey barteene gaadhigaan wado ayay muddo shan sanno ah kaligeed ka bixi jirtay Doollo.
    Ilaa qisayday la isku weriyey

  • @hasscographics5802
    @hasscographics5802 4 หลายเดือนก่อน

    Heeskan wa cajiib❤

  • @duniyagualed
    @duniyagualed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Joga 8/8/2024 salaama❤

  • @AxmedSaleebaan-nh9oz
    @AxmedSaleebaan-nh9oz 7 หลายเดือนก่อน

    Xusbitaalka cumar dhule anaa ubaahan xaguu ku yaalaa❤❤

    • @HageTv1
      @HageTv1  7 หลายเดือนก่อน

      Heeskan ayaa Kuu tilmaami

  • @doctorabdulsalambare2220
    @doctorabdulsalambare2220 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kumajuro anigu Alxamdullillah

  • @LEYLAMohamed-h6f
    @LEYLAMohamed-h6f หลายเดือนก่อน

    Hada lee bilaaw tahy jeceykeyga ❤️‍🩹🫀❤️

  • @AbdiJeyte
    @AbdiJeyte 6 หลายเดือนก่อน

    Alaah unaxariisto

  • @NasraSheikh-or7cs
    @NasraSheikh-or7cs หลายเดือนก่อน

    koley caashaqeygani❤

  • @xhakaboy8316
    @xhakaboy8316 5 หลายเดือนก่อน +1

    11/5/2024 haben sabti ah sacadu 4.36am gobta nairobi waxan isqajiloona zxp sharmake aaad man umurugasanahay ma ahan haben aan iloowo dono

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea5950 5 หลายเดือนก่อน +1

    😭💔macaaaac macaaaac😂

  • @عبدالرزاقأحمد-ز6ق
    @عبدالرزاقأحمد-ز6ق 22 วันที่ผ่านมา

    Hadduu caawa KALA JABAY" maaha ee waa " hadduu caawa KAAR JABAY"

  • @AbdirahmanMusse-n2p
    @AbdirahmanMusse-n2p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Huspitalka cumar dhuule wxa u qaabildanahay qaybta ICU

  • @BileAli-rg1yn
    @BileAli-rg1yn 4 วันที่ผ่านมา

    13 10 2024 weeye maalin axad ah caashaq muran galaa maalmahan idhibaya

  • @Najuuyar
    @Najuuyar หลายเดือนก่อน

    00:35
    4/9/2024 inshllh wax kasto an rajaynaya waxan rajaynaya inay farxad igu dhamadan ❤🎉

  • @FaraxGalaal
    @FaraxGalaal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigan waxn so boqodayi haben khamiisa 15/8/2024😢😅😅😂

  • @norabdisalamelnino1108
    @norabdisalamelnino1108 หลายเดือนก่อน

    Ugu dameyn caawa lawadeeda gawar iyo aniga islama joogno waan idiin xiisay lawadii na iyo waliba hooyadiin 😢

    • @XanaanMaxamed-k4b
      @XanaanMaxamed-k4b หลายเดือนก่อน

      Oh😢 soo celi hadii ay macquul thy wllo🥺

  • @XanaanMaxamed-k4b
    @XanaanMaxamed-k4b หลายเดือนก่อน

    2023 anigoo bukaan ah dhagaysan jiray 2024 anigoo bogsaday baan dhagaysanayaa❤

  • @shiinegemar5191
    @shiinegemar5191 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qaramiga igu baxda

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 หลายเดือนก่อน +1

    17.7. 2024 yaa ila dhagaysan ❤

  • @hamsetaani5338
    @hamsetaani5338 4 หลายเดือนก่อน

    Cisbitalka Cumar dhule

  • @SmilingEagleRay-zj8ir
    @SmilingEagleRay-zj8ir 3 หลายเดือนก่อน

    Rabbi hawnaxariisto

  • @FadumoClraxmaan
    @FadumoClraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    3/8/2023😢

  • @CabdiwasacYonis
    @CabdiwasacYonis 7 หลายเดือนก่อน +1

    Muddo 9 sano ah ayaan yaala c dhuule hospital.
    Nin kabtaada yeeloo
    Kugu kooban adigoo
    Inanyahay kadeedaa
    Reer kulul dabkiisaa
    Nabad kulaashee
    Ma kayaabi doontaa
    Anigoo karkaaba dhigay
    Inuu kaabi gaagiyo
    Soo dego korkaago
    Dinba kuula kawsado

  • @AmiinhassanAli-c4j
    @AmiinhassanAli-c4j หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhagasan hees 16/09/2024
    Nin kabtada yelo kugu koban adiga inanyahy ka deeda waxaan qaba kaliyata omer dhuule waxa dhagayiista mucashaqiinta omer omer omer abihii jacayiil