Radintii SHiikh SHariif Cabdinuur 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • maxaa lagu radiyey shiikh shariif cabdinuur, maxay ka yiraahdeen culumadda ahlusunnah waljameecah culumaa'u SALAF ee hadda jooga.

ความคิดเห็น • 32

  • @mahadosmanamalow4044
    @mahadosmanamalow4044 4 ปีที่แล้ว +4

    Shariif cabdi nuur nin ka cilmi badan soomaalida sooma marin oo xaq ka sheegi og majirin ALLAHA unaxariiato sheekha

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว +4

    👇yaab , sheikh shariif c/nnuur callaamah(علّامة) cilmi badan ayuu ahaa amal suubanna kudarsaday- khayr ayaa lagu yaqaanay - ninkaan laleeyahy :diktoor cismaan hadduu noolyahy allaah hautowbadkeeno , masalfu saalix ayuu iskutirinayaa 'diktoor cuthmaan ninka laleeyahy

  • @abdishakuurabdikadir44
    @abdishakuurabdikadir44 4 ปีที่แล้ว +2

    Shariif cabdinuur alle ha unaxariisto mufti dul badn buu ahaa

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto sheekh shariif cabdi nuur waa caalim weyn.

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว +1

    👇marka layiraahdo gaaladu waacadowga rabbi waana cadowga mu,u miniinta yaan ladhibsan , gaalada reer maraykan iyo gaaloo dhan waacadow rabbi waana cadow muslim

  • @abshirmaxamuud8745
    @abshirmaxamuud8745 2 ปีที่แล้ว +1

    Baqti runta uu sheekha sheegay miyaad diidee duli inaad tahay

  • @gacmadheere8186
    @gacmadheere8186 2 ปีที่แล้ว

    Shekh Shariif C/nuur caalim weyn ayuu ahaa Allaa weyne.

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว +1

    بسم الله، الحمدلله ، والصّلاة والسّلام على رسول الله . أمّابعد : waakuma hadsanyihiin , dadka kumantiga sheikh shariif c/nnuur ku amaanay , ninkaan sheikh shariif c/nnuur wax kasheegaya , allaah haka bacsada ,ohaxishoodo,

  • @adnansharif6804
    @adnansharif6804 8 ปีที่แล้ว +1

    shariifka.ilaa.hada.wax.qalad.ah.kuma
    hadlin.waxna.kama.sheegin.culumada.lakiin.xaqiiqo.jirto.ayuu.kahadlay.waana.run.in.dowlada.sacuudiga.culeysyo.eey.saarto.culumada.waana.ognahay.waxaan.kunoolahay.dalka.mareykanka.culumada.joogto.kama.hadli.karaan.waxaan.dowlada.mareykanka.raali.ka.ahayn.ee.sheekada.raqiiska.aad.lawareegeysaan.iska.daaya.waxaan.kaloo.layaabay.suaasho.uu.sheekha.weeydiya.shariif.cabdinuur.kama.mid.yahay.ahlu.sannaha.waxaas.ma suaalbaa.yaaaaaaab.badanaa

  • @socdaal
    @socdaal 13 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa Ahlu -Sunna Barax tiran aheyn Qof-ka Culimada ajila'da ah Dacniya oo liida aqoontoda kuna tilmama wax aysan u qalmin ilahay baane xakiim ah qiyaamahane gartiina kala qaadi doona!! sh cabdinur waan jecel nahay ilahayne ha xifdiyo Dabcan labada mas'alo ee aad sheegtayne waan ku raacsanahay sida uu u sharaxay sh cabdinuur dhanka culimada waa weyn ee aad sheegtay runtii ibn baaz, cutheymin, saalax fowzan, salax xeydan iyo kuwa kale oo ka badan anaga ayaa ka jecel kana run sheega jaceylkoda.

    • @user-dh2jw9vb1h
      @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว

      لاإله إلا الله محمّد رسول الله
      Af-ka aad sheikh shariif kucayday in allaah kukala marmarooriyo , miyaadan kacabsanayn ??? allaah subxaanahu watacaalaa utowbadkeen , hanakudhiman xaasidnimo iyo cuqdad iyo been . Waatilmaamo aad uxunxune.

    • @user-dh2jw9vb1h
      @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว

      لاإله إلا الله محمّد رسول الله
      Af-ka aad sheikh shariif kucayday in allaah kukala marmarooriyo , miyaadan kacabsanayn ??? allaah subxaanahu watacaalaa utowbadkeen , hanakudhiman xaasidnimo iyo cuqdad iyo been . Waatilmaamo aad uxunxune.

    • @socdaal
      @socdaal 2 ปีที่แล้ว

      @@user-dh2jw9vb1h intee ku caayay bro mise qof kale u jawaabeysay ?

  • @daahirhussein8918
    @daahirhussein8918 8 ปีที่แล้ว +1

    sheegeysaa jaahiloow sh shariif cabdi nuur aqoon kuma gaaraan e haku jabin meesha duliyahaw mashayaadiintii reer aaladsacuud ba lacag kusoo soow siiyay asalba munaafiqiina aheedeene

  • @abdalla508
    @abdalla508 14 ปีที่แล้ว +1

    BaarakAllahu Fiek, Akhi !

  • @hassanmohamedahmed1397
    @hassanmohamedahmed1397 11 ปีที่แล้ว

    waa sidaa sheekh shariif waa xisbi cad

  • @abuusalmaan9961
    @abuusalmaan9961 4 ปีที่แล้ว

    caalimka soomaaliyeed een qaldamin waa ke
    waar dadoow hada xaq doon tihiin nin gaar ah ha raacina ee kitaabka iyo sunada raaca culimadan aad ku dagdagaysana joojiya walalayal aakhiro aya dambaysa
    sh. shariif qaladkiisa uu galay in la cadeeyaa waa xaq oo umada looga digaa

    • @faatihfaatih3398
      @faatihfaatih3398 3 ปีที่แล้ว

      Jawais baatihiin sheekh tuug baatahay

    • @abuusalmaan9961
      @abuusalmaan9961 3 ปีที่แล้ว

      @@faatihfaatih3398 caydu wax ahlul cilmiga iyo dalabatul cilmiga lagu yaqaanay maaha

  • @inashshariif7071
    @inashshariif7071 5 ปีที่แล้ว +2

    الشيخ شريف إمام مجتهد في الجرح والتعديل له أن يجرح الشيخين ابن بازوابن عثيمين

  • @cabdiwalisalafi6005
    @cabdiwalisalafi6005 2 ปีที่แล้ว

    Odaygas ictisaamiga xaalkisa salafiyinta kama qarsoono ilaa sufahada mooyee alle ayaa kumadsan

  • @inashshariif7071
    @inashshariif7071 5 ปีที่แล้ว

    سفرالحوالي إمام سني علي منهج السلف وبدعه بعض المتعالمين من مدعي السلفية

    • @user-gp4fh6kh1z
      @user-gp4fh6kh1z 4 ปีที่แล้ว

      نعم إمام فی الضلالة

  • @mahadosmanamalow4044
    @mahadosmanamalow4044 4 ปีที่แล้ว

    Jaahiloow shariif cabdi Nuur cilmi kuma Gaari gartiin ee daaya culimada Xaq sheega ah ayuu kamid yahaye

    • @eliankane6210
      @eliankane6210 3 ปีที่แล้ว

      You probably dont care but if you're stoned like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on Instaflixxer. Have been streaming with my gf for the last few weeks :)

    • @jamesonleon1158
      @jamesonleon1158 3 ปีที่แล้ว

      @Elian Kane yea, I've been watching on Instaflixxer for since december myself :)

  • @salafiagermany
    @salafiagermany 12 ปีที่แล้ว

    culimada benta kadaaya

  • @daahirhussein8918
    @daahirhussein8918 8 ปีที่แล้ว

    ahlusuna ma afarta wadaad ad

  • @dulufwayne7008
    @dulufwayne7008 7 ปีที่แล้ว

    niminkaan waa layaqaanaa shekha yaaynaayo waa murjiyo

    • @abdulkadirosman4550
      @abdulkadirosman4550 7 ปีที่แล้ว +1

      Duluf Wayne sax weeye waxaa LA yiraahdaa raahdaa murjio ama jadiidiyo waa rag u fadwoodo doowladaha faasaqiinta ama gaalada