Hurbad Crash Course - Sidee loo sameeyaa Facebook Marketing Complete Course - AfSomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 96

  • @workaccount3334
    @workaccount3334 3 ปีที่แล้ว +17

    Inaad Saacado badan Meelo kala duwan aad dadka wax ugu soo gudbisaan si bilaash ah waxay ku tusinaysaa lexejeclada aad ka leedihiin dadkina iyo dalkiina. Alle waalidkiini wax idin soo baray iyo idinkaba haydin barakeeyo. geesh kayagoow guulaysta 💗

  • @enggabogabo546
    @enggabogabo546 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Rabi ha xifdiyo Eng Abdirizak Hersi waa Macalinkeygii laga bilaabo 2017-2021 Rabi ayaa guddi kara Abaalkada sido kale Hurbad waa Hoygayga Aduunka

  • @dubadmuse0
    @dubadmuse0 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID IN BADAN USTAAD ABDIRIZAK XIRSI . hurbad aad ayaan ugu xidhanahay iminka ilaa dhawr kooras oo aan ka iibsaday waxay ii anfaceen si aanan filahayn runtii.
    sharaxaada iyo fahamssiinta macalimiinta koorasyada hurbad bixiyaana waxay u qalmaan maamuus gooni ah iyo in loo mahad celiyo. shurkan

  • @affowlejo2659
    @affowlejo2659 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhabtii maclimiinta hurbad wax badan ayan ka faa'iday wad mahad santihiin insha allah sida ugu dhaqsiyaha badan wan idinla midoobaa 💯

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 3 ปีที่แล้ว +1

    Haqabtiraha baahiyaha jira guuleyso

  • @jiitestore
    @jiitestore 3 ปีที่แล้ว +1

    mubaarak soomane

  • @saciidyare3687
    @saciidyare3687 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad adigoo mahadsan afsoomali ku faah faahi inta muhiimkaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @saalaxxikmaawi3054
    @saalaxxikmaawi3054 ปีที่แล้ว

    Waa xagee qaarada somalia

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 3 ปีที่แล้ว +2

    MAHADSANID HURBAD iyo macalin abdirasaq

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @hamseceeroofficial3811
    @hamseceeroofficial3811 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah jasaakalaah wll
    Waxaan jeclaanlahaa inaan kuweydiiyo suaal madama aan vediogana arkey wakhti danbe balse maadaama aan joogno somalia inta badan aad bey u adagtahay in lacag laga sameeyo facebook ga ma naga caawin kartaaa sida ugu fudud ee aan ula shaqeysan karno dadyowga kala jooga dunida dacaladeeda mahadsanid wxn rajeynayaa inaad noso jawaabto muqaalna aad noga soosameyso maadaama ay jirey dad sideyda okale wax uraba

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal aad ayaad u mahadsan tihiin

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tan sobadi

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid

  • @hassanmohamed7654
    @hassanmohamed7654 ปีที่แล้ว

    jazaka ALLAH ustaad wax badan ayaan kaa faiday.
    mahadsanid

  • @mohamedhabibullahi9296
    @mohamedhabibullahi9296 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macalin
    si fudud oo la fahmi karo ayaad aqoonta u gudbinaysa.

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @awalesuperchannel2021
    @awalesuperchannel2021 3 ปีที่แล้ว +7

    I'm First person!!!!!!

  • @Nasiir_Graphics_channel
    @Nasiir_Graphics_channel 3 ปีที่แล้ว +2

    masha'allah ustad aad ayaad umahadsantahay kun iyo kow jeer dabcan Crash Course-kaan dadkii codsadaan kujiray runti waa wax aad loogu farxo in Hurbad Institute of Technology ay Team-keeda Codsiyadoodo utix geliso Waxaan leenahay Hurbad Waa HORMARKA DHALINYARADA SOOMAALIYEED WAXA AAN IDIIN KASUGNAABA WAA IN AAD MUQDISHO INOO IMAADAAN OO AAD COLOGE DHANKA BARASHADA CILMIGA TECHNOLOG-GA INOO FURTAAN SI AY JIILKAAN CUSUB CILMIGOODA DHANKA TECHNOLOG-GA SARE UGU QAADAAN.

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

    • @maxamedducaale726
      @maxamedducaale726 3 ปีที่แล้ว

      تمام

  • @zihambaba4021
    @zihambaba4021 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤ mahadsanidiin wllayaal ... wa course muhiima ...

  • @abdirizack2794
    @abdirizack2794 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks a lot Mr Abdirizak

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 ปีที่แล้ว

    Eng Abdirizak mahadsanid

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad ayaad umahadsantihiin Hurbad aqoon la'aan waa iftiin la'aan

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @safiyahussein1238
    @safiyahussein1238 3 ปีที่แล้ว +4

    Mhdsanid milaayiin jeer
    Dhnkle ustaad hal vedio inooga soosamee sidee loosameeyaa broad cast

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 ปีที่แล้ว

    M.a guuleyso shaqo fiican ayaad wadaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @ataayfamily9846
    @ataayfamily9846 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan kaga mahadcelina ustad sida wcn aad coarsada wakhtiga u galisay anago uga faideysaneyno si bilaash ah🙏🙏

  • @calicabdullahi9161
    @calicabdullahi9161 2 ปีที่แล้ว

    Guul wll

  • @SULUBGRAPHICS1
    @SULUBGRAPHICS1 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 2 ปีที่แล้ว

    Shukra ustaadii

  • @samirshow22
    @samirshow22 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏🏼

  • @AbdullahiYasinAbdiID
    @AbdullahiYasinAbdiID 3 ปีที่แล้ว

    M.Allah koorso macno faaido bdn leh

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @ibrahimAhmed-gk3xe
    @ibrahimAhmed-gk3xe 3 ปีที่แล้ว

    Tanks

  • @talowalaal3010
    @talowalaal3010 3 ปีที่แล้ว

    walaal app sida loo sameeyo inaan barto ayaan rabaa ee intee ka heli karaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615630707
      +252615989514
      +252615070785

  • @Mr_koronto
    @Mr_koronto ปีที่แล้ว

    How do you want your ad to look?

  • @Fartun53
    @Fartun53 3 หลายเดือนก่อน

    Wll marketplace ima shaqynayo Isnot avaliable waye ileyahay plz wll side uxaliya

  • @axmedgalad5872
    @axmedgalad5872 3 ปีที่แล้ว +1

    Digital marketing course hanugula soodaro website mahadsanidiin

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 ปีที่แล้ว

    Hurbad Hoyga tababarada engeneerada mustaqbalka

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

    • @CryptosomaliAcademy
      @CryptosomaliAcademy 3 ปีที่แล้ว

      @@Hurbad walal noo course digital marketing ah noogu saara mahadsanidiin

  • @waliyarewaliyare374
    @waliyarewaliyare374 2 ปีที่แล้ว

    maeha alla

  • @hassanmukhtar8857
    @hassanmukhtar8857 2 ปีที่แล้ว

    Ustadii ado mahadsan sido lo sameya switching profile oo uso muuqana kaliya facebook page sida ado umaleyneysida inaad ku jirtid kaliya page

  • @Camaarbashiir
    @Camaarbashiir 3 ปีที่แล้ว

    Hurbad markey timid Jahligii baxyey

  • @waliyarewaliyare374
    @waliyarewaliyare374 2 ปีที่แล้ว

    niyo 2axan raba qabkan aad wax usharxayso
    iyo barnamijka aad adygsanyso

  • @kassimmohamed4912
    @kassimmohamed4912 2 ปีที่แล้ว

    Dieu merci vive Somalia

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 ปีที่แล้ว

    Hurbad Loo Aayay

  • @Bwalde
    @Bwalde 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah waa topic aad ii anfacaya qof ahaan.
    Live stream miyuu ahaa tolow?

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @hiroabdurizakm8270
    @hiroabdurizakm8270 3 ปีที่แล้ว +2

    Hurbad jazkallah wlhy waxaad Moodaa inaad baahidayada sidhabaha u Aragtaan AMA aad udaremaysan please my brother's Amazon FBA isku daya inaad cashar oo ga samaysaan please 😑

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @cabdixakiinmaxamed2660
    @cabdixakiinmaxamed2660 2 ปีที่แล้ว

    Usarname ka hadduu cusub yahay miyuu ogolaanayaa ?

  • @Teacher-Hared
    @Teacher-Hared 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad pagekaygii hore restracted baa layga galiyay marka innad iga caawisaa rabaa fadlan

  • @halawaashodhamaan4823
    @halawaashodhamaan4823 3 ปีที่แล้ว

    Wcs bro mahadsanid course waa codsaday waxa aan ku faraxsanhay in aad codsigeega ii tix galiseen

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @Barsommedia
    @Barsommedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc HURBAD WAAN IDIN SALAAMAAY CIID WANAAGSAN

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @abdirizakahmed8900
    @abdirizakahmed8900 3 ปีที่แล้ว

    Asc hurbad Team.
    Maku Tala-Jirtaan Inaa Soo Diyaarisaa Course Ku Saabsan Digital marketing

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @sharmarkeabdullahinor9412
    @sharmarkeabdullahinor9412 3 ปีที่แล้ว

    Eng waad mahadsantahay. markaan page sameysto website inaan ku xirto maku qasbanahay?

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Maya walal

  • @maxamedbaashi4256
    @maxamedbaashi4256 2 ปีที่แล้ว +1

    Cashar wanagsan

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad digital marketing
    Kaso hadl iyo copywriter

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @AhmedAbouAboubaker
    @AhmedAbouAboubaker ปีที่แล้ว

    Liibax

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts 25 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkkk walaahu alustaat waba iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😆

  • @axmedmaxamuud2748
    @axmedmaxamuud2748 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid macalin cabdi

  • @saidaliyasiin34
    @saidaliyasiin34 9 หลายเดือนก่อน

    2024❤

  • @ibrahimAhmed-gk3xe
    @ibrahimAhmed-gk3xe 3 ปีที่แล้ว

    SHUKIRANI

  • @MaidaHoosh
    @MaidaHoosh ปีที่แล้ว

    War ifahansiya😢

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 3 ปีที่แล้ว

    Facebook account miya lobedelikaraa page

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      Maya walal, balse waad ka hoos abuurin kartaa

  • @fartunjamac8790
    @fartunjamac8790 3 ปีที่แล้ว

    Xagee laidinkala xariiraa saxibayaal

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว

      fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615630707
      +252615989514
      +252615070785

  • @Muxsinyameni
    @Muxsinyameni 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidee loo isticmalaa facebook page sida facebook account caadi ka ah

    • @Hurbad
      @Hurbad  3 ปีที่แล้ว +1

      Nala Soo Xaliir Mudane
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @Mr_koronto
    @Mr_koronto ปีที่แล้ว +1

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲subscribe isaar hadii ad awodo
    🙏

  • @drromantic095.24
    @drromantic095.24 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @ubahsworld7698
    @ubahsworld7698 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin