ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

QAABKA LOO DEJIYO QORSHE GANACSI ( Business Plan )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
    Muuqaalkan waxaynu ku sharaxaynaa 4 qodob oo muhiim in la sameeyo marka la dejiyo qorshe Ganacsi oo hirgala. Waa Business Plan fudud oo bar bilow ah qofkastana raaci karo ama samayn karo.
    📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...
    #Horumarsamee

ความคิดเห็น • 115

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 ปีที่แล้ว +38

    Fadlan muuqaalka Like Saar ha ilaawin hoosna ka daawo Video ga tusaalaha usoo qaadanay
    th-cam.com/video/BwT1qD7dbyg/w-d-xo.html

    • @elmanarab4034
      @elmanarab4034 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll zakariye wxn kaa sugaynay muuqaalkii investment-ga ee shirkadaha waa wayn

    • @caafi______2526
      @caafi______2526 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Zakariye intee kalaso xariira walal

    • @unknown-7517
      @unknown-7517 3 ปีที่แล้ว +1

      in allah la talo saarto inad ku bilawdo eheed
      gancsiga ma,aha suuli ama musqul la galaayo🤦🏻‍♂️✅

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaale Zakariye , ee soomaaliyeey aan is garano oo dadka aan wax ka faa’iideeno taageerno , walaaekeen Zakariye wuxuu u qalmaa in ka badan 1Mn oo Subacribers ah , aniga 3 TH-cam channel oo aan leeyahay ba Subscribe ayaan uga soo saaray sababtoo ah wax badan baan ka faa’iidaa , Keep goin Mr Zakariye !

    • @sabriemumin5346
      @sabriemumin5346 2 ปีที่แล้ว

      Green house ayaad suqgeysay mooye cinwanka mesha kugu qoran kama hadal!!!

  • @dayahomar6590
    @dayahomar6590 3 ปีที่แล้ว +98

    Qodobada oo koobana:
    1. Suuqa maxa looga baahanyahy(market reseach)
    2. Macaamiishaadu waa kuma ama yaa kafaa'idaysanaya ganacsigaaga(target customers).
    3. Maxaad ubaahantahay si aad ganacsigaaga u bilowdid, oo ay umuhiimsantahy lacagta maalgalinta ah. (What do you need to start your business).
    4. Xayaysii ganacsigaaga si uu bato iibkaaga iyo faa'iidadaadaba(advertisement)
    Aad ayaa mahadsantahy Mr. Zakaria.

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wd ba noso kobty😅

    • @nimoally6215
      @nimoally6215 3 ปีที่แล้ว

      Mahsanid you save my time🙏

    • @HiboMaxamed-nc5ez
      @HiboMaxamed-nc5ez 5 หลายเดือนก่อน

      Ilasoo hadal

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 ปีที่แล้ว +6

    Meel wangsan ayaad noogu jirtaa alle cimriga haku dheereeyo cafimaadkana haku siyaadiyo, hamigagana haku rumeeeyo. Ameen ameen

  • @peripatetic8839
    @peripatetic8839 2 ปีที่แล้ว +2

    Brother Sakariya just like your name prophet PBUT.
    Your content is appreciated and it's helping your brother from another mother's to understand and open my eyes. Thank you and I have watched many of your video. Your the example who should be leading our nation.

  • @ruun.1404
    @ruun.1404 ปีที่แล้ว +2

    Wlal waa mahad santahy xili aan ubaahna ayaan helay muqaalkaan😊❤

  • @apdikhadir1995
    @apdikhadir1995 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal maad sameydid hal video oo aad funskaga suaalaha aad kaga jawaabeyso mahad sanid thanks 😊🙏

  • @mahamedaadam
    @mahamedaadam ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad wax badanaa kaafaaidee❤

  • @CabdixakimKa
    @CabdixakimKa 3 ปีที่แล้ว +3

    Si aan u gaarno isku filnaasho dhaqaale waxa fcn dhalinta waxbaranaysa iyo kuwa ku fikiraya iney guursadaan ama wax kale qabsadaab inan iskaashano sxbyaal

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll business plan sample ah ayaan u baahanay shirkad ama service dhamaystitan tusaale nooga dhig inshala ama soo diyaari si dadku u fahmaa qorshaha ganacsigu Muhammadu Muhammadu leeyahay

  • @dayahomar6590
    @dayahomar6590 3 ปีที่แล้ว +2

    Ganacsi bilaan qorshe ah waa gaari aan darawal lahayn.

  • @mohamedidiris3436
    @mohamedidiris3436 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allaah walal, aabihi ganacsiga sakariye, walal sido kale Waxa barata cilmiga xidhiidhka caalamiga ( internacional relationships) ganacsiga miya lagu barta cilmigan, mise bugaag aya akhrida mnsha allaah

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu khayra
    Waad ku mahadsantahay horumarinta fikradda dhalinta soomaaliyeed

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah ad ayan kaga faa'ida runtii alle haka abal mariyo .wax bulshada u dana ayd wakhti ku lumisa halka dadku iska xasidan

  • @sahra4159
    @sahra4159 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb walaal Zakariya jazakallah kheyr

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhi💚

  • @bileosman3349
    @bileosman3349 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah keep going👏

  • @xalimasacdiya2786
    @xalimasacdiya2786 ปีที่แล้ว +3

    Cashir jamacada la iika soo diray oo aan ku wareersanaay aaba kaa dhageystay 😊 PLANNING 🙏

  • @naturescenerychannel6208
    @naturescenerychannel6208 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my business teacher

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abowe

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah fikrad qurxam ku soo dhawada waxna sadex luqo isku baro TH-cam channel kubayo Academy for development

  • @CabdixakimKa
    @CabdixakimKa 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc wll @zakariye Waxaan kaa codsanaya inaa noo sameysid ka dhalinyaro ahaan
    Barnaamij iskaashi dhalinta dhexdooda ah oo Lacag la isugu darsanayo kadibna qof uu wax ku qabsanayo
    Aniga hadaan bilaabo dadku waxa laga yaaba ineydan i aqoon oo aaminaad ma jirto lkn adiga sidaas darteed ayan kaaga codsanaya inaa no sameesid
    Chanelka waxa ku xiran dhalinyaro badan oo dhaqaalo badan aan haysan lkn bishii wax xooga hela xoogahas yar haddii aan isku dardarno qofba wax ku qabsan kara bil walbana qofbaa la siinaya
    Waxaa filaa inaa ila fahantay waxaan uka jeeedo mahadsanid😊

    • @rijaaltaajiray419
      @rijaaltaajiray419 3 ปีที่แล้ว

      hagbad mhoo😂

    • @CabdixakimKa
      @CabdixakimKa 3 ปีที่แล้ว

      @@rijaaltaajiray419 😂😂😆Hagbad dhe ama ayuuto dheh Lacag sida lo sameeyo unbaa noo daran bro diyaar ma tahay

  • @ayaanleabdullahi3797
    @ayaanleabdullahi3797 3 ปีที่แล้ว

    Asc sakariye waad ku mahadsan tahay sida wacan aad waxno ku soo gudbisid waana kamahad celinaa in aad talo wanaagsan nagasiisid

  • @mahammedabdi2239
    @mahammedabdi2239 2 ปีที่แล้ว

    khayr allaha kusiiyo wax badan ayaad noo faaiidaysay

  • @fardowsomaxamud3501
    @fardowsomaxamud3501 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll fikirada wata inte Kala soo xariira inana kula ladlo rabay kulawadago✅

  • @mahammedabdi2239
    @mahammedabdi2239 2 ปีที่แล้ว

    maanshaa allah never give up

  • @axmedgalad4519
    @axmedgalad4519 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll Zakaria abaal kaada janada allaha kadhigo

  • @hassantech510
    @hassantech510 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid ustad Zakariye,

  • @sayidali3867
    @sayidali3867 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah wll dadkaada wax bareysaa

  • @dekamulki1626
    @dekamulki1626 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sakariye /claahi

  • @mohamedamiin4438
    @mohamedamiin4438 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah hore u soco wll

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว

    T hanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll zakariye

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 2 หลายเดือนก่อน

    Inta qof ee iga gadanayaan maogan karo lkn waxan ogan karaa inloga bahan yahay meesha

  • @ayaanahmed8530
    @ayaanahmed8530 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wllky

  • @hamdaahmed5209
    @hamdaahmed5209 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo wlloh mahadsanid

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going my brother

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh
    Quality Videos bro

  • @abdirazakmohamedibrahim2281
    @abdirazakmohamedibrahim2281 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Zakariye.

  • @MahamedMaxamud-nr4yl
    @MahamedMaxamud-nr4yl 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ 3:24

  • @Recap_Zone2
    @Recap_Zone2 3 ปีที่แล้ว

    Costumer always right

  • @messifansvsronaldofans1425
    @messifansvsronaldofans1425 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah keap going

  • @awmoha3453
    @awmoha3453 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye waankula soo socdaa masuul thnks

  • @maxamuudcabdiqadir8122
    @maxamuudcabdiqadir8122 3 ปีที่แล้ว

    Keep going brother❤

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay walal qaali

  • @iqraabdulahi1113
    @iqraabdulahi1113 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid👍

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing

  • @asiaosman3377
    @asiaosman3377 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye majiraan dad jooga Jayne iyo Bangladesh oo alaabta dadka usoo dhiiba

  • @zuldaankasomalia8330
    @zuldaankasomalia8330 3 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdirashidsaleban8097
    @abdirashidsaleban8097 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @mohamedkadiye4915
    @mohamedkadiye4915 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye thanks, try talking about Barber shop

  • @farhiyomohamed3179
    @farhiyomohamed3179 3 ปีที่แล้ว

    Asc sakariye

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +3

    Ina adeer qaali hadd ka hadli karto business plan si deeply ah waan jeclaan lahaa inaad oogasoo hadasho mhdsanid, waxaan kamid ahay dhalinyaro shirkad aas aastay wali ayna shirkadu sifcn ushaqeyn, marka waxaan uqaabilsanhy shirkada CIO chief information officer, xogkasta dajinteeda anigaa layga fadhiyaa, hada business plan ayaa layga sugayaa, inaan ku guulaysto ayaan rajeynayaa inshalh

  • @abdifatahmusaahmed7170
    @abdifatahmusaahmed7170 2 ปีที่แล้ว

    Asc wlle aad iyo aadban umahamsantahay waanda anfacday dadkaga

  • @fathisamojecel584
    @fathisamojecel584 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah 💕

  • @Fatimaaden-kb4fp
    @Fatimaaden-kb4fp 2 หลายเดือนก่อน

    wll fursado aan lasamayn maba jiraan

  • @fatal2340
    @fatal2340 3 ปีที่แล้ว

    Sc , maanshaAlah bitcoin si fiican ayaad u sharaxday marka please mar soo bandhig ana soo sharax forex iyo meelaha safe laga bilaawi karo iyo sida loo galo.

  • @Mahadshuuke12
    @Mahadshuuke12 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC" Asxaabey TH-cam Cusub ayaa Sameestay
    Maanta keliya 100k Igaarsiiya Adinka ayaa wax
    idinku Ahay marwaliba one love Dhamaantiin

  • @fardowsomaxamud3501
    @fardowsomaxamud3501 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh 💯✅

  • @safaabdallaabdalla7886
    @safaabdallaabdalla7886 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallo zakariye aadban kusalamayaa salan kadib wallo waxaan tageera ganacsiyada aad had iyo jeeraale sodhigto ana waxn rabaa inaan ganacsi bilabo dharka ah markaa wallo maxaad igulatalilahay aadbad umahadsantayah

  • @Sadikkoronto
    @Sadikkoronto 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Business plan waxaa ka fcn business model canvas oo kuu suuro galinaya sifudud inaad hanacsigaaga waxwalba oo la xiriira aad ku ogaan kartid.

  • @galaydhtraders9753
    @galaydhtraders9753 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @AhmedIbrahim-bs6xg
    @AhmedIbrahim-bs6xg 3 ปีที่แล้ว

    Halkee laga Soo xidhidhaya w

  • @salmanfaysal347
    @salmanfaysal347 3 ปีที่แล้ว

    Walaal sakariye waad ku mahadsan tahay warbixintada , walaal office real estate agent ah baan rabay inaan dalka ka furo bal sida loo hirgelin karo ila so wadaag.

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa Kuu haya Qorshaha Shirkadaas Oo dhamaystiran

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay wall

  • @inaboqorali2387
    @inaboqorali2387 2 ปีที่แล้ว

    Wlle waad mahdsanthy

  • @mdeeq12abdikadir63
    @mdeeq12abdikadir63 2 ปีที่แล้ว

    Pro maadada caafimaadka noga sohadal

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye

  • @mahadoibrahim2023
    @mahadoibrahim2023 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay

  • @xaqiijiye2302
    @xaqiijiye2302 2 ปีที่แล้ว

    Sxb shaqa abuur sameeya raba icaawi

  • @user-ks5wj8sk2u
    @user-ks5wj8sk2u 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid zxp❤❤

  • @hajiridwaan9197
    @hajiridwaan9197 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaaah hore usoco miyaa la dhihi jiray

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว +3

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @jicirif149
    @jicirif149 3 ปีที่แล้ว

    Sakariye wll gream house meeqo iigu imanayaa turky to buro

  • @shaaficikayselixle9718
    @shaaficikayselixle9718 2 ปีที่แล้ว

    Masham allllh

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 3 ปีที่แล้ว

    Salama sxb aad ayaan ula socdaa barnamijyada xiisaha leh

  • @dekamulki1626
    @dekamulki1626 3 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan

  • @aadamosmaan5543
    @aadamosmaan5543 3 ปีที่แล้ว

    M. Masuul aad ayaa u mahadsan thy

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid wll

  • @hasanadani2282
    @hasanadani2282 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan danaynayaa ariga caana leh iyo dhaqashadiisa. Turkish ariga saanin ee caanaha badan.

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 3 ปีที่แล้ว

    Wadankan fursad waliba wa ka banaantahy waxwalba wn so shoofsanaa xataa yaanyada

  • @updifarmaa6157
    @updifarmaa6157 2 ปีที่แล้ว

    sakariye saxibow lambarkaga lama hela waxa raba Ganacsi sameyo mahad sanid

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 3 ปีที่แล้ว

    Mashruucaas green h0use ka aaad ban uga heley waana ka fakaraayaa in aan sameeyo i.a

  • @MahamedMaxamud-nr4yl
    @MahamedMaxamud-nr4yl 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubarakaden9196
    @mubarakaden9196 ปีที่แล้ว

    Well

  • @Game-yb7oc
    @Game-yb7oc 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll zakariye plz mel an kala so xiriiro iso sheeg ado mhdsn inte kala so xiriira wll arin yar ayn rby inad iga caawiso mid fadlik

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 3 ปีที่แล้ว +1

    Sʜᴜᴋʀᴀɴ ᴡʟʟᴋɪᴇ ǫʟʟɪᴇ💖💖🇹🇷

  • @yahiawarsama1660
    @yahiawarsama1660 3 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @zulfamaalim392
    @zulfamaalim392 2 ปีที่แล้ว

    M.a 🙏

  • @inasaed2028
    @inasaed2028 3 ปีที่แล้ว

    Walal adoo mahadsan kasoo hadal Binance Iyo suuqa cryptocurrency.

  • @ArdayArday-uh8gr
    @ArdayArday-uh8gr ปีที่แล้ว

    🎉

  • @faiziinakanzi3205
    @faiziinakanzi3205 3 ปีที่แล้ว +1

    👌👍

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 3 ปีที่แล้ว +1

    👏🏼😻

  • @dekamulki1626
    @dekamulki1626 3 ปีที่แล้ว

    Nacam

  • @abdirisackamin3827
    @abdirisackamin3827 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan rabaa inaan sameeyo shirkad faido badan, wax dhaqalo ku baxeyn, waxaan u bahanahay shaqalo 30 garayo moryaan ah tuugo ah, shaqada Waa isbaaro, mobilada shcabka laga furanayo, gawarida la dhacayo, xawildaha la bobayo, dadka dhaqalaha leh la badayo,, hadaba hadad moryaan nacaladi ku dhacday tahay, fadlan ila so xirir