HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA OFFICIAL VIDEO 2015 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2014
  • Shirwaynihii Dhalinyarada SONYO Erayada Xasan Dhuxul (laabsaalax), Laxankii Maxamed Miyir, Music Axmed Wali Furunle,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 550

  • @Sazo1
    @Sazo1 7 ปีที่แล้ว +26

    I am from Kenya and I love somaliland

    • @IfrahIbrahi
      @IfrahIbrahi 7 ปีที่แล้ว

      IISalsaII thank you

  • @munaaraye3098
    @munaaraye3098 8 ปีที่แล้ว +33

    I'm from Mogadishu but I'm happy to see you guys you are love peace people and united weligiin jira you don't really need ictitraaf as long as you work together and love each other Nabad kuma imaheyso ila aad raadsato moya love you all ✌✌

    • @sabrinmohamad3486
      @sabrinmohamad3486 8 ปีที่แล้ว

      +Muna Abdi :)

    • @sacadabdi5276
      @sacadabdi5276 8 ปีที่แล้ว +1

      +Muna Abdi hadaynu sida isugu wada farxayno bari hoore ayaynu meel gadhi layan somali odhani Thanks walal

    • @omarN
      @omarN 8 ปีที่แล้ว

      wll qof qalbi wacan baad tahee ilaahay muraad kasta hakuu suurta geliyo

    • @aminaworld2319
      @aminaworld2319 8 ปีที่แล้ว +1

      thank you qali saas ayaan idiin rajaynaynaa wll iyo wanaag

    • @mustafematic9891
      @mustafematic9891 8 ปีที่แล้ว

      thank u alot sis
      we love you too

  • @abdirahmanninjira850
    @abdirahmanninjira850 8 ปีที่แล้ว +33

    adeer carabtuba waa iskumid waa isku af waa isku dhaqan waa isku diin
    hadana waa kala
    dawlado la qabsada dunida indhaha u qaybiya
    oo ha reerihiina ee soomaliduna waa sadex dawladooda viva soomaliland

  • @bintuadam6264
    @bintuadam6264 9 ปีที่แล้ว +6

    Nin ba waxbuu ku halgamee xidiguhu codkooday ku halgameen allow noodaa xidigaha geeska long life

  • @ducaysaneduca8898
    @ducaysaneduca8898 7 ปีที่แล้ว +18

    I love somaliland ...

  • @HassanAli-hs9pw
    @HassanAli-hs9pw 7 ปีที่แล้ว +4

    qof kasta oo na jecel waanu jeclahay we love our brothers somali
    mansha allah my home land somaliand

  • @cinderallamuse3173
    @cinderallamuse3173 8 ปีที่แล้ว +3

    waaw bello iam from putland but ilike this song hankaaga hadhaafo reer hebel markasta waan dawadaaa nice still always saas macaan weye nabadu

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah
    xuzuuz Wllhi
    jooGaY maLintaZ
    guled Hotel
    viva xidigaha geezka n xidiga
    I am Proud to be Somalilander ❤

  • @sowdasabanddskufanta5tasom247
    @sowdasabanddskufanta5tasom247 7 ปีที่แล้ว +18

    Vvvvvvvv somaliland Waaan idin jcllahay from ddsi love so much my dad igu qaliya

  • @m.salaaniali8437
    @m.salaaniali8437 8 ปีที่แล้ว +2

    Best of the best song ever I heard viva xidigaha geeska HANKAGU HA DHAAFO REER HEBEL viva Somaliland dadkayga iyo dalkayga

  • @tahaaniomar9920
    @tahaaniomar9920 9 ปีที่แล้ว +13

    Walaahi aadbaan utaageeraa rer hargeeysa umana dhalan laakin waxaan aad ugu helaa sida ay isugu xiranyahiin oo aad uquruxbadan I wish to visit one time hargeeysa insha Allah noolaada

    • @sahalhottwin8159
      @sahalhottwin8159 9 ปีที่แล้ว

      Tahaani Omar mahadsani sxp nafta kusoo dhawaynaysa ayaa ana igu jirta insha allah

    • @dayaxabdi5943
      @dayaxabdi5943 8 ปีที่แล้ว

      +Tahaani Omar marka nolosha lagugu cuno ee aad ashahaadada dirqi ku haleesho ee jeel yar lagugu ilaawo waliba ay cayi kuu dheer tahay, sidii ninkii London ka tegey ee qaadka ka wacdiyaayey ayaad ku waalan waar meeshan qabyaalada lagu abtirsadaa ee ilaahayba la ilaawey waa maxay...kkkk Tag meesha waxaad ka hesho waxba ha naga siin saaxiib.

    • @farook2498
      @farook2498 8 ปีที่แล้ว +4

      +Dayax Abdi qoladan reer Afweyne maxay ka soo doonaan heesaha reer Somaliland? Aad bay u edeb daran yihiin markay dhageystaan ayey ku matagaan. Qabyaalad cid idinka badisaa ma jirto, waa tii aad wadankeenii (somaliya) ee quruxda badnaa ku baabiiseen haddii aad Daarood tihiin. Tiihii reer banuu Israa'iil oo kale baa idinku dhacay Afweyne ka dib oo aqoon way idinka guurtay. Nafna ma lihidin cid kalena naf uma haysaan.
      Dhulbante ayey qabyaaladdu laf dhabar u tahay, waa taa kolba Sanaag isku laynaysaan qabiil qabiil darteed.
      Iidoor malaa siduu ku baxay ma taqaanid. Ogaadeenka oo kaliya ayaa Isaaq iidoor ugu yeedhi jiray, sababtuna barigii Daarood ay jaahiliinta ahaayeen gaar Ogaadeenka ma ay lahayn bad, waxay ku xidhnaayeen Isaaq, lacagtana may aqoonin, dad iska xoolo dhaqato ayey ahaayeen. Inta ay Hargeysa xoolaha keenaan ayey odhan jireen " Waar haddee go'aan ahayne xoolahan dhar ama timir ama sonkor iigu doori " xaalkoodu ii doori buu ahaa. Waxaan jeclaan lahaa inay akhriyaan Ogaadeenku hadda. Markaa magaca idoor waxa uu tilmaamayaa markay Daaroodku dabada dheer lahaayeen.
      Daaroodkii reer Afweyne, Ogaadeenka waxay badeen in ay waligood xabashi ku hoos noolaadaan. Waa siyaasad xumidii ay Daarood (reer Afweyne) ugu saxeexeen dhulka somalida Mingiste. Somali jacayl yaanay Daarood nagu maaweelin! Somalidii koonfureed Daaroodkii reer Puntland ayaa u dooray federal qabiilo ku salaysan si ay u sii kala burburaan. Ma garan karo sababta ku kaliftay. Idinkuna waa ku raacsan tihiin.
      Somaliland waxa ka danbeeya qabiil qaran ah, jecel somalinimada. goor roon bay goysteen, waana meesha kaliya ee Somaliyeed ee dadku dhulka wada leeyihiin, madaxda wada leeyihiin, ma aha sida koonfureed in qabiilo kooto ku haysato. Bal maxay dhibaato ah ay Somaliland u gaysatay Dhulbahante? Mise wali waa Afweyne tag ayaxiisiina ka tag. Nalooma duur xulo waa ninka.

    • @zackid.abdiaziiz2581
      @zackid.abdiaziiz2581 8 ปีที่แล้ว

      +Dayax Abdi ceeb adeer xishood

  • @omarhassan9493
    @omarhassan9493 8 ปีที่แล้ว

    I am kutoka Mogadishu lakini mimi furaha sana kuona wewe guys wewe ni upendo amani na umoja watu

  • @akm4505
    @akm4505 9 ปีที่แล้ว +3

    Wadninimadda Waa loo dhasha
    Somaliland One Nation
    One People.
    💚💜💙❤
    #Xiddigaha_Geeska_somaliland
    💙❤💗💛

  • @somtuts
    @somtuts 8 ปีที่แล้ว +2

    i really enjoyd this song nd everything u guys has acheive so far iam from mugadisho ND I fill very proud to c u guys doing well guul iyo gobanimo

  • @bintuadam6264
    @bintuadam6264 9 ปีที่แล้ว +1

    Eshcalaa hees calanka hagar li.i naftaba loo huray dunida hagrataa uhiilin lahaynd masha Allah xidigaha geeska long life

  • @salmaahmed8948
    @salmaahmed8948 7 ปีที่แล้ว +3

    i am from ddsi and i want somaliland become. country because my mom is from somaliland somaliland is country part of east africa

  • @asliissa5262
    @asliissa5262 7 ปีที่แล้ว +5

    ifrom djib and somaliland wan idin jeclhay dhamntinpa 😍😍😍 somaliland jiro joog

  • @abdimajidahmedismail9822
    @abdimajidahmedismail9822 8 ปีที่แล้ว +6

    hankagu ha dhaafo rer hebal i proud sland tlhi

  • @khadramohamed4289
    @khadramohamed4289 8 ปีที่แล้ว +1

    Woooow!!! I love what am seeing, ur togetherness is what impressed me the most my beautiful people..... I pray that u always be on the look out for one another.... I LOVE SOMALILAND...... THE the song is really amazing lol!!!

  • @hananha7422
    @hananha7422 8 ปีที่แล้ว

    I'm from Somaliland and I love it so much but all Somalia is my country I love them too can't wait to visit all around Somalia

  • @malyuunlakiheesigadhehlknb4937
    @malyuunlakiheesigadhehlknb4937 8 ปีที่แล้ว +2

    l am somaliya gaar ahaan marka cadeey lkn waan idin jeclahay guul wacan ool inta afka somaali ku hadasha

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว

      Tnx u sis we love u too
      Alle nabad haydin siiyo barwaaqana haydin gaadhsiiyo annana nimcada ha noo siyaadsho

  • @sweetieadey2754
    @sweetieadey2754 9 ปีที่แล้ว +7

    We are always united #Somaliland

    • @omarN
      @omarN 8 ปีที่แล้ว

      +ubah abdi quluubta hal qudha hoheey ka noqdaay

  • @mohammedadawe6634
    @mohammedadawe6634 8 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah my people always beautiful and creative much meaningful song may Allah protects us from evil eyes

  • @zowdamuhamoud9134
    @zowdamuhamoud9134 8 ปีที่แล้ว +1

    quluubta hal qudha ka noqdaay all somalilanders cadawgu isaagaba yaaci markaa
    ♡♥one love inshallah ♡♥

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 7 ปีที่แล้ว

    Hurgumo baasiyo Hantaaq mooyee QABIIL ku hilowgu malaha hirashee
    Midnimo hadfloo inoo hirgashaa Aqoonsi lahelo inoo haysee
    wakaa horumaray dhulkii hooyee
    ninkii u hanwayn hogaanka dalkow
    Hankaagu hadhaafo REER HEBEL 😍✌👏

  • @xiddigbaashe3657
    @xiddigbaashe3657 7 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaaaaa somaliland guul

  • @---7573
    @---7573 7 ปีที่แล้ว +4

    walahi hesta marka dhagaysto wadankaygan sii jclada ilaahayow somaliland dhowr wan jecelahay wlhi so much waliba dadkay kicisay heestan ninki uhan weyn hogaanka dalkoow hankaagu ha dhaafo rer hebel

  • @hofficialchannel771
    @hofficialchannel771 7 ปีที่แล้ว +4

    xzuuz igu qali ah waan jogay wllhi malintas hotel guleed

  • @hiboshariff4564
    @hiboshariff4564 7 ปีที่แล้ว +3

    Viva hankada ha dhafo rer hebal I am proud somaliland

  • @Adler308
    @Adler308 7 ปีที่แล้ว +3

    waa heesta aan ugu jeclahay heesaha s.land loo qaaday the best

  • @calinuur7722
    @calinuur7722 9 ปีที่แล้ว

    Masha allaa dhamaan wax ay wax farasaa umada somaliyeed in ay ka baxaan qabyalad oo ay sida qayirkood u dadaalaan
    Gajada dhibaatada daqala xumada wax laga baxaa isu duubni iyo qabyaalado kaga tago
    Waa ay mahadsanyihiin xidagaha geeska

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 9 ปีที่แล้ว +2

    uf waxan urayah reer hebal waxaa laga wadaa somaliya lkn waxan waatuugo somaliya horumar kee daneceb aduunka balaga ma aqoon sana

  • @hanniali8651
    @hanniali8651 8 ปีที่แล้ว +1

    insha allah waad heleysaan somalia waa ii somalia ee hanoolaato somali land waa somali aad ayaan ugu faraxsanhy guusha aad heysaan halkaa kaga hayaa ilah ha idin sitaadiyo muqdisho ayadana nabad allaha u keeno amiin

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 7 ปีที่แล้ว +1

    Love You Xidigaha Geeska
    Yurub Xamdi BK cadi Hani

  • @hiildaniyomidqaran5523
    @hiildaniyomidqaran5523 7 ปีที่แล้ว +2

    jamhuuriyada barakaysan ✌ one love.

  • @abdiiomar8195
    @abdiiomar8195 8 ปีที่แล้ว +1

    love u from xamar to somaliland dhigega nabada ha jiro viva somaliland

  • @nicimamuxumed210
    @nicimamuxumed210 7 ปีที่แล้ว +1

    allow noo siyaadi nabada umadada Kalana ugu deeq somaliland allow dhawr 😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍💋💋💕💕💞💝👏👏👏👏 jiro jooga xidigaha qaranka

  • @hibooomer9956
    @hibooomer9956 7 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland Somaliland somaliland viv

  • @silvershadow6996
    @silvershadow6996 8 ปีที่แล้ว +2

    gafuur culustaay hankiinu ha dhaafo somaliland......long life (somaliland)

    • @hodanali7168
      @hodanali7168 8 ปีที่แล้ว

      ninkii uuhaween hogaanka dalkaa hakaaku hadhaafo reer hebal soomaaliadn guul

    • @hodanali7168
      @hodanali7168 8 ปีที่แล้ว

      ninkii uuhaween hogaanka dalkaa hakaaku hadhaafo reer hebal soomaaliadn guul

    • @hodanali7168
      @hodanali7168 8 ปีที่แล้ว

      ninkii uuhaween hogaanka dalkaa hakaaku hadhaafo reer hebal soomaaliadn guul

  • @abdisalam3418
    @abdisalam3418 9 ปีที่แล้ว

    midnimo midnimo...midnimo hadafloo inoo hirgashaa..aqoonsi la helo inoo haysee.♡♡♡♡ love love umadii xigmadii iyo ereyga reer somaliland noolaada

  • @rashidadib3822
    @rashidadib3822 9 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah Waa kaa Horumaray Dhalkii Hooyo Ninkii u Hanweyn Hogaanka Dalkaaw Hankaagu Ha Dhafo Reer Hebel..

  • @somalilandersomalilander2781
    @somalilandersomalilander2781 8 ปีที่แล้ว +2

    manshllah wale waa hees iyo badh hankagu ha dhafo rerhebel ga

  • @aboutunkara4929
    @aboutunkara4929 8 ปีที่แล้ว +1

    sxb somalind wlh aad ban idiin tageera wanan idinku fanaa allaa ya cisik wlh guuul igu waraa

  • @hanaomar8661
    @hanaomar8661 8 ปีที่แล้ว +2

    maansh allah Somaliland waya hor maratyaa ku soco

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 7 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland Allah ha idin dhowro waan idin jeclahay hormarkiina waan jeclahay wallayal aduunka dadka ugu sareeya wlhi waa dad dhiig leh oo aan jeclahay guul iyo hor umar ku waara Somaliland

    • @jamalwarsame5587
      @jamalwarsame5587 7 ปีที่แล้ว

      Amran Saciid amiin, adna ilaahay hako xafido!!!! welcome, to somaliland anytime....

    • @amransaciid4076
      @amransaciid4076 7 ปีที่แล้ว

      +Jamal Warsame thnks abwe gob dhalad ah

    • @MohamedOmar-sg1yn
      @MohamedOmar-sg1yn 7 ปีที่แล้ว

      Amran Saciid, allah haku sharfo wlshy qaali

    • @amransaciid4076
      @amransaciid4076 7 ปีที่แล้ว +1

      +Dhal mujaahid abwe sidoo kale

    • @curadkareerburco275
      @curadkareerburco275 7 ปีที่แล้ว

      Amran Saciid anana sidoo kale waanu ku jecelahy wllo lkn dalkaagu waakee?

  • @yaxyemaxamed7977
    @yaxyemaxamed7977 9 ปีที่แล้ว +1

    ax ax aax ax ax xidigaha geeska somaliland waxaan ku jeclaaday runta runta
    maasha alah

  • @aminaworld2319
    @aminaworld2319 8 ปีที่แล้ว

    Muna abdi many thanks Dear sister I wish if all ppl like you you have beautiful heart stay like you are be blessed warm regards from me and ppl from Somaliland❤❤❤😘

    • @abdiiomar8195
      @abdiiomar8195 8 ปีที่แล้ว

      love somaliland frm xamar

  • @mustafeahmedabdi1573
    @mustafeahmedabdi1573 8 ปีที่แล้ว

    Patriotism expressed in Music, waa mid ka mid ah heesaha soomaalida ee ugu qiimaha badan waqti walba. Hankaagu ha dhaafo reer hebel.

    • @abyanabyan6636
      @abyanabyan6636 8 ปีที่แล้ว +1

      heestani qofkasta qaybkasta somaali way qaadan karan laakiin copy right waa somaliland

  • @osmanfaahiye4803
    @osmanfaahiye4803 9 ปีที่แล้ว

    Mansha alaha aad ayaan u tageeraa xidigaha geeska iyo somalilandba ka nxaw nafta waa hoyga fanka mansha allh ale ha noo siyadiyo

  • @gobonimo1
    @gobonimo1 9 ปีที่แล้ว

    Top Walhy.. Waad la hesheen Samaale iyo Ina Biixi, Kuraasidii ayaa ku yaraatey Gah Gah Gah Gah Gah.....

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaa hees wadani ah ooo aad qiimo iyo murti u xanbaarsan
    waana hubaal in soomaali dhamaanteed ay qabyaalad ka reebtay qayrkood ooo burbur, qarax, qabuuro, qalasaase ay ka dheefeen reer hebel iyo qolo qolo isticmaalku lkn lama hayo dadkii ku waantoobi lahaa ee murtida ku wax qaadan lahaa

  • @ayaanlefilms9020
    @ayaanlefilms9020 9 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax waan qiiroodaba hadaan somaliland maqlo xidigaha geeska na waxaan leeyahay long life waxaad tihiin hormuuudka fanniinta geeska Africa insha allaah somaliland waan iman xuduud ilaa ka xuduud waan soo mari doona visit kaygii 2010 magaalo ayaanan tagin waana ceerigaabo o qudha iyana fasaxan ayaan tagaya insha allaah

  • @meymuunomarfarah3195
    @meymuunomarfarah3195 8 ปีที่แล้ว

    macha Allah wan ku faraxsanahay ani waxan ahay muqdisha lkn waan ku faraxsanahy macha allah ilaahey nabad ha na siiiyo

  • @jamasulub7534
    @jamasulub7534 9 ปีที่แล้ว

    best song hankaagu ha dhaafo reer hebel, wax kalageyay somali weye thanks

  • @mohamudabdo2346
    @mohamudabdo2346 7 ปีที่แล้ว

    iam from puntland somalia sidaas oy tahay Somaliland waa jeclahay ama ha goostaan ama hanala midobaan iyaga go'aanka leh aabo somali idinka u nool maantay hormar bn idinku ogahay iyo guul

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 8 ปีที่แล้ว +1

    i like xitigaha geeska especially i love yurub geenyo our queen longlife may allah keeb you best condition and best healthy we love you our best singer NB iam not somalilander we are all somalians same them iam puntlander viv our country we love somaliya insha allah my allah make us one somalians powes full

    • @ayaandaauud5480
      @ayaandaauud5480 8 ปีที่แล้ว

      ok ayaan kugu maydhilahaa tuwalkan kugu kalsoonahay ninkaygii matihid yawn filim italiyano full itali yano waa layiila hurdada qolka martibaa com

  • @sidikoaxmed6324
    @sidikoaxmed6324 8 ปีที่แล้ว

    jeceliyaa my dalkyga somaliland ✌ allaw horumarka ugu wad aamin aamin cidi halkan ka taagertay somaliland ad bn uso dhawaynaya

  • @IfrahIbrahi
    @IfrahIbrahi 7 ปีที่แล้ว +2

    wakaa horumarey dhulkii hoye ninkii u han weyn hogaanka dalkow hankaagu hadhaafo hadhaafo reer hebel Viva somaliland

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 7 ปีที่แล้ว

    qaranimada halgo mintido, qabyaladana halaga feejignaado.one nation, one country, one love!!!!!!

  • @abdirahiimibnuaxmedusman342
    @abdirahiimibnuaxmedusman342 9 ปีที่แล้ว

    wakaa horu maray dhulkiiiii hooyee niinkii u hanwayn hogaanka dalkow hankaagu hadhaafo reer hebel waxaas baa hees wdani ah lagu tilmaami karaa xidigaha geeska waa muwaadiniin dhaba ah gaar ahaan abwaanka wayn ee xasan dhuxul laabsaalax

  • @munabatun7231
    @munabatun7231 9 ปีที่แล้ว

    Qaranka hadhsadoo haybadda ku Gamo
    Quluubta hal qudha ka noqday ho heey,
    Ka noqdaay

  • @hanaomar8661
    @hanaomar8661 8 ปีที่แล้ว +1

    maansh allah Somaliland waya hor maratyaa ku soco

  • @yasmiinabdullahi3159
    @yasmiinabdullahi3159 8 ปีที่แล้ว +1

    talow hankagu ha dhafo rer hebel ma somalia aya laku wadaaa hhhhhhh.
    si kastaba guuul wacan

  • @liilyare8483
    @liilyare8483 8 ปีที่แล้ว +1

    love u frm xamar nabada hawarto somaliland dhigega

  • @mohamedshoodhe989
    @mohamedshoodhe989 9 ปีที่แล้ว

    Siraanyo hangaagu hadhaafo reer hebel fany waad ka baxsaten sln sare faniin qaran

  • @salmanmohamad1787
    @salmanmohamad1787 9 ปีที่แล้ว

    hankagu ha dhafo reer hebel waxa loo jeeda kuwa halkaa soo fadhiya maxay isla kabaynayaan

  • @xamseibraahim8522
    @xamseibraahim8522 9 ปีที่แล้ว

    waaaaw fanaan wadaniyiin iyo waliba dad usoo jeeda wadankooda alle ha idin sharfo idinka iyo dadka dalkooda sidaa u jecelba

  • @IbrahimAhmed-ri4xh
    @IbrahimAhmed-ri4xh 9 ปีที่แล้ว

    Gaadh-haye Wa heesti heesa wadaniga ah ee samankan.waxa amaan mudan ninka erayada leh ka laxanka saray iyo fanaanita xidigaha;somaliland ha noolato.ictirafka Ilaahay S/W aya haysata.

  • @sakariyahamsa7501
    @sakariyahamsa7501 9 ปีที่แล้ว

    Quluubta Hal qudha ka noqday manshallah Qaranimada somaliland waa muqadis

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 8 ปีที่แล้ว

    hankaagu ha dhaafo reer hebel mansha allah fanaan qaran iga dheh

  • @aliyaabdulrazak8403
    @aliyaabdulrazak8403 9 ปีที่แล้ว +1

    Han kaagu ha dhafo reer somaliland viv soomaaliya

  • @sagalxaaji5066
    @sagalxaaji5066 9 ปีที่แล้ว

    Wwwww wy ka baxdaren kooxda xidigaha wllh cod ayay le yihiin waa dad is raacsan msh allh aqyaarey dooda iska dhaafa dadkaan waa dad hal qabiil ah oo isku xiran ha iska bashaalaano hee msh allh

  • @leedahir6124
    @leedahir6124 7 ปีที่แล้ว

    Wadaniyiin qaali ah ayaa madashaa isugu timi one love my people

  • @warsamemohamed9711
    @warsamemohamed9711 7 ปีที่แล้ว

    I never forget my countryand ilove,igonna come back insha allah.

  • @omarhassan9493
    @omarhassan9493 8 ปีที่แล้ว

    أنا من مقديشو ولكن أنا سعيد جدا لرؤيتكم الرجال أنت شخص أحب السلام و جيرة موحد لا تحتاج Aqoonsi حقا طالما كنت تعمل معا، ونحب بعضنا البعض

  • @xudayfiyoung6695
    @xudayfiyoung6695 9 ปีที่แล้ว +1

    wooooow manshaalah waleee xidigaha caadi ma ahan lkn ma somaliland ayaa qabiil dayn xaaraan ayey ka tahay

  • @ahmeddjibril2933
    @ahmeddjibril2933 9 ปีที่แล้ว

    xidigaha waxaan odhanlahaa qabyaaladu waligeed soomaali way ka soo taagneed yaan niligu daalin ree hebel....

  • @fourguystv8204
    @fourguystv8204 9 ปีที่แล้ว +1

    waa dhalintii jamuuriyada somaliland aallaya cisag cadaan iyo madaw qofkii Aqoonsanwaaya SOMALILAN WAA XAASID

  • @fartunekalsan4274
    @fartunekalsan4274 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah somalilan nolow jir oo jog

  • @45seabreeze
    @45seabreeze 7 ปีที่แล้ว +1

    Amran sis wanuu ku jecelnahay we are brothers and sisters.

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 8 ปีที่แล้ว +1

    walaaan reer hebel bel iyo ina hebel hebel la hureeyan

  • @najmamaxamedahmed2424
    @najmamaxamedahmed2424 7 ปีที่แล้ว

    somaliland idin daayo walalyaan an jeclahay from mugdisho ❤

  • @khaalidkilaaz4991
    @khaalidkilaaz4991 8 ปีที่แล้ว

    walee waa hees iyo badh alla ha u barakeyo ninkii sameyey masgaxda

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 7 ปีที่แล้ว +2

    quluubta hal qura ayaan kanahay

  • @hargeisamusic5775
    @hargeisamusic5775 7 ปีที่แล้ว

    quluubta hal qudha ka noqda allow nodhowr somaliland dalkayga&dadkiisaba waan ku fanaa

  • @hamdaqueen852
    @hamdaqueen852 8 ปีที่แล้ว

    Hankaagu hadhaafo reer xamar viva askartayada xidigaha geeska 💙 💖 💙💖

  • @salmanmohamad1787
    @salmanmohamad1787 9 ปีที่แล้ว

    hankagu ha dhafo reer hebel waxa loo jeeda kuwa halkaa soo fadhiya maxay isla kabaynayaan

    • @maanigamaadiga1602
      @maanigamaadiga1602 9 ปีที่แล้ว

      Waaaaw mnsha allaaah hankagu ha DHAAFO reer hebel

  • @aadammc7310
    @aadammc7310 9 ปีที่แล้ว

    maasha alah caadi maha kooxdani halkaa ka haya Hankagu ha dhafo rer hebel

  • @mohamedabdirahman5556
    @mohamedabdirahman5556 9 ปีที่แล้ว

    waa runtoo xidigaha geesku heestan ay soo bandigeen ninkii hagaanka dalka u hanweynoow hankaagu ha dhaafo reer hebel waana wacyigalin ku socota madaxda dalka Somaliland u tartamaysa oo dhan.

  • @aboutunkara4929
    @aboutunkara4929 8 ปีที่แล้ว

    ax ax somaliand guuul ban idin rajaynaayaa wlh ma ihi hadana wa waladay icidiraaf iyo guuul ba wan larabaa wayo waa dawlada magac uyrrshay somaaliyo odhan mamulka do suuban habaka dorashada filmuradiga ay ledahay guuuuuuuuul akhi somaliand

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว

      Allah
      Yacizak
      Bro tnxz
      Intaad na jeceshy in ka bdn ayaanu ku jecelnay
      Guuuul & gobonimo #Somaliland my dalkyga

  • @amaljamac8018
    @amaljamac8018 9 ปีที่แล้ว +1

    Dad bay guushaadu u tahay gubasho wanaga aad gaadhay ka xun allow somaliland dhawr

  • @aminaosman1423
    @aminaosman1423 7 ปีที่แล้ว

    i love awdal people and i believe somali is one calanka buluuga nagufilan hankena hadhaafo rer hebel( rer lands )

  • @thecabdiwaasac611
    @thecabdiwaasac611 9 ปีที่แล้ว

    Axyaa fanaanin wadani jecliyaa viva our xidiga geeska

  • @ayuubfaisal885
    @ayuubfaisal885 8 ปีที่แล้ว +2

    ahhh hadhaafo ciro iyo habar yoonis

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 7 ปีที่แล้ว

      ayuub faisal xishood adeer meesha qabyaaaladi ma taaale mise reer nacaybad la soo butaacday!!!

  • @kaltounabdirahmaanmahamed4691
    @kaltounabdirahmaanmahamed4691 7 ปีที่แล้ว +1

    mnzhaaalh xidigaha geeska noolada

  • @MsCanbaro
    @MsCanbaro 8 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees cajib ah
    Lkn
    In lagu dhaqmo baaa fican oo ay somaliland igu horayso

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

    allow xidigaha isku barakee waa qoys fiicane beena may sheegin hankaagu ha dhaafo reer hebel

    • @sharuzaddiomondsoomaliland9140
      @sharuzaddiomondsoomaliland9140 7 ปีที่แล้ว

      Azl Mcl adiga horta meel kasta maa joogta yaa asbaxa I really hate ur stupid idoorka ah bt viv soomaliland

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

      sawada ladan kkkkkkkk naa mxd igu cuntay oon kuu geystay?

  • @anbiyomacalim6777
    @anbiyomacalim6777 8 ปีที่แล้ว

    alaha idin daysto walhi soomalian waan tagera alaha dayo

  • @abokarabdilaahi4474
    @abokarabdilaahi4474 8 ปีที่แล้ว +2

    hankaagu ha dhaafo soomaliya

  • @xayaadabdi4560
    @xayaadabdi4560 9 ปีที่แล้ว +1

    woooooooooow caadi maaha xidiga geesku