Barnaamij Gaara: Siyaad Sakariye oo ah nin hibo u leh inuu bilaa music ku qaado Heesihii hore

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Barnaamij Gaara: Siyaad Sakariye oo ah nin hibo u leh inuu bilaa music ku qaado Heesihii hore
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 43

  • @SalaadIbrahim-yg1yl
    @SalaadIbrahim-yg1yl ปีที่แล้ว +3

    Legend Beautiful voice and wayo wayo

  • @abdiaziizsaleeban3442
    @abdiaziizsaleeban3442 ปีที่แล้ว +5

    Qalbi xabxab❤waaaye ninkani❤❤❤❤

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 ปีที่แล้ว +4

    Waa salaamay siyaad sajariye heesta waxa loo carbinayaa waxa qaaday faysal cumar myshteeg aun waxaan u soo jeedinayaa in lacaawiyo siyaad sakariye

    • @kaligiisduul07
      @kaligiisduul07 11 หลายเดือนก่อน

      maxamed mooge libaan

  • @ikraanabdirahman3389
    @ikraanabdirahman3389 ปีที่แล้ว +12

    Nabiga.kusaliya.walaalayal

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waa nin aad u cod macaan 'laakiin heesaha uu qaaday maaha qaraami 'haddaba waamaxay qaraami? Waa heeso' gaara oo le laxan gaara 'sida (Aroor).

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 2 ปีที่แล้ว +3

    heesta koowaad uu kubilaabay waxaa qaaday dhawr fanaan:
    Axmed mooge liibaan
    Axmed Cali Haaruun(Dararamle)
    Faysal cumar mushteeg

  • @PacQaddafi-un7wf
    @PacQaddafi-un7wf 9 หลายเดือนก่อน +2

    Legend ina sakariye zxp salan sare oo ka timid qaddafi 2pac

  • @adanabdibaan8512
    @adanabdibaan8512 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan Wlhi Mar Waliba Heesihiisa Dhegesta Codkiisa Maba Ka Dhargeysid

  • @ayanlejr1854
    @ayanlejr1854 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว +2

    Waliba si xun ii jaleecday siduu uggu gabagabeeyey heeskaa iyo qosolkuu raaciyey fani walaahi

  • @ahmedyonis2765
    @ahmedyonis2765 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Cadi ma ahan bilahi🎉

  • @ahmedyonis2765
    @ahmedyonis2765 6 หลายเดือนก่อน

    Legend wye walai😢😢😢😢❤

  • @AbdiwahaabdaahirAbdi
    @AbdiwahaabdaahirAbdi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Naa mashxarad 😅😅😅😅

  • @mohamedqoor1531
    @mohamedqoor1531 2 ปีที่แล้ว +1

    ninkan wlhy fanaan tagay

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 ปีที่แล้ว +2

    Tolkasu ma Reer Fiqi cumar-kii Qubays ee Surre miyaa? ❤❤

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 ปีที่แล้ว

    Faysal cumar mushteeg

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 หลายเดือนก่อน

    Halkaad joogtid baa layga soo helaa Cumar dhuule AHN

  • @Sakariyedaahirfilms
    @Sakariyedaahirfilms ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤😊

  • @xararo5222
    @xararo5222 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahan uekaa nin aan dhagaxley ku arki jiray oo siyaad ladhaho

  • @mrbeast9152
    @mrbeast9152 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkani ma isaaqbaa

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa ninmacaan halkee ku noolahay

  • @Sakariyedaahirfilms
    @Sakariyedaahirfilms ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @abdirahmanahmed1023
    @abdirahmanahmed1023 ปีที่แล้ว +2

    Wariyuhu xarakaad male waa maxay

  • @mahdiosman1852
    @mahdiosman1852 2 ปีที่แล้ว

    Ex Fanaan Ilkacase sln sare awoowe 🖐🥂🖐

  • @balidhiigchannel6152
    @balidhiigchannel6152 7 หลายเดือนก่อน

    WAR NINKAN WAA FANAN CADIYE CODKISU KABAN I LAGU TUMU U BACAN YAHAY

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 ปีที่แล้ว

    Wiil hoog banaankiisa kudhacay

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 ปีที่แล้ว

    Ama rays cagaarloo ciiradii taaliyo

  • @abdisiismohammed7578
    @abdisiismohammed7578 ปีที่แล้ว

    😢

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 ปีที่แล้ว

    ninkani waa khatar

  • @adammohamedhusseinabdi8059
    @adammohamedhusseinabdi8059 ปีที่แล้ว

    Wali waa caruuroo
    Nin garab wayay

  • @user-tc3xs7js2w
    @user-tc3xs7js2w ปีที่แล้ว

    Ninkan wariyaha xirafadii iyo shaqsiyad hadalkiisu isma laha macro dhig walal

  • @user-ls2yg1yz4d
    @user-ls2yg1yz4d 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa loo carbinayaa waxa qaaday faysal cumar mushteeg
    2aad mudantii haweenkaay waxa qaaday maxamed mooge
    3 qof waxa u wacanoow uguna wanaag badan waxa qaaday hanuuniye

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

    Nin wakhti ka hiiliyey weeye sidaan qabo🤢

  • @user-zy9bf5ft7e
    @user-zy9bf5ft7e 11 หลายเดือนก่อน

    @ SAMI Moha