ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maxamed Bk Madhaafaan Live Show Xidigaha 2015 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Hoyga Murtid & Madadaalada Subscribe, Share, Comment, Like / hawraar

ความคิดเห็น • 187

  • @LionKing-lx8yj
    @LionKing-lx8yj 8 ปีที่แล้ว +1

    bal ilbaxdinimada hargeisa dawada hargeisa hooyga fanka walee masha allah, xagee somali qaban laheyn laheyd hadii arnay jirin reer waqoyi hooyga fanka iyo murtida love u hargeisa my city

  • @HaajiHamze
    @HaajiHamze 29 วันที่ผ่านมา

    Maan dhaadin mana dhugan
    Mana dheehan hodaneey
    Cidaan kula dhigoo nool
    Ruuxaan dhaayo saaraad
    Ugu dhaban qurxoontoo
    Inta inan dhigaayaad
    Ugu garasho dheer tahayee
    Hubqa dhererka joogiyo
    Waxa tahay ma dhaafaan
    Rabi uu dhamaystiray
    Ha dhibtoon ha dheeliyin
    Illaahay dharaar qudha
    Kuma bado kuma bado
    dhalanteedba Kuma bado
    Xubno dhiibsan iyo timo
    Sinta gaadhay dhabarkoo
    Hadba laydhu dhinacyadu
    U ruxayso dhufashada.

  • @lafamille37
    @lafamille37 9 ปีที่แล้ว

    Alors là!!!!!! C est la meilleure chanson de l année !!!! Très belle chanson et belle voix!!!!! I LIKE IT :-)

  • @mahaddahirhashi5247
    @mahaddahirhashi5247 8 ปีที่แล้ว +1

    viv bk muwaadin dhab ah xidiga xidigah geeska wad kabaxsatay proh like it

  • @hanadialimohamed5886
    @hanadialimohamed5886 9 ปีที่แล้ว

    Waaaw maxamed bk thnks heestan ad ban oo jecelahay noolaw viva soomalilan alaw dhar hablaha reer soomalilan

  • @hodanhaji7067
    @hodanhaji7067 8 ปีที่แล้ว +2

    viva xidigaha geeska waa mawadinin somalilander ah somali iyo jabuuti iyo somalida Ethiopia iyo somalida Kenya baa way og yihiin halkay uu dhasheen unaa heesan marka afka iyo diinta ayaa inaa walaaleya hadan nahay shanta wadan viva somaliland 👍👍👍👍👍

    • @khadarawil2647
      @khadarawil2647 8 ปีที่แล้ว

      hodan waa sidaas aad sheegtay yar yarkan wax soo qor qoray wax ku qadta dheh qoralkaygaas

    • @cabdilaahidabshid9531
      @cabdilaahidabshid9531 8 ปีที่แล้ว

      meelkasta mawaxa taala kan waa somali hebal qofka dhagayta hada isagu hees jacayla buu qadayaa mxaa keenay kasoo jeed waynu danbayna ru ahantii wllayalow meelkasta hala fadhiyina somalia iyo somaliland walaga fiicanyhy thanks

    • @cagmadhigeguray255
      @cagmadhigeguray255 8 ปีที่แล้ว

      +Hodan Haji xidigaha ugu caansan waliba kuwooga loogu jecelyahay
      are from ethiopian somali

    • @hodancadeywwnicepic3917
      @hodancadeywwnicepic3917 8 ปีที่แล้ว

      ruuxa dhaya sara u dhawa qur xon thy wax ba ka dhcy wlhi bk amanta magaca hodan,aad bad ugu mahad san thy bk nolow

    • @abdirahmansofehirad3709
      @abdirahmansofehirad3709 8 ปีที่แล้ว

      Masha Allah beautiful song

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 8 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa Markii igu horeysay oo aan ka arko shaashada.ninkii ugu dheeraa aduunka oo somali ah.mahadsanid.

  • @cabduqaadirdaahir3146
    @cabduqaadirdaahir3146 9 ปีที่แล้ว

    Inta inan dhigaayaa ugu garasho dheertahay woow waxaad tahay madhaafaan rabi uu dhameys tiray axsan hees ❤️❤️👌🏻😍

  • @thecabdiwaasac611
    @thecabdiwaasac611 9 ปีที่แล้ว

    HARGAYSA CAADI MAAHA I MISS MY CAASIMADAYDII SOMALILAND LKN QOFTAA TIMAHA JARATAY AYAABAN KUHAYSTAA. Lol. HALA CIYAARO WAY INOO GAADHAYE This is our time

  • @hamza-fk3is
    @hamza-fk3is 9 ปีที่แล้ว

    Bk .....aabaha xidigaha hambalyo hambalyo
    Hargeisa halkaad u shideen wallee
    Hargeisa oo siraadan waan sugayeeee halkaa ka wada

  • @hibosjr
    @hibosjr 9 ปีที่แล้ว

    Awwwwwwwww hargeisa bal maxey dhanta wadamada qurbaha an jokno wale weee hor martay my town

  • @maxamedqurbaawi6659
    @maxamedqurbaawi6659 8 ปีที่แล้ว +1

    axlaa yaa wadani bk xidiga geska afrika waxad thy madhafan rabi uu dhamaystiray hablaha rer soomaliland oo qudha wah wah

  • @xidigtasomaliland9754
    @xidigtasomaliland9754 9 ปีที่แล้ว

    I love hargeisa my magaladayda waan u xiiiisay

  • @fahomyousuf4840
    @fahomyousuf4840 9 ปีที่แล้ว

    bk wa fananka ugu cod karsan inta danmbe fanka alla ya cisak

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 9 ปีที่แล้ว

    wooow@@@@@ BK fanaan is nacay! nolow waxad tahay fanaan rabi uu dhameeys tiray$$$$$$

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 9 ปีที่แล้ว

    Maxamed BK waaad Ka baxsatay ilaahay ha ku daaayo

  • @ahmedcaawiye444
    @ahmedcaawiye444 8 ปีที่แล้ว

    maxamed bk wa fananka kaliya o heesaha ku qiirooda (subxana laah)

  • @geesilibaax941
    @geesilibaax941 7 ปีที่แล้ว

    viva hoyada fanka iyo hablahayga aduunka ugu qurxoon viv bk

  • @cutiebun566
    @cutiebun566 9 ปีที่แล้ว

    Maxamed bk halkaaga kaga haay I lyk qaabkad hesaha u dhex gasho

  • @mahamedmahamuud8966
    @mahamedmahamuud8966 8 ปีที่แล้ว

    bk eshcalaa fanan waxad tahau ma dhaafan rabi u dhamaystiray nolow hee

  • @hamzeabdifiyaad7971
    @hamzeabdifiyaad7971 9 ปีที่แล้ว

    Wooooow nyz song bro bk alla hku daaayo nollw weligaaaaa fananka fanaaanada

  • @cawocraxmaan1375
    @cawocraxmaan1375 9 ปีที่แล้ว

    wowwww bk dhalad badaa tahay jiro joogaa inabaa cadi mahaa

  • @zakariaahmed9733
    @zakariaahmed9733 8 ปีที่แล้ว

    allah ilahe nasab lagu faano bk waad iga ilamaysiisay zxp qaali

  • @yestaisback7268
    @yestaisback7268 9 ปีที่แล้ว

    somalilnd viva hanoo laaato kanaxoo naftaa waaya xamarous hadalka waad wastaaan
    aaar hadalka wasitaanka kadaaaya xamarous

  • @dhagjarmohamed2147
    @dhagjarmohamed2147 9 ปีที่แล้ว

    Woow waxaad madhaafaan eshcala hees
    Agtarka qarniga bk

  • @husseinabdi947
    @husseinabdi947 9 ปีที่แล้ว

    mashaa alah maxamd bk waxad tahay fanaan

  • @thedahirsisters2008
    @thedahirsisters2008 8 ปีที่แล้ว

    masha allah bk afkaga cano lagu qabay ilahay haku dhoowro inader qali

  • @juicyj8253
    @juicyj8253 9 ปีที่แล้ว

    Long live my home hargeysa I miss you so much

  • @tonikroos4940
    @tonikroos4940 8 ปีที่แล้ว +1

    aniga oo ku hadlaya afka shacbi waynaha reer somaliland fanaaniintani waa fanaaniin matalaya umada somaliyeed gaar ahaan dalkooda sln kal iyo laab ah umada afka somaliga ila wadaagta rabi ha idin ilaasho

  • @ahmedayaanle8154
    @ahmedayaanle8154 9 ปีที่แล้ว

    I love you fanaaka somaliland
    Ich liebe dich hargaysa somaliland

  • @wadanisomaliyd714
    @wadanisomaliyd714 8 ปีที่แล้ว

    awil asad iisoo niiki anaa kubarayo somalida dhbta ah baastar xabashi isaq bad awl ba eheed

  • @cabdicalinur2334
    @cabdicalinur2334 9 ปีที่แล้ว

    Wa fanan saxa wana fani masha alah bk

  • @najmabeergeel3926
    @najmabeergeel3926 9 ปีที่แล้ว

    😍😍😘😘bk noolow 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👋🏻👍🏿👍🏿👍🏾

  • @zamiiraabdilahi8886
    @zamiiraabdilahi8886 8 ปีที่แล้ว

    viva xidigaha geeska

  • @habonhajira8898
    @habonhajira8898 9 ปีที่แล้ว

    I Love his personality

  • @ridwanahmed9757
    @ridwanahmed9757 9 ปีที่แล้ว

    Gabadh aad u qurux badan weyaan show dumarku markay timaha gagabiyaan waa qurux

  • @husseinabdi947
    @husseinabdi947 9 ปีที่แล้ว

    maxamed bk waxad tahay nin fanaan aha inader anigoo ah akram yasin xasan xadi qayaad maxaad waxaad haysaaa codmavaaan alafanaan alaakudaayo

  • @zaamicabdikariin2863
    @zaamicabdikariin2863 9 ปีที่แล้ว

    wlee casimadi wey hana qaady
    💖💖💖

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว

    viv maxamed bk👏👍

  • @haamudjaamac1902
    @haamudjaamac1902 8 ปีที่แล้ว

    Maxamed bk alle ha ku dhawro ax yaa hees

  • @bashiirkaafi6586
    @bashiirkaafi6586 9 ปีที่แล้ว

    bk nin culus heestu way maraysaa wanu kawada helaey aniga iyo faniskaaguba zxp waxanu kuleenahy hees weeye taniyo taageera yaashuna way kuwada tusaaliyo bk talo ba qaaten

  • @asmaabdulahi3872
    @asmaabdulahi3872 8 ปีที่แล้ว

    Ceeb wllahi iyago dul islaam joogo haday san u daqmayan subhanallaah !

  • @munadahir2922
    @munadahir2922 8 ปีที่แล้ว

    WoooooooooooooooooW Maxamed Bk NOOOOOOOOOOLOW wllhi ma dhaaadin mana dhugna mana dheeeeeeehan muunay cidan cidaan kula dhigooo Noooooooooooool Woooooooooooooooooow WAY IGA ILMAYSIISAY heestani waxanaa xigmad lagaa yidhaahdaa wllhi Bk NOOOOOOOOOOOOOOLOW NNNNNNOOOOOOOOOOOLOW

  • @mohamedraage7213
    @mohamedraage7213 8 ปีที่แล้ว

    Nice song bk 👍

  • @BASHKA898
    @BASHKA898 9 ปีที่แล้ว

    cool..and cute...song indeed

  • @mustafedayax1022
    @mustafedayax1022 9 ปีที่แล้ว

    wow maanshlah maxamed bk pic nice

  • @nasiibwacane6787
    @nasiibwacane6787 8 ปีที่แล้ว

    dumar wada qaawan
    SUBXAANALLAAH walaalayaal is astura plz

  • @bubahani4
    @bubahani4 8 ปีที่แล้ว

    madaxa fanaaniinta

  • @fahomyousuf4840
    @fahomyousuf4840 9 ปีที่แล้ว

    zakirye maxmed kagan wata huuno heestan maha mid qabil lo qaadey mala afsomaligad ka qatantaye cuqdada iska daa mahdsanid

  • @abdiwelifidow684
    @abdiwelifidow684 9 ปีที่แล้ว

    Bk wll inaba caadi matihid

  • @israelambachew5798
    @israelambachew5798 8 ปีที่แล้ว

    nice song bk leader music

  • @mariamsiciid6164
    @mariamsiciid6164 8 ปีที่แล้ว

    waawo bk nice song

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 9 ปีที่แล้ว

    habenkaaaa xasuuus weeyi hbdnki hargeisa ka so baxayey

  • @sihamadam8312
    @sihamadam8312 8 ปีที่แล้ว

    wiil heeskan ku jiraan ka helay ;-) ;-) ;-)

  • @usaamerigaax1302
    @usaamerigaax1302 8 ปีที่แล้ว

    nice song

  • @sacdaismacil2945
    @sacdaismacil2945 9 ปีที่แล้ว

    Maanshalaaah

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle6928 8 ปีที่แล้ว

    3:56 that hair holy shit amazing

  • @farahegeh9390
    @farahegeh9390 9 ปีที่แล้ว

  • @qamarsuuganoofficail5484
    @qamarsuuganoofficail5484 8 ปีที่แล้ว

    xussein bisad iyo bk

  • @dr-gpdr-gp2609
    @dr-gpdr-gp2609 8 ปีที่แล้ว

    mansha alh

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 9 ปีที่แล้ว

    Sweeet wods welldone bk

  • @juicyj8253
    @juicyj8253 9 ปีที่แล้ว

    BK libaax baashal baaba

  • @Hassanniijo
    @Hassanniijo 9 ปีที่แล้ว

    Music somali

  • @zakihussein9591
    @zakihussein9591 9 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland wa hal qabiil Somalia na wa kun qabiil marka waxaa leyahay fananintan isku shegayo xidigaha geesk idinka kaligiin gees ma xigtaan Somali oo dha ayaa gees xigte bal isku xishooda oo qabilka loo hesayo Dhafa Somali nimada hanaga wada dhexeeso sidaas ayaa sharaf ku yelaneysaan lkn inta qabiil ad u hesesaan faa iido ma yelaneysaan ogaada midnimada somaliyeed wa madhafaan rabi uu dhameystiray Somali weyn hanolato ha is raacdo

    • @AAwil
      @AAwil 9 ปีที่แล้ว +1

      viva xidigaha geeska somali kale majirto aan somali land ahayn kajiifso hakudhafaaan

    • @mahaddahirhashi5247
      @mahaddahirhashi5247 8 ปีที่แล้ว

      +awil asad waa sidaad sheegtay afkaaga caanao lagu qabay

  • @hodenjama3246
    @hodenjama3246 9 ปีที่แล้ว

    waaw boqorka codka

  • @abdinassermohamed8463
    @abdinassermohamed8463 9 ปีที่แล้ว

    weeeeeey al ustaad Maxamed Cabdi Siciid bk waxa noooooool

  • @khaalidmohamed3773
    @khaalidmohamed3773 8 ปีที่แล้ว

    xigaha reer koonkur ku xamar Bay ka heesilayiinbay ka seexanlayiin adeerayaal Xamar maaha meel laisku khuukhiyo ee ma amisiom Bay u heesan xamar amisiom ba joogta

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 9 ปีที่แล้ว

    Ilma aderyaalow gabadha maradda cagaarka sidata ee elfiska u jaran meel ha laygu sheego

  • @maanochanel2391
    @maanochanel2391 7 ปีที่แล้ว

    yaan lagu mashquulin Qalanjoyinka Hargiza

  • @garabcaseofficial
    @garabcaseofficial 8 ปีที่แล้ว

    bk nolow

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว

    daadka Afrika joogo waa daad is jecel waxa qabiilka wado waa reer qurubo ee waxa isku Fala qabiil waa qurun uuuf

  • @khaalidabraham2719
    @khaalidabraham2719 8 ปีที่แล้ว

    alaaya cisak bk

  • @hassanabdi4455
    @hassanabdi4455 9 ปีที่แล้ว

    asal asal iga dheh akhii ninkas wa jira

    • @haifashuib
      @haifashuib 9 ปีที่แล้ว

      Hees iyo badh caadi maha

  • @fatumahassan6552
    @fatumahassan6552 9 ปีที่แล้ว

  • @risak4687
    @risak4687 8 ปีที่แล้ว

    nice big

  • @rahamodahir437
    @rahamodahir437 9 ปีที่แล้ว

    Haa waan arkaya 3:56 markaya marayso dadka timo melleha

  • @ziikenovicasroma5826
    @ziikenovicasroma5826 8 ปีที่แล้ว

    bezt zong tlhi #mohamed_bk

  • @garabcaseofficial
    @garabcaseofficial 8 ปีที่แล้ว

    eeshcalaa hees iga dheh

  • @abdumajiidaliraage3134
    @abdumajiidaliraage3134 9 ปีที่แล้ว

    where waaa here's

  • @abdirahmanninjira850
    @abdirahmanninjira850 9 ปีที่แล้ว

    adeer hadaad adigu ka xuntahay horumarka meesha yaala ee kuu muuqata kaagan yar ee soomali wayn heesta u badalanaya waxaad jeceshahay adigu noqon mayso somalia waa laba qabiil oo kaliya oo is mooday soomali oo dhan waa hawiye iyo daarood halkan waxaa hala shir imanin adeer zakiriiye xishoo

  • @zamiirsalmaan2327
    @zamiirsalmaan2327 7 ปีที่แล้ว

    +waaaaaaaw

  • @BASHKA898
    @BASHKA898 9 ปีที่แล้ว

    waxan leyahy faninta xidigaha geeska Somalia cita maad adiin...mxd ugu egtihiin Somaliland okeli ah..??????

  • @drraaliya7034
    @drraaliya7034 8 ปีที่แล้ว

    bisinka shaydaamadaa dhinacyada xiiraty maxay ahayd acuudu bilaah😈

  • @majdhalak2836
    @majdhalak2836 8 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh Wasa heees mcn

  • @maxamedaadan2807
    @maxamedaadan2807 9 ปีที่แล้ว

    Waryaa amiin ali waad akhlaaq xuntee hablaa cayda kadaa noocagasay caado ka da aysaaye naagyay naagtu dhashay xagu eegayu cadada ka arka sxb dubjirbad thy habla aflagadad nooga daa

  • @jamaalbooto8454
    @jamaalbooto8454 8 ปีที่แล้ว

    odaygu waa is xoodayaa, ku laba kac kkkkkkkkkkkkk.......
    waa la xadreeyey of of yaa salaam

  • @muhyadinabdillah4567
    @muhyadinabdillah4567 9 ปีที่แล้ว

    Walee meeshii hargaysa laysku arakay hablahaasi gacan kaliya ayay ku maydhaane bal kuwaasoo labada gacmood kumaydhana kawaran oo shower haysta

  • @sakidj6539
    @sakidj6539 9 ปีที่แล้ว

    A made rasta

  • @khadarismaaciil3400
    @khadarismaaciil3400 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkk
    bk
    vs
    ina bisad

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkk bk cung yar u eegatahaya

  • @lamahuran571
    @lamahuran571 8 ปีที่แล้ว

    war ninkan Cadaanta isku dilay bal Sega !!!

  • @abdirazaqbarqadle3093
    @abdirazaqbarqadle3093 9 ปีที่แล้ว

    waàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @miinshaarducaale6457
    @miinshaarducaale6457 8 ปีที่แล้ว

    ninkan video gan sameyay waaaa wasakh wayn oo ceeebayn waddda xidigaha geeskana waxaaan ku war galiniyaaa ninka heeatan dubay ee habeyay dib ha loo eego ameka ay heestu marayso 3:53 iyo fanaku erayga uu leyahay. ninkaaa umada halaga dhex qabbto

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 ปีที่แล้ว

      Ma Ninka Dhalada Haysta Ayaa Ka Hadkeysaa 😂😂😂😂

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 8 ปีที่แล้ว

      Xubno dhiibsan iyo Timo sinta gaaray dhabarkoo hadba laydhu dhinacyada u ruxayso dhufashada kkkkkkkkkkk iyo naag xiiran upsolute waanla dhacay camera manka 😂😂😂😂😂🔫🔫🔫🔫

    • @husseinawjama6034
      @husseinawjama6034 7 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      ma ila aragtay uuba khashifay camra maanku heesta

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 9 ปีที่แล้ว +4

    Tolow Ma Ila Aragteen Mise Waa Igu Kaligay? Markay Heestu Marayso 3:52 Wuxuu Fanaanku Leeyahay Xubno Dhiibsan Iyo Timo Sinta Gaadhay Dhabarkoo Islaa Markaa Videoga Waxa Ka Soo Baxaysa In Opposite Ku Ah Ereyada Waana Inan Ama Gabadh Dhukuran Oo Timaha Uu Sheegaya Lahayn Ba looolz ...Ninka Video Editing Ka Heesta Sameeyey Waa Dayuus Loooolz

    • @MohamedAli-ig2vb
      @MohamedAli-ig2vb 9 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkk waanu kula aragney mayee wlhi ..... siduu isula eegtay ayaaba cajiib ah xitaa. Funny Lol

    • @carolemaxamed2028
      @carolemaxamed2028 9 ปีที่แล้ว

      SomalillandPure bro this is just new style haku mashquulin bro

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 9 ปีที่แล้ว

      carole maxamed Horta Anuu Inanta Wax Xun Ma Odhan Kaliya Ninka Video Editing Ka Sameeyey Iyo Video Clip Kaan Ka Hadlayay Se Adigaba Aan Kuu Raace Walaashaa Haday Sidan Timaha U Oo Goosato Meel Sidan Loogu Tumanayo Na Joogto Ma Ok Bay Ka Ahaan Lahayd Xagaaga?

    • @carolemaxamed2028
      @carolemaxamed2028 9 ปีที่แล้ว

      SomalillandPure what different is that making bro just daawo ama forget about

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 9 ปีที่แล้ว

      U Fucking Moron ....Inaan Daawado Aduu Ii Sheegi Maysid Majnuunyow And Ur English Is Fucking Disgrace Who Was Ur Teacher btw?

  • @abdiqani9127
    @abdiqani9127 8 ปีที่แล้ว

    anigoo ku hadlaya afka gobolada waqooyi Somalia bk fankiisu ha dhaafo hargaysa kkkkkkkkkkkkkkkkk kaftan time lama kala xanaaqaan

  • @MohamedAli-ig2vb
    @MohamedAli-ig2vb 9 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk waar ninkii Ina Bisad ninkii Bk wuxu ku noqdayba sidii ilmo yar oo aabihi madarsad quraan soo qorayo kkkkkkk....

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 9 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @farhiajama4067
    @farhiajama4067 8 ปีที่แล้ว

    u

  • @ahm3d515
    @ahm3d515 8 ปีที่แล้ว

    nice song my nigga

  • @maxamedmawliid3884
    @maxamedmawliid3884 8 ปีที่แล้ว

    nice song my nigga