FAYSAL ABDI ROOBLE: BAAHI BAA LAGU DILAY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 139

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +25

    One of the best Somali intellectuals I have ever seen, honest, outspoken, intelligent, well informed, well-disciplined, unbiased or impartial.

  • @366mahad
    @366mahad 2 ปีที่แล้ว +8

    I really admire the way he talked. He is to the point, and he addressed the problems we are facing.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +4

    Professor faysal abdi rooble wa qabiir iyo qof wax badan oga oo si qoto dheer u fahamsan nimaadka dowladda
    Allaha xafido Professor Faysal abdi

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +3

    Maan sha allah Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @erenyeager6971
    @erenyeager6971 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliya hanoolato❤😊

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว +7

    An inspirational man,a future Leader we need in ogaden Thanks !

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +6

      He is talking here as a Somali Intellectual not as a representative of Ogaden Region or people. He can help all Somalis where ever they are

    • @osmanyussuf7069
      @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 true

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 2 ปีที่แล้ว

      If you can say DDSomalia
      Than you don't know what u saying?

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalia 🇸🇴 hanoolaato!!

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Mr ayaanle Hussain for your time and effort.

  • @c.raxmaancalixuseenchannel3130
    @c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 ปีที่แล้ว +15

    Hadaa fikirkeyga dhiibto soomaaliya waxay dowladino heleysaa markey kitaabka isku xukunto oo dowlad islaami ah la dhiso baraare ayaa gaareynaa ma isku diidan nahay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      Waar diinta lagama hadlayo, waa dadka wadaad xun sida kuwa haddaba jira hadday diin baanu wadnaa kugu khaldaan sow belaayo maaha, dadka ayaa laga hadlayaa, system kasta oo la qaato haddii aad dadkeedii daacadda ahaa jirin waa la khaldaya; daahir awes, sh Indhacadde, Sh Dabcasar iwm

    • @omarahmed83
      @omarahmed83 2 ปีที่แล้ว +2

      Yaryarkiibaa tahay malaha, illeen diin naga maqani ma jirtee, kolay waxad rabtaa in dunida kale loo aqoonsadu daarul kufri oo la is xidhxidho dunidana laga dhaho oo qarniyo dib loo noqdo.

    • @Somfox1
      @Somfox1 9 หลายเดือนก่อน +1

      ma xuma in kitaab laysku xukumo .. laakin dhibta waxa keenay kuwa leh Allahu Akbar ee shacab isku dhex qarxinaya waliba qof nool oo qarax xidhan is dilayo .. umadii Somaliyeedna halaagayo ...taasi maaha islaamnimo adeer

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

    Thank u ayanle for your supporting us to know more about difference of governing, and also am greating this gentleman.

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaylehe meesheeduu dhigay, fikir caafimaad qaba, sidey ahyd wataa!!!

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +2

    Faisal Roble waxan aqristay Qoraalo badan oo ay aad uu uga Qoray Qoomiyada Somali iyo dhibaatada Gumaystaha waa aqoon yahan aad wax looga baran karo xaga taariikhda Qoomiyada Somaliyeed..well done faisal Roble

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah aqoon yahan. Runta sheegay. Somali tooganimada hadii laga hadlo cay bay u haystaan. Dalju wax uu ubaahan yahay ninkan oo kale

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @abarahmed4639
    @abarahmed4639 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan inshaallahu ka sugeyna aqoonyaankeena faysal in u soo diyaarsho habka somaali ee uga gudbi lahayd musiibada ku habsatay .wa shukran

  • @xidigaale6231
    @xidigaale6231 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayaanlle cilmi baaristaada

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖🌹🌹🌹🌹

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 2 ปีที่แล้ว +4

    accountability +responsibility+transparency

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @maxamedcali2259
    @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว +2

    Aqoonyahanta inta badan waxa ku dhaga dib u socodka iyaga oo diin ku gabanaya rabaan inay dalka ka dhisaan dawlad dunida ka xidhxhidhan oo xuquuqul iinsaanka ku tumata, ha u joojin cayayaankaas ee horay u soco aqoonyahan.

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah he’s expert on our political problems
    Because somalida waa selfish
    Wadaniyiin ma aha
    Cidi kuma arkaysee afka buuxso
    Iyo jaahilnimo
    Hanoolaato khayr allaha idin siiyo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah waa aqoon yahay qibrad leh si dagan oo macaan na dadka wax uga dhaadhicin karo

  • @abdurizakmaxamed331
    @abdurizakmaxamed331 2 ปีที่แล้ว +3

    Faysal rooble waxan kacod sanayna inuu yareeyo istic maalka erayada ingiriiska afarey ingiriis ah cilmi ma ahee adoo erayo soomaali heli Kara raadi eraya soomaaliga wanaga codsi

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 2 ปีที่แล้ว

      Sxb qofku Markuu ku dhex noolaado bulsho kale way adag tahay Inuu hal af adeegsado. Marka Waa Caadi

  • @jamaahmed576
    @jamaahmed576 2 ปีที่แล้ว +1

    Si layaab leh, buu igu Hadley, faysal, meesha dowladnimadeenu ka qaloocatey.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB WELL DONE

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +2

    Hon. Aqoonyahan Dr. Faysal Abdi Rooble
    Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh.
    Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti
    Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh.
    Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur,
    Waa Hormuud, Waa Horseed,
    Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaanu reer waqooyi nahay waxaanan walaweyn ku heshiinayn syl soo halgantay ayaa jirta,iyagoo daraawiish ilaabay iyo dagaalkii qadhaadhaa ee nafhurka ahaa ee galeen ayey noogu sheekaynayaan syl ayaa dalka xoraysay

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wacan brother manshallah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว

    Faaqash waa professionelle tuuge alle of you

  • @abdirashidawale6630
    @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว +1

    GodAl iyo gaax waa kala horee yaAn

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว +1

    Runti somalia inay dowladnimo hesho ma dhawa xitaa hadi madaxwayne daacad ah la helo sabab dalkaan Wa dal dhanac kasta ka burburay una baahan in laga dhiso dhinacyadaas taasna waxaa lgu heli karaa in groupka ugu sareeya wadanka ay noqdaan dad ku heshiiyay wadaniyad iyo wadan jacayl taasna aan gorgortan ka gali karin su, aashuse Wa side lgu helayaa

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahy Ayanle ma dhagaysan barnamij ama dawan video kaga’ah inan ka fa’idaystay moye🙏

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +1

    Haday diinta ku dhqmaan oo ninmankana lala xisaabtamo waxbaa saxmilahaa

  • @jamalmeta615
    @jamalmeta615 2 ปีที่แล้ว +1

    Faisal abdi Rooble aqoon lagu daray garaad!!! Somalian,💪💪💪💪☝️☝️👏👏 adeero cilmigaaga aad nooga tagi doonto waa balan in aan halkaa ma sii wadno somalism

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว +4

    Dawladnimada soomalia xalkeda wuxu ku jiraa in la qaato cadaalada ilaahay xukunka islaamiga ah wax walba iskood ayay u hagaagayan sidii an ku aragnay maxkamadihi

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxkamaduhu yaryarkan hadda jooga waxba ma dhaamin! Qof qiiraysan oon diin lagu harawsaday mooyaane qof kastibana uu arki karayaya, waxay rabeen inay dhisaan dawlad xidhxidhan oon dunida kale xidhiidh la lahayn oo rabtay in dumarku guryaha fadhiyaan.

    • @ayaanali8203
      @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว

      Aayadaha ilaahay miyaad diidan tahay dumarku inay guryaha fadhiyaan sida ilaahay nogu tala galay hadad muslin tahay kitaabka isku wada qaado

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanali8203 kala badh shacabku hadduu guryaha fadhiisto sideen ula tartamaynaa dawladaha kale ee shacabkoodu wada shaqaynayo waxna soo saarayo? Mise adu inaad dunidan awood yeelataba ma rabtid? Aayadahan waxay la hadlayeen dadkii waqtigaa noolaa iyo duruufahoodii ee kama turjumayaam casrigan iyo duruufahooda

    • @ayaanali8203
      @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali2259 walaal ayadaha ilaahay ilaa aduuku ka dhamado ayay dadka la hadlayan ma waxayse kula tahay inan ilaahay ogeyn casri kasta waxa dhici doona dumarkana shaqo looma diidana hadii duruuf timaado shaqada ay guriga ka hayaana wey ka weyntahay mida dibada ay ka qabanayso waxa ka mid ah caruurta ay tarbiyadeyso adigu ma jeclan lahayd in xaskagu saaka kula kalahdo mise waxad rabta in ay ku sii diyaariso meeshad ku nasan lahayd

  • @cxakin7100
    @cxakin7100 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal aqoon yahan garasho dheer

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 ปีที่แล้ว +2

    RUNTII WAAN LASOCON JIRAY BARJAAMIKA MEESHAN BALSE NINKANI SOMALI WUXUU U QABAAH INEY KULI YIHIIN CILMAANIYIIN SIDIISA OO KALE WAXBA YUUSAN ISU KAAYO SOO DHUU DHUUBIN NO DIIN ISLAM KII YIRIH SOO MAHAN MAXAA LAGA WARSAN WAX XIGMADAH MALAHAN EE ILAAHAYOW AANAN WAX KA DHAGEYSAN KAN FAYSAL CANDI ROOBLE LA DHAHO AAMIIN AAMIIN

    • @osmanyussuf7069
      @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว

      You're wrong

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

      CAYAYAANKA BARAHA BULSHADA BAA Amatullah kow u yahay, nacdal hakugu dhacdo, ka bayr aqoon yahanka, dulli xaarmaajo biilo

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว +1

      Magacaagaan ka gartaya inaad yaryarkii tahay kkk, naa orod is qarxi

  • @abdirashidawale6630
    @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomli hanoolato

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +1

    🤔they are in Djibouti talking about political corruption 🤔 the irony 😆🤣 Somalis all over have the most dirtiest politicians around, if we had more people like Abdikarim Ahmed mooge (ILAAHAY ha daayo Amiin) Somali would reach the highest heights.

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ku sheekanay waa koonfurta iyo siyaasadeeda, ku bilaabantay boobka hantida ummadda iyo ku tagriifalka awooda.

    • @bilewmbile4080
      @bilewmbile4080 2 ปีที่แล้ว

      Asalaam runtii is takoorid koofur waqooyi gobol dhexe waxa halkan Soomaali dhigay weeye xagee maanta maamul iyo boob la’aan ah meel kasta waxaa la leeyahay waa la boobay

  • @babir7145
    @babir7145 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Waan ognahay in aad u shaqeyso dano shisheeeye mase laguu baahno Soomaliya horey u soconeysaaa

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 2 ปีที่แล้ว

    Runtii aad baan uga helay muuqaalkan

  • @abarahmed4639
    @abarahmed4639 2 ปีที่แล้ว

    Asc xaaladda bulsho ee aafaysan u proffessorku ka warramay wa mid saamaysay geografiga degaanada somaalida ha ugu horreyso jabuuti.

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @faham6920
    @faham6920 2 ปีที่แล้ว

    Maalaayacni buu ka hadlayaa ninkaan iyo maandeeq

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @heersare8314
    @heersare8314 2 ปีที่แล้ว

    Alle halagaga baqo xoolaha umada

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal nin aan aad u jeclahay analysis-kiisa buu ahaa balse baryahan si buu TPLF u yahay.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      adeer waa siday hadba wax u socdaan, adiga ayaa meel qudha ku xidhan, dheg qudha leh, il qudha leh, faisal is open to change when it's needed, a wise man changes his mind but never like you Mr Bulsho, you are a coward and stupid one sided man

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 anigu ku ma oranaayo "stupid" baad tahay. Waana ku saamaxay gefkaa aad igu la kacday.

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

    Rag Wuxuu Ku Heshiiyo,
    Waa Inuu Ka Rumeeyaa,
    Ee In Kolba Meel Lagu Raftoo,
    Hadba Raar Lagu Raftaa,
    Waa Laga Roon Yahoo,
    Waa Lagu Rafaadaa,
    Talladaan La Ruuggini.
    Nabadoon Badal Jaamac Xirsi (Laan-Garre).

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle, Midkan Aad Wariyesanayso Aqoonta Uu Sheeganayo Waa Beentiis Waa Qabiliiste .Qalbiga Ka Jiran.Halgaarako TH-cam Amase TV-ga.Illahay Kugu Dhaarshe .Ayaanlo Hadlaaddiisa Bal Uu Fiirso Wax ( Historical ) Oo Micnale Uu Sheegayo Ma Jirto.Hadalkiisa Waa Qabiliisiisan Yahay. Waa Beenloow..

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      asha elmi nacdal hakugu dhacdoi, Allah naarta haku geeyo, waalidkaa baa tuug ahaa, xaaraan baad kusoo kortay iyo boolli qaran, maskaxda ayaad ka jiran tahay, wallaahi la qabiil ma ihi, balse edebtiisa iyo aqoontiisa korkiisa bay ka muuqata, adiga haddii qofkaas aan Farmaajo amaanin waa kuu tuug, dhillo ayaa ku dhashay

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 sxb somalida qaar waa iska nuucaas ninkan waa nin aad u dagan qabiir waaye faysal axmed rooble

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Adeer adigu ma bilaa qabiil ayaad tahay sida ayaale cadcad laangaaba oo la gumaysto

  • @mabdirahmanmohamed6615
    @mabdirahmanmohamed6615 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolato

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle saas kuwad inaad cuqdaada qarsato markaas waad heleysaa taageero soomaaliyeysan laakiin cuqdad qabiil waa lagatagey

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Oo ma qabiilbaa waxuu waa cadcade,somali u cadhaysane

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 ปีที่แล้ว +1

    LABA GOBOL AYAA ISKU DARSAMAY 1960GII QABIILADA DEGAN QARIIRADA LABADAA GOBOL AYAA ISKA LEH SOMALIYA. JIGJIG GAARISA IYO JABUUTI KA DHEX BAXA UMADAA SOMALIDA AH KU EKAADA DHULKIINA AMA KU SOO DARSADA LABADAN GOBOL AAD NALA LAHAATAANE.

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle iyo Faysal faa’iido badan baan kahelay wareysigaan walaal mahadsanid max wanaagsan baan rabbi weydiisanay Aamiin yaa Allah

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadii isir naceeb caadeysato waxaad rabto baad kuhadli

  • @quran9126
    @quran9126 2 ปีที่แล้ว

    TIJAABI AQOONTADA -
    th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
    th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว

    Tuugadu maalka ummada ee dawladu maamusho waxay u yaaqaan xariifnimo.

  • @abdirisackamin3827
    @abdirisackamin3827 2 ปีที่แล้ว

    ninkaan we say no kii lahaa soma ah

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว

    AYAANLE QABIILI

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 ปีที่แล้ว

    Correct the name farsal change to feisal

  • @omarahmed83
    @omarahmed83 2 ปีที่แล้ว +4

    Faysal waa aqoonyahan iyo mufakir dhab ah, kama daalo akhrinta maqaaladiisa. Dadka caybkan ah noo soo badi oo naga daa wiilshan yar ee waxbaa isfuula ka sheekaynaya.

  • @alihaji653
    @alihaji653 2 ปีที่แล้ว

    AYAANLOW ninkaan sow ma ahan ninkii yiri DIINTA dalka yaan lagu xukunin

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว +2

      Uu ku saxnaa, lugo iyo gacmo la gooyo haddaad u haliilayso waqtigoodii hadda lama joogo oo jeelal iyo nidaam kale ayaa beddelay, diinta waan haysanaa oo waan ku cibaadaysanaa oo aakhiro iyo waaqica waqtigii ay soo degtay ayaa loogu talagalay, waqtigan lkn looguma tala gelin.

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 2 ปีที่แล้ว

      Ali Waa kiii diiinta Islam ka ayuu jaahil ka yahay Allaha xaqa fahansiiyo.

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali2259 sxb diinta islamku waxay tahay ma taqaan horta? Markaa leedahay waqtiga hadda jiro malagu dhaqmi karo!

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedcali2259 diinta islaamku ma aha adeer sharaab lagusoo qoray expired day. Islaamku waa DASTUUR dhammaystiran ee loo keenay in lagu maamulo adduunka ilaa qorraxdu galbeed kasoo baxdo. Waxaa ii muuqata dhallinyarada maskaxda lagaga maydhay ee inta wax lagu qafiley furaha lagala tegey ayaad iila muuqataa inaad tahay. ALLAHa ku abuuray ujeedku uu kuu abuurayna inaadan fahansanayn. Markaad la didaydo gacan la gooyo immisa qof baa sannadkii soomaaliya lagu dilaa? Adeer towbad keen dhimashadu taran iyo yeynaan ma taqaanne

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali2259 meelo kalena wan ku arkaya fariinta nuucaan ah lug iyo gacan in la gooyo qofki sharcigu qabo Wa ku gacansanhy wayo Wa xad illahay so daniyaay been beenta xoolaha islamka iyo dhiigodaba lgu banaysanayana maba jirteen somalia hadi kitaabka illahay lagu dhaqayo kitaablenu Wa dasduur dhamaystiran dumarkeena Wa xurmeeyay dhiiga bink adamka sido kle iyo waxkasta oo aduunkan jira waa maxay waxa kaa maqan aad meel kale ka raadinayso gaalada aad buugtooda daba joogto so ma ogid inay cilmiga kitaabka qur, aanka kala dhex baxaan

  • @sakinaskytv9604
    @sakinaskytv9604 2 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/Ihz3vxCcFFU/w-d-xo.html
    siigudbi oo lawadaag kuwakale..

  • @saiddubed
    @saiddubed 2 ปีที่แล้ว

    We have a different history.as I believe the only problem of somali people is history, any way we need researchers and historians

    • @bilewmbile4080
      @bilewmbile4080 2 ปีที่แล้ว

      Our only problem is not alone our history but quite a mixture of other things what happened to our unity and what about the massive issues of tribalism if anything I would say thats the biggest and when you say we have a different history what do you mean

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax hada taagan nina shaarkii buu xirankari waayay nina shaahii buushuban kari waayay

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 2 ปีที่แล้ว

    Weriye negative uun ka hadla 😡,lkn faysal nin aqoonle,
    Intad leedihin waxba ka khaldan markasta malaha waxay ku wanaagsanayd khaladka idin muuqda inaydu saxdaan waa hadey jirtaba,

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 ปีที่แล้ว

    Qaab fudud oo loo sameeyo Hilib iyo Bariis loo diyaariyay qaab habaysan, wixi reer sab ah hasoo yaacaan: th-cam.com/video/p6WLgTh7UHY/w-d-xo.html

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh,Faysal rooble ma WaxA UU moodayaa inuu waraysanayo weriye Somali dhalad ah oo geeljire ku Soo koray,MARKUU leeyahay hashii maandeeq waa la gaagixiyey LKN WaxA horfadhiya qof weriye sheeganaya oo gafuurculus weliba Isla weyn oo cunsuri ah

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia problems is Arab liege because Somalian is an African not Asian or ARABI

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 ปีที่แล้ว

      Somalis are cushtic Africans, I don't understand were you get they are Arabs, somalis joined the arab league for political reasons.

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 ปีที่แล้ว

    I will say no

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว

    Intaydaan dhaliilin dadka kale idinkaa ku jira waayo waxaad iminka jabuuti ku joogtaan dul idinkoo ka qayb galay shirkii lagu qabtay hantida ku baxday ay leeyihiin umada jabuuti oo baahan waxaana hantidaa idiin sahlay digtaytar ismail cumar geele oo ah dilaalka dilaala umada soomaaliyeed meel kastaa jooga waxaadna ku raaxaysanaysaan oo hoteelo qaaliya ugu jirtaan musuqmaasaqa ugu weyn geeska car sheega dulmiga ismail cumar geele uu jabuuti ku hayo masheegi kartaan

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 2 ปีที่แล้ว

    Anigoo ixtiraamaya aqoonyahankan, misana markay noqoto ummad muslim ah oo u baahan in diintooda loo ilaaliyo waxaa keliya oo wax laga weydiin karaa qof islaanimadu ku weyn yahay iyo xukunkiisu. Ninkan marar badan baan arkay in cidda uu ku dayanayo ama weyneynayo ay tahay reer galbeedka oo la og yahay waxay yihiin. Waxaan odhan lahaa adeer fikirkaaga wanaagsan iyo khibraddaada dheer sal uga dhig DIINTA

    • @quran9126
      @quran9126 2 ปีที่แล้ว

      TIJAABI AQOONTADA -
      th-cam.com/video/XYjEoigVzmQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/DUvjxY2yAgQ/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/nnp2kOrktp4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/dFoDXUGjQR0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/8AX7nZGHSI8/w-d-xo.html

  • @abdirashidawale6630
    @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว

    Hugaan lumay xagee laga helaa

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 2 ปีที่แล้ว

    Musmaasuqa xoogiisa waxuu bilaabmay waliba in lagu faano ay gaartay xiligii dowlad Siyaad bare ee nin uu awoodi waayo inuu dameerka nabad ku wato nin langaruusal qiiqiisa ku dilo.

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaaladda naga weyn inaa noqo ummadda qaran ah tuugada so shaqo tagtaya iska celiya

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Xigmad Noo Low

  • @murshid7460
    @murshid7460 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan ninkii dhahaye soomaahan sharci islaam liskuma xukumi karo..

    • @AhmedAli-bv2ze
      @AhmedAli-bv2ze 2 ปีที่แล้ว

      waa isaga faaladiisana intaan markaan xasuusto waa foosto daba la wuxuu aaad ula dhacsan yahay nidaamka galbeedka ee dusha ka quruxda badan ee african slavery muu inooga yar sheekeeyo iyo red idian kii waxa lagu sameeyay

    • @murshid7460
      @murshid7460 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-bv2ze haa wa nin dhunsan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Musuqu wakan ilaa maanta loola dagaalamayaan dawladnimada alle haw naxariisto siyaadbare

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 2 ปีที่แล้ว

    Ninka axmed dhuxul iyo dani taageera farmaajo dhaliilaya aqoonta u sheeganayo maxay tahay ?

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว

      Bal adigu aqoonta aad leedahay oo farmaajo ku taageeraysa noso bandhig aan ku qiimaynee 🤣🤣

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare saas ayuu ahaa. Ilmihisa wax ku nolayeen nolol fiican.

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 ปีที่แล้ว

    hadii wadanka federal noqday dadka dhibaateysan ma waxaa masuul ka ah 6 maamul iyo gudoomiyaha gobolka banaadir mise farmaajo oo 4 sano jooga intuu wax ka qaban karayna ka qabtay. intaa uu xafiiska joogay lugaha lagu dheganaa? ahmed modaoobe masuuliyad maka saaran tahay dadka tabaaleysan ee ku nool jubbaland iyo dhirta deegaanka?

  • @fadumaafrah5063
    @fadumaafrah5063 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa dhacay cidda aad u yeerto. Haddi aad rabto in laga hadlo siyaasadda dowladda.Waxaay u badan yihiin dadka ka soo horjeeda dowladda somaliyeef

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 ปีที่แล้ว

    WAR WELI AFRICA WAA LA GUUMAYSTAA!.!.!.!.
    OK.GUUMAYSIGAASAA SABABAY IN LAGA ILAASHO AQOONTA,HORUMARKA,&ILBAXNIMADABA.OK.GUUMAYSIGAASAA KEENAYA KII DADKIISA WAX U QABANAYA IN BULSHADA LAGU KICIYO,DHAQALAHA LAGALA DAGAALAMO,HADUU KU DHICI WAAYO INTAASNA JABHADO HUBAYSAN BAA LAGU KICIYAA!!.HADHOOWNA GUUMAYSTUHU ISAGOO SHAATI KALE GASHAN BAA WUXUU DHAHAA AFRICA DADKEEDAA GABAY!.!.!.
    Fiiro Gaara:
    AFRICA KUWII GUUMAYSTAY EE XUDUUDAHA USAMEEYEY BAA MEEL KU QORTAY "AFRICA WAA QAARADA MUSTAQBALKA"OK,MARKA AASIYA & LAATIINKA LA SOO LAASTO BAY USOO JEESANAYAAN INTA KA HORAYSANA WAXAY SII XADI KARAAN WAA SII XADAYAAN!.!.!.MARKAA AFRICA CUDURKA HAYA WAA GUUMAYSTIHII OO WELI GUMAYSTA.OK.MACNO KUUMA SAMAYNAYSO CALAN MEEL LAGAAGA TAAGAY OOLAGUGU YIRI XOR BAAD TAHAY OO BEENA!.!.!.HAA SHACAB AHAAN XOR BAAD TAHAY LKN HOGAAMIYAYAASHAADU & DAWLADAADU SIDAY JECESHAHAY UMA SOCON KARTO!.!.!.TALAABADEEDAA LA XISAABIYAA!.!.!.
    . . . . .
    Nuurka Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analysis.

  • @canabcali5953
    @canabcali5953 2 ปีที่แล้ว

    Gabaygii timacaday uu 61kii tiriyey wuxuu yidhi karel kaama guurini keyntan ayuu guud madow yahay.wuxuu ka waday markii gaalkii tegay kuwii Bedelay si ka xun ayey samayeene

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 ปีที่แล้ว

    SOMALI WAXAY ADHAXDA KAGA JABTAY AQOONYAHANKEEDII!.!.!.
    WARBAHIN LAGA HADLO WAXBA LAGUMA SAXO.
    MA JIRO AQOONYAHAN INTUU MEEL ISUGU YIMAADO FADHIISTO SOO SAARA QODOBO CILMIYEYSAN OOLAGU SIXI KARO DAWLADA DABADEEDNA HADBA DAWLADA JIRTA HAY'ADAHEEDA KA CAAWIYA SHAQADEEDA MA JIRO AQOONYAHAN SAMEEYA CILMI BAARISYO DAWLADA U FUDUDEEYA SHAQADEEDA.
    LKN,AQOONYAHANKA SOMALIYED WAA ZERO.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว

    KKKKKKK. Wuxu ku leeyey cid waddanimo ( nationalism ) ku fikirta waxa Africa iyo adduunka ka horeeysey Somalida oo bilowday 1920aadkii. Waa hadal jibbo iyo jaahilnimo ku salaysan. Waar nationalism adduunka in ka badan kun sano ayay ka jirtay Africa ( sida Ethiopia/Abysinia iyo meelo kale oo Africa ah iyo Europe ( France , England iyo badanka dalalka iyo qowmiyadaha Europe ) . Wuxu kani aaminsanyey waa isla-weyne khayaali ah waana waxa ay Somalia ay taayiradeedu la banjarsanyiin .

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว

      Way ka muuqata aqoonta uu shaqadiisa u leeyahay oo waa aqoonyahan lkn taasi kamay horjoogsan inuu been ka sheego xaaladda , farsamada iyo taariikhda Somalida