Maxaa Kala qabsaday warda siciid iyo alfanaan cadceed . codad cajiib ah 🤩😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 244

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 ปีที่แล้ว +42

    Dheereeye nin odey ah waxaan kaala imaade tiktok.
    Labaadan qof soo celi absolutely they're amazing 🔥❤️

    • @dheereye4040
      @dheereye4040  ปีที่แล้ว +6

      Soo dhawoow wll insha Allah waan soo celinayaa

  • @khadar3166
    @khadar3166 ปีที่แล้ว +55

    Legendkani miiska siduu utumayoo kaliya heesta kugu socodsiinaysa hore usocda

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +11

    Dheereye wan ku xiisey barmamijka no so kordhi ina ader warda iyo cadceed laba legend❤

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 ปีที่แล้ว +12

    Nolosha qurbuhu quruxba lahoo
    Armaan qalanjooy dalkii qabanaa
    ax😪😭allahayow wadankeena noo amaanee

  • @alisiyadshukri7279
    @alisiyadshukri7279 ปีที่แล้ว +18

    Hayaaay war nio fanka haloo daayo dadkan masha allah ❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻

  • @mohasamatarbonka1395
    @mohasamatarbonka1395 ปีที่แล้ว +17

    codkooda wax lo dhigaan jiri maxamed dhere noogu so celi markale 😊

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว +9

    Cadceed taagre nember one nin aan soo wada kornay keep going

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan4849 ปีที่แล้ว +5

    Wiilka cadceed waaba wax kale wlhi mashalah

  • @qfg1798
    @qfg1798 ปีที่แล้ว +10

    Warda iYo Cadceed marar badan noso noqda IlmaderaYaal❤

  • @qcqadan1371
    @qcqadan1371 ปีที่แล้ว +4

    Wll tayasiir iyo warda ku soo casuun plz

  • @ayaanlewadnekaape1857
    @ayaanlewadnekaape1857 ปีที่แล้ว +9

    Wax kale
    Muqaal kale
    Wakhti kale
    Iyo dedaal kale

  • @rayaandagan5182
    @rayaandagan5182 ปีที่แล้ว +7

    wwwwww dadkii fanka lahaa daganan bay ku darsadeen inaba caadi ma aha 👑👑

  • @fagaare
    @fagaare ปีที่แล้ว +8

    Wow waryaa inanka iyo Wardiba inkastoo ay aad u fiicanyihiin,balse inanka cadkiisu waa lama taabtaan.

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali ปีที่แล้ว +37

    It is the beginning of the new year and the date is 01/01/2023 the time is 3:00AM at night. I am working in one of the children's hospitals in the country and I feel very tired because of the work I have a little free time to rest. I opened my TH-cam and watched this video and their voice was so sweet it made me completely forget the tiredness I was feeling.
    I wish you all the best guys.

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 ปีที่แล้ว +5

      You are not alone. Same here. Happy New Year 🎈🎆🎊 to you as well. Wishing you all the best. AA.

    • @dheereye4040
      @dheereye4040  ปีที่แล้ว +3

      Thank so so much brother
      الله يرضوا عليك

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 ปีที่แล้ว +7

    Sida aad dhalaan tahay oo aan ku dhalay dadka kaa dhawaysteee
    MCN codka wardo allah hakuu barakeeyo

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame ปีที่แล้ว +9

    Wale iga gadan labadani say isula kenen lafole ila tenbada wax dhalila loma helayo keep going

  • @ayanfaizal3472
    @ayanfaizal3472 ปีที่แล้ว +10

    🥰wlhi intii aad barnaamijka wadey kii ug mcn o aan dawado wa keen m.a alle ha idin sharfo dhmntiin

  • @hayatalaahihaji9787
    @hayatalaahihaji9787 ปีที่แล้ว +9

    WiiLkuu coD mcnaH🤗mchaLah

  • @hodankhadar9506
    @hodankhadar9506 ปีที่แล้ว +6

    Codkii oo qof ah Wll Abdiwasac Cadceed sido kle Warda kama dhacdo❤️

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 ปีที่แล้ว +11

    Cabdiwaasac Cadceed iyo Warda Siciid. ❤🙏

  • @hamdahurm939
    @hamdahurm939 ปีที่แล้ว +4

    Cabdiwasac Cadceed codkaa cajibka ah wuxu ku darsaday gobonimo iyo akhlaaz wngsan wllo nolow

  • @najmaali8902
    @najmaali8902 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi way isla heleen wy isku so baxayan codkodu🥰🥰

  • @sahardidyareofficial5368
    @sahardidyareofficial5368 ปีที่แล้ว +6

    Mncha allah wan ku faraxsany in aan daawado ama an arkayo barnamij kan oo uu dadahsynayo my best youtuber Mohamed Saed Yousuf hore u soco wll mar kle wa i farxad runti in barnamij kani hirgalay oo ay bulshadu midhihisa intifacsanayso wa wax alle logu mahad naqa. Hormar wacan wll

  • @siciidmohmed6236
    @siciidmohmed6236 ปีที่แล้ว +6

    Waxba ka dhacay warda iyo siciid iyo dheereye waxad so diyaariseen barnamuj aad u qurux badan heesuna iskuma jiranae intii nuxurka lahayd baad soo bandhigten

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว +7

    Ka pax 😂 soo go, waynaka hadaba waynkaaa cadceed Iyo warda waaaba codki o qofa 🤝👏👏👏👏

  • @abdidicis5363
    @abdidicis5363 ปีที่แล้ว +2

    Coming from tiktok 💯💕💕💕💕 legend dhereeye

  • @idilbiixi8497
    @idilbiixi8497 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw big fan noo soo badi hno pleas full recebec wallka🥰🥰🥰🥰😍😍🤩🤩

  • @adnanhassan4030
    @adnanhassan4030 ปีที่แล้ว +5

    Their sound was so sweat and you feel comfotable their songs may the god bless cadceed and warda

  • @samiyamahmoud8912
    @samiyamahmoud8912 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Codkooda waxa loo dhiga ma jiro ee soo celi dheereyeh❤❤

  • @alidiaz1933
    @alidiaz1933 ปีที่แล้ว +22

    Tikto ga yaa igala imaaday🤣😁

  • @mazcuttrashittofficial6204
    @mazcuttrashittofficial6204 ปีที่แล้ว +5

    Dheereye warda iyo daacadba idin wataa zhpyp

  • @sudeysiinhopoy6098
    @sudeysiinhopoy6098 ปีที่แล้ว +5

    Crazy wlhi labadaan halasoo celiyo🥺❤️😆

  • @nimcodegan8206
    @nimcodegan8206 ปีที่แล้ว +5

    Woow masha allah warda iyo cadceed

  • @saacidsheikhahmed985
    @saacidsheikhahmed985 ปีที่แล้ว +1

    Cimaamadaan tuuray cad ceed iyo warda waa another level

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed dhereye legend

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaw manta Qalbiga nafuran

  • @sharmaapdi307
    @sharmaapdi307 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allah keep going prother dheereeye

  • @abdiibrahim6615
    @abdiibrahim6615 ปีที่แล้ว +4

    Asc mansha allah my brother thanks

  • @xamdacabdi5975
    @xamdacabdi5975 ปีที่แล้ว +5

    Masha llh soo badiyah

  • @xamdamawliidcabdi2630
    @xamdamawliidcabdi2630 ปีที่แล้ว +8

    M.a allha codka idin barakeeyo 💫🌼❤️‍🔥

  • @hamdamohamud5192
    @hamdamohamud5192 ปีที่แล้ว +6

    Jah wiilka codkiisa😢🥰

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 ปีที่แล้ว +1

    No comment, waa another level labadan qof naw ciyartoyikan waa huubka cuulus

  • @abdisalaanaydiid5963
    @abdisalaanaydiid5963 ปีที่แล้ว +3

    Cadceedow walal waan ku salaamay fanaanka qarniga ee rer xero-geel😍

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 ปีที่แล้ว +2

    Waaw amazing watching from Birmingham UK 🇬🇧

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 ปีที่แล้ว +6

    Awel talantaaliga miyan heesta dhowrka beyd ah ee wiilka iyo gabadhu wada qadayan la odhan jirin micnihi miya laga badaley 🤔

  • @sahrayuusuf27
    @sahrayuusuf27 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah inanka codkisu wa wax kleba ❤

  • @rahmahussein4743
    @rahmahussein4743 ปีที่แล้ว +4

    Cadceed mashallh cod macaan ayad ledhy ❤

  • @YasirMahrez
    @YasirMahrez ปีที่แล้ว +5

    soo dhaweyn ma jirta maqaaxidaan hadaan imide 👋

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 ปีที่แล้ว +4

    so celi warda iyo cadceed part2222

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi cod wey dhafen ilahey ha ubarakeyo codadkoda

  • @Ali-jk3cu
    @Ali-jk3cu 7 หลายเดือนก่อน

    I love this video! Masha Allah ilhy cod bu idin siiyey

  • @abdirahmancirro3033
    @abdirahmancirro3033 ปีที่แล้ว +3

    Msha allh Ax ya sawt hore usocda

  • @rahmaessa4640
    @rahmaessa4640 ปีที่แล้ว +5

    Dad wanaagsan oo is heley

  • @zakariyeabshir2184
    @zakariyeabshir2184 ปีที่แล้ว +3

    Anoo jiifo ayaan salaan u saraay dadkan

  • @zeitunimovies2687
    @zeitunimovies2687 ปีที่แล้ว +6

    Kaalay arag ❤️❤️🏆

  • @arshubahmed
    @arshubahmed ปีที่แล้ว +6

    M.allah ilaahay ayaa cod udhiibay

  • @aamiinqurpoofficial4393
    @aamiinqurpoofficial4393 ปีที่แล้ว +5

    Keep going shoodhahaygii dheereye

  • @subeedacali9528
    @subeedacali9528 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cadceed codkiisa

  • @amalhassan7434
    @amalhassan7434 ปีที่แล้ว +6

    Hore usoco maxamed dheereye❤

  • @ahmedabdilahiidiris3383
    @ahmedabdilahiidiris3383 ปีที่แล้ว +6

    Guulaysta dhamaantiin💯

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 ปีที่แล้ว +3

    Dadkii fanka laha ba is helay♥️🥰

  • @sahardidyareofficial5368
    @sahardidyareofficial5368 ปีที่แล้ว +2

    Ha noqon daawade qudhee bal qiyaas meeqa weedhood bad ka dhex maqashay barnamij kan oo ku cusub dhagahaaga

  • @adna2204
    @adna2204 ปีที่แล้ว +2

    Mcha allah dadki codka lahaa ♥️♥️♥️

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 ปีที่แล้ว +3

    From tiktok

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 ปีที่แล้ว +6

    Taysir jecl soo qabo pro 🥰

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 ปีที่แล้ว +1

    Warda noso badi wiilka wuu cod macan yahay wardo iyo wiil kale next

  • @guuleedgalo6137
    @guuleedgalo6137 ปีที่แล้ว +5

    Soo badi zxp

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid5604 ปีที่แล้ว +3

    𝐌𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐜𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐢𝐬 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐨𝐨

  • @mehdiyabdikarinomar3442
    @mehdiyabdikarinomar3442 ปีที่แล้ว +3

    Thay are amazing ❤❤❤

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed ปีที่แล้ว +2

    Jah mash allah

  • @xoogyareofficial4248
    @xoogyareofficial4248 ปีที่แล้ว +2

    Woooow axya cod

  • @MohammedAbdishakur
    @MohammedAbdishakur ปีที่แล้ว

    Mabruuk cadceed iyo warda.

  • @apdiaziizyuusuf7018
    @apdiaziizyuusuf7018 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa Codka wiilka iga gadan

  • @gjfdrhfgtvg933
    @gjfdrhfgtvg933 ปีที่แล้ว +1

    Wow cadced iyo wardo

  • @mustafe1530
    @mustafe1530 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ♥️👌🏾 so beautiful 😍😍😍😍

  • @axmedmuuse6231
    @axmedmuuse6231 ปีที่แล้ว +6

    Heesta magool❤iga gadan

  • @user-we3jl3zf9t
    @user-we3jl3zf9t 3 หลายเดือนก่อน

    Please ree wuqooyi codka wax naga siiya 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @apdirahmansolteko799
    @apdirahmansolteko799 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa cod🥰🥰

  • @cabdulaahicali5193
    @cabdulaahicali5193 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going

  • @Materno1
    @Materno1 ปีที่แล้ว +2

    ninkan hore uma arag waa iga gadan yahay, warda iyadana waa asal horana dhawr jeer baa u arkay.

  • @AbdiqaniBashir1
    @AbdiqaniBashir1 6 หลายเดือนก่อน

    M...a alllha coda bay hayaan❤❤❤❤

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 ปีที่แล้ว +1

    Hoyga fanka marka ladhahayo been maad modaan😘😘😘😘😘m.a🥰🥰

  • @maxamedxasan9401
    @maxamedxasan9401 ปีที่แล้ว +3

    Waxkale dheh legend cadceed

  • @Dr_Saed.Mohamed762
    @Dr_Saed.Mohamed762 ปีที่แล้ว +2

    Dheereye In the Building

  • @faysash.abdilahi18
    @faysash.abdilahi18 ปีที่แล้ว

    Woooow...lamaane is fahmaa farxada Isla hela

  • @ayaanabdishakuur4365
    @ayaanabdishakuur4365 ปีที่แล้ว +4

    Layaab layaab wardiito❤❤❤❤

  • @munaabiib7988
    @munaabiib7988 ปีที่แล้ว +6

    Cadceedka Saaxiibkay🎉❤

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 ปีที่แล้ว +6

    Waxni codad waa dhaafey😳

  • @sameeraadem7408
    @sameeraadem7408 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 please

  • @zalmaabdirahman3805
    @zalmaabdirahman3805 ปีที่แล้ว +2

    Jah waar wuxu wacanaa ❤

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi barnaamijkan zxb🥰🥰🥰

  • @sultanazir4563
    @sultanazir4563 ปีที่แล้ว +2

    Rufyaan dadka haku noqon😂😂😂😂

  • @sakiaxmedyutebofcificl7193
    @sakiaxmedyutebofcificl7193 ปีที่แล้ว +2

    Woooow

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 ปีที่แล้ว +2

    Woooow woooow woooow woooow 🥰💋

  • @cabdiraxmaanaadan7549
    @cabdiraxmaanaadan7549 ปีที่แล้ว +2

    Waa dadkii fanka iska lahaa

  • @axmedsharma1305
    @axmedsharma1305 11 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab ปีที่แล้ว +1

    Warda waa la dhafshey maanta

  • @kingridwaan8222
    @kingridwaan8222 ปีที่แล้ว +3

    Ahyaa cod inanku

  • @updirahmanwst8723
    @updirahmanwst8723 ปีที่แล้ว +2

    Hayaaay tani waa hibo❤👀

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 ปีที่แล้ว +4

    Warda mashalah cod quruxbadan

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      Waxaagu cod maahee Waa qooq 😂
      Wiilka codkiisa wadna garaaca ah dhagahaagu ma maqlaan miyaa 😂