Heeso bila music xamda xaraabo iyo cadceed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Heeso bila music xamda xaraabo iyo cadceed

ความคิดเห็น • 98

  • @LaylaQojo
    @LaylaQojo 2 วันที่ผ่านมา

    Koley aniga adinka nii dhagsysa❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nacimaabokor4126
    @nacimaabokor4126 หลายเดือนก่อน +9

    Miyan kadaleynaba heesihina waliba labadiina sigaara ayn idin jelhye ❤

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 2 หลายเดือนก่อน +15

    Codkinu waa na saaqayo oo na Deeqay
    Hubaal war sow Maaha dad allow .💯

  • @LaylaQojo
    @LaylaQojo 2 วันที่ผ่านมา

    Xooga nii jeclahay horaay uu socda

  • @hanadali72
    @hanadali72 หลายเดือนก่อน +5

    Car yaa maqalay xxbi 🎉❤👌 isoo raac 👏👏👏👏👏top 10

  • @ubaxbbeb1278
    @ubaxbbeb1278 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi xamada qof ka cood mcn mala cadcedow xamada lee coodkada ku so bexeyso inaa hes isla qadan hablaha kale iska daa ❤

    • @asiyaahmed-kh9cr
      @asiyaahmed-kh9cr หลายเดือนก่อน

      msh allh eshacaalaa cod xamd❤

  • @user-ze5mc8wb2k
    @user-ze5mc8wb2k 2 หลายเดือนก่อน +12

    Cadceedow noosaooqabo yasiin iyo taysiir dee ❤❤❤adoo mahadsan❤❤

  • @LaylaQojo
    @LaylaQojo 2 วันที่ผ่านมา

    Koley aniga adinka nii dhagsysa

  • @NimcoShabcan
    @NimcoShabcan หลายเดือนก่อน +4

    Walo qali wan ku tagera wanan ku jecelhy ore usoco❤😊

  • @asiaali6085
    @asiaali6085 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa ku ceshtay oo aniga ahayn❤

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 2 หลายเดือนก่อน +10

    Saaxiib saddex fariimoodba waan jeclahay inaan idin soo gaadhsiiyo ee iga guddoon gacallayaal:
    1: Waxaad qayb lixaad leh ka tihiin soo noolaynta oo waxaan arkay ama anigaba igu dhacday inaan idinka dhuxul qaatay oon bartay heeso badan oo muc iyo miid ah aniga oon dhagaysanba; deedna ay xallad gaara hadhow iisii yeelatay---Mahad baan halkaas idinka idhanayaa.
    2: Xamdaan si gaara kaftan hawada u marinayaa; eegmo yaroo cajiiba iyo kaftan kalfuran ay leedajay waxay suuro galisay in si ba'an oo baraad la'aan ah loo jeclaanayo dadkuna inay iska dhagaystaan iska jeclaanayaan.
    3: Cadceed oo aan hawada u marinayo inuu hibadiisa codeed ee dadka la jaalka ah uu Eebbe kaligiis u siiyay waa hibada keenida codka fanaan kasta iyo laxanka uu marnarka saarto ee dabacsan; furfurnaantaada iyo sida aad wada sheekaysiga dadka u qurxinayso horay u soco jaalle.
    Labadiinaba gacallayaal mahadsanidiin❤

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  หลายเดือนก่อน

      Allaha ku shrfo wll Mahadsanid ❤

    • @XamdiJaamac-bc7hy
      @XamdiJaamac-bc7hy 22 วันที่ผ่านมา

      Maansha aallah tabarikaalah

  • @XamdiJaamac-bc7hy
    @XamdiJaamac-bc7hy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wooooooow maaansha aaalllah alle codka haydiin barkeeyo❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 หลายเดือนก่อน +3

    Laba qof oo nagu qaliya nolada cadceed iyo xamda♥️👑♥️

  • @nimconajax2612
    @nimconajax2612 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa salaam 👏 wllee barnaamijkani waa cajiib👌🥰

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c 2 หลายเดือนก่อน

    Mash alllh Esh cala cod hamdy iyo cadceed Jah wax kle iga dheeh wlhie wall wan isla keen jeclhy hmdyyyy qli❤❤❤

  • @user-kp4ui5nw1l
    @user-kp4ui5nw1l 4 วันที่ผ่านมา

    Anu xamda sheekadeedan raba😂

  • @WardaMaxamed-mi4ns
    @WardaMaxamed-mi4ns หลายเดือนก่อน +1

    Wow.xamda.noso.celi wll.cadaceedow❤

  • @NimcoYasiin-m2j
    @NimcoYasiin-m2j 21 วันที่ผ่านมา

    Hamplyo wll mar kale soo qabo mar kale xamda xaraabo ❤❤

  • @CanabAbdi-p4y
    @CanabAbdi-p4y หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed wll aad ayan iďiin tageera runtii❤

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waan islakiiin jeclaanay ee isku waara❤❤❤

  • @nafisaabdilahi9583
    @nafisaabdilahi9583 7 วันที่ผ่านมา

    Casi iyo amiir

  • @naasirahmed8896
    @naasirahmed8896 หลายเดือนก่อน +1

    M.a my couple 💑 isku waara abid 😊

  • @FilsanDayib-x7x
    @FilsanDayib-x7x หลายเดือนก่อน

    Masha allh codka ilahy haydun barakeyo wllday qli❤❤❤

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceed videoyadinu midh ima dhaafo mrka jaaniska u hyn inta la dego bn dib ka dawada hormar wacan bn ku rajayn keep going team Cadceed

  • @xasanibrahimxasan7819
    @xasanibrahimxasan7819 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inta ila aragtey in labadan qof iska sobaxayan ❤

  • @ABDIKHEIRHAMDIAHMED
    @ABDIKHEIRHAMDIAHMED 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wara dan yar cod macnaa❤

  • @user-ec3rx5wt1x
    @user-ec3rx5wt1x หลายเดือนก่อน +2

    Xamda ❤🎉❤

  • @abdifatahmohamed10
    @abdifatahmohamed10 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed sxp Top baad tihin Gulaysta❤

  • @user-xs9hi7mx9c
    @user-xs9hi7mx9c หลายเดือนก่อน +2

    xamda nooso celceli marar badan cadceed

  • @ubaxbbeb1278
    @ubaxbbeb1278 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hesta hanti kugu ma nici karo u shidan tihin ohmg 💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 2 หลายเดือนก่อน

    Dar Allah aayaan idin jeclahay wlhi ❤🎉

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน +1

    Waaw mansha alh ❤ 3:01

  • @farhaannizzohappybae2762
    @farhaannizzohappybae2762 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bal qiyaas in aad ku qosliso nin aan ahayn ninkaaga ama walaalkaa aaway xishoodka hablahayaga 😮😮😮

  • @AminaCaraale-hh7be
    @AminaCaraale-hh7be หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤cod waa dhaafay

  • @daahirabdikadir2225
    @daahirabdikadir2225 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceedow wllhi manta runta sheegtay iminka heeso ma jiraan

  • @user-ku7df3gh7j
    @user-ku7df3gh7j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Commentigii ugu horeyay pls replay

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  2 หลายเดือนก่อน

    • @user-ze5mc8wb2k
      @user-ze5mc8wb2k 2 หลายเดือนก่อน

      Cadceedow noo soo qabo yasiin iyo xaaji loof ❤❤

  • @AaminaDagan-uy4cw
    @AaminaDagan-uy4cw หลายเดือนก่อน +1

    Golden voices 😢

  • @ZadiaHaroun-mp8oc
    @ZadiaHaroun-mp8oc 2 หลายเดือนก่อน

    Wow 👌 war wad isu nuuraysaan isu qabsada

  • @user-wv7py7bg5q
    @user-wv7py7bg5q 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh ❤

  • @SakariyeclrishiidSakariye
    @SakariyeclrishiidSakariye หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa Cod ❤

  • @maxamedmaxamed9354
    @maxamedmaxamed9354 2 หลายเดือนก่อน +1

    jacyl alow mxd qabigayga holiday😢

  • @deeqmohamed3718
    @deeqmohamed3718 หลายเดือนก่อน +1

    Golden voices

  • @user-tb7jk5kj8d
    @user-tb7jk5kj8d 2 หลายเดือนก่อน

    Nio sida yarey u egayso kahelayba❤

  • @ayansaid3827
    @ayansaid3827 หลายเดือนก่อน +1

    Ya Salam codbad nagu garaacden

  • @fadmaabdi4006
    @fadmaabdi4006 2 หลายเดือนก่อน

    Best voices cadceed an Samiira ❤👏

  • @maxamedmaxamed9354
    @maxamedmaxamed9354 2 หลายเดือนก่อน +2

    wow ❤

  • @XamdiJaamac-bc7hy
    @XamdiJaamac-bc7hy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naa cod manida qalbi❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤

  • @user-zg7eo8nc3b
    @user-zg7eo8nc3b หลายเดือนก่อน

    Shp cadceed pig fan wllhi😂

  • @user-xp7fx1yl9g
    @user-xp7fx1yl9g หลายเดือนก่อน

    Wwwwww masha Allah ❤

  • @deeqsanqueen2255
    @deeqsanqueen2255 หลายเดือนก่อน

    Cadceed Jah codk ❤

  • @MaymuunaJaamac-yk1hi
    @MaymuunaJaamac-yk1hi หลายเดือนก่อน +1

    Xamdi iyada wadata chanalka

  • @user-qh3dn2rm9k
    @user-qh3dn2rm9k หลายเดือนก่อน

    golden voice cadceed 🎉

  • @AminaCaraale-hh7be
    @AminaCaraale-hh7be หลายเดือนก่อน

    Hamda so celi🎉❤

  • @warsameali3862
    @warsameali3862 25 วันที่ผ่านมา

    Hadaan dib u soo Raadiyey

  • @fahmahayir202
    @fahmahayir202 หลายเดือนก่อน

    Hamda iyo cadceed Fv Voice ♥️

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 หลายเดือนก่อน

    Mashlh inanta❤

  • @FaraxCabdirahman
    @FaraxCabdirahman 2 หลายเดือนก่อน

    Wa daren kara ayay tana wxba jira

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mar labad yaa ku ceshty 😂😊

  • @user-bp1yf6ln2y
    @user-bp1yf6ln2y หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @user-gf4uc8is6v
    @user-gf4uc8is6v 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 หลายเดือนก่อน

    Inantii hooyadeed haruurka tuntaa iyadane haadiskee barataa

  • @fuaadxikmawi7056
    @fuaadxikmawi7056 2 หลายเดือนก่อน

    In aad is jeceshihiin, waad naga dhaadhicin kartaan dee. Haddii aad doontaana...😂

  • @somalimigrate1
    @somalimigrate1 2 หลายเดือนก่อน

    Nio laba aad isugu qurux batey oo aan kala duruga ku wanaagsanayn ayaa tihiin mid ahaada oo mataanoba

  • @salmocadey9550
    @salmocadey9550 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceedkeena ❤

  • @NimcoMouse-hg8gh
    @NimcoMouse-hg8gh หลายเดือนก่อน

    Caded❤🎉

  • @IlhaanmohamedAbdi
    @IlhaanmohamedAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤

  • @saynab12345
    @saynab12345 2 หลายเดือนก่อน

    Mu sis and my bro ❤

  • @user-ot9ib4hv8k
    @user-ot9ib4hv8k 2 หลายเดือนก่อน

    Waad isla haysataane oo isu qalantaane isla midooba

  • @user-cv9cp1vd3d
    @user-cv9cp1vd3d 28 วันที่ผ่านมา

    Tageero

  • @CabdishakurCabdiqadir-n4j
    @CabdishakurCabdiqadir-n4j หลายเดือนก่อน

    Mashalaah

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe 2 หลายเดือนก่อน

    Wow😢😊

  • @dajiyaquruxofficial7449
    @dajiyaquruxofficial7449 2 หลายเดือนก่อน

    Waaaw❤

  • @HindaIbrahim-x8f
    @HindaIbrahim-x8f หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @user-kv9uo3di8y
    @user-kv9uo3di8y 2 หลายเดือนก่อน

    Cadceedo wlll inanta nooso celi wlll blz blz blz

  • @CumarMuxumed-p9n
    @CumarMuxumed-p9n หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 2 หลายเดือนก่อน

    alaa yacisak

  • @nimcoibrahim6897
    @nimcoibrahim6897 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @cazamziyech22
    @cazamziyech22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed on the beat

  • @user-zj7rz4of8p
    @user-zj7rz4of8p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumomaxamedSaleeban
    @FaadumomaxamedSaleeban หลายเดือนก่อน

    Kuwageil

  • @AbdeShiesty
    @AbdeShiesty หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @munamohamed7980
    @munamohamed7980 2 หลายเดือนก่อน

    waaaw

  • @nacimaabokor4126
    @nacimaabokor4126 หลายเดือนก่อน +1

    Miyan kadaleynaba heesihina waliba labadiina sigaara ayn idin jelhye ❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤

  • @user-lp8no3tw2r
    @user-lp8no3tw2r 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤

  • @XamdaCsamad
    @XamdaCsamad หลายเดือนก่อน

    Waaw mansha alh ❤