"EVC-ga xitaa wey ku socotaa,Wasiirka Maaliyada yuusan Shacabka ku kalifin in ay ugu galaan Xafiiska

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +3

    waa wasiir waalan oo doonaayo iska horkeen dowlada iyo shacabka waana wakiilka muuse biixi yaahuu alle magan

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb runta ayu ka hdly maxa runta miya dideesa dowlada heer ma gaarin in ee canshuur qaado wax barasho free miyay bixisa cafimad miyay bixisa wlh wala yaab
      From hargeisa
      Somalia

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed7894 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mamulka muqdisho ka jiro Waa mamul bahan intey jogan aye raban inney wax dhacan waxna xadan😢😢

  • @abwaandaahir8673
    @abwaandaahir8673 2 หลายเดือนก่อน

    Waa daalumiin ku waani ee xildhibaano ma ahan

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waan gartay sax weeye😢😢😢

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 หลายเดือนก่อน

    Saxwaaye wasiirka hadalkii❤❤

  • @AbdullahiHashi-f9k
    @AbdullahiHashi-f9k 2 หลายเดือนก่อน

    Canshuur aan waxba loogu qabaneey qofkii bixiyay innuu dhiibo maahan.

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    Runsheeg qiira waddani dhab leh guuleeyso weligaa

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 หลายเดือนก่อน +1

    Garoowe wll waxba kaama geline dadkooda kula fadhiya baa u dadaaley adna waxaad raali ku tahey midida markey caloosha tagto baad hadashey marka is fiiri adiga hana ku mashquulin umada kale ee run hadey kaa tahey dadkaad metesho sidaad sheegatey subag afka laguu mariyey ha dhaafsan adinkaa agoonteeyey bulshada muqdisho cadow aan adinka aheyna ma laha runta hadaan u hadalno dadka kale hadal kuma lihid ee gobolada kale jooga aan ka aheyn xushmo adinkaa wax isu dhimey cid kale idiin ma dhibin ee u tura dadkiina hadaad damiir leedihiin kolba la idinkuma ogee,beentana dadka ka daaya yaanan la idiinku qosline waadna ceebayseen rag bilaa caqli ,damiir iyo akhlaaq ugu imoow dad aan ogahey,xaabo qashin ah oo la soo aruuriyey,kheyrkiin waxey qabsadeen qabsada la idiinka waa waa maxey oohinta.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Ragaw kiniya dawladbaa ka jirta soomaaliyase dawlad kama jirto balse waxa qabsatay maafiya aanan naxariislahay

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228 2 หลายเดือนก่อน

    4:42 4:48 4:49

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Horta hawiyaha kii hadlabo maxuu Kenya 🇰🇪 usoo qaataa waayaabe

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂kinya hoyda miya leh

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 2 หลายเดือนก่อน

    Xaq loogumalaha waayo maxaan ku bedelanaynaa
    Ee naloo qabtaa xooloow

  • @habadomohamoud7870
    @habadomohamoud7870 2 หลายเดือนก่อน

    Canshuurta Waa in la bixiyaa ayuu iska dhahaa dadka muqdisho madaxweynuhu waa idiot walhi cadaalad darida dowladu dadka kaliya miyay u adeegtaa