Sidee Loo Noqdaa Network Engineer!!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 89

  • @abdullahiismailyussuf9035
    @abdullahiismailyussuf9035 2 ปีที่แล้ว +19

    40 daqiqo oo aan videogan dawanyey waa uriqayey cilmi iyo aqoon hufana waa faaiday❤🙏🏅
    Mhadsanidin Hurbaad👍👍

  • @MaahiRkhanforever
    @MaahiRkhanforever 2 ปีที่แล้ว +36

    network engineers up your hand ✋let's see each other 🤣🤣🤣

  • @Fanprojsomali-n9o
    @Fanprojsomali-n9o 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad aad ayaa umahadsan tahay waana ka faa'iidaysan insha allah talooyinka aad nasiisay.
    Waxaase kaa codsan inaad samaysid muuqal sidan oo kale ah oo ka hadlay sida loo noqdo ethical hacker🥰
    Mahadsanid

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa UU kuxigaa walal

  • @africanone7363
    @africanone7363 2 ปีที่แล้ว +22

    Ustaad waxan ahay qof iska danyar kasoo jamacad lacag uwaaya balse arkay weseetkiina waxana ka gatay lawakoorso oo aan kugatay 10 waqti hore please icaawiya waxan rawaa aqoontiina mana awoodo lacataas badan sababtoo ah waxan ahy qof kuqaraabto moto labolugeey ee wax ilaqabta hadaadtihiin hurbad wlalayaa

    • @mrtoraantr5994
      @mrtoraantr5994 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll ku dadaal salaada iyo inaad dadka caawisid
      Sababtoo ah waxaad heleysaa cid ku caawisa
      ILAAHEY talo saaro horeyna usoco

    • @SHAAAKIRCALI
      @SHAAAKIRCALI 2 ปีที่แล้ว +2

      Ha war warin culays kasta waxa ka danbeya fudayd
      Rabbi ga wanaagsan wuu ku arkaya wuuna ku maqlaya ducayso oo rabbiga la sheekaysato
      Waxaad la kulmi doonta wax cajiiba

  • @heeso586
    @heeso586 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bulshada somaliyeed wax wayn baa u haysaan hurbad

  • @jamasaid1690
    @jamasaid1690 ปีที่แล้ว +1

    Aad umahadsanthy ustaad wana ka faidaysanaya insha allah

  • @bashiirabdi9551
    @bashiirabdi9551 2 ปีที่แล้ว

    thanks ustaad cilmiga iyo aqoonta ad noo faideysen wn idinkga mahad celinynaa
    dadaal fiicnna ardeyda somaliyed wd u samysen lakin wxanu idinka codsanyna inad xoga qiimaha yareysaan waayo waa ardey dadku qiimaha intas leeg mayara awoodan.
    MAHADSANIDIIN

  • @mohshorts7004
    @mohshorts7004 2 ปีที่แล้ว +9

    Sikale wad uficantahiin
    lkn price ka ayad ad sare ugu qadeen engineer madama ad somali waxbaraysan o ad Hal luqad kuhadlaysan somaliduna tahay dad technology yada an ad ugu wanagsanyn

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว +1

    We are eagerly waiting tchr.

  • @ahmedhussen7660
    @ahmedhussen7660 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay sharxaada aad nasiisay jazaka allah khyr

  • @boghorehally1423
    @boghorehally1423 2 ปีที่แล้ว

    manshallah hore u socda wll bari dhaweyd waxan maanu haysan markii aanu ardeyda ahayn

  • @africanone7363
    @africanone7363 2 ปีที่แล้ว +8

    Please. Make discounts for somali students

  • @Amiir0example
    @Amiir0example 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha allaah waan ku soo biirayaa dhawan in badan waan ku lasocday laakiin labtonkii driving ku ii shayn wayay oo aan soo hagaajinayaa ❤️👋

  • @mowliidnuur5923
    @mowliidnuur5923 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid eng

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 2 ปีที่แล้ว

    Eng. Mahadsanid. waana kugu raacsanahy aqoonta ba ka muhiimsan shahaadada.

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc teacher runtii aad kuugu mahad celinyaa Sidoo kale teacher waxaan u baahna in aad noosoo sharaxdo in websiteka lacag laga sameen karo iyo hadii kale iyo game-development war bixin kooban ,- sida looga shaqeesto iyo .... wixii dheeraad ahba,.-...

  • @mukhtaarshacraawi7958
    @mukhtaarshacraawi7958 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay waanada quruxda badan
    Run ahaantii qofkii caqli leh si khaldanne aan u fakarin wax wayn buu ka anfici doonaa

  • @abdullahiyakub3235
    @abdullahiyakub3235 2 ปีที่แล้ว

    Azc ustad waxn raba inan kula so xariiro ayan rabaa 💯

    • @abdoumeigag9351
      @abdoumeigag9351 2 ปีที่แล้ว +1

      @Abdullahu_Yakub Zhp wax yar ayaa ka khaldan isoo qabo ha dhihin adi la xadhiidh meel lagala xirooro ayaa jirta contacts kooda ayaa ka helaysa mel kasta oo rabto inad kala xiriirto

    • @abdullahiyakub3235
      @abdullahiyakub3235 2 ปีที่แล้ว

      @@abdoumeigag9351 mahadsanid zxp 🙏🙏

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay qof waliba afkiisa ayuu wax ku fahmi karaa waa run , oo maahmaah baa tiraahda nin waliba gacmihiisa ayuu biyo kaga dhergaa........................

  • @Akmohaa
    @Akmohaa 2 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAD

  • @engnor3318
    @engnor3318 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @zayidalli9736
    @zayidalli9736 2 ปีที่แล้ว +1

    10 maalin oo 20$ ah saida noqoten markaan wax yac idin dhahdo maa weyden hallkii course ee nkw+ aheyd. Baa qeyb qeyb uga dhigteen course mcnha chapter-kiiba hal course Ka dhigteen waa fikir aan marnaba dhaqaqeen waana arki doontiin
    I am team hurbad 😂😂

  • @Abdirahmaan3973
    @Abdirahmaan3973 2 ปีที่แล้ว

    Waa kusaalamay ustaad

  • @dheefsan
    @dheefsan 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Problem jira aya ah Inaad Price ka aad kor uu qaadeen. Network + ayad kla qaad qaaden waxa fiicneyn lahyd inaaad hal price aad u qoondeysan.
    Tusaale
    Network + = $50

  • @Clshakuurfarhan
    @Clshakuurfarhan ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaan rapay casharka Network protocol and architecture 00 koopan🙏

  • @mohamedalimohamedwarsame8158
    @mohamedalimohamedwarsame8158 2 ปีที่แล้ว

    Ustad waxa soo dhaw xiliyada jamacadaha lagu biri jiray bil ayaa kahartay ustaad waxa Naga cawisa cumpetat engineering information

  • @mawlidmumin3565
    @mawlidmumin3565 2 ปีที่แล้ว

    ASC... Ustaad, Network+ book ma leyahay?

  • @medsamaleh869
    @medsamaleh869 2 ปีที่แล้ว +1

    Cisco packet tracer iyo Cisco ccna , kee baa hor baranee!?

    • @guledyare7119
      @guledyare7119 2 ปีที่แล้ว

      Walaal Cisco packet tracer wa software aad ku practice garaynayso network markad isku xidhayso ee maha cilmi la baranayo

    • @medsamaleh869
      @medsamaleh869 2 ปีที่แล้ว +1

      @@guledyare7119 sxb qali wan ogahay lakin hurbad korso ayay ka dhigeen marka kolay sidi loo isticmali laha ayaa laku baranaya, markaa waxan rabay inan ogado in an ku bilabo karo cisco tracer kadibna an bilabo ccna?

    • @guledyare7119
      @guledyare7119 2 ปีที่แล้ว

      @@medsamaleh869 markasta ccna waxa ka horaysa inad baratid cisco packet tracer habka ay u shaqayso sxb hadii course laga dhigay.
      Waayo hawsha dhan cisco packet tracerka aya lagu qabanayaa bro

    • @medsamaleh869
      @medsamaleh869 2 ปีที่แล้ว

      @@guledyare7119 mahadsanid sxb ,,

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw 2 ปีที่แล้ว

    Mucalimuu goormee Devnet lagu soo darayaa Machadka

  • @issemohamoudisse
    @issemohamoudisse 2 ปีที่แล้ว

    Baafin👋
    Bahda Hurbad maal mahan waa naga mashquusheen blse waxan filaya inaad Courses cusub so wadaan,
    Waxaan tabeyna Eng Maxamed isxaaq maal mahan dambe ma arag?
    Libaaxii waan tabney runti !!🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @iimaanmohamedomar8609
    @iimaanmohamedomar8609 2 ปีที่แล้ว

    Hurbad waa meesha kaliya ee dhalinyarada soomaaliyeed dhiirogaliso
    Lkn hadaa nahay arday soomaaliya ugu xiran Hurbad price ka ayuu nooga adagyahay

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 ปีที่แล้ว

    Sideen u noqdaa qof yaqaan ethical hucking

  • @cabduqaadirmaxamedcali8229
    @cabduqaadirmaxamedcali8229 2 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib

  • @wadaadyare5720
    @wadaadyare5720 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad meel aan kala so xiriiro ubaa ha nahay

  • @ukomotaraker2057
    @ukomotaraker2057 2 ปีที่แล้ว

    Courses computer forensics ma idinka helayaa

  • @ayubabdi8387
    @ayubabdi8387 3 หลายเดือนก่อน

    July,2024 ayaan daawanaayaa😀🙏

  • @birqaayeofficial5019
    @birqaayeofficial5019 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad graphic design inaan nqodaa rabaa kusoo dara plz🙏

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 ปีที่แล้ว

      waa diyaar walal, hurbad.com/multimedia/

  • @ugaasshalmad3081
    @ugaasshalmad3081 2 ปีที่แล้ว

    Cloud engineering ka so hadal ustaad
    Mahadsanid

  • @Aazim9
    @Aazim9 2 ปีที่แล้ว

    Web design freelance ka hadal ustadi abdi razak

  • @craxmaan5280
    @craxmaan5280 2 ปีที่แล้ว

    Miyaad ilawdey barmaamjikii aad lahayd waa soo galinayaaa e ahaaa jawaabtii mareykanka e IRAAN AYA KU SANEYSEY VEERASKA

  • @arabe9921
    @arabe9921 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd M.Abdirisaq ❤

  • @mohamoudabdi7163
    @mohamoudabdi7163 2 ปีที่แล้ว

    Su'aashaydu waxa ay tahay Maclin
    Kee ayaa Fiicaan Networking iyo Programming

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 ปีที่แล้ว

    Ustad sida software Engineer lagu noqdo kusoo xiji

    • @MaahiRkhanforever
      @MaahiRkhanforever 2 ปีที่แล้ว

      that's my career bro can we talk each other 🤙🤙

  • @abdirahman773
    @abdirahman773 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadi network + halkii qeyb 1 month ay igu qadataa adneh wxd dhahoosa 10 maalin

    • @mohamedabdiahmmed
      @mohamedabdiahmmed 2 ปีที่แล้ว

      Fahamkaaga ayay ku xidhantahay mudane balse waa saxanyahay waa lagu baran karaa

  • @shavshtoak7788
    @shavshtoak7788 2 ปีที่แล้ว

    Shaqada kowad wa maxay markaa dhameeyo computer science?

  • @MOHAMEDABDINOURMOHAMED
    @MOHAMEDABDINOURMOHAMED ปีที่แล้ว

    CCNA VS JNCIA

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 2 ปีที่แล้ว

    Su,aal horta Comuterku Gud ahan wa imisa Laamood ama Qaybood
    Baise iyo Advancerba

  • @ahmedabdi4363
    @ahmedabdi4363 5 หลายเดือนก่อน

    Xagee kala xariira halay sheego sxbyaal

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 2 ปีที่แล้ว

    Sudee baan bawaagta u heli karaa waxaan rabaa in aan idinka iibsado.

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 ปีที่แล้ว

    Let's go

  • @therichlife9039
    @therichlife9039 2 ปีที่แล้ว

    ustaad ado mahadsn ka so hadal roadmapka cybersecurity

    • @abdoumeigag9351
      @abdoumeigag9351 2 ปีที่แล้ว

      Waa laga hadlay zhp dhowr mar TH-cam ka ayaa ka helaysa ku qor

  • @Aazim9
    @Aazim9 2 ปีที่แล้ว

    Ustadi web design aa rabaa ina barto qasab mia inaa iTF+ inaa dhigto

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 ปีที่แล้ว

      Haa walal, ITF+ waa aasaaska computer ka

  • @abdul3030
    @abdul3030 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ilaa ccna ban bartay si ficn weliba lkn idinku reference ma inoqon kartaan

  • @ishadaahsoon8357
    @ishadaahsoon8357 2 ปีที่แล้ว

    ustaad lambarkiina whatsappka

  • @cadnaancabdi6405
    @cadnaancabdi6405 2 ปีที่แล้ว +2

    10 casho iyo 20 dollar aa ader lct banu nahey jamacado dhigana halkan faido kle u dhigana e qarashka naga yareya 😂🙏

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว

    Nagu soo biir

  • @hi-kj3ho
    @hi-kj3ho 2 ปีที่แล้ว

    n+ waan iibsaday lkn kuma fahmo saad wax usharaxayso macalin maxaa iga qaldan ustd madey waa fahmaa maxaa iga qaldan

    • @abdoumeigag9351
      @abdoumeigag9351 2 ปีที่แล้ว

      Ma macalinka ayaad fahmayn mase aday wax kaa khaldan yihiin labadaas kala saar wllo.
      Macalinka si fiican ayuu u sharcaa waana la fahmaa dhamaan ardayda dadku isku mid maaha hadana adi fahmin isku day inad aminto oo iska dhaadhiciso inad aqoontan ama cilmigan aad rabto baran karto marka waa fahmaysa.

    • @hi-kj3ho
      @hi-kj3ho 2 ปีที่แล้ว

      @@abdoumeigag9351 macalinkaan lee waye mafahmo wlh lkn ustad maxamed aad ayaan ufahmaa

    • @abdisalamhirsi1144
      @abdisalamhirsi1144 2 ปีที่แล้ว

      @@hi-kj3ho sxb aniga xitaa waan dhigtaa network+ macalinkane si fiican ayaan u fahmaa ee hadii aad caawinaad u baahan tahay ila soo xiriir si aan kuu caawiyo maadaama aan isku course dhigano

    • @lukake4lyf188
      @lukake4lyf188 ปีที่แล้ว

      @@abdisalamhirsi1144 sxp networking wxd iga siisa wax aqbar wax qualification ma ledahy

  • @Yusuf_issack
    @Yusuf_issack 2 ปีที่แล้ว

    Ustad software engineering kuxiji 🙏🙏

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi ปีที่แล้ว

    Waa lacagee ustaad😢

    • @Singsing-js9fl
      @Singsing-js9fl ปีที่แล้ว

      mid lacag la aan ah miyaa rabtay

  • @mowliidnuur5923
    @mowliidnuur5923 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid eng