ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

KHUDBDII CALI KHALIIF GALAYDH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2015
  • KHUDBDII CALI KHALIIF GALAYDH

ความคิดเห็น • 64

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 11 หลายเดือนก่อน

    Geesi Geesi dhalay aftahanuu ahaa ilaahay ha u naxariisto.

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu naxariisto aabe 😢 ssc waa soo Laban doontaa

  • @hudoohala1813
    @hudoohala1813 9 ปีที่แล้ว +1

    nooloow cali khaliif tuugadan somalidanteeda ka shaqeyneyn runta ayaad u sheegtay maaha kuwa dal iyo dad wax dan ah ka leh waa calooshood u shaqeystayaal hadba meeshii loo diro aada oo kor noolaga keenay soomaali illah ha bad baadiyo god ayeey ku dhacday laakiin geesiyaal adoo kale ah ah ayeey u baahan tahay oo runta la ganbaneyn insha allah waan xuroobi doonaa insha allah waa midoobi doonaa insha allah waan ka bixi doonaa dhibka na heysto viva somaliweyn

  • @fiindarajiin8058
    @fiindarajiin8058 9 ปีที่แล้ว

    Galeyr, ....wa Nin Somalinimada Jacayl Reer Khatumana Gaar ahan wa Dad taariiqda Soomaalia Gobanimo-udirirki Awoow- yashood uso dagalameen SOMALI ODHAN...Guul iyo Somalinimo idinku ogahay masha allah

  • @guledsm
    @guledsm 9 ปีที่แล้ว

    Majerteen badan baa ayidsan Mudane Cali Khaliif Galayr. Ha iloobin Xiif Ali taar oo u nafwaayey la dagaalanka Somalidiida. Ha noolato Somalia. Ha jabto Puntland iyo Somalialand.

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 ปีที่แล้ว +1

    Cali Khaliif.
    waa ruugcadaa.
    wax yaabo badan.
    buu og'yahay.

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว +2

    Cali khaliif galaydh cidii soomaali neceb waa necebyahay cidii soomaali jecelna waa jecel yahay runtana maaha in layska idha tiro long life mudane m

    • @adanabdullahi3181
      @adanabdullahi3181 9 ปีที่แล้ว

      Asc.walal aniga waxan fahmi waayay umada maxa Ku dhcay??ruuxi wanaag ka hadlo waa la siyaasaden orahdiisa.war qabiil iyo qurunkiisa ka gudbo o midnimo iyo walalnimo u gudba .mida kale war horta putland xagee raacsantahay??hadii Cali Khaliif o jcyl midnimada umada soomaliyed ay yirahden waa xoolo hadalkiisa lama qaadanayo..mudane Gas ha noqon boqorka qabyaalada ninyahow waa iga talo jooji qabyaalada war Ethiopia iyo Kenya ayad ka jeceshahay somaliya waxad Ku taagertay in baddi somaliyed la iibsado walle putland waxey cagta saartay wadadii mugdiga hadii aan laga gaarin

    • @adanabdullahi3181
      @adanabdullahi3181 9 ปีที่แล้ว

      Viva Somali weyn!hambalyo mudane Cali Khaliif galeydh anigu ma ihi reer khaatumo ma ihi reer putland ma ihi reer jupaland ma ihi reer mudug waxan ahay reer Somaliland reer hargeysa lakiin waxan taageera buuxda u haaya somali weyn qabiil iyo nin jecleysi iguma jiro marka waxan idin sheegaya asxaabta aan isku fikirka nahay o dhan in khaatumo state ay mudantahay Ku dayasho wallhi aad bey i taabatay khuqbadii mudane Cali Khaliif sxb teegeero hiil iyo hoo baan kula garab taagannahay

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 9 ปีที่แล้ว

      Adan Abdullahi indr ma cali khaliif oo caruurta dhul bahante ku laaya kaymaha kuwiisiina mareekan geeyay. Bal car haduu midnimo somaliyeed wado isagu ha soo dago dalka kadibna ha arko dhibku halkay tahay isagaana aqoonyahanee ha xaliyo

    • @adanabdullahi3181
      @adanabdullahi3181 9 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Ahmed sxb hadii aan runta kuu sheego Cali Khaliif galaydh khudbadiisa dareen dhab ah ayey abuurtay ...mar walbo saacad walbo waan garab taagan'nahay inta samaha jeceyl hadii u caruurtiisa geystay qurbaha waa caadi hadiiba u asaga joogo viva markale mudane madaxweyne

    • @leylacadeeyxusseen2312
      @leylacadeeyxusseen2312 9 ปีที่แล้ว

      Adan Abdullahi are you midgaan

  • @luizjanti
    @luizjanti 9 ปีที่แล้ว +1

    dhinta wixiii khatumo cadow ku ah ...

  • @khaatumoabdi3768
    @khaatumoabdi3768 8 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka koonfureed waay taageersanyihiin khaatumo laakiin xasan qabyaaladayste ayaa diidan sadex maamul goboleed oo hal reera marabo ,laakiin shacabku waa garab taagan yihiin midnimada umada ,xasana Wuu baxayaa,

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 9 ปีที่แล้ว +1

    calaacal calaacal

  • @mukhtarabdullahi8776
    @mukhtarabdullahi8776 9 ปีที่แล้ว +1

    WAa la kasi cali galaydh wa dabshiid ah qabyaladaystaa. shalay uu cayay galmud

  • @abdiqani9127
    @abdiqani9127 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkk Isaaqland siyaad bare bay ku waasheen dhilooyinkii xamar hotel da ka tuman jiray garacyadii ay ka tageen baa meelahan ka qaylinaya ..........Khaatumo ha noolaato guul iyo gobonimo .........Somalia ha noolaato

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 9 ปีที่แล้ว +2

    Neceyb uu puntland iyo Somaliland uu qabo aya halka geysay maha jaceyl somalinimo

    • @caaqil1
      @caaqil1 9 ปีที่แล้ว

      KINGZ44four adba nacaybka khaatumo ayad uso gashay somahan waa isla ficantahy sidas oo ay tahy

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 ปีที่แล้ว

      hanad yare khaatumo maxay ahayd adeer dhulbahante isagoo oyayuu dhashay isagoo oyayana uu dhimanyaa sanaag iyo cayn isaaqba leh haku dan seegin alla magane tuuladan buuhoodle gobol kuu noqon mayso ee yanu odaygan dantiisa wata idin wareerin ya ibnul faqash

    • @KINGZ44four
      @KINGZ44four 9 ปีที่แล้ว

      suldaan nuur dhaga cun Hahaha war ka daa reerku ma wada xume , odaygan cali bile un ba walaya lol

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 ปีที่แล้ว

      lol waar nimankani qabiilba madaxa ka galay card qabiil halala ciyaaro warsengaligu waa niman madaxa yagu waxna way galaan waxna way gudaan lkn kuwan calaacalbaa ka soo hadhay waa cadawga koobaad ee somaliland nimankan reer bariyo dhulka ku nafaqeeya

    • @KINGZ44four
      @KINGZ44four 9 ปีที่แล้ว

      Wa iska masakiin shacabku lkn kuwa cuqdaadu dishay wa kuwan madax ku sheega u ah iyo qurba joogta

  • @ahmedmohamedmohamud9257
    @ahmedmohamedmohamud9257 9 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne Nooloow, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa maroodigu Takarta saaran ma arkee ta kakale saaran buu arkaa Puntland iyo somaliland iyagu iskulama yaabaan khaladka ay kujiraan iyo Dagaalka ay Khaatumo state iyo dadkeeda ku hayaan waxayna layaaban yihiin Cali Khaliif sababta uu utaageeray Galmudug, cidkastaa iyadaa siyaasadeeda xor u ah cid anaga wax noo meerinaysaa majirto Galmudugna waa maamul soomaaliyeed anagoon cidna ku xumaynayn baanu taageeraynaa hadii ay dariiqa saxta ah raacaan, adinkana waxaan idiin sheegayaa dadkiinan meelahaas wax ku soo qorqoraya Anagu hadaanunahay reer khaatumo state waxaanu utaaganahay midnimada soomaaliweyn cidkas iyo maamulkasta oo soomaaliyeed oo aan isku mowqifnahayna waanu taageeraynaa anagoon u eegin qabiil ama deegaan kaliya waa in uuna anaga iyo umada soomaaliyeed ee midnimada jecel uuna wax caqabad ah ku ahayn

  • @artangoohe5204
    @artangoohe5204 4 ปีที่แล้ว

    Professor
    Ali Khalif galaydh
    Wlhy waa nin khibrad leh
    Oo cod kara

  • @asamajama8840
    @asamajama8840 9 ปีที่แล้ว +1

    puntland sidaa waxba kaga qaadi meysid wax khaatumo la yidhaahdana cali khaliif id aan ahayn oo ka sheekeeya maan arag xidhiidhkana halkee joogtaa ee aad kala xidhiidheysaa

    • @omarsollasofficial8926
      @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว

      Asama jama ASMA HAWEEN WAA DHAXDIN EE REER KAAGA DHAQO SXP SIYAASADNA WAX KA GARANMAYSID ADI IYO KUWAAD SHEEGAYSO CALI DADKIISA IYO DALKIISA LAGU DOORATY PUNTLAND,NA MAANTAAN KA TAGAY KAMA DAMBAYN U AD KAYSTA HADALKIISA XANUUNKA IDINKU NOQDAY IDINKAA ANSHAX XUMADIINA IYO CAQLI XUMADIINAA HALKAA GEEYEE FUCK OFF MAJEERTEEEN JAREER U EEKEE IYO ADIGABA OK

    • @asamajama8840
      @asamajama8840 9 ปีที่แล้ว +1

      Omar Mursal Sollas puntland ha noolaato, jubbaland ha noolaato, somaliland ha noolaato ina cabdile xasan wuxu yidhi dhulbahante waa xaabo xaabadana dabka ayaa lagu shidhaa

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 9 ปีที่แล้ว +1

      Omar Mursal Sollas sxbow maxa la ooyaysaa anaga iyo Somaliland heshiis aa nahay. Waanu rabnaa Ictiraafka Somaliland,

    • @omarsollasofficial8926
      @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว

      Asama jama hhhhhh majeerteeen midgaan oo waligiii aan dal usoo dhiman xabad usoo ridin inuuu soomaali ku rido mooyee miyaa manta ila murmaya sxp meelahaa buuuwe ka dhaha tan cid aan taariikh lahyn una soo dhiman waxlaga waydiin maayeee fuck majeerteenland,iidoor land iyo kan shabaabka shalay ahaa ee juba joogaba...gaal kacyana dhulbhnte iyo layl kase ayaa difaaci jiray manta bal yaa kula difaacaaya hhhh saqajaanoow bar xada garoowe isugu ururA GUNYAHAY

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 9 ปีที่แล้ว

      Sxb wixii aad ka doodaysaan bilaa qabyaalad kaga dooda. Ma jecli wlhi qofna in qabiilkisa lagu caayo waayo allaa u dooray isagu ma dooran.

  • @ayaanlebulshaawi3386
    @ayaanlebulshaawi3386 3 ปีที่แล้ว

    Geesi toolwayay iga dhee

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 4 ปีที่แล้ว

    Waa nin loobaahan yahay

  • @mukhtarabdullahi8776
    @mukhtarabdullahi8776 9 ปีที่แล้ว

    Shalay ayay ahayd markiii aad cayaysay madax weynaha xasam sheekh aad lahayd gacan sar ayuu la leeyahy shabaab bari wax kaleh ayaad ku cayii caqli yar cali cumrigaga caay ha ku dhamaysam ..

  • @aw-barkhadleaw-barkhadle2627
    @aw-barkhadleaw-barkhadle2627 9 ปีที่แล้ว +2

    waa beenta cali benaale somalilan 5% ayaan ogolayan halkaa 95% ay ogolyihiin goitaanka somalilan tusaale goblka togheer I00% waa somalilan gobolka sanaag 70% waa somalilan gobolka sool 50% waa somalilan gobolka awaal 99% waa somalilan gobolka saxiil I00% waa somalialn gobolka waqooyi galbee Hargesa I00% waa somalilan. sool iyo sanagta uu sheegto cali benaale waxa ugu tiro roon somalilanerka.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 9 ปีที่แล้ว

    asc waxan halkan ka qirayaa inuu mudane madaxweyne cali khalif galeyr yahay halyey soomaaliyeed oo runta taabtay ninkii jecel soomaalinimo iyo muslim nimo runta ku adaminay waxaanase leeyahay caliyoow dadka aada u qudbadaynayaa in aynanba soomaaliga ba aqoon oo ay dawladnimadii ugacan gashay dad aananba ehel u ahayn

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 9 ปีที่แล้ว +2

    Cali Tuug oo Calaacalay! hahaha

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 9 ปีที่แล้ว

    tuuladdda laascaanood buuhoodle iyo taleex hadaad maamul u dhisanayso shiqsiyan waxba kama qabo laakiin markay noqoto sool iyo sanaag qori caaradii iyo rag baa kaa xigga jeel jire galaydhoow

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 9 ปีที่แล้ว

    dhulmahante waa reer waalan oo jaahiliin ah oo geel raaca ku wanaagsan siyaasad na waxba kama yaqaanaan kooda wax bartay isaaq baa wax baray oo dhulka isaaqu wax ku bartay afweyna been aan sal iyo raad toona lahayn u qoray markaas bay run mooden afweyna yidhi daraawiish baad tihiin oo ingiriis baad la dagaalan teen taas na somalida qabiilka ka nadiifta ah oo dhan baa og inay waxba kama jiraan tahay daraawiishta nimankii sameeyay ee burcougu wan qalay ee magaca darawiish u bixiyay waxay ahaayeen rag isaaq ah oo habar jeclo aadan madoobe u badan habar yoonis na waa ku jirtay ayaa abuuray daraawiishta raggii magaca u bixiyay ee ilbaxa ahaa ee qalcadaha tuulada taleex dhisay waxay ahaayeen wada isaaq xaaji suude shabeele oo siilaanyo awoowgii ahaa iyo ibraahim buqul oo ilmaadeer ahaa oo labaduba duqayntii tuulada taleex ku dhintay ayaa hurmuud u ahaa xaqiiqda dhabtii sidaas bay ahayd daraawiish haday cidi ahayd habar jeclay wada ahaayueen geesiyaashii hubka u soo aadi jiray ee sayidka hugaanka u doortay ee markay ka baxeen sababo jira awgoodna daraawiishtu jabtay bal dhulmahante ha ii sheego nin kaliya oo dfhulbahante ah oo daraashiishta dhexdeeda magac ku lahaa sayidkii ayaa askarnimo u qortay laakiin markay noqoto abaabulka magac bixinta iyo samayska isaaq baa lahaa hoo haa afweynoow

    • @TheBrownsugar24
      @TheBrownsugar24 9 ปีที่แล้ว

      Nayaa leyla cadeey u rayso.idorad yahay ma jadki ayaa kugu badh go ay.nayaa dhulbahante idoor oo waxba akhriyin waxna qorin .ayuu dhulbahanye wada mutacalimin wada ahayeen.sharmuta yahay idoor