- 79
- 146 468
Somali Salafi
เข้าร่วมเมื่อ 7 ธ.ค. 2009
Intee u banaan gabadha muslimada in laga arko
Gabadha la doonanayo intee u banaan in uu ka arko ninka doonanaya?
waxaa ka jawaabaya shiikh Cismaan macallin maxamuud.
waxaa ka jawaabaya shiikh Cismaan macallin maxamuud.
มุมมอง: 2 159
วีดีโอ
Difaaca shiikh muqbil iyo rabiic 2
มุมมอง 1.3K14 ปีที่แล้ว
waxaa laga difaacaya waa beenta lagu been abuuranayo labada sheekh, waxa cajaladan ku jirro shiikh ALBANI (Raximmahullah),iyo shiikh cukaashe (xafiddahullah). walaal dhageysi wacan
Difaaca shiikh muqbil iyo rabiic 1
มุมมอง 2.8K14 ปีที่แล้ว
waxaa laga difaacaya waa beenta lagu been abuuranayo labada sheekh, waxa cajaladan ku jirro shiikh ALBANI (Raximmahullah),iyo shiikh cukaashe (xafiddahullah). walaal dhageysi wacan
salaada meesha ay kugu qabato ma ku tugan karaa
มุมมอง 33614 ปีที่แล้ว
suáal iyo jawaan shiikh cusmaan macalin maxamuud
Masiix-A-Dajaal Manool Yahay?
มุมมอง 3K14 ปีที่แล้ว
suáal iyo jawaab ? shiikh cusmaan macalin maxamuud
taaruk salaat Lacagtiisa mala cunni karaa?
มุมมอง 1.1K14 ปีที่แล้ว
Saaíl ayaa soo weydiiyey shiikh cusmaan macalin, walaalkey oo taaruk salat ah lacagtiisa ma cunni karra ama buug maku soo gadan karraa?
ducco Mobile malagu duuban karaa marka lagu soo waco ? ringtone
มุมมอง 1.2K14 ปีที่แล้ว
ducadda maka dhiggan kartaa ringtone inuu kuugu soo dhacco darteed? waxaa ka jawaabay shiikh dr cusmaan macalin maxamuud
Salafiyada ma hawiya la dhisaaya
มุมมอง 2.1K14 ปีที่แล้ว
Waa Su'aal cajiib ah oo la soo weeydiiyey sheekh dr cusmaan macalin maxamuud
Maxay ku galla duwan yihiin salafiyiinta iyo ictisaam?
มุมมอง 10K14 ปีที่แล้ว
su'aal la weydiiyey SHiikh Cismaan Macalin. Waaqicul muslimiin manhaj salaf waa muxaadarro uu innoo jeedinayo shiikh cabdullahi barbaraawi, soomaaliya somali soomaali salafi salaf sallaf salafiyah sh sheykh sheekh shariif jihaad caqiida culumo caamo jaahil maryooleey islaam islamic shaikh abu belief action path sunnah AHLUSUNNAHWALJAMEECAH AHLU-SUNNAH-WAL-JAMEECAH AHLUSUNNAH WAL JAMEECAH SUUFIY...
Radintii SHiikh SHariif Cabdinuur 2.
มุมมอง 1.9K14 ปีที่แล้ว
maxaa lagu radiyey shiikh shariif cabdinuur, maxay ka yiraahdeen culumadda ahlusunnah waljameecah culumaa'u SALAF ee hadda jooga.
Radintii SHiikh SHariif Cabdinuur 1
มุมมอง 9K14 ปีที่แล้ว
maxaa lagu radiyey shiikh shariif cabdinuur, maxay ka yiraahdeen culumadda ahlusunnah waljameecah culumaa'u SALAF ee hadda jooga.
GAALADA MALOO SOO KAXAYSAN KARAA MUSLIMIINTA
มุมมอง 59414 ปีที่แล้ว
GAALADA MALOO SOO KAXAYSAN KARAA MUSLIMIINTA AYADDA OO LALA DAGAALMAYO? SHIIKH CABDULKARIIM XASSAN XOOSH
AL-shabaab 2.
มุมมอง 51014 ปีที่แล้ว
xizbiga al-shabaab waxa ay rabbaan in ay ku xukumaan wadanka shareecadda islaamka ma wadeeda ay haayaan mise maya waxaa innoo soo jeedinaya shiikh maxammed cabdi daahir
ISMIIDAAMIIN AMA ISQARXINTA DR CUSMAAN.
มุมมอง 41714 ปีที่แล้ว
ISMIIDAAMIIN AMA ISQARXINTA DR CUSMAAN.
رحمه الله شيخ شريف.
Allah ha u naxariisto sheekh shariif cabdi nuur waa caalim weyn.
Shekh Shariif C/nuur caalim weyn ayuu ahaa Allaa weyne.
Odaygas ictisaamiga xaalkisa salafiyinta kama qarsoono ilaa sufahada mooyee alle ayaa kumadsan
Baqti runta uu sheekha sheegay miyaad diidee duli inaad tahay
👇marka layiraahdo gaaladu waacadowga rabbi waana cadowga mu,u miniinta yaan ladhibsan , gaalada reer maraykan iyo gaaloo dhan waacadow rabbi waana cadow muslim
👇yaab , sheikh shariif c/nnuur callaamah(علّامة) cilmi badan ayuu ahaa amal suubanna kudarsaday- khayr ayaa lagu yaqaanay - ninkaan laleeyahy :diktoor cismaan hadduu noolyahy allaah hautowbadkeeno , masalfu saalix ayuu iskutirinayaa 'diktoor cuthmaan ninka laleeyahy
بسم الله، الحمدلله ، والصّلاة والسّلام على رسول الله . أمّابعد : waakuma hadsanyihiin , dadka kumantiga sheikh shariif c/nnuur ku amaanay , ninkaan sheikh shariif c/nnuur wax kasheegaya , allaah haka bacsada ,ohaxishoodo,
caalimka soomaaliyeed een qaldamin waa ke waar dadoow hada xaq doon tihiin nin gaar ah ha raacina ee kitaabka iyo sunada raaca culimadan aad ku dagdagaysana joojiya walalayal aakhiro aya dambaysa sh. shariif qaladkiisa uu galay in la cadeeyaa waa xaq oo umada looga digaa
Jawais baatihiin sheekh tuug baatahay
@@faatihfaatih3398 caydu wax ahlul cilmiga iyo dalabatul cilmiga lagu yaqaanay maaha
Shariif cabdi nuur nin ka cilmi badan soomaalida sooma marin oo xaq ka sheegi og majirin ALLAHA unaxariiato sheekha
Mashalah sh mufti shariif cabdinuur alyarxamka
Shariif cabdinuur alle ha unaxariisto mufti dul badn buu ahaa
As-salāmu ʿalaykum can someone tell me the reciter
Jaahiloow shariif cabdi Nuur cilmi kuma Gaari gartiin ee daaya culimada Xaq sheega ah ayuu kamid yahaye
You probably dont care but if you're stoned like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on Instaflixxer. Have been streaming with my gf for the last few weeks :)
@Elian Kane yea, I've been watching on Instaflixxer for since december myself :)
masha alllah
الشيخ شريف إمام مجتهد في الجرح والتعديل له أن يجرح الشيخين ابن بازوابن عثيمين
سفرالحوالي إمام سني علي منهج السلف وبدعه بعض المتعالمين من مدعي السلفية
نعم إمام فی الضلالة
Wadaadka iga dhaaf riyaalka sucuudiga
Machalah الله يحفظك يا عكاش
niminkaan waa layaqaanaa shekha yaaynaayo waa murjiyo
Duluf Wayne sax weeye waxaa LA yiraahdaa raahdaa murjio ama jadiidiyo waa rag u fadwoodo doowladaha faasaqiinta ama gaalada
Bismillah salafinimadiina mo oho tii dhanta ahayd Ee waa tii rabiiciyal madaakhila oo tacasubka iyo caayda kudhisnayd culimada way idinka digeen Marka ictisaam ayaa idin dhaanta wadaadadooda dadkay diinta baraan adinkuna dadka waxaad bartaan culimo Caynta
sheegeysaa jaahiloow sh shariif cabdi nuur aqoon kuma gaaraan e haku jabin meesha duliyahaw mashayaadiintii reer aaladsacuud ba lacag kusoo soow siiyay asalba munaafiqiina aheedeene
ahlusuna ma afarta wadaad ad
shariifka.ilaa.hada.wax.qalad.ah.kuma hadlin.waxna.kama.sheegin.culumada.lakiin.xaqiiqo.jirto.ayuu.kahadlay.waana.run.in.dowlada.sacuudiga.culeysyo.eey.saarto.culumada.waana.ognahay.waxaan.kunoolahay.dalka.mareykanka.culumada.joogto.kama.hadli.karaan.waxaan.dowlada.mareykanka.raali.ka.ahayn.ee.sheekada.raqiiska.aad.lawareegeysaan.iska.daaya.waxaan.kaloo.layaabay.suaasho.uu.sheekha.weeydiya.shariif.cabdinuur.kama.mid.yahay.ahlu.sannaha.waxaas.ma suaalbaa.yaaaaaaab.badanaa
allow kuu ziyaadi barbaraawi
Syekh muqbil???
Ahmad Ridha there aren't photos of him. Likewise none of shaykh rabee also.
Masha allah
Mansha Allah
manshaallah
waa sidaa sheekh shariif waa xisbi cad
waar aduu fadhin culimada afka ka dhig nacasow
Uh
Jazaka ALLAH
MashaAllah, JazaakaAllah kheiran
MashaAllah, BaarakAllahu feek.
MashaAllah, BaarakAllahu feek
MashaAllah, BaarakAllahu feek for sharing.
As Salaam aleykum waRaxmatullahi wa Barakaatuh, MashaAllah, sheikh Barbaraawi, BaarakAllah feek duruustaan kheerka badan, wa Salaam caleykum wa Rahmatullahi wa Barakaatuh
mashaa allah waa qiso cajiib ah
mashaa allah waa qiso cajiib ah
culimada benta kadaaya
kkkkkkkkkk....wahaabiyada wey waasheen wallahi!!!
ilaahow inaga badbaadi cadaabkaaga
Baarak Allaahu fiikum walaalo. -Muxammad Clenn Howell
masha allah waa qiso cajiib ah .
Aamiin Aaamin ALLAH ha ku xafido wallaalkayo aan jecel nahay ee Sh Barbaraawi. If iyo Aakhiro
maasha allaah
don't call them salafi, call them salafi ahle saud!
Jkhayran akhi, waa muxaadaro aad u qiimo badan, ilaahey khayr hakaa siiyo sidaad u faafineyso Manhajka salafka
Waxaa Ahlu -Sunna Barax tiran aheyn Qof-ka Culimada ajila'da ah Dacniya oo liida aqoontoda kuna tilmama wax aysan u qalmin ilahay baane xakiim ah qiyaamahane gartiina kala qaadi doona!! sh cabdinur waan jecel nahay ilahayne ha xifdiyo Dabcan labada mas'alo ee aad sheegtayne waan ku raacsanahay sida uu u sharaxay sh cabdinuur dhanka culimada waa weyn ee aad sheegtay runtii ibn baaz, cutheymin, saalax fowzan, salax xeydan iyo kuwa kale oo ka badan anaga ayaa ka jecel kana run sheega jaceylkoda.
لاإله إلا الله محمّد رسول الله Af-ka aad sheikh shariif kucayday in allaah kukala marmarooriyo , miyaadan kacabsanayn ??? allaah subxaanahu watacaalaa utowbadkeen , hanakudhiman xaasidnimo iyo cuqdad iyo been . Waatilmaamo aad uxunxune.
لاإله إلا الله محمّد رسول الله Af-ka aad sheikh shariif kucayday in allaah kukala marmarooriyo , miyaadan kacabsanayn ??? allaah subxaanahu watacaalaa utowbadkeen , hanakudhiman xaasidnimo iyo cuqdad iyo been . Waatilmaamo aad uxunxune.
@@user-dh2jw9vb1h intee ku caayay bro mise qof kale u jawaabeysay ?