Sidee loo noqdaa Web Designer looguna shaqeeyistaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มี.ค. 2021
  • WordPress 5 Complete Training
    Course Link: hurbad.com/courses/wordpress-...
    The Complete Web Designing Masterclass Course
    Course Link: hurbad.com/courses/the-comple...
    CCNA 200-301: Volume 1
    Buugii CCNA da waa uu soo baxay ee hada iibso.
    Book Link: hurbad.com/product/ccna-200-3...
    Ku baro CCNA Luuqada Afka Somaliga
    Buugaani waa Buugii ugu horeey ee CCNA oo AfSomali ah.
    Buugaan waa volume kii 1aad oo waxaa loogu talagalay in lagu barto cilmaga Networking-ka ee ku saabsan imtixaanka Cisco CCNA 200-301.
    CompTIA IT Fundamentals+ (FC0-U61)
    hurbad.com/courses/comptia-it...
    CompTIA A+ 220-1001 & 220-1002
    hurbad.com/courses/comptia-a-...
    CompTIA Network+ N10-007
    hurbad.com/courses/comptia-ne...
    Cisco Certified Network Associate
    hurbad.com/courses/cisco-cert...
    Microsoft 365 Certified: Windows 10 (Exam MD-100)
    hurbad.com/courses/microsoft-...
    Windows Server 2019 Administration
    hurbad.com/courses/windows-se...
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 82

  • @Hurbad
    @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +29

    Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
    +252615070785
    +252615630707
    +252615989514
    Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @abdikarimdimbil1473
    @abdikarimdimbil1473 3 ปีที่แล้ว +15

    10M views ka badan u qalantaa HURBAD oo laga faaideysto.
    Mahadsanidiin macaliminta hurbad🙏🏻

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +2

      mahadsanid

  • @C_M15channel
    @C_M15channel 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustaad aad ayaa umahad santahy rintii web degsiner waan diyariyay wana aqana lkn sida aad ucasharyso weligay layguma sharaxin qof aan weligii maqal ayaana fahmi kara m.a bulshada waxa uhysaan wax ficn❤

  • @4166Ama
    @4166Ama 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahy ha kubarakeeyo teach

  • @mohamoudibrahim2730
    @mohamoudibrahim2730 ปีที่แล้ว

    Khabiir tagay thanks teacher ❤

  • @farahali561
    @farahali561 2 ปีที่แล้ว

    waa mahadsantahay walaal

  • @muslianoaadan1379
    @muslianoaadan1379 ปีที่แล้ว

    thanks ustaad

  • @cabdiqanifidhike7185
    @cabdiqanifidhike7185 3 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid Macallin. Daacadnimada iyo macallinamadu waa labada shay ee qurxiya waxbarashada. Live streams-ka aad soo geliso wax badan ayaan ka dheefay, idhahana wey ii fureen. Markale 'Mahadsanid'.

  • @sheekhmustafe3333
    @sheekhmustafe3333 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @farhiyohassanahmed8436
    @farhiyohassanahmed8436 2 ปีที่แล้ว

    Waalugu maqlaa wll

  • @farahali561
    @farahali561 2 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay walaal waa markii ugu horaysay oo aan soo booqday waana iqanciyey wax baristaada

  • @cabdixamiid5440
    @cabdixamiid5440 ปีที่แล้ว

    thnks teacher

  • @abdiqaniomar362
    @abdiqaniomar362 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid allah ha kaa jasaa,isiiyo

    • @amiiramoha4530
      @amiiramoha4530 ปีที่แล้ว

      Illahay ha ibaro wanjeclahay inaa kushaqeysto

  • @zeed593
    @zeed593 2 ปีที่แล้ว

    waa mahadsamtahy libaax

  • @pesplaying9912
    @pesplaying9912 3 ปีที่แล้ว

    Macalin wep develop

  • @abdiakaa5409
    @abdiakaa5409 10 หลายเดือนก่อน

    Hurbad ❤❤❤

  • @axmedcuuke8682
    @axmedcuuke8682 2 ปีที่แล้ว

    Haa waa lagu maqlaa

  • @abdiwliahmed1226
    @abdiwliahmed1226 3 ปีที่แล้ว +3

    its very well helping all educator with education and gadding job skills

  • @haboonahmed5137
    @haboonahmed5137 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @binoof1324
    @binoof1324 3 ปีที่แล้ว

    Slc ustaad waa ku salaamay mar 2aad

  • @ziyadahmed961
    @ziyadahmed961 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ustaad ,waan dadaaleynaa insha allah

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @deeqsanshowxirsi4964
    @deeqsanshowxirsi4964 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa

  • @idiristiigsi1436
    @idiristiigsi1436 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku maqalaa

  • @cabdiqanicabdisalan2959
    @cabdiqanicabdisalan2959 3 ปีที่แล้ว

    Thnks mclin

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 3 ปีที่แล้ว

    Macalin ado rali .anona waxna ka aqon IT ma isbari kara webdisiner ado rali iso sheg

  • @cz6150
    @cz6150 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll koorsada website ka waalaga saaray ee dib miyaa loosoocelin mise?

  • @Amiir___saafi
    @Amiir___saafi 8 หลายเดือนก่อน

  • @ciiseadan4123
    @ciiseadan4123 ปีที่แล้ว +1

    Imisa 2022 dawanaya

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 2 ปีที่แล้ว

    Wll dharka malagu ibinlaraa websedka

  • @aliehassankomeh6132
    @aliehassankomeh6132 ปีที่แล้ว

    waan ku maqalnaa ustad
    saacada soo gudbi waxaan jooga yurub waxaan rabaa inaan la socdo casharada marka waqtiga aan shaqo jiro side ula socon karaa casharada idhaafay

  • @maxamedjamac4086
    @maxamedjamac4086 ปีที่แล้ว

    Waa lagu maqla

  • @sakariyejoker6370
    @sakariyejoker6370 ปีที่แล้ว

    Ku maQaLnaaaH ustaaad

  • @farahali561
    @farahali561 2 ปีที่แล้ว

    walaal maxaa idiinkaga qorshaysan qofka cilmigiina jecel in uu barto awooduna u saamixi waydo

  • @maxamedsaid9614
    @maxamedsaid9614 ปีที่แล้ว

    Ustaad koorsooyinka aad bixisaan ka soo hadla oo nafahansiiya mid mid uga hadla

  • @mohamedhassanmohamed944
    @mohamedhassanmohamed944 ปีที่แล้ว

    Sidee baan lacag u withdraw gareyn karaa aniga oo somalia jooga

  • @inamursal485
    @inamursal485 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad progaramin c++baan ubahanahy

  • @zakiabidishire6729
    @zakiabidishire6729 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher timaha iska kaabi wax kula hadayo doctor zaki

  • @faaiidaaniidaan9982
    @faaiidaaniidaan9982 2 ปีที่แล้ว

    haa

  • @abdinasirahmed8116
    @abdinasirahmed8116 2 ปีที่แล้ว +1

    lipax waan ku maqla

  • @alihussein7113
    @alihussein7113 2 ปีที่แล้ว

    aniga ma ku soo biiri karaa?

  • @ducaysanechannel4641
    @ducaysanechannel4641 ปีที่แล้ว

    m.a mahadi haka gadho Ustad , wax badana, ka faiday shaqsiyan si gara udanenaye GRAPHIC DESING .
    Sido kalana waxan is waydinaye su.ala badan , sida ukala horeyan , accadamec ahan, in COMPUTER-KA iyo GRAPHIC DESING ay calaqad leyihin ,
    not badana wan ka qortay , fadlan si gara uso badiya live-kaka sidan okale oo si gaara utabanaya ama uga adlaya GRAPHIC DESING-ka

  • @farxaancawilcabdilaahi9395
    @farxaancawilcabdilaahi9395 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin mahadsanid, lkn casharadan aad bixinayso buugaagtooda oo pdf ah ma heli karnaa? sidee u heli karnaa?

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @ahmadeyabukar2457
    @ahmadeyabukar2457 ปีที่แล้ว

    macallin daacada. nooloow cilmiga halagaa dhaxlo waaku tabeynaa

  • @AbdisamadSerabtaa
    @AbdisamadSerabtaa 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan rawaa course dhimes Tiran marka QAB Ka AAN o iibsan laha ii sheg qimaha lacagta maba arko

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp nagala Soo +447970551162

  • @kingzxcumar9824
    @kingzxcumar9824 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @kingzxcumar9824
    @kingzxcumar9824 ปีที่แล้ว +1

    100K

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 2 ปีที่แล้ว

    Somali hadaan jooga see lacagtii aan shaqeyey ku heli

  • @yabalcompany2345
    @yabalcompany2345 ปีที่แล้ว

    58:55

  • @ruqyah4199
    @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

    macalin madama wepdiser ay cashara badan ka horeyaan mad nabartid kuwa ka horeyo

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Walal, cashirada Ka horeeya waxaad kabaran kartaa adoo booqanaya www.hurbad.com kana iibsanaya koorsooyinka Kala ah CompTIA ITF+ iyo CompTIA A+. Mahadsanid

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      @@Hurbad mahadsanid walal

  • @ziyadahmed961
    @ziyadahmed961 3 ปีที่แล้ว

    waxaana iga su'al ah ustaad markaan is diiwaan geliyo casharadii duuban miyaan helayaa' oo aan waqtigii fursada heysto aan baran karo mise waa waqti go'an

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Waa waqtiga aad fusad hayso baro, waligood account kaaga bay kuugu jirayaan

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @salaadmaxamuud339
    @salaadmaxamuud339 2 ปีที่แล้ว +3

    Macallim ingiriiskeygu aad uma fiicno in aan web development ku shaqeestana waan rabaa. Marka clients ka ma inaan call ku waco oon English kula hadlo ayaa qasab ah mise meel email kaliya lagu wada xiriiri karo ayaa jirto?

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 3 ปีที่แล้ว +2

    Courses ka marka aan iibsado- Every Course Set Up kiisu ma la sacdaana ama Software kiisu?

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Haaa

    • @mohammedxayo5155
      @mohammedxayo5155 3 ปีที่แล้ว

      @@Hurbad thanks a lot, I'm going to purchase it.

    • @feisalissack704
      @feisalissack704 2 ปีที่แล้ว

      @@mohammedxayo5155
      Asc walal

  • @gedo8997
    @gedo8997 3 ปีที่แล้ว

    Walaal number kaada iisheeeg

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514,

  • @suleekhaabdillahi3633
    @suleekhaabdillahi3633 ปีที่แล้ว

    Wll inan is diwangaliyan Rabaa xageen inigala soo xidhidhaa waxn jooga somaliland

  • @Comps223B
    @Comps223B 3 ปีที่แล้ว

    korso walba sidaan o kale noga soo dhiga

  • @haabiilcali-my3su
    @haabiilcali-my3su 2 หลายเดือนก่อน

    macalin dee course yadan isku xidhan hadda kuma jiraan

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 หลายเดือนก่อน

      hurbad.com/web-design/
      👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿

  • @zaadacademy
    @zaadacademy 3 ปีที่แล้ว

    Haaa aniga iminkaan ku maqlaa engneere

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad

  • @haboonahmed5137
    @haboonahmed5137 ปีที่แล้ว

    Thanks

    • @Mmm10334
      @Mmm10334 22 วันที่ผ่านมา

      Asc

  • @idbacyare2939
    @idbacyare2939 2 ปีที่แล้ว

    haa wa kumaqlanaa

  • @cubeydmaxamuudcubeyddaacad8563
    @cubeydmaxamuudcubeyddaacad8563 ปีที่แล้ว

    Asc