Barnaamijka Live music | Warda saciid oo wacdaro dhigtaY🙆‍♂️🙆‍♂️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 383

  • @saidosman8094
    @saidosman8094 3 ปีที่แล้ว +38

    War sidaa idin raadinayey waanba daalay Love And respect sxb Adiga iyo warda from Mombasa,Kenya

  • @xuseen88xasan37
    @xuseen88xasan37 3 ปีที่แล้ว +141

    War niman yohow reer hargeza wxn idin weydi
    Ceel aad biyihisa cabtaan ma jiro wxn cod ka weyne anaga fanan socdaal ayaa agtena talent ka lehe mad biyaha no Soo sisaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bashirahmedsalah8474
    @bashirahmedsalah8474 3 ปีที่แล้ว +65

    I was searching more than three days keep going dhalinyaro🤩

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 3 ปีที่แล้ว +5

    Warda codkeedu caadi ma ahayn ilaahay ha ku daayo codkaaga quruxda badan❤❤❤❤❤⚘⚘⚘🙋‍♀️🙏🙏

  • @saciidbk5574
    @saciidbk5574 3 ปีที่แล้ว +14

    It's absolutely amazing girl
    N boy
    Warda saciid n taysiir jacayl
    Haysku ilaawina fankana
    Tn kle bilaa musigii noogu daayaa nio

  • @mohaabali6198
    @mohaabali6198 3 ปีที่แล้ว +7

    Yaasallaam reer waqooyigu waa wada suugaan socota

  • @dahirhussainali8357
    @dahirhussainali8357 3 ปีที่แล้ว +22

    Fbga baan kuso arkay qayb kamid ah lkin alxm waan helay ugu dambayn saan uraadinayy

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 ปีที่แล้ว +21

    Come back Warda and TaYasiir👸🤴❤

  • @Sumi2379
    @Sumi2379 2 หลายเดือนก่อน +1

    11:38 my favorite part ❤❤ heeskaas adigoo qaadey intee baan radinaayey😩 tiktok waa laga tirtirey 😢

  • @drszaprina6927
    @drszaprina6927 3 ปีที่แล้ว +5

    Mcha allh ilhy ha idin xifdiyo wlyaal wlky tayasiir iyo wlzhy warda siciidba💖🤴👸❤💯
    Taysiirow wloh ana berbera ma igu soo dhaweynysa wan so socdaye😎✔👍❤

  • @fadxamaygag1141
    @fadxamaygag1141 3 ปีที่แล้ว +1

    From tiktok codkiina bartaa ikeeenay labo qofo qurux iyo codba isku darsaday allow idin xifti🙏❤❤❤❤🙏

  • @abdifitahibrahimyarow1564
    @abdifitahibrahimyarow1564 3 ปีที่แล้ว +7

    Warda iyo tayasiir wax kale bad dhigten lkn bilaa music bad ku wacn thn😍

  • @amiiroinamohamutt6486
    @amiiroinamohamutt6486 3 ปีที่แล้ว +4

    Yes wan helay lapadaan fp saan uga dhagaysanayey wan dalay lapadan codkood qrux waa dhafay❤❤❤🇸🇱

  • @quraishabdihabashow8593
    @quraishabdihabashow8593 3 ปีที่แล้ว +7

    Much love from Nairobi Kenya 🇰🇪

  • @housseinaden5545
    @housseinaden5545 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going my brother Tayasiir try to continue this kind of instrumental song
    Djibouti adores you

  • @bashiirmahamed4906
    @bashiirmahamed4906 ปีที่แล้ว +1

    The big legend tayasir waa ku wataa lipaax si qaas ah kuu taaga adi iyo warda from Mogadishu salaama uma somaliland

  • @xaamudtiger2376
    @xaamudtiger2376 3 ปีที่แล้ว +2

    From facebook cod baa ku dhan wllsheen warda allah hakuu barakeeyo codkaaga

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 ปีที่แล้ว +3

    Feesbook inta.kasoo aragtay oo wiilkaan codkiisa.macan .sooracday sideyda like.saar io.waliba gabadhaa waashisan tihiin wan idin wataa ani koley

  • @ahmedmo5810
    @ahmedmo5810 3 ปีที่แล้ว +8

    Wll waxan kaso racay fbga.
    Tayasiirow waan ku wataa nio.
    Rijaal baad tahee hore u soco 👏

  • @malyunnalka1179
    @malyunnalka1179 3 ปีที่แล้ว +2

    I was searching more days finally I was getting keep going

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 3 ปีที่แล้ว

      Hada fb kuso arkay waxan qoray gabar heeseyso bila music hora ka helay 💪🏻😂

  • @MrAmuni
    @MrAmuni 6 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaradha yadhaa confidence is on another level mashallah viva reer sheikh isxaaq❤❤❤❤

  • @abdirizakqoslaaye3283
    @abdirizakqoslaaye3283 ปีที่แล้ว

    UGU DAMBEEN HADAFDEEDA WEY KA DHABEYSAY HADA WAA ANOTHER LEVEL

  • @abdiwali970
    @abdiwali970 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah reer Woqooyi waa wada fanaaniin Alle ha idin wada xafido anagu hadaan nahay reer Koonfur Faladagan aya noo ah Tubeec Balbalaarkana Magool intaas baa dhibaato inoogu filan 😀

  • @asal_dhalag_officiall
    @asal_dhalag_officiall 4 หลายเดือนก่อน

    Wall walhi music ga danbi moye wax kale ma leh bilaa music ka aya ku haysana anaka ❤

  • @samiircizhqi7805
    @samiircizhqi7805 3 ปีที่แล้ว +5

    Waar saxiib Qoraalkaygan hadad aragto waxaan Rabaa inaan musica Teembada iyo classic meel aan ka helo aad ii sheegto mahadsanid legend Go forwad ayaan ku leeyahay saxiib.

    • @apupakarmohamed3938
      @apupakarmohamed3938 3 ปีที่แล้ว

      Zhp xfda idinka soo hor jeeda ee albabka yar ka gadhka wayn ee jooga ee serafta wata e wlipa ilkaha cas ka helaysaa go pro

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 3 ปีที่แล้ว +5

    Thank you huuno macaan, waan dhownahay
    🟢⚪🔴

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooooooow Nasab Nasab Dhalay Waar Inantaa tayo Bal igu salaan❤

  • @zakiodowaa5199
    @zakiodowaa5199 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta From Mogadishu

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah warda sicid codkaga wangsan Allah swt ha ku barakeyo

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 3 ปีที่แล้ว +1

    Maamusta hablaha jabuuti mugweyn heesta inta kale waan idin wataa

  • @marianadan208
    @marianadan208 3 ปีที่แล้ว +12

    Ma sha allah beautiful voice ❤️

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      I’m the i don’t see it you on here yet you’re a liar 🤥 who doesn’t mind me giving details on topics you might post on hereditary or whatever good goes into this it will be nice no one ☝️ but our government will not deny us the right

  • @zamzamosman7243
    @zamzamosman7243 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa radiyay youtubegiina dhallinyaro hore usocda 👏👏🥰😘

  • @farxaankaka45
    @farxaankaka45 3 ปีที่แล้ว +7

    Waar Taysirow sawtaad i og Tahy Ina Hipo Codeed leyhy Maxa I Macsumi wayde 🤗🤔

  • @ilwathahmed4414
    @ilwathahmed4414 3 ปีที่แล้ว +1

    Talent ayaa leyahay wlll Codah bila music🖐🖐Hadda ayaa arkay Videoga

  • @safwanali3840
    @safwanali3840 3 ปีที่แล้ว +4

    Just kiwaalayaay wardaay hno😅 waacod macaantihiin wlhi labadiinuba

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +1

    Wll qiimo badan tayasiin keep going hablaha muqdisha ka mid ahay dee hesta wey igu socota noso badi ayanta waa naga jiifate huno

  • @jacellowyoung8923
    @jacellowyoung8923 2 ปีที่แล้ว

    Waaw nin inbadan aan raadinayay in uu chanel leeyahay mnsha allah wlhi labadiinabo makala dhacdan👍💯

  • @eliasjakaarta7901
    @eliasjakaarta7901 2 ปีที่แล้ว

    🇨🇦 🖐 aad ban idin salamaya wlhi waqti dheer ban radinayy wana helay ugu danbeyn waxad mudantihiin bogaadin

  • @aminasaleban2393
    @aminasaleban2393 3 ปีที่แล้ว +7

    Team Facebook kaso raacday ismuujiya

  • @faleemoahmed8895
    @faleemoahmed8895 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlal Qaaaliya Tayasiir maxamed Ali keep going

  • @mohameddeeqofficial347
    @mohameddeeqofficial347 3 ปีที่แล้ว +2

    Lipax cawa 1:02Am Habenimo Ayaan kugu so Biirey😆
    Bosaso bn kaaso Dawanya Kiib Going❤

  • @DaahirCabdow-hm2sf
    @DaahirCabdow-hm2sf ปีที่แล้ว

    Warda ilove you so much

  • @khadariyoow9922
    @khadariyoow9922 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sxbal Wlhi inaba caadi ma ahaan keep going and Insha Allah I love to collaborate with you

  • @kingak6053
    @kingak6053 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw big talent keep going zxbayaal
    #war_taysiiroow inanta hanaga daynin

  • @wardahodan9619
    @wardahodan9619 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my brother😊❤

    • @MkXiddo
      @MkXiddo 3 ปีที่แล้ว +1

      🙄💖👑

  • @axmedkaafi7941
    @axmedkaafi7941 3 ปีที่แล้ว

    War fanaanada heesta la qaadeysa jaanhow magaceeda waa surqa yareey ee maahan shukri saaas ula socda sidiina kle wlhi amazing waye ee kuwada sidaas

  • @Nuuria665
    @Nuuria665 3 ปีที่แล้ว +1

    Hapla burco ayaan ka mid ahY subscriber waad iga haysa prother♥️

  • @ibrahimyouyou4323
    @ibrahimyouyou4323 2 ปีที่แล้ว +1

    Wàad kuledihiin ee keep going brothers

  • @hamzanacer2246
    @hamzanacer2246 ปีที่แล้ว

    Keep going sister warda 🥰❤beautifull voice machallah

  • @sharmaakesaleebaan8455
    @sharmaakesaleebaan8455 2 ปีที่แล้ว

    M.alaaah cod ba ku dhamaday

  • @zakiawl7173
    @zakiawl7173 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir Gaydh iyo Warda Siciid Cumar nice wllhi akhyaarta aad baan uga helay Videoga naga soo raaci Channel Name ka saaxiib
    Horey u soco

  • @naemaali1123
    @naemaali1123 3 ปีที่แล้ว +2

    Warda siciid omer
    Tayosiir jcyl keep going wlaalday💖❤

  • @naasirsuriya
    @naasirsuriya 3 ปีที่แล้ว +3

    Laba codo kala daran haysan guulaysta walalyal

  • @sameeraadem7408
    @sameeraadem7408 3 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiirow wan ku taagera hno ilhy haku sharfo

  • @cabiircisman6051
    @cabiircisman6051 3 ปีที่แล้ว

    Keep going tayasir fanka kubahn pro

  • @abdihakimmouhoumednour7972
    @abdihakimmouhoumednour7972 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother tageero buuxa ayaan kuu nahay 🥰❤

  • @sucaadbaashe9207
    @sucaadbaashe9207 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlky tayasir iyo wlzhy warda sicit keep going 💪 ♥

    • @ilwaaddhemman7057
      @ilwaaddhemman7057 3 ปีที่แล้ว

      Mansha allah warda siciid boqorada codka

  • @muxiyadiinyuusufmaxamed9043
    @muxiyadiinyuusufmaxamed9043 2 ปีที่แล้ว +1

    Axsan cod warda iyo tayasiir

  • @abdifataxmowlit8526
    @abdifataxmowlit8526 3 ปีที่แล้ว +2

    Warda mncha allah 🙏 ♥ war inanta cano iyo biyo seniors are the most important thing for you ❤

  • @hanadmuseali4039
    @hanadmuseali4039 2 ปีที่แล้ว

    Axsan sowt😍
    Teda kle is it dibnaha or dabnaha😅 am curious!!

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobtii 👑Warda Iyo taysiir 😍Keep going guys

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 3 ปีที่แล้ว

    Music kuma qaadaysaane , waa darmuugadii oo keliya halkii daraam ka ayuu ku jiraa kaban kii baa ka maqan
    Hore u socda labadiinuba 🎸♥️

  • @shuaipofficial9264
    @shuaipofficial9264 3 ปีที่แล้ว +1

    dadkii fanka lahaaa oo iz helay👏💯💯👏

  • @haldha76
    @haldha76 3 ปีที่แล้ว

    Intaaan jeer aan raadiyay baaa ka dalay taydsiirooo keeep going

  • @zamfx12
    @zamfx12 3 ปีที่แล้ว +2

    m.allah zxp keep going🙏🔥

  • @QORRAXTV
    @QORRAXTV 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalaw waan Isla kiin jeclaadey
    Lapadiinan oo waad isku soo paxaysan 🙏🙏🙏

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 3 ปีที่แล้ว

    Wow cod aa ku dhamaadey gabadhaan
    M.a

  • @qalbidacaad9228
    @qalbidacaad9228 2 ปีที่แล้ว

    M.a abyo haa noqon fanan abyo mcn

  • @xabiibaasiya684
    @xabiibaasiya684 3 ปีที่แล้ว +2

    Rer Hargeisa one love ❤️

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

    M ALLAH Labadan Ruux Fanaaniinta Rer Xamar Oo Dhan Way Shiiqiyeen😅😅😅

  • @saciidomaxamedcaseyr233
    @saciidomaxamedcaseyr233 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo heesta waxaa wada jir uqaaday allaha unaxariisto sahro ileeye iyo axmed nuur jaangow waxayna ahaayeen labo lamaane idina waan idin taageeraa guuleysta ❤❤❤

  • @hassanhossainkafi6527
    @hassanhossainkafi6527 3 ปีที่แล้ว

    Kp going walalahy taalantiyaad leedihiin 🇸🇴💪hanolato

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada codka warda saed omer😎💖

  • @subiyeciise4946
    @subiyeciise4946 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xafido wll mcn

  • @faizamaax3060
    @faizamaax3060 3 ปีที่แล้ว

    Warda said waan haray ma dia waxaas baa kaa cod ah masha Allah tabarakallah ilahay codkaada hakuu dhowro walaal mcn

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka8487 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh wardito codka kugu tager alle haku bara keyo wllo codka mcn

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi warda siciid waa fire 🔥😍💎✌🏾😁👑👸🏾tayasiir thnks bro

  • @bulshaawiofficial993
    @bulshaawiofficial993 3 ปีที่แล้ว +2

    WrYa TaYooY Aniga Talent Ti'geYga Wadka XuntaHaY Sowmha😁😅😆

  • @omarabdirahman2453
    @omarabdirahman2453 3 ปีที่แล้ว +2

    Warda another level masshallah ❤️ 🔥

  • @munasaryarre
    @munasaryarre ปีที่แล้ว

    wr wllhi labadn qof makala dhacan haday is hellan wa wax jkle

  • @amalqurux151
    @amalqurux151 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow❤️💯💋❤️💋💯💋

  • @shukrishacni6227
    @shukrishacni6227 3 ปีที่แล้ว +3

    Warda we we👏👏👏😋😋😋😋

  • @burdhaabmedia856
    @burdhaabmedia856 3 ปีที่แล้ว +1

    1000 kun jeer ayaa ku ceshaday heesta sahra ahmed ee qadayso warda ceesh calaa cod

  • @updihathi-ali-official3087
    @updihathi-ali-official3087 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhalin yartan wa tallented waa bila shacab moye comunity share halo sameyo

  • @xuseinxalane8702
    @xuseinxalane8702 3 ปีที่แล้ว

    Tayasiirow malaha warda sicid wey nicibtee malaha waa ku soo baxeYsaaH🤦🥰

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 ปีที่แล้ว +1

    #HEESTA cawaale ee aad qaadaan HABLAHA waa heestii ugu horeesay ween arko aan idinku bartay WAANAY isoo jiidatay sidaasaana idiinku soo biiray,,,,

  • @nacimaek4629
    @nacimaek4629 2 ปีที่แล้ว +1

    Warda iyo tayasiir mansha Allah keep going 🥰

  • @funnypranks561
    @funnypranks561 3 ปีที่แล้ว +1

    TaYo keep Going zhp

  • @nasriiniitanasriin8510
    @nasriiniitanasriin8510 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my pro

  • @bilanabdikadir4875
    @bilanabdikadir4875 2 ปีที่แล้ว

    Gulayso wll form zaki bin haaji

  • @nasriiinkhadar7955
    @nasriiinkhadar7955 3 ปีที่แล้ว +2

    Hore usocda walaladay 🥰👑

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 3 ปีที่แล้ว +3

    What an interesting song without music

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah tayasiir iyo warda keep going you have amazing voice without music masha allah ❤🙏🥰💯

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 ปีที่แล้ว

    Yslaam waan soo dhaweenayaa dhalinyarada dadka maaweelisa waliba siwanaagsan iyakoo afkoodii ku hadlaaya,,MAANSHA ALAAH
    #TAYASIR waxaad leedahay dabeecadii LOOGU talagalay xidhiidhinta BULSHADA ,,, #WARDA mayareesato labadiinaba waan idin salaamaya
    Meeshii caseedna waan idiin CADEEYAY

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 3 ปีที่แล้ว

    Musical nagadaaaaya walala please snag a heesa madhagaysanee

  • @mahiigan4344
    @mahiigan4344 2 ปีที่แล้ว

    Keep going sister wlhei codkaaga shimbiraha dariskaa yaabey😫👌

  • @hudaahmed706
    @hudaahmed706 3 ปีที่แล้ว +1

    Sool iga ilawdeen lkn burcadeydii ku jirta hablaha somaliyeed oo dhana sharaf ku noolada adinkuna ii nolooda wllo adiga io warda qurux ba❤️❤️

    • @queenhayatchannel5711
      @queenhayatchannel5711 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo heesta yaa qaday nh iisheeg haa taqaano xppti

    • @salah.19
      @salah.19 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@queenhayatchannel5711mide ayaad ka wada??

  • @hodanabdullahi8371
    @hodanabdullahi8371 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal lawadiinaba cod ayaa leedihiin walalkey alle ha idin dhowro cawa aya iigu horeesa chanelkaga wanna kahelay hada kadanbe fanskaga ayan ahay alle haku dhowro

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaw.ishcalaaa.cod.masha.alaaaaah alaha kuxifdiyo.aaamiin

  • @naasirsuriya
    @naasirsuriya 3 ปีที่แล้ว +5

    Hargeisa kugu sugayna zxp nala socdsi markad imanyso