ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XUSUUS REEB : PROFF CALI KHALIIF GALAYDH PART 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @iidamiindada5242
    @iidamiindada5242 7 ปีที่แล้ว +3

    prof cali khaliif gallaydh cilmi iyo tariikhba kuma yar alle ha barkeeyo xaqan ha gardsiiyo

  • @omarhussein441
    @omarhussein441 3 ปีที่แล้ว +4

    Naxariistii janno allaah hakawaraabiyo

  • @bukomomazuri902
    @bukomomazuri902 6 ปีที่แล้ว +3

    Galeydh is a very interesting guy. God bless Mohamed Siyad Barre. God bless Ali Samater. God bless Abdullahi Yusuf.

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 3 ปีที่แล้ว +4

    Maanta mu marxuum
    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo🤲🤲

  • @fad-hiabdi9009
    @fad-hiabdi9009 3 ปีที่แล้ว +3

    Codkarnnimadiisa ayaan laga dhargayn. Su'aal ka nixinaysaba ma jirto mid walba si sulaax ah ayuu uga jawaabayaa. Saacado kahor ayuu dhintay ilaahay haw naxariisto

  • @brotheraliali5166
    @brotheraliali5166 3 ปีที่แล้ว +3

    33:15 Baldhageysta: Pro. Galaydh wuxuu yiri: "4.5-ku wuxuu ka yimid Itoobiya"
    Soo waxaasi ma wax la-la-yaabo. Dadkii iyo odey yaashii loo heystey in ey ahaayeen WAX GARADKII UGU SAREEYEY EE SOOMAALIDA ayaan Talo codow shisheeye (Itoobiya) uu soo jeediyey inoo keentay oo nagu maamusha. Taasi waa nasiib daro iyo sharaf daro aanan caadi aheyn.

  • @abdirahmanjeelle6895
    @abdirahmanjeelle6895 6 ปีที่แล้ว +3

    Ali khaliif waa aqoonyahan waayo arag ah, waana qof si wacan siyaasada isaga baandheeya

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +2

    Professor cali Khalif rabi haw naxariisto,waxuu ahaa aqoonyahan somali asal ah Aftahana darwiish darwiish dhalay geesi Hal adag from garxajis

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 ปีที่แล้ว +2

      👍 Indr horta garxejis maxaa isaaqa kale kaduwey, isku dhaqan maaha baan umalayn waxa kale cuqdad baa kawada buuxda viva G36 from dhulos

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikariimmohamed1575 darwiish waxa kale markii soomaali is dilaysay anaggaa ilaalin jirnay wax dagaalana waligood daarood Kumay qaadin,maanta markii dagaalku dhamaadayna baroor iyo cuqdad ayaa ka buuxda ay umada somaliyeed u hayaan markaa sababtu waxa weeye ninkii wax iska celiyey ciil ma qabo lkn kaan waligii dagaalamin ayaa u oohin badan,hadaanu garxajis nahay daarood xuduud dheer wadaagnaa isu abti nahay ogaadeen,dhulbahante,warsangali,xataa majeerteen geelayagu wada daaqaa cidna Uma bugno,ragna waa is dilaa hdana heshiiyaa

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 ปีที่แล้ว +1

      @@crisaaqaxmed2074 kuwaas kale dartood inaan Sl isku daynay ka warhaya garxejisow , dhankaas iyo hartiga yagii Pl baanu kulaabanay, nabadey halkiinaas Ilaahay haidinku amaansado suldaan 👍

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdikariimmohamed1575 Idina halkiisa guul ku gaadha iyo barwaaqo walaalayaal dhul harti waxba nagama yaalaan kuwan xanuusanya angaa runta u sheegi darwiish

  • @aadencarab2043
    @aadencarab2043 3 ปีที่แล้ว +1

    Inallila ah wa inaa ileyhurajicuun noolaba waa dhinte Illa ahey ha naxariisto cali khaliif galeyr aaaaaamiiiiiiiin aaaaaamiiiiiiiiiin aaaaaaamiiiiiiiiiin

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 4 ปีที่แล้ว +2

    Aqooon yahan mr galaydh siwacana taariikhda ula socda

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 ปีที่แล้ว +2

    Dr, Galaydh wax badan ayaan ka faa,iiday oo Taariikh ah .

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haa unaxariisto

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 6 หลายเดือนก่อน

    Weriyaha qandhaa qabatay
    Laakiin aqoon buu ugu jawaabey

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 ปีที่แล้ว

    Alle ha,u naxariisto pro.ali khaliif wuxu ahaa ruug cadaa siyaasi ah

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 9 หลายเดือนก่อน

    AHN Cali khaliif, xilliga waraysigan la qaaday Dhulbahante wuxuu ahaa dad kala qaybsan dad kala qaybsanina waxba uma qabsoomaan

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah hau naxaristo prof Cali Khalif galaydh 😭🙏

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 2 ปีที่แล้ว

    Dr Ali Khalifa his program was valuable to all somaliland people allaho yarhm Dr Ali kalif galed

  • @adamosman2552
    @adamosman2552 ปีที่แล้ว

    Taariikh aad u dheer baan ka faa'iidaystay marxuumka Dr Cali Khaliif Galayd raximahul-laah

  • @daauudsiccid1187
    @daauudsiccid1187 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninka Soomaali ugu aftahanimo badan maaha nin baanasho iyo geed ka hadal lagu gubo
    Libaax galayr

  • @abdirahmannahmed2239
    @abdirahmannahmed2239 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay naxariizti jano haka warabiyo.marxunku Nin codkara oo. Ragii wakhtigiza. Dadka u huray ayu ahaaa.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 ปีที่แล้ว

    Rabi ha u naxariisto nin Somaliland Republic dhab ah ayuu ahaa

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 5 ปีที่แล้ว +3

    Libaax tol waayey, wallee wuu iska celiyey Ducaale oo isku dayayey inuu u dusiyo dhowr jeer.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto

  • @yahyemusse8571
    @yahyemusse8571 4 ปีที่แล้ว +1

    Cali khalif wayans arag and ujeclee Wayne dr khaliif

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxariisto ali Khsliif walee rag waa Ragii hora kan wareeysanaa naf badan malaha Wariye niic

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 7 ปีที่แล้ว +4

    Walhi Cali Khaliif waa nin adag, kulahaa war aniga ha ii khudbadeenin ee isaaq ima qasbi karaan.

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx 7 ปีที่แล้ว +2

    WAA MUQADIS JIRITAANKA SOMALILAND
    GUUULNA WA LUGU GAADHAY JIRITAANKA SOAMLILAND

  • @muniirmohamed9401
    @muniirmohamed9401 ปีที่แล้ว

    My allah bless professor

  • @nasirfaray966
    @nasirfaray966 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan yahay aftahana oo aan wixi uu qabo aan la gabin ayu aha alle godka haku nuro kitabkagana alle gacanta midig haka siyo

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 ปีที่แล้ว +1

    barahan sare ''''MUDANE ALI KHALIIF '''''WUU DIHAN YAHAY DHINAC WALBA XAGA TAARIIKHDA XAGA AQOONTA GUUD
    SIFIICAN AYEY ISU LAAB XAADHEEN WAA GOB IYO XAALKEED''''

  • @mbulaleseed7371
    @mbulaleseed7371 4 ปีที่แล้ว

    dr cali waxa uu yiri kala goynta soomaliyaara la iskuma raacin .

  • @thinkers1927
    @thinkers1927 5 ปีที่แล้ว +1

    Galaydh wuu galay wlahai ducale adoo wariye hadana si kala ah

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 ปีที่แล้ว

    Caawa qabri buu ku jiraa ilaahy naxariis waarta ha siiyo

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 7 หลายเดือนก่อน

    21:18 sobort ma helin somalia

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomali wuu ku yartahay Xusuustiisa iyo caqliga saaran siilanyo Waa isku fil isku galaasna way ahaayeen Waxna waxaas kama xasuusto

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 ปีที่แล้ว +1

    HCTV barnaamijkan ma la daawan karo kusoo celiya mar labaad inaad soo galisaan si aan u daawano.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Usman
      haa sxb ma shaqaynayo cilada xagayga ayan modayaye

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed hassan waa xagooda sxb insha wey sixi doonaan

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 7 ปีที่แล้ว

      MAHADSANIDIN HCTV

  • @alexandereid6158
    @alexandereid6158 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa ka baqney kulahaa hadeerna waa ka baqaynaa hhhh sidasan Somaliland ku noqoney

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 ปีที่แล้ว

      Baqdin maxaa keenaya ninkan afarta koonaba tolkiis daarood ayaa kaxigee, maskaxda bal dib uga shaqaysii .

  • @axmedguhaad6174
    @axmedguhaad6174 7 ปีที่แล้ว +1

    WAXA NIGA II GA CADAATAY WARAYSIGAN UU CALI KHALIIF SIIYEYEY HCTV IN AAN UMADA REER WAQOOYIN DHAMAANTOD ANIGA OO AAN KALA GURAYN AYSAN WAXBA U"OOLIN KOONFUR SOOLAMIYA EE AY TAHAY INAY AAYAHOOGA KA TASHADAAN OO AY WAXA AY KALA TABANAYAAN KU DHAMEEYAAN MIISKA WADA HALDALKA

  • @dahirawale4237
    @dahirawale4237 2 ปีที่แล้ว

    Waxay iigu muuqataa i Cali Khalif AHN uu ahaa nin indheer garada hadii uu reerkooda ka wewero ams wax ka doono laguma ceebsankaro

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว +1

    Professor Cali khalif waa adigii ku dhawaaqi jirey Somaliland ha dhacdo ! Kkkkkkkkk haddana iasa soo sharax waa lagu dooranayaaye 🤣🤣🤣

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 ปีที่แล้ว +1

    somali hadii la rabo reer waqooyi waa inu is fahamaa inuu ka g\go somali iyo inuu ku sii jiro lakiin dawlad xamar joogtaa wa iney afk ka haystaa waqooyi ooney shegan why somalida xoryada qaatae 1960 waa dadak waqooyi
    iyo dadka koonfur kolka madaama dadka waqoyi aaney odhan anaaga xukuna xamar dadka konfur waa ku doqnomo
    meel aaney ka talin iney sheegtaan taasi cadownimo un baay sii dhalinaysaa midka kale yarta isdata mgaca Asma Hussen waxaas ba la yadhi a ma ah hadad muslim tahey danbiga jooji qado arkisa lacag a cunun buu ku yadhi cajlada baa la hayaa waa iska somali iyo beentoda marka hore soo aadi ka bacadi wax ka qor odeyga caqliga hana ga ciyaarin ok .

  • @bmw3909
    @bmw3909 7 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne Galeydh walee waa halyey aragti dheer wax badanna usoo joogay. Reer waqooyi hadaan nahay waa inaan u midownaa masiirka ummadeena oo aan mar danbe koonfur ina khiyaameyn. Laakiin taasi waxay ku imaan kartaa wadahadalada Khaatumo iyo somaliland oo la taageero sinfiicana la iskugu afgarto hadii kale khasaare kale ayaa ina soo gaadhaya oo waa la inaga dhex kaluunaysan doonaa

  • @thinkers1927
    @thinkers1927 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh wlaalahi indheer garad ducale waa loo galay wlahi

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx 7 ปีที่แล้ว +1

    ALI GALAYDH WA FILAY SAGASHANKIINA FULAYNIMO AYUU U SEXEEEXAY SHIRKI BURCO MAANTANA WUU DAFIRSANYAHAY SAXEEXIISEE DIIID AMA YEEL SOMALILAND WAY JIRAYSAA AMA RER KUS EHEEG AMA CADAALAD DARO SOMALILAND WAA SOCOTAY WAANAY HELAYSA CITIRAAFKEEDA

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 7 ปีที่แล้ว +2

    Caliyow soo Laascaanoodba gobol Siyaad Barre kama dhigin gobolka Sool maxaa Garoowe iyo gobolka Nugaal kaliya ku tusay.

    • @dhakalaf
      @dhakalaf 3 ปีที่แล้ว

      Haa laakiin Garowe oo Laascaanood ka yarayd ayaa laga hor sameeyey. Magicii Nugaal ee dhulka Dhulbahantaha loo aqoon jirayna waxaa laga siiyey Garoowe. Markaa waa taa midda uu Cali Khaliif iyo dadka deegaankuba ay ku haysteen Siyaad Barre

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 3 ปีที่แล้ว

    waa.geesi.hadal cad.ilaahow.u naxariiso.wuu.ogaaday.inaanay.xamar.waxba.u.oolin

  • @dalnurshe9
    @dalnurshe9 7 ปีที่แล้ว

    waa aqoon yahayan hadaanaa qabiilii iilaa eeg

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi ปีที่แล้ว

    Copy dhulbhaante alwasy isaag

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 7 ปีที่แล้ว +2

    somaliyey ufiirsada xoriyada hargeisa taala isago jooga ayuu leeyahay wax somaliland idin lama saxeexan hahaha markaas ayay tolkiina leeyihin waa dabodhilif

    • @stanleyipkiss46
      @stanleyipkiss46 4 ปีที่แล้ว

      Ninku Waa nin Daarood Ah Xinyihisu kujogaa Hargeysa Yaa kudhaco idooro laangaab ah miyaa wax yeelikara.

  • @abdirahimmohamed8725
    @abdirahimmohamed8725 7 ปีที่แล้ว

    barnaamijku noo soo bixi waa fadlan kusoo celiya

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 3 ปีที่แล้ว

    Late Galeed interviews was 78% is a lay interview

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 7 ปีที่แล้ว +1

    North, South ok. The difference we see so far is, South has adopted what it calls a federal system which they also claim North is part of, as a single entity called Somaliland. North claims it isn't part of that process. They wouldn't recognise Khatumo as state as it did to Galmudug and the rest. Did Somaliland recognised Khatumo as a state within state or merely a political voice it wants to incorporate within its system? It's open to myriad of interpretations, but only time would tell whatever lies within its reality square.

    • @finalfrontier001
      @finalfrontier001 6 ปีที่แล้ว +1

      Khaatumo has its own boarders that can be disjointed at any given point if Somaliland does not hold to its terms as country. Not tribe village.

  • @guuleedgalaydh9574
    @guuleedgalaydh9574 4 ปีที่แล้ว

    Dr cali khaliif noloow

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 7 ปีที่แล้ว

    wax dhintay ma ina burcad ayuu raganimo ku gaaraa.....

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 ปีที่แล้ว

    DHulbahante yaaney taladu seegin maanta ka faaiideysta walaahi waa hogaamiye wanaag idiin wada hadii kale puntland ha idinku shaqaysato oo kolba cid ha idinku dirto.

  • @abdiaden3296
    @abdiaden3296 7 ปีที่แล้ว +2

    I feel sorry for him he put himself in a hard place. you have to think as a leader and right now he's not. and it's hard to come back from where he's at. if I was him I would resign from politics. you work for the people and you turn your backs on the people. from here how can you lead. Therefore your time is up. don't waste anybody's time. you fail your leadership and your people. be polite and leave this office in peace.

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 7 ปีที่แล้ว +1

      You are a stupid idiot with a tiny brain. Did you not learn anything from the documentary at all? Ali khalif a legend wallah. He said he does not want anything at all other than to build the foundations of Somaliland for the next 50 - 100 years. History will remember him as one of the true founding fathers of Somaliland. Go educate yourself.

    • @adamj2129
      @adamj2129 6 ปีที่แล้ว

      Kanda Rabi
      Loool .... It would have been good or true but if he resume says so... Look his history from the last Republic of somalia ( bfore1991) ... Between 1991 to 2002 .... 2002 to 2004 (hantidii ama lacagtii umada somaliyad uu qaatay ayan so celinaya ayu dhahay hadii aniga la idorto mdxweyneha somaliya) .... From 2007 to 2017 wey u hirgali weyday inu wx ku guleysto ...umadi ku dhimatay qeyb ayu kuleeyahaa. Waa siyasi somaliyeed ... Dad badan la mid ah ama ka daran Lol.

    • @adamj2129
      @adamj2129 6 ปีที่แล้ว

      Kanda Rabi
      Anaka dee runta ayan isku sheegna ...xtaa wll ken ha ahado. Idinkuse ma qiratan kina.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 7 ปีที่แล้ว

    Waa weriye aad u Qiimo badan. Siduu wax u dhagaysanayo iyo su'aalaha qiimahooda ayaa aad fiican.Ixtiraamka iyo martisoorkiisana waa mid aad u sareeya.Waraysigan waxaa ka soo baxay in Koonfur Soomaaliya laga kala gooyay, reer waqooyina dulqaadkii ka dhamaaday.

    • @abdikhuburo3367
      @abdikhuburo3367 5 ปีที่แล้ว

      Snm

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 ปีที่แล้ว

      Aniga waa abtigay oo waxaan sharaf ahayn umahayo waayo anti waa aboodi

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 ปีที่แล้ว

      Somalia haday dal noqonayso
      Anagu kuma jiro waayo tii hore maxaanu ka heli jirey markii dawlada somalia intii ay jirtey ?

  • @lakiwacne6877
    @lakiwacne6877 5 ปีที่แล้ว

    Adeer cali hamaagine isisoosharax anigu habar jello waliba laanta ugudheer ahay _ haddaanaan adiga kudooran yaanu dooranaa ma Ciro cudur misse faisal waal

    • @kennedyjama2003
      @kennedyjama2003 4 ปีที่แล้ว

      laki wacne
      Absolutely dadkeni haday si dhaba wax uwada yeshan wlhy cidina ina hor istagi mayso anigu ama isaaq hala dorto ama dhulbahante Lkn waxa mihima ano rer lasanod iyo ka Hargaysa jogaa wa inay siwacan wax uwada yelanaa cid isu keen badalaysa majirto

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 7 ปีที่แล้ว

    dameer ninkii karbaasha iska leh.. cali khaliif galayr ISAAQ ba leh.