DEG DEG:-Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay Arimo Xasaasi ah,Canshuuraha,Shiidka,Dhalinyarada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 339

  • @abdikarimsamatar7226
    @abdikarimsamatar7226 2 หลายเดือนก่อน +37

    xasanow kursiga waad ku dadale
    lakin 2026 inshllah waad tegee
    mid khayr qaba alle ha keeno

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

      AAAMIIN

    • @MrGiriribo
      @MrGiriribo 2 หลายเดือนก่อน +3

      Kursi madaxweynuhu kamaba hadline adiga kursiga haddii damac uu kaa hayo xaq ayaad u leedahay adiga ama qofka aad wadato u tartama lkn danaha ummadda oo madaxweynuhu ka hadlay halagala shaqeeyo

  • @redsea5860
    @redsea5860 2 หลายเดือนก่อน +8

    waa maayarka muqdisho waa wasiirkii maaliyadda waa wasiirka warfaafinta waa wasiirka arrimaha dibadda waa wasiirka gaadiidka, waa cashuur ururiye waa xabaal qode.... All in one

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +10

    ILLAHEY KAN UMADA HAKA QABTO CANSHUURA ASAGAA IYO REERIHIISAA CUNAAN DHULKII WAA DHACEEN QABUURIHII WAZ DHACEEN BADII WAA IIBIYEEN

  • @abbash859
    @abbash859 2 หลายเดือนก่อน +6

    Madaxweyne an umadisa kaxishoynen subaxanalah umada we kudhibsatay alla haku qabto

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xasan gorgurde tuug tuug dhalay batahay kala tag umada beenta Xasan gorgurde badi somaliya adi ibisey waxa ka ibisey masar Ethiopia wa xaqi lama taban

    • @dahaar29
      @dahaar29 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wa dulli kan alla umada ha dhaafiyo

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 2 หลายเดือนก่อน

      Waa bakhti xabaalihii soo foqaya

  • @dr.duulane1082
    @dr.duulane1082 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mudane madaxweyne marka ay tahay arimaha gudaha dalkeena kuguma raacsani qaabka aad u maamulaysid, balse mar ay noqoto difaaca nafhurnimada ah ee aad kula jirtid Xabashida garabkaaga ayaanu taaganahay, adiga ayaanu kaasugaynaa amarka ah muwaadin kastow qoriga qaado oo dalkaaga difaac.
    Soomaaliya ha guulaysato.

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xabaalo Quute ...xasan ayax ....

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    GUUSHAAA WAAA SHACABKA SOOMALIYEED WAA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL

  • @MohamedAhmed-hv4vh
    @MohamedAhmed-hv4vh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Isku soo wada duub, wax walbo waa lawaxeynaa. (لم تقولون مالاتفعلون)

  • @abbdll
    @abbdll 2 หลายเดือนก่อน +7

    Badda iyo barriga qeyraad aad ubadan ayaa kabuuxo ee ummada soomaaliyeed haloga faaiideysto.

    • @atika7411
      @atika7411 2 หลายเดือนก่อน

      Bada iyo beriga waala beeciyey

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 หลายเดือนก่อน +5

    NIN MAYD DHINTAY DHAAFIWAAYAY QOF NOOL MIYUU DHAAFAAYAA

  • @maxamudomar6836
    @maxamudomar6836 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida qurbaha Canshuurta wey bixiyaan lkn Dalkooda iney suuqa madaw ayay rabaan, Canshuurta hala baxiyo ceeeb mahan…

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan duufle gurgurte waxa tahay qof jilicsan dowladnimo garanayn

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 2 หลายเดือนก่อน

    We need SHEIKH ABDURASHEED Ali suufi SHEIKH umul SHEIKH mustafa, SHEIKH saciid rage and others to lead somalia,.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน +3

    MUDANE MADAXWEYNE ILAAHEEY HA KU XIFDIYO HANAN KUU FUDUDEEYO MASUULIYADAAD HEYSO

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 หลายเดือนก่อน +5

    Canshuurta qaldan ban didnay canshuurta doowlada waan bixinena tuugsi iyo canshuur wadan islamed matuugi karna soomaaliyey igarta wadanka idinka leeh dalken anilashano cadawgena badan

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah. Qudbad wanaagsan.Madaxweyne hadal jeedintan oo kale noo badi. Aad baan warkaaga ugu bogay.

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Canshuur qaldan dadka masaakiinta aad ka qaado naagtaada eeraboorka shacabka o lacagaha ka aruursato Muuse Biixina badiisa haka ijaarto itoobiya xaad ka qaadee mar hadaadan xukumin hadal waxoow taraayaa iska yar xasan dhiiqo

  • @mohamedyusuf9806
    @mohamedyusuf9806 2 หลายเดือนก่อน +9

    Xabaalo qote wax cusub maad sheegin itobiya iyo somaliland go.aankeda waxba kama badaliso hawareerin😊😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali 2 หลายเดือนก่อน

      Waa balan in ethopia wax kabadasho habdhaqankeeda. kumana xirna Xasan shiikh ee arin Somaliyeed "caqli yare"

  • @geediali437
    @geediali437 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekhow sxb waan kuu qajilay waanan kaa qajilaa waanan kaa faanaa waayo talo waad qaadan weyday boqol jeer baan kuu sheegay qaadan waydee sow inaan kuu qajilo oon kaa qsjilo maaha Somaliland waadigii udoodi jiree maanta maxaa keenay meelaad ka talisona maahee somaliland siiidaa sxb waynu isku ogaynee

  • @AlbedriNuurUrurrUruryare
    @AlbedriNuurUrurrUruryare 2 หลายเดือนก่อน

    Mudane madaxweyne waan kusalaamay marka horre marka xigta waaad mahad santhy Allah ku xafido.
    Intaa kadib mudane madaxweyne maadan sooqaadin arrintii dadka lagu jiirsiiyey gawaarida ee police ka muqdisho mana aadan umahad celin ciidamadii military police ka ee dadka unaxaayey kana laabanayey

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 2 หลายเดือนก่อน

    Mr. President do whatever you can in your time.

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
    Waligaa noolow. Mahadsanid!

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 2 หลายเดือนก่อน

    Xasanoow hadalkaaguu waa fiicanyahay shaqadaaduna waa xuntahay waxaad tirisay horumar kukooban koonfur waxaanad leedahay soomaali ayaan u ahay mdxweyne

  • @Mohamed.alimohamed
    @Mohamed.alimohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh madaxweyna tageradeyda iyo sida ad nidamka dowladnimada ufahansanthy wa ladhacsanahay. Lakin madaxweyna please si sharaf leh Ayan ugu bahanahay in an Ku arko ee iqaabil ama hadii kale qof Ku matalo oo farinteyda kuguso dhibi suu kuso garsiyo igusoxir. Mahadsanid❤

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Madaxweyne waa ku garb taganahye hora uwad dulada somaliyeed guul

  • @MubashirAbdiKalif
    @MubashirAbdiKalif 2 หลายเดือนก่อน

    Good job your excellency.

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mudane madaxweyne anigu hogaanka dowlada ka tahay adiga iyo caaqil xamsa waan taageersanahay wajiga ilaah, waxaan idiin rajeynayaa guul idanka rabi! waan ku salamayaa👋 Nabadeey

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marna sooma hadal qaadaayaa maalaayiinta ay caalamku somalia kutaageeraan taasoo daybed ahaan looqaado uunana waxba kuqababneyn oo xitaa maamuladii dalka qaarkoodna uu udiiday

  • @MohamedMohamud-oh3jk
    @MohamedMohamud-oh3jk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tastuur ha oran ee waraqdii hawiye qoraty

  • @Ahmed-yb9hx
    @Ahmed-yb9hx 2 หลายเดือนก่อน

    Mudane madaxwayne siyaasadaada Kuma qanacsani lkn waad ku mahadsan si adag ula xabashida iyo xulafadooda Somalia Somali baa leh. Down Eithopia and their supporters!

  • @radiomarino2613
    @radiomarino2613 2 หลายเดือนก่อน

    Keep convicted felons out of Villa Somalia, he's not fit to serve our country. The hole he digging will be hard to get out of. Every day he makes it worse. Just lock him up and be done with it.

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 2 หลายเดือนก่อน

    ASC WALAAL MD XASAN SHEKH MAHAMUD XAFIDAHULAA WAA JOOGAYAA WAANA SOO NOQONAYAA WAAYO NIN KAFIICAN MAHAYNO MADAXWEYNOW NOOJOG WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @jacobizak2868
    @jacobizak2868 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay xoolahan aad ju iman beshay adigoo calfan umada iyo ifkaba haka wado xasan doqon

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wali xaqiiqda waa ka fogtahay. Aaway dadkii baabuurta jiirsiiseen. Caluul dhargan calool gaajoon kama naxdo

  • @خوخالسعدي
    @خوخالسعدي 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa erayo aad u qurux badan ku hadlaya, balse ficilkiisu ma jiro, dadkuna waa ay dhibaataysan yihiin, dowladduna waa ay fashilantay tan iyo markii la doortay, sidaas oo kale wax Soomaaliya ka dhici doona sida tii Bangladesh ka dhacday

  • @yusufabdulle4433
    @yusufabdulle4433 2 หลายเดือนก่อน

    Sharaf iyo karaamo mudane madaxweyne allah kuxafido

  • @abbash859
    @abbash859 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugo benale- System amin hadu jiro lacgta dheriga ah e wazarada waxbarasha maxe ugu dhacda heyad gar ah

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne sidee baan u helaa telephonkaaga inaan kula hadlaan rabaa ‘e fadlan ?

  • @khadarmohamed7906
    @khadarmohamed7906 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa guul noo ah mar hadaanay eithiopia aqoonsanayiin somalia 🇸🇴 guul . Hadaanu nahay somaliland eithiopia waay na aqoon sanatahay

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

    USGAG USGAG DHALAY MAGACA SOMALI AYAABA XAARAAN AH 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @waradcali2852
    @waradcali2852 2 หลายเดือนก่อน

    Mudane madaxweyne adiga mushaarkaaga dalka ugu deeq inta ka dhiman muddo xileedkaaga aan ku taageernee

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo. Umadii somaliyeed oo dhan dhiiqo ayuu lugaha u galiyay

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 หลายเดือนก่อน

    Canshuur kulahaa adigu ma is xisaaabisay 95 Jeer aad diyaarada ku Raacday lacagtaa xagay ka timid

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 2 หลายเดือนก่อน

    Madax Waynow, dhalinyaradu waa awooda bilicda mustalbalka, Dalkan, fadlan bi fadlan Sidhab ah ugarab istaag,

  • @ABDULLAHIAYANLE-ne9ql
    @ABDULLAHIAYANLE-ne9ql 2 หลายเดือนก่อน +4

    ASC. Madaxweyne Guleeso. Dadka Somaaliyeed Hormar iyo Nabad ayan u rajeynaa

  • @nuursheeqqmaxamed6755
    @nuursheeqqmaxamed6755 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay umada hakaa hor leexiyo nin xishoonayo ma tihid

  • @MrGiriribo
    @MrGiriribo 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne hore usoco dadkaan ma yaqaannaan nadaamkaan lkn way fahmi doonaan halmid mudane madaxwene lacagtaas hala hubiyo in dadka loogu adeego

  • @FuadMohamed-fy2qg
    @FuadMohamed-fy2qg 2 หลายเดือนก่อน

    Nin xishoonayaaya ma ihid

  • @JaamhuriiyosaalaxFakat
    @JaamhuriiyosaalaxFakat 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maanta jimco miyaa

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR AWAAY PRIME MINISTER KII HAMZE AHAA ODAYGA MUU KA QABTO HADALKA WAAYO ODAYGA SHAQADII HAMZE AYUU HAYAA WAAR MA FASAX BUU KU MAQANYAHAY

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay umada somaaliyeed hakaa qabto alle masaakinta somaaliyeed alle hakaa qabto

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 2 หลายเดือนก่อน +3

    War munaafaqan yaa kaqabto dalka duligaan

    • @dahaar29
      @dahaar29 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wa dulli kan alla ummada ha dhaafiyo

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ma xishoodo ummadda ka hor leexo dalkii iyo dadkii waa iibisay

    • @dahaar29
      @dahaar29 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wa runta wa dulli kan ilahey hana dhafiyo

  • @Zaak100
    @Zaak100 2 หลายเดือนก่อน

    canshuurta dhiiba aan liqee

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 2 หลายเดือนก่อน

    V.A.T. canshuurtaas Farmaajo aa laga diiday oo waxay ku dhaceysaa World bank & I.M.F. oo waa Baad laga qaado dowladah qaarkii ogolaada..

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 หลายเดือนก่อน

    Politics of Fear and self doubt. Animal Farm novel by Goerge Orwell is a story where fear and doubt blinds the scene and suffocates common sense.

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 2 หลายเดือนก่อน

    Malaayiinta doolar ee magaca Soomaaliya lagu sooqaato inta cunteen kista yare reer Muqdisho laga qaado Soomaaliya dawlad kuma noqonayse xasanow talo keen adeer. Dawlad aan meel kale aqoon oo Afgooye canshuur ka qaadi karin yaan been la isu sheegin dalkaan dawlad rasmi ah buu u baahan yahay jabhad uma baahno.

  • @411mumin
    @411mumin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka iyobadda in ethiopia laga gorgortamo waa khalaf, dhulka ay naga heysato xabashidu ayaanan la isku dhaafi doonin....

  • @Dj_hurdaaye
    @Dj_hurdaaye 2 หลายเดือนก่อน

    WAR XASANOOW UMADA SOMALI KA XISHOOW. SOO ADIGA MA AHEYN DOORASHO DADBAN RABEY EE FARMAAJANA DAGAAL KULA JIREY. NINKAAN UMADA ILLAAH HAKA QABTO

  • @FartunK
    @FartunK 2 หลายเดือนก่อน +6

    hanjabaad baad wadaa

    • @lionman6813
      @lionman6813 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyadaa hanjabaad wada kalab itoobiyaan ah shut up 🤫

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +2

      lionman6813 DHACA UMADA IYO EHELU QABUURKA MAA XOOGAA KAASOO GAARTEY

    • @Allaahu_akbbar
      @Allaahu_akbbar 2 หลายเดือนก่อน

      Xasan dhiiqo dabaal waaye xamar iyo dhulka soomaaliyeed oo dhan ee itoobiyaanka joogaane see wax looga qaadaa meelaysan joogin maba jirtee

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 2 หลายเดือนก่อน

      U have to pay to and your family’s have to pay to Mr President Hassan all your family’s are taking money from poor people and the country money fix your problems and your family’s u have all 🇸🇴 Somali money and u sale kate shame on you

    • @lionman6813
      @lionman6813 2 หลายเดือนก่อน

      @@bahsenhabib6385 naa aamus doofaaradyahay itoobiya dabada kawasto

  • @abdimalikmahamud1963
    @abdimalikmahamud1963 2 หลายเดือนก่อน

    Umada Alle haakaqabto hadaadan khyr ulahayn hadaad khayr uleedahayna noojoog

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waayaa dalka ka jooji shisheeyaha aad dabqoodhiga u tahay kadaab baad tahaye dalku waa ku eeday 😢

  • @VangaAfri
    @VangaAfri 2 หลายเดือนก่อน

    Qaahira baqdaad asababa new Delhi madaxweeynaha aduunka lama socoyo

  • @handulle1
    @handulle1 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa Sameeyey Jamhuuriyadan Federalka ee Somalia laxay 😅 Villa Somalia ilaa inta ay duulaan ku tahay Somaliland wax u hagaagaya ma jirto. Imikana godkooga ayey biyo ugu soo galeen ee Citiraafka Somaliland ha hor istaagto wataase.

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed7894 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo teamkada umada allaha idinka qabto

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dalka halaga saaro mudane Fadlan

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay umada ha kaa qabto lacagta bajaajka sawdifa dhaafi la

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq ha lagarab istaago iyadoo loo danaynayo dalka iyo dadka Somaliyeed,waqti adag baa lagu jiraa, dalka iyo dadka Somaliyeed waxay naga sugayaan difaac. Waxaan marqaati ka ahay inuu ka geesisan yahay Farmaajo iyo nimanka gobolada xukuma ee wadnaha la, ha dowlad xumaadee.

  • @NIMCOMuxumed-c7z
    @NIMCOMuxumed-c7z 2 หลายเดือนก่อน

    Meeraysigaaga aad soomaaliland daba cararayso u sheeg inaad Dalkaagii dayacday oo Dalkale oo Madaxweyne Calan Lacag distoorle leh aad daba cararayso waar Dalkaaha u tali

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน

    Gooni u goosatada iyo Xabashi baa madaxwaynaha aflagaadaynaya. Soomaali dhalad ahi Xabashi inuu gumeeyo aqbali mayo.

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madxaweeya masaari naga illaali

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in ciidanka Itoobiya laga saaro dhulka hooyo.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @WarkaTv-1m
    @WarkaTv-1m 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa qabilbey ku didayan kuwana qabil bay ku difacayan
    Somali gormey madax waynaha so mara ay wada jeclan donan oo fahmi donan madax wayne inusan qabil lahayn ee yahay madax waynahoda
    Somaliya 🇸🇴 iyo madax wayne siyaad bare isku marbay dhinten Allah ha ino wada naxaristo dad nool ma nihin 🥲

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 2 หลายเดือนก่อน

    Afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan.
    Waxaa wasiir u ah muqtaar rooboow iyo saaxiibadiis.
    Wasiiradiisu waxay shaqooyinka siiyaan qabiiladooda kaliya, markaas ayuu horumar iyo dawladnimo ka hadlayaa

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂 kuwa Shabaab u adeegaaya sow iyaga kuma tilmaamin? Xasanow dhiiqo

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad Wada Hadal U Ogolaatay..Hada Adaa Kala Hadalay Badeena..Xasanoow Adoo Raali Is Casil

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน

    CAASIMADAHA ADUUNKA KULAHAA ADEER TREENO IYO BASAS CAALAMIYAA KASHAQEEYAN BAJAAJ LOOMA BAAHNO YAA JAAHIL

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +1

    m.w itoobiya imaaraad ayaa gadaal ka taagan ee naga saar itoobiya waa ku filinahay shir 3 jooji mahad sanid

    • @leylaabdi2584
      @leylaabdi2584 2 หลายเดือนก่อน

      burundi iyo ugadhees maku diree somali ayada ayuunba is dishe shisheeyaha wey ka cabsata/baqda

  • @mowhei5568
    @mowhei5568 2 หลายเดือนก่อน

    Duli umada daca Waa Adi. Waano abuuris ayaaa ka horeysay.😂😂😂 Xasan daldhiibe.😢😢😂😂

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 หลายเดือนก่อน

    HASHA HURUDA EE HAWIYE CIDNA MAAHA DOQONTU DAMIIR LAAWE XAAR SHEEKH

    • @MuslimLifeCoach-q3d
      @MuslimLifeCoach-q3d 2 หลายเดือนก่อน

      Magaca aad wadato wa Mohammed waa magicii nabiga scw ee Fadalan ha ceytamin

  • @FilhoDazona
    @FilhoDazona 2 หลายเดือนก่อน

    President of Somalia, government speaker, minister of information all at same person. Why mr hasan,?

  • @kuunyo2699
    @kuunyo2699 2 หลายเดือนก่อน

    Xasabow bajaajka hindiya ayey ka shaqeysaa iyo dawladado Asiya ka mid ah.

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 2 หลายเดือนก่อน

    SAC walaal ETHIOPIA WAA CADOWGA KOOWAD EEY SOMALI LEEDAHAY WAA RUNTAA ETHIOPIA DHULSOMALIYEEDE BAY HAYSATAA WAA SOMALI STETA AMA OGAADEN ETHIOPIA WAA IN LAGULA XISAABTAMAA

  • @mjama2264
    @mjama2264 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haji.... dhoofkan fraha ka batay ee satiman walba 100 Kun oo dollar aad ku kharash baxdid iska dhaaf oo lacagtaas askarta xadka jooga ku biili.........Illahay ka baqo oo dadwaynahaan u tudh....

  • @FuadMohamed-fy2qg
    @FuadMohamed-fy2qg 2 หลายเดือนก่อน

    Ceebta kumakartee dakawajigooda meel udhaaf.
    Madaxweyne tuugsanaayo welli lama parking.
    Ceeb loomadhinto

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh maxaay fahmaan in ethiopia cadaw tahay adigii kursiga madaxweeynaha lagaa keri waayey ayaa ethiopianka ka daran oo umadii ku hoos joogtay ayaad cuna qabateen iyo boob ku haya xaraash ilaa safaradii yurub ayaad ibineysaa beenta kala taga

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 2 หลายเดือนก่อน

    Aakhir adigoo dulleesN ayaa wiil yar qoortA kasoo qaban doonaa madaxtooyada.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekhoow dal aad u taliso maba jiraba
    Xataa maamul goboledyada kama talisid soomaalilaana maba tagi kartid
    Waxba gacanta kuuguma jiraan

  • @atakar26
    @atakar26 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow Beentii hadaaba beedkii alle kala soo baxday alhamdulilah

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho President 😂😂😂😂😂

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ganacsi yar baan islahaa abuur lkn Bes bay iga noqotay

  • @abfjxjj
    @abfjxjj 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyada aad ka hadlayso puntland ka mid maaha miyaa waadiga intakaleba horimarkooda ka hadlaayee? sidaasbaad madaxweene ku tahay miyaa. cajiib.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 หลายเดือนก่อน +2

    SHARAFTA ALE KAQAD TUUG MOORAYANA

  • @amayaa4363
    @amayaa4363 2 หลายเดือนก่อน

    Somali haday isku duuban tahay adoo kale masoo hor staagteen. Hadana Dhalinyaro qabiil duuga kan oo kale ayaa dhiigaiina ku naaxaye. Wdanka gangaska iyo Alshabaab ka xoreeya. Jaadbuu wadankii ku soo fasaxay oo uu dillaal waxaan madax weyne maaha ee moryaan aan xishoon

  • @CaadilmustafNageye
    @CaadilmustafNageye 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.alaah madax Wayne adiga waad fcantahay lakiin saaxibaadada ayaa dhibka wada

  • @atika7411
    @atika7411 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan loo joogin cid u baahan malaha ee wixii muhiimka ah iyo marxalada dalka uu taagan yahay masaakiinta haloo gargaaro, boobka iyo dilalka ka hadal koley waaba ceebowdayee dalkana waaba beecisay ilaahow soomaaliya u gargaar Jaahiliinta meesha aad buux dhaafsiisey kuu sacab tumayo calooshood u shaqeysteyaal Dan qaran iyo maskiin midkoodba shaqa ku leheen, ilaahoow masaakiinta u gargaar

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 หลายเดือนก่อน +2

    120 DOYARADOD AYAD RACDAY 8O MILYAN AYAD QADATAY XAGAD UWADAY

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 2 หลายเดือนก่อน

    Xassanoow riyoo ayaad kujirda,mogdisho ma wada xukundid

  • @mlove3616
    @mlove3616 2 หลายเดือนก่อน

    Qofka haduu ilaahay ka baqayn saan camal waaye horta xoolihii dadwynaha adugaa dhamaysay ciidamadiina adigaa dhamayey oo shabaab u shirqoolay bada iyo dhulkeenaba adigaa lacag ku qaatay sidaa darteed inaad been inta la soo istaagtid waa khalad