TAARIKH AADAN HORI U MAQAL. MARKII CIGAAL UU CODSADAY IN SOOMAALILAND IYO ITOOBIYA HAL DAL NOQDAAN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มี.ค. 2024
  • DAMACA ITOOBIYA EE DEKEDAHA &MOOGANANTA SOOMAALIDA. ~TAARIKHDA AADAN HORI U MAQLIN&FEYSAL ROOBLE.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    ~Former producer at BBCNews.
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable Tv Cameraman
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 198

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +5

    somalilandey ganacsigu walaal ma yaqaane ninkastaa caruurtisu u danaynayaa !!!! Djibouti maqaxideedi ayaa laga garabfuray soliana sharciyad carrur anay dhalin oo kii dhalay bilaash ku xaraashay ayay ku macaashtaa ilaa maanta oo dowlad khiyaaliya loogu aqoonsani yahay si somaliland loo curyaamiyo likin tii alay noqon ❤❤❤GUUUUUUL❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @abdinasiribrahim620
    @abdinasiribrahim620 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, as usual Dr. Faisal you have clearly indicated the threats the Somali people faced in the past and are facing now!
    Thank you!

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah, aqoonyahan,cabdi mawducaan oo kale soobadiya fadlan.
    Mahadsanid

  • @Ajuuraan352
    @Ajuuraan352 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤ thanks for sharing great history 👍 👏

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน +8

    Rabbi Harti Waqooyi Isaaq kareebey baa mahadleh

    • @abubokorbile9818
      @abubokorbile9818 3 หลายเดือนก่อน +2

      ogadeen qeebna kenya haaysata qeeybna ethiopia daarood waa adoon😢

    • @theruler411
      @theruler411 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xoolaha waa la dhaqdaa harti daarood waa xoolo

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 3 หลายเดือนก่อน

      Haree!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน

      @@theruler411 Ma Maxbuus Harti Oromo Fooqul Oromo ayaa Wali hadlaya 😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน

      Harti Awood Beey ugasaarayaan Inta hartay. Sool Iyo Sanaag waa Dhul Darood. 🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🐎🐎

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah fariid Somalyeed Oqoontahana , Indheer garada
    Waa dhab in ayna Ethiopia sinaba ku qaadankarin BADA Somalia sidaad ka dhawaajisay kuwa u adeega Cadawga ee Somalyeed ee maanta hogaanka haya Raagimayaan
    Waxan ku guubabina adiga iyo kuwa kula mida inad Umada BARAARUJISAAN ood Taariikhda Baryaan si ay Somalinimadii u soo noqoto oo MOORYAANTA looga Takhaluso inshaalah Guul Guul Somalia 🇸🇴 😆 😄

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi wa beena waas ninka dhane masuulka ah somalinad nacayba kahadliyay taarikhda miyuu ka masaxaya inuu ina cigaal boqorka ula tagay waxan rabna markan xorowno inad nagu soo wareejiso dhulka somali galbeed iyo mahamdii canka noqote boqorku ugu jawabay "gacantada soo jar cadawgaaga aan kusooryeeye "

    • @user-ve7ze1cs2e
      @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

      Taariikhda Somaliland ka qaadatay xoraynt shanta Somaliyeed ayuu aasaya.wuxuu qarinaya in Somaliland lahayd dawlad 4 wasiir ka kooban oo ilaa 1dii July wada socda. In lasaxana ma jecla

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah,

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน

    Reer kali dhah anaga ku soco

  • @bashirkhairdon2294
    @bashirkhairdon2294 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allahu waad mahadsanid illaahay garabkiina hagalo kuwiina dareenka raganimo iyo Muslim nimo iyo soomaalinimo ku jirto halkaasi iyo meel sare gaadhsiya illaahay gacanta inooma galiyo munafaqiinta xabashida dhulka siinaya insha allahu

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 3 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal aqoonta Allaha ku barakeeyo Somalida waa in lagu baraarujiyaa in eey ilaashadaan dhukooda

  • @user-kb6il9gl4z
    @user-kb6il9gl4z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid mudane wana codsaya inad badisan si dhalinyarada somalida ufahman dhulkoda qimihisa iyo cadowga su urabo qaybi oxukun

  • @abdinurmohamud9107
    @abdinurmohamud9107 3 หลายเดือนก่อน

    Punch thanks indeed Dr Faisal today I learned so much history about somalia peninsula!!!!

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 3 หลายเดือนก่อน

      Fakd history . Where is the source?

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 3 หลายเดือนก่อน

    You are right .100%

  • @jakey2424
    @jakey2424 3 หลายเดือนก่อน +5

    Idoorku waligoodba waxay ahaayeen daba dhilif. Sayidku markuu la yaabay gaalo jacaylkooda ayuu gabaygan tiriyay isagoo la hadlaya idoor: " NAAKHUDAAYAAL BAAD NABIYO MOODEEN, NACALADDU KUWAY FUUSHAY BAAD DABA NASHLAYSAANE, NASAB HADDII AAD TIHIIN GAALADAAD NICI LAHAYDEEN".

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 หลายเดือนก่อน +4

      Horta gabayga aad soo qaadatay waxa loo tiriyay graad dhulbahene ah oo ka hor yimid Ina Cabdile xasan waxaanse kuu sheegayaa oo ah xaqiiq biyo kama dhibcaan ah
      Soomali inta uu Daarood yeelay Ingriis Talyaani iyo Ethiopia midna ma yeelin Ina Cabdile Xasan intuu Soomali ka dilay ciddi kale kama dilin Siyaad Barre dhibkuu gaystay waa Ilaa Hadda ka soo kaban la Cabilaahi Yuusuf waa ninkii 40 tanka kun ee Ethiopiyaanka ah Koonfur Soo galiyay Aqoonyahan beenta ku sheekaynayaa ma hayaa cadayn inuu ina cigaal doonayay inuu Ethiopia la midoobo. Waa Qiiro Japantii Daarood .

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 3 หลายเดือนก่อน

      @@goudhassanaden4627 waan kugu hambalyeynayaa qoraalkaagu.Baroorta daarood orgiga ka weyn.Waa daalimiin,waa xaasidiin,waa xaaqidiin daaroodku.Waxay joogaan quus waayo soomaali oodhan toosh aan damenin ayey ku hayaan reerakan daarood. Saddexdii calaamadood ee munaafiqnimada ayaa laga wada heleya.beenta,balan daro iyo amaanada oo ay cunaan.

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 3 หลายเดือนก่อน

      Garaad dhulbahante aha kkkkk xilimuu dhulbahante heshiis gaalo lagalay colbaanu wada ahayn gaalo oo idile kkkkk

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@goudhassanaden4627 masha Allaah dadkan maalinimada riyoonaya u sheeg.sayidku miyaanu ahayn argagixisihi aabo u ahaa inay ummadda soomaaliyeed ay argagixisonimo bartaan.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan Taariikhda uu ka sheekeeyay waa tu loo baahanyahay in loo sheego dadka ku kacaamay dawladii Afweyne ee u haysta somaliland gobol uu Afweyne qabsaday oo somalia ka dhigay,
    Waxa ay ula midoobeen sidaa uu sheegay in mustacmarkii dhulka receive Area markii lagu wareejiyay Xabashida iyaga oo ka cadhaysan in ay isla doontaan saomalida italia iyo somaliland si ay u helaan xoog ay ku raadiyaan inta kale ,
    Hadaba waxa uu faysal ka boodaa ama indhaha ka laliyaaa waxa kalifay ragii aqoonyahanka ahaa ee meesha dheer wax ka arkayay in ay quus ka joogsadaan waxay rabeen oon soconayn ama looba jeedin ,
    Sidaa uu yidhi cigaal HHNX waxa uu la hadlay jaamacada carabta oo masaariyi haysato iyo UN oo budris qaali haysto oo midinimodu waa muqadas ku dooday markaa iyaga oo figradii gabowday ee ay somalida ku garaaci jireen Ethopia wata, ,
    faysal inuu igu cabsiiyo Ethiopia bad bay ku taamaysay ilaa mililek ,hadana sheegayo in wakhtigii farmaajo uu vela somalia ka sheegay Abay in uu isku darayo muqdisho iyo Ethiopia Hasan sheekhna u ogol yahay hadii uu isga soo maro Afar dakadood
    Somaliland hore ayay ugu sadqaysay somali danaheeda dawladnimadeedii ,maanta se Danteedu halka ay ku jirto ayay maraysaa qiiradaada somaligalbeed aad la qiiraysan tahyna maaha mid wax ka badalaysa danaha iyo siyaasada somaliland
    Hadalada beentana ahna ka reeb somaliland xeeb xoog lagaga qabsaday iyo mid xoog lagaga rabaaba ma jiro ee MOU ayaa lagu heshiiyay waana lagu hawlan yahy heshiiskii
    Somaligaan ka waayay inuu qiro inaan dawladnimadii Somali reptilic aan anigu keenay tiiyoon cidi i khasbayn hadan aan gooni isu taagay inuu run ka sheego macnaheedu sow anigaa kule uu sidaan doono ayaad yeelaysaa,oo sidii Afweyne ugu saxeexay somali galbeed in ay ethopia leedahay si uu u soo saaro urukii SNM ,
    Taariikhda dhinac kaliya ayaad ka akhridaa somalilandna maaha mid aad adiga iyo cid kale toona u tilmaamayso wadadeeda ,Dibna u dhici mayso ee ha ku daalin in hargaysi colaad iyo dagaal ku abaabusho Dalka jaarka ee ilaahay iskaayo baday.
    Doodahaaguna waa kuwo wax sii kala fogaynaya oo in somaliland khasb lagu muquuniyo ku qotoma Afweyne qabriga ku warayso waxii ka qabsaday markuu jabouti kula heshiiyay Mingestu ee uu moorgaan kunka katiinadood ee lagu soo xidhxidhay madaxdii SNM dalbaday,

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 3 หลายเดือนก่อน

    Ii really congratulate my brother Faysal Roble this program combined history and awareness and I follow Roble step by step as he is a hero who defending our Contry with his knowledge more awareness needs to be done for the Somali youth

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hada qab sa karto qab sa dig lo ho ra etobiya wa is na qana oromo wa is bara ne tigre iyo amxaro so damc we ya weyn hada ti dice so oromo ha so ga sho bis wan sogi lahay nay dol badan somali maqan xog ku so cili ney mar dawa in sha alha mosqolow

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 3 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya waa Damaaci Guun ah. I agree with Faisal Robel

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน

    Ila 2024ayaan adaran somali

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maad sheegti wafdigii dawladii Somaliland ee Cigaal watay hawsha ugu horaysay ee uu qabtay waxay ahayd inuu Xayle Salase waydiisto dhukka Somaliyeed ee uu haysto inuu iska soo celiyo. Wuxuu Xayle salaase ugu jawaabay inuu u keeno madax dhaqameed Somaliyeed oo wafdigii Somaliland ku yidhi annagu Itoobiyaan baanu nahay ee iska tagaa

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 3 หลายเดือนก่อน +4

      Wafdi somaliland oo xeyle selaasie wax weydiyey majirin sxb ina cigaal raisul wasaarihi somalia buu ahaa oo Somali republic buu matalayey ee dadka beenta kadaa.

    • @user-ve7ze1cs2e
      @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@koorabelayo4035 adiga oo aan taariikhda aqoon dadka hala murmin.Cigaal .Cali Garaad Jaamac. Xaaji Ibrahim nuur. Axmad Kayse. Axmad Maxad Adan Qaybe. Waliba maalinta waxaa Xayle salaase la fadhiye Ina Sayid Maxamad Cabdile Xasan

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 หลายเดือนก่อน

      @@user-ve7ze1cs2e Yes ragaas aad tirisey somaliland meysan meteleynin ee waxey matelayen jamhuriyada somaliyed.

  • @diniali612
    @diniali612 3 หลายเดือนก่อน

    We'll presented thanks Feisal

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Idoor dabacayuunta Waliigoodba Gaallo Raacayaal beey ahaayeen ilaa Iyo bariguu ingriiska. Waligood Waxu siddaaseey uduleeysnaayeen. Siddaasaa kadaacad ah ee uleeyihiin oromoyooy Kaalay Dhulbahante Innaga Celi iskacelinweeynee. Guul Harti.

  • @Cabdilaahifaro
    @Cabdilaahifaro 3 หลายเดือนก่อน +2

    Daroodka usheegdee

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Feysal, waa run arrintan uu ka hadlaayo.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arin Cajiiba iyo Tariikh Secret ah baad Nala wadaagtey, Somalilnd iyo amaba Somalia SomLida Politician ka ah iyo masuuliyiin uun baa Dayacaya hadii ay Ethiopia Hungureysyba Wakhti horeba, cajiib

  • @sharifhasan5511
    @sharifhasan5511 3 หลายเดือนก่อน

    ASC faysal waan Ku salaamayaa waxaan Ku xiranahay waraysiyadaada waan ladhacsanahay waxaan ka fahmay wadaniyad soomaali baraarujin waxaa jira inay shiiqdqy wadaniyadii iyo midnimadii soomaalida arintaas Kuma imaan faragelinta shisheeyaha oo kaliya laakiin waxaa kamasuul ah in badan madaxda soomaalida ee Maanta waxaa haboon aqoonyahanka somaaliyeed ee wadaniyiinta ah inay isu tagaan ee ay baraarujiyaan dhalinyarada somaaliyeed aanan laga baqan kuwa hogaanka jooga ee is diidan halakaynaya jiritaanka umada soomaaliyeed

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 หลายเดือนก่อน

      Waxa sabab u ah, inqilaabkii 1969 ee askarta oo horseeday in somalidu seefta iska asasho.
      Sababahan.
      1)Xukunkii dalka oo uu boobay, taasoo albaabka qudha ee hadhay ka dhigtay in qori la qaato.
      2)1977 marki Ethiopia laga awood roonaaday waxa aduunku aqbalay in somali galbed, somaliya raacdo dagaalkana halkaas lagu joojo.lkn si siyaad bare wuxu yidhi Addis Ababa ayaan geleyaa oo Ethiopia waan qabsanaya, isagoo Oromadi Addis deganayd ula baxay Somali abo yidhina waa somali oo Addis waa somalia.
      Tasoo keentay in somalia quwadihii oo dhami Nato iyo warso isku soo raacaan.
      Taaso bilaw u ahyd burburkii Somaliya.
      3]Dagaalkaas ka dib jabkii dhacay falcelintii ka dhalatay waxay kaga jawaabeen cabudhin soo dedejisay burburkii Somalia.

  • @user-kb6il9gl4z
    @user-kb6il9gl4z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax llabada aya usabab uh burburkini aya sababta anwali waa sababta

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah Feysal Abdi Rooble

  • @adnanadnan9747
    @adnanadnan9747 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsanthy adeer sbbto ah manta history waalo bahanyhy sbbto'naa mx wye mnta ddkina somalida mrka eegto 100kiiba 80tan mxa mooda iney tariqda somalia eeysan lasacon 😢

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waar ileen iidoor waligiin ba somali diid buu ahaa. Siyaad barreh na xasuuqay waxba kama jiran ileen 😱
    From Djibouti 🇩🇯

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 3 หลายเดือนก่อน +4

      Madaaa hadli kara iidoor waaa kuwii kuxoreeyay

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhulkaagii ayaa hablo ereteriyaanihi kaa qaadeen markaa maxaa kaa galey itoobiya iyo somaliya adigiibaa sanka qolfaha ka gurte.e

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 3 หลายเดือนก่อน

      @@cismaanafgaab3018 Warya qoti , sidaada qoti ma ihi, Somalia 🇸🇴 maxa kaa galay ku laha 🤣 ma qoti baad na mooday yax !!

    • @starxMm2
      @starxMm2 3 หลายเดือนก่อน +1

      CISEE WARABE WA XASID NOLOL SOMALI OO DHAN NOLOL UU OGOLEYN. THATS WHY THEY GOT 1 DICTATOR ,DAROOD WA MAXBUUS KENYATI IYO ETONIYAN, IDOOR WA DADKA KALI AH EE TASHADEE , TASHADA

    • @qassima317
      @qassima317 3 หลายเดือนก่อน

      Reerka Waa Issaq waxbo haka qoriin XAMAR baa indhaha kuhaayso Ethopia Issaq iteey XAMAR ku cumeey isleedahay baan ka baqayaa ineey gaaloowan Ethopia ku biiran sidaa somaligalbeed 2024 MJ baa somali ga go’day baan maq layaa qofkii marko xiilwaayo muxu u dhahaa waan go’ay😂

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nfd Somalia saxiixa Kenya lagu siiyey waxa lahaa cigaal

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 3 หลายเดือนก่อน

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal rooble waa geesi

  • @user-vr8gd9rj3r
    @user-vr8gd9rj3r 3 หลายเดือนก่อน +1

    arrinta u wayni waa baqdinta

  • @daahirabdikariimbaroow7393
    @daahirabdikariimbaroow7393 3 หลายเดือนก่อน

    WAAD KU MAHADSAN TAHEY DR: FEYSAL SIDA WANAAGSAN EE AAD U SHEEGTEY IN ITOOBIYA WELIGEEDBA AY HAMINEYSO BADAHA SOOMALIYA.

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad cabdi rouble ucaayeysaa. Hadaadrabtaa inaad amxaarsiisaan abahaa iyo adiga iyo gaal lajireenkaad tahay ku yaal ilma kufaar

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 หลายเดือนก่อน

    FAYSAL Wa nin Sadxiya o Samayne inta badan Xog badhitaan dheer. Wayo ? Sifudud ayu qataa Xoga Lasiyo .wa laygu yidhi ayay u badanyihiin.

  • @awilgiire5355
    @awilgiire5355 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂

  • @shiikhxuseen7039
    @shiikhxuseen7039 หลายเดือนก่อน

    شيخ حسين أحمد

  • @MuadinSheekh
    @MuadinSheekh 3 หลายเดือนก่อน

    اهلا وسهلا

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh bilaa xifmadda looms bashna ee sheekadaadda iyo is waafsji Sawirka kuu saaran media.

    • @mohamedosman3596
      @mohamedosman3596 3 หลายเดือนก่อน

      ABSIINIYA Illya Nebi Maxamed (SCW) ka hor ayey jirtaye tiraa kaa gedmane wax isku soo hagaajiso.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka isma saarno somali oo dhan maahin dadka u nugul Ethiopia somalida qabiila ayee u kala dagtaa hawiyaha qabiilka la dhaho kuwooda xataa dagan kilinlka shanaad Ethiopia ma ogla lakin qabiilaaka kale dir isaaq darood gudubiirsi ciise intaba waa bro Ethiopia taasna waa muuqataa shalayna waa muuqatay

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalkeen wuu mahadsanyahay laakiin waxan u baahanahay in an qaadano wacyigalintiisa dadkaa a iska moosno in tuna ina soo galin

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 3 หลายเดือนก่อน

    WALEE Professor kaan wax badan ayuu inoo cadeeyay

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 3 หลายเดือนก่อน

    umada dhimatey lama hafro hadaad xitaa qof necebtahay walahay inaad beensheegeyso adiguba waad garaneysaa cigaal waakii ogadeen in laxoreeyo keenay adoo adoona oo mililig ku gumeysto ilaa hada

  • @Team-malyuun
    @Team-malyuun หลายเดือนก่อน

    Somaliland waxaa ku soo haray reerka isaaq oo kaliya darafyadii daaqada ayay ka baxeen

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 หลายเดือนก่อน +1

    MA JIRTO CID DAAROOD FAQASH AMAAN UGA BAAHAN DAAROOD WAXAA NOO DHEX AH DHIIG IYO IN AANU IFKA COLAAD KU WADA JOOGNO ETHIOPIA WAA WADAN AANU DERIS NAHAY OO AANU WALAALO NAHAY HADII DAAROOD NECEB YAHAY ETHIOPIA TOOS HA UGU BAREERAAN IYAGA AYAA GUMEYSI KU JIRA YUU RABAA DAAROOD IN UU GUNIMO KU CAAYO DAAROOD FORGET ABOUT SOMALIA KA HADAL WIXII ADIGA KUU DAN AH MAXAA KAA GALAY SOMALILAND

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 3 หลายเดือนก่อน +3

      Somaliland maxa la yira ??
      From Djibouti 🇩🇯

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน

      Idoor wareersan. Guul Soomaaliweeyn. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaankii waxa soo horeeye madoobe ama cadaawe miyaanay ahayn ninkan sheekadiisu nin siyaasada fahansan buu iska dhigayaa ! In cilaaqaad beni aadam ku iyo socdaalo ganacsi iyo is booqasho maslaxadeed jireen dunida intay jirtayba ma cidbaan ogayn ?

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 หลายเดือนก่อน

    Weligood bay jeclaayeen. Gunimo iyo inay axmaaro hoos tagaan

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 หลายเดือนก่อน

    SHEEKO CARUUR CIGAALAA RABAY INUU ETHIOPIA KU BIIRNO KAN WAA XOOLO. DAAROOD NACAYBKOODA WAA CADCAD

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida qabyaalad aya dishay iyadaana ISU cadow ah cabdilaahi Yusuf wuxuu ahaa ninkii u horeeyey ee caasumadii soomaali keenay Ethiopian beentiina waa la ogyey

  • @haboon180
    @haboon180 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash iyo moryan inta fahami karaysay, Somaliland waa dhaaftay. Somaliland waxay ku hawlgashaa esoteric knowledge ( understood or appreciated by few) . Faqash iyo moryan waxa xataa dhib ku ah exoteric. Dad wax baran kara ma ah, weligood qaran ma noqon karaan.

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 3 หลายเดือนก่อน

      QOWMULUUDLAND WAXAY KU HAWOL GASHAA FUTO
      JILICSAN IYO INAY SIDA DHILOOYINKA HABEENBA NIN UKALA QABTAAN ADUUN WAXBA KAMA OGIDINE QAMRIGAA IYO XASHIISHADA SHIRIKAANADA LAGUSOO
      QAADO ISKA CABA DOOFAARAYOOW

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 3 หลายเดือนก่อน

      DOOFAARAYOOW WAXAADKU
      Hawolgashaan FUTADIINA JILICSAN KHAMRIGA IYO XASHIISHADA ISKA caba

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน

    Xayle salase qabri dahar ka yiri dulka waa i Etiopien

  • @omarade6924
    @omarade6924 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kugu raacsanahay ethiopia marnaba lagama baqo waxaa la tusiyaa midnimo oo ayagu u yaqaanaan ANDINETanigu ethiopiyan wax ku bartay waxay jecel yihin qofki iska celiya sxb ma noqdaan somalida waa xagooda waa isku mid thanks president hassan waa hogaamiyihi ugu horeeyey oo somali ah 30sano kadib talaabo ka qaaday!

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 3 หลายเดือนก่อน +1

      Midnimada aad sheegaysaa halkee ayay taalaa ithopia ayaa kaa dhow I aanu raacno walhii

    • @khadarsalehsaleh5323
      @khadarsalehsaleh5323 3 หลายเดือนก่อน

      Ma idinka dhabba

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 หลายเดือนก่อน

      Oromo ina tahay we ka moqata somaliye we is race don ta mana joge sid dol somali ah wa laga bixina

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@khalidmahamud1756oromo xabad ina la tiso diyar lo yahay ine so ga sho bis la rawa

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-gl2go3kp6s ceeb ayay kugu tahay taamu raadin jirnay ee somali wayn inaad maanta 2024 aad raadiso guul somaliland iyo ithopia 🫡

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 หลายเดือนก่อน

    1954

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 หลายเดือนก่อน

    Was xaqiiq somaali iney ka taariikh weyn tahay oo ay ka horeyso caalamka inta badan tahay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

    Isaq gaalo jecelaa ilaa weligood ilaa hada hada waa kuwii zanawi waydiiyey,inay iidoor ku darsadaan itopia,itopiankii baa diiday

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 3 หลายเดือนก่อน

    Addeerow waydhamaatay Somalia Somalibaaleh sheekaddii daaroodku dhulka dowlada somaliyeed ee ahayd Isutagii Somalia iyo Somaliland
    😅addiga Ethiopian baatehee maxaa kaagalay Somalida midowday

  • @ahmedIssa-pp9vl
    @ahmedIssa-pp9vl 3 หลายเดือนก่อน

    Turjuban waxa u aheyd Syvia Pankhurst oo reer Manchester aheyd waa naagta magaca ethiopia bixisay dagaalki 2 marku qoxoti ku aha boqortoyada England

  • @IbrahinCali-ii1qr
    @IbrahinCali-ii1qr 3 หลายเดือนก่อน

    maxaad u sheegi weyday farmaajo markuu abey ahmed xamar geeyay sheegayna in ethopia uu afar dakadood siinayo

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 3 หลายเดือนก่อน

    Adddigu marka hore isxoree tiisaba daryeelAa tukale waxtara addigu kurdibaad noqotay laba dal oo gaala dhexda ugajira markaadsaad Somaliland waxkasheegaysAA DHUL XORA WILIGIINA LA ADDOONSAN

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

    Somalidu jirayso iyo dambayso iyada ayaa isugu Wacan in dhulkeeda Itoobiya hungurayso.
    maanta arinka Abey iyo Muuse way joojin karo lahaayeen haday xal Somalinimo ah keenaan

  • @user-bc3xf8ql2g
    @user-bc3xf8ql2g 3 หลายเดือนก่อน

    Xafidulah aqonyahen qrof Feisal Roble waa damac fog

  • @khaliddi9767
    @khaliddi9767 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyoada beenta kawas xaarood adoomaha kukuyo iyo oromo waaabaaaa

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad taariikhdii ka dishay AHN Maxamad Xaaji Ibrahim Cigaal oo ahaa Xoghayihii Xisbigii SNL Gobanimo doonka ahaa.kuna suntan midayn Somalida. Cigaal wuxuu ahaa nin kursigiisi iyo Dawladnimada Somaliland u guuray midnimada Somali

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 หลายเดือนก่อน +1

    Just propaganda daarood, doesn't make sense lol 😂

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 3 หลายเดือนก่อน

    Wa in aad loo dadaalo o Ethiopia waxay tahay la tuso , wa In waddaninimada madaxda somalida la bara

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Ramadan ne Beenta Iska Daayoo Mabda'aagu Wuu Cad yahay Naceybka Somaliland Aad U Qabto Naceybkaaguna History Noqon Mayso Madidee Hargoolow Haygu Tumin Durbaan kiyo Iyo Daasaddaha Madan Intaad Sidaasi U Hadleysaan Iyo History Beena Adeer Tiina Itoobiya Ka Hadal Baddaha Somaliland Iyaddaa Leh Iyadaana Utashatey Hadalna Umabaahnee Danahaagga Raac 😂😂😢😂😂😅😅😅😅

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ninka ugu beenta wayn kkkkkk macigaalbaa sidaa yidhi yaa kadaab ibn kadaab

  • @axmedali783
    @axmedali783 3 หลายเดือนก่อน

    Hasha geela qaniinta ee cabaada weeyaan somaalidu cigaal maaha ninkii galdogob iyo balanbale calanka Ethiopia ka taagay maaha kii karamardha ciidanka kulaaya maaha kii muqdisho Ethiopian keenay ee ninwalowba xamil

  • @mukhtarali3257
    @mukhtarali3257 3 หลายเดือนก่อน

    Dhibta dadka soomaaliyeed haysataa waa qaybtooda sheegata aqoonyahanka oo iyagu sida uu aabihood ama awowgood ugu sheekeeyey kaaga dhigaya taariikh ama aqoon :-( Kanna waa mid kamid ah uun. Wuxuu ku leeyahay Salaahudiin ayaa soomaali ahaa!!!! Tolow yaa taariikh soomaaliyeed oo sax ah u qora dadkan! Waxaa uu sheegayo haddii mid kale is dhaho ka sheekee wuxuu kuu sawirayaa intaa uu sheegay in aad uga gedisan, sow markaas akhriste adiga kuguma waajibin in aad adigu gaarkaaga u baadho taariikhda soomaaliga?

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews4578 3 หลายเดือนก่อน

    Geesi ma weyno soomalaay
    Iyo garashiyo xeele
    Cadawgaa ina goobi goor iyo ayaane
    Aan is garano tol waakii guta waajibkiisee

  • @siciidsuufi9523
    @siciidsuufi9523 3 หลายเดือนก่อน

    Inta maanku gaajeysan yahay guuli waa weli. Badaha goormaa lagu baahi baxayaa saca geesaha weyni isna ma hadhsado lo'dana hadhka wuu ka saaraa.aqoon yahay tidhi balse qabyada kaa dhiman iyo ta soomaali ka dhimanba alle ha ina tuso! Isku day in aad ujeedadayda fahanto plz

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 3 หลายเดือนก่อน

      Inaad ku oonbaxdid, adiga ayaa lagaa rabaa !
      * haddaad gacmahaaga, maankaaga kaga dhergiweydey, Baddaada iyo Berrigaaga,
      Ma waxaad filaysaa inaad gacma Itoobiyan , gacma shisheeye kaga dhergaysid ???
      Kallaa ! Waa ma dhacdo.
      *Dukaankaygu macaash kama helo, Itoobiyan siinayaa, markaasaan ka faa,iidayaa ?
      Caqliga noocaas ah, ma garanayo sida qof bini,aadmi ahi ugu fekeri karo.

  • @mustafeM.mohamud
    @mustafeM.mohamud 3 หลายเดือนก่อน

    Qof qaybaladiiste ah waligaa lagana dhagaysto danta umada

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 หลายเดือนก่อน +4

    DAAROODKA COOLADA IYO AFLAGADADA ISAAQA KAMA GABOOBAAN WAA REER NACAYB MOOYEE CAQLI KALE JIRIN--- SOMALINIMO UU DOONAYA WAA MAXAY?WALIGEEY MAA ARAG DAAROOD WAXFIICAN SHEEGAYA

  • @user-sl1uu4xr5v
    @user-sl1uu4xr5v 3 หลายเดือนก่อน

    Maxuu Menelik wakhtigaas eritreia siiba Masawac uu u siiyay talyaaniga. Maxuusa gobalkaas oo badda cas ku yaal u ceshan waayay haduu bad rabo? Hadii uu tahay boqor hareereysan muxuu Gondar ugu guuray oo tuuladaas fog Addis Ababana loo bixiyay?

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j 3 หลายเดือนก่อน

    Haa Melez zenawi iyo ina Cigaal. Heeshiis Buuxa ayay Wadda Galeen (Axddi) kaas oo ahaa . In Labadda dal ee S/land iyo Ehtiopia. Uu Dal walibba Dalka kalle ixtiraamo Xuduudihiisa Dhuleed Nabadana labada Dalba ay iska kaashadaan kana wadda shaqeeyaan . 2) .. iyo qofka dallkiisa denbi ka soo galla kan kale soo dhiibo.. kk Lol

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 3 หลายเดือนก่อน

    Waryaa hee, Somali land macneheedu Waa dhulka soomaalida ee maahan dal gaar ah magacii. Xiligii gumaysiga jibuuti waxaa la dhohi jiray FRENCH SOMALI LAND , dhulka soomaaliyeed ee talyaanigu gumaysan jiray waxaa la dhihi jiray ITALIAN SOMALI LAND , SIDOO KALE DHULKII SOOMAALIYEED EE INGIRIISKU ADDOONSAN JIRAYNA WAXAA LA DHIHI JIRAY BRITISH SOMALI LAND .

  • @theruler411
    @theruler411 3 หลายเดือนก่อน

    Qurbo joog qaxooti waa xooloahaas

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 3 หลายเดือนก่อน

    Maxd uga sheekayn wayday markii maykel maryama iyo ina cigal udoodayeen soomali galbeed kuna yiraahdeen waxaan kaadonynaa somali galbeed markii ay dacwadii somalilnd iyo somaliyaba kaga soo adkadeen UNITED nationska wuxuu yidhi waan idin lqaatay inaaan idinku wareejiyo laakiin daaroodkana aan sugno waftigii daaroodka ahaa markay adis yimaadeen mxy yiraahdeeb waxan nahy Ethiopian wxanay kacabanayeen isaaq dhulkii Ethiopia kaqaaaday hadana intii aaan soomalli raadinayay adna xabadhi ayaad raadinaysay

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 3 หลายเดือนก่อน

    No More Ethiopia

  • @hiisodowa261
    @hiisodowa261 3 หลายเดือนก่อน

    sheeko daarood ayuu hayaa waligiin lama kulmin in cigaal

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil oo Somaliyeed wuxuu doonaya in qabiilka kale xasuuqo dhulkiisa qabto Xabashina u adeegsado.way dhacday . Cabdilahi Yusuf baa Xamar ku xasuuqay. Cumar xasji Masale. Samroon has Saylac siiye Abey Majeerteenbaa Garacad siiye.Geele Jabuuti siiye.Farmaajo 4 dekadood siiye. Xasan sheekh ka daran

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 3 หลายเดือนก่อน

    Histeri qaldan weligaaba faafi wankisii kaltagaynaa uun

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t 3 หลายเดือนก่อน

    Iska hadal waar Islam aan instixgalin waaya gaar ahan somaliya konfured haddi ay Islam wax uegayso maxay somaliland uaqonsan waayen isheg somaliland waa Islam dhaba balse somaliland cidkasta Odani kagasho waxbayla qabsanaysa miskiin

  • @ahmedegal3715
    @ahmedegal3715 3 หลายเดือนก่อน

    Xalku wuxuu ku jiraa in soomaalia ictiraafto soomaaliland oo ay Kala Hoos baxdo etopia. Sidaa oo kalia ayaa lagu badbaadinkaraa in etoopia badda soomaliland aanay soo Galin.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 3 หลายเดือนก่อน

      Waa rayigaaga...

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland ta la aqoonsanayo ma qabiil doonaya in midnibada wadanka somalia lawiiqo oo lakala gooyo oo xitaa ayaga aanan dan u ahayn hadii xaqiiqada lagu hadlo oo laqabsadoba 10 sano gudahoodii kaga bataan degaamada aydegaan qabiilka doonaya kala goynta dalka somalia soomaaliyeed

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

    Tobal caare maa yakhabi diizak. Horta calan distoor.Emblem aad leedihiin samaysta

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 3 หลายเดือนก่อน

    Beentiisa. Sida warqadii Ethiopia ee calaacalka ahayd. Uu usoosaaran. Muu keeno. Waxa dhexmaray. Males iyo cigaal waa mala awaal

  • @haboon180
    @haboon180 3 หลายเดือนก่อน

    Masar waxa u talinayey boqor Faruq oo Turkish ah, weliba mumluk ( adoon) ahaa. Faqash aqoontoodu waa inta ninkaasi ku hadlayo. Somalia waa laughing stock.

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 3 หลายเดือนก่อน

    Musawac ragii lahaabaa xoreeyay ee is xoree ama iska aamus .

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 3 หลายเดือนก่อน

    Waa taariikh cajiib ah wuu Mahadsan yahay aqoon yahan feysal ❤❤❤

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 หลายเดือนก่อน

    Warkasheegaya inuu cigaal malas kuyidhi aanmidoown waa war fotodameer kasoobaxay waar beenta dhaafaysaan

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 3 หลายเดือนก่อน

    Nonsense

  • @user-pc2bt6nb8j
    @user-pc2bt6nb8j 3 หลายเดือนก่อน

    Somali waa bilaa abaal. Bagga isaaq uga go'ay. Adoon iyo daba qoodhi ayey ahaayeen. waa kuwaa malaa'igta iska dhigaya. wax shaqo lagu darsado ma ha

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmad Ibrahim Al-Qazi oo somalidu u taqaano ( Ahmed Gurey ) mahayn somali carab yemeni ah ayuu ahaa.

    • @Hassan-zt6dg
      @Hassan-zt6dg 3 หลายเดือนก่อน

      Yamen dagalanta xaggee taarikhda laga jirtaa, saa kuwii yamanta guneysigii
      Ingiriska bey askar u ahayen cidamddii guneysigii somalia ku qabsadeyna qeyb bey ka ahayen iyagana xoriyadda dagal uma aysan gelin ee xoriyadda waa iska siiyey oo wuxu ugq hurry wifi uu hargeysa uga gurey Kuna yiri for bad tihin isagoo labor qeybodna uqeybshey

    • @warsamewaberi3792
      @warsamewaberi3792 3 หลายเดือนก่อน

      Carabtu waligoodba budhcad bay ahaayeen waxay cabsidu gashay markii Petrolka loosoo saaray ee raaxada barteen. Diinta markii ay faafinayeen waxay isdhex waddeen diinta islamka iyo qaniimo ama boob xoollaha dadka kale iyo dumarkooda ku qaadan jireen kuwa diinta islamka inay qaataan diida Ahmed Guray kuwaasuu ka mid ahaa.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    Tuliguleed ka sheekee somaliland waxba kama gelin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 หลายเดือนก่อน

    Wuhagasan xale salase somaliya waxay ahadi jahanaba

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb 3 หลายเดือนก่อน

    Faisal roble wa runta sida niman aqonyanadii sida ahmed ismail samatar iyo nimankale sida ismacil cumar o arrinta gobolka sitti loqasbsado

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 3 หลายเดือนก่อน

    Waxasi wa isaaq xasid Wan kudhagaysanlaha hadan isaaq nacayb kugu jirin