Riyada shanlada qofkii arko shanlo ama asoo timaha shanlaysanaya riyadaas waxa lagu fasiro oo faahfa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2023
  • Riyada shanlada qofkii arko shanlo ama asoo timaha shanlaysanaya riyadaas waxa lagu fasiro oo faahfaahsan, qofkii arko asoo bidaar ay usoo baxday oo timaha ay ka daateen riyadaas oo faahfaahsan ayaad ka daawan kartaa muuqaalkan, riyada qofka oo shanlaysanayo ama timaha feyranayo haddii qofka uu arko asoo madaxa iska jaraya ama timaha jirkiisa iska xiiraya ama maqas ku jaray ama ka dalbaday qof saaxiibkiisa ama nin uu garanayo inuu timaha jirka ka jaro ama timaha madaxa ka xiiro riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, qofka ku riyoodo asoo shanlo helay ama shanlo la siiyay sidaas oo kale riyadaas waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan halkan ayaad daawan kartaa. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali

ความคิดเห็น • 12

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 11 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo qoranaaya lumbar taleefan dhowr jeer maxay tahay micnaheeda jazakallah kheyr walal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 วันที่ผ่านมา

      ws waa xiriir cusub

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kuriyoday naag an kasaayo oo timaha ishanleyneyso waxan ahay marwo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      waa wax aad ku faraxdo inshaa Allaah

    • @AnimaSaida
      @AnimaSaida 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Kuma fahmin sheikh ifahfaahi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      Timaha laguu shanleenayo waa farxad aad ka heli doonto qof kuu dhow ama qof aad qaraabo tihiin waa riyo fiican

  • @Sabiriin_abdyrahman1
    @Sabiriin_abdyrahman1 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wll iso jwb plz waxan ku riyooday aabehey oo isoo wacaayo
    F.g gabar aan LA qabin Ayaan ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws waxaa kusoo gaarayo war muhiim ah oo aad si xoog u danayn doonto

    • @rukiasharif3226
      @rukiasharif3226 9 หลายเดือนก่อน

      ASC sheikh

    • @rukiasharif3226
      @rukiasharif3226 9 หลายเดือนก่อน

      ASC sheikh waxaan ahay hooyo somaliyaad waxaanku riyoodaa markasta oo aan uur yesho waxaan kuriyoodaa dhiig iga imanayo kabacdina ilmihii waa igasodilmaan 4 mar saasnoqday shiekh isojawaab illahay hakubarakeeyo,,,,,ASC🤚

  • @user-lj9pe6gy7f
    @user-lj9pe6gy7f 2 หลายเดือนก่อน

    Shiq waxn ku riyodey telfankayga samecadiisa oo dhiig badan ka dadanayo xinjiron ay ku juraaan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      waa hadalo cabsi leh oo dood iyo gadaal keeni kara ama waa xiriir dhib keeni kara halkan ka daawo fasirka dhiiga th-cam.com/video/G847VeVJJP4/w-d-xo.html