ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

cabdirisaaq anshax hadan helay tan u hawlgaley 2017 hd

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Hoyga Murtida & Madadaalada Subscribe, Share, Comment, Like / hawraar

ความคิดเห็น • 106

  • @mmkk9964
    @mmkk9964 7 ปีที่แล้ว +1

    manshallah duriyadii asal baad uleedahay qurux iyo daganaanshaha illahay hakaga dhigo dajiya axyaa fanaan

  • @hamdajack3765
    @hamdajack3765 7 ปีที่แล้ว +2

    Shar gud ban woow nice sng

  • @saidkalce82
    @saidkalce82 7 ปีที่แล้ว

    weeeey axyaa hees anshax sxb heestan waa la dhacay iga gadan 👌👍

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn 7 ปีที่แล้ว +10

    QORAAL ( LYRICS )
    HAWEEN DUMAR QAAR
    HAWAA LUMISOO
    HUMAAG BEENAA
    HAADDAAN KA RIDOO
    XARIIF HAYN IYO
    HALYEEY IS BIDAA
    HAANTII DAHABKEE
    HABEEN U DHACEEN
    DARUUR HOGOLIYO
    JEEGAAN HUWATAAY
    FADKOO HALACLIYO
    HOOSHAAR BILIGLAAY
    CADCEED HILQADAHA
    HAREERO DHIGTAAY
    DHIRTOO HOHOB IYO
    HIBAAQ BIXISAAY
    CALEENTA HIMIRKIYO
    HOOBAAN MALABLAAY
    RAGBAA U HANWEYN
    HUBKAAD SIDATOO
    HILBAHA DARAYGA
    HAMUUN U QABOO
    LUGTAAD HAKISABA
    HANQAARMAHAYEE
    SHAR GUDBAN
    INTAAD HAMASHIYO
    HURUUD MARSANTAHAY
    XILKII HOOYAAD
    HAGOOGANTAHEE
    HAQOOMIN KANKIYO
    HIDAHA GABADHNIMO
    WAXAAN KU HAMIYAY
    AYAA HIR-GALOO
    HOYGAAN DHISAYAA
    HALOOSI BAXOO
    HADAAN HELAY
    TAAN U HAWL-GALAY
    OO WAXAAN HELAY
    TAAN U HAWL-GALAY
    CIRKOO SUBAX HORRE
    HOOSIIS KA DHASHAAY
    HARADA CISHQIGIYO
    XAREED HINQATAAY
    HAADDII UDUGLIYO
    HIBAAQ WIDH-WIDHAAY
    MIDHAHA HAYL-KIYO
    HAREEERI BAXAAY
    SIDII HADH-GALBEED
    HALDHAA QURUXEEY
    ALLAA KUGU HABAY
    DULQAAD HODANOO
    HIGADA SAMIRKAAD
    HORYAAL U TAHOO
    HUBSIIMADU WAA
    HANGOOL KU HAGOO
    HA IILAN
    HOOYADII KU DHASHAA
    UGBAAD WACANOO
    HABEENKAAN KU BARTAAN
    HUBAAL NAFISEE
    HAYBADA QOFNIMO
    HUGAAGA KU KAYDSO
    WAXAAN KU HAMIYEY
    AYAA HIR-GALOO
    HIYGAAN DHISAYAA
    HALOOSI BAXOO
    HADAAN HELAY
    TAAN U HAWL-GALAY
    OO WAXAAN HELAY
    HELAY TAAN U HAWL-GALAY.

  • @hafsafaysal8885
    @hafsafaysal8885 7 ปีที่แล้ว +1

    hadaan helay taan uu Hawlgalay😉😉 Caadi maaha heestu #anshaxow😄😄😍😍

  • @hogaamiyaharuuxigaahrk979
    @hogaamiyaharuuxigaahrk979 7 ปีที่แล้ว

    sidii hadh galbeed, haldhaa quruxeey 😍woooow hees isku fadhida

  • @munitalove3094
    @munitalove3094 7 ปีที่แล้ว

    Waw nice I like it it's amazing song👌

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 7 ปีที่แล้ว +2

    anshax aad iyo aad ayaan kuu taageeraa sxb codkaaga markaan dhegaysto waxaan xasuustaa boqorkii codka maxamed saleebaan tubeec ilaahay ha unaxariistee hore usoco waanu kutaageersanahay

  • @zuldaanzakireef5879
    @zuldaanzakireef5879 7 ปีที่แล้ว

    woow anshax fanaan jira axsan hees mcn ale ha kaga dhigo daji

  • @omargeedi7734
    @omargeedi7734 7 ปีที่แล้ว

    libaax waan ku aaminsanahay hore usoco bro anshax❤👏👏👏👏👈👈👈👈

  • @Abshir65
    @Abshir65 7 ปีที่แล้ว

    Axsan fanaan anshax nafis sxb ❤️👍👏🙏

  • @abshirhussein3968
    @abshirhussein3968 7 ปีที่แล้ว

    mansha allaah maxad sare anshax hadan helay taan u hawl galay fanaanka xidigaha ka so baxay shar guban

  • @maariyabintu8076
    @maariyabintu8076 7 ปีที่แล้ว

    Ragbaa uhan wayn hubkaad sidatoo hilbaha darayga hamuun uqaboo
    waaaw Axyaa hees nolow pro

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 7 ปีที่แล้ว

    mansha allah nin culus Alle haysku kiin dayo adiga iyo xabada da yar

  • @hibaaqshuceyb5858
    @hibaaqshuceyb5858 7 ปีที่แล้ว +4

    waaaw

  • @abdin5035
    @abdin5035 7 ปีที่แล้ว

    waah waah nice song

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 7 ปีที่แล้ว +1

    dameeraa koonfureed uma qalantaan, inaad dhagaysataa, xigmada erayga abwaanka somaliland eriska. waayo waa dhaqan xuntiin waxna mafahmi kartaan. somaliland for life... I love our country and our nation somaliland.

  • @gobzoor1503
    @gobzoor1503 7 ปีที่แล้ว

    wooow
    hez CajiPa
    wxAy izkU eegyiin.
    heezti. oday qaday

  • @cabdirahmanciro1738
    @cabdirahmanciro1738 7 ปีที่แล้ว

    Axyaa fanaan Anshax Hadaaan helay taan uhowl galey

    • @xawaahmed8024
      @xawaahmed8024 7 ปีที่แล้ว

      Cabdirahman ciro zzz koaallalallkakakallqkkakqkakqlllolakaamkKakalqllwllqlw

  • @mohammedsharif2063
    @mohammedsharif2063 7 ปีที่แล้ว +1

    fanan an tageero inolow bro

  • @cabdifataxhanfi2410
    @cabdifataxhanfi2410 7 ปีที่แล้ว

    anshax fanaanka maanta❤❤

  • @cabdirisaaqyuusuf9195
    @cabdirisaaqyuusuf9195 7 ปีที่แล้ว

    masha aallah axyaa fanaan

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว

    wow wow / wakaa Aabo,ka Bogsadey Xanuunkii

  • @Jaajale
    @Jaajale 7 ปีที่แล้ว +1

    C/risaq Anshax Axsan fanaan
    hadan Helay Taan u Howlgalay

  • @hainokhmedyare3990
    @hainokhmedyare3990 7 ปีที่แล้ว +2

    anzhaX waxad muujisay sidii lagaaga Aqbalay ducadii Aad horay ugu ducaysatay Dajiya
    Hadaad Heshay Taad uhowl gashay

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว

    viva xidigaha geeska
    wan kahilaa hesaha
    siba abdirisaaq anshax

    • @calikalar9368
      @calikalar9368 7 ปีที่แล้ว

      nice song mnsha allah dajiya

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 7 ปีที่แล้ว

    waaah waaah waaah ax yaaa fanan ashax

  • @karinaali63
    @karinaali63 7 ปีที่แล้ว

    nice voice cabdirisaq

  • @omarahmed8084
    @omarahmed8084 7 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍 anshax cadi maha

  • @saxardiidabroone
    @saxardiidabroone 7 ปีที่แล้ว

    HADAAN HELAY TAAN U HOWLGALAY AXSAN HEES ANSHAX ASLUUB

  • @zakariyeabdiazizfarah7892
    @zakariyeabdiazizfarah7892 7 ปีที่แล้ว +1

    fanaaka kaliya aan marwalbo ereyadiisa aan fasirto codkiisan kahelo

  • @hassanahmedjama321
    @hassanahmedjama321 7 ปีที่แล้ว

    Top singer

  • @suhaybcali7400
    @suhaybcali7400 7 ปีที่แล้ว +1

    dhabti wa run fanankan uu jira

  • @marwoali957
    @marwoali957 7 ปีที่แล้ว +1

    hooyad somaliyeed ee nin fanaana inanteed u aroodaysa ayaa an la yaaney

  • @bilanafrah5289
    @bilanafrah5289 7 ปีที่แล้ว +2

    yaaaasalaaam tan hees ma ahan ku dhahay wa wx kalle waaa wareeery heees iyo bar waliba bar bar dhaaftay waa u hagar bxday xaskaga runti isku waaara ila abid wad moye wx kale iidama celiyaan idim alle jcliya dadka is jcl hadana is hantay waaah waah

  • @mahadbadacas4590
    @mahadbadacas4590 7 ปีที่แล้ว

    anshax fanaaan qaliya

  • @hibaaqshuceyb5858
    @hibaaqshuceyb5858 7 ปีที่แล้ว +1

    Hibaaq waaaaaaw

  • @xusenxasan1246
    @xusenxasan1246 7 ปีที่แล้ว

    Mashalla hees iga dheee wale

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 7 ปีที่แล้ว

    Abdirisaaq Anshax fanaan Cod talmoon Hadaan Hellay taan u hawl gallay

  • @jimcaalemahamud7919
    @jimcaalemahamud7919 7 ปีที่แล้ว +2

    ragbaa u hanweyn
    hubkaad sidatoo
    kkkkk...VIVA.XIDIGAHA

    • @happyahmed9629
      @happyahmed9629 7 ปีที่แล้ว

      jimcaale Mahamud kkkk vs anshax

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว +1

    Heestu waa Top/
    lkn waa in uu jillaa ama uu muujiyaa macnaha Heesta♨

    • @cumarmaxamed1726
      @cumarmaxamed1726 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Toreye dhalinyartu musiga ayunbay hada muujinyaa ee Macnaha heesta ma muujinayaan

    • @kiulluik5506
      @kiulluik5506 7 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Toreye

    • @hodanibrahin6184
      @hodanibrahin6184 7 ปีที่แล้ว

      anshxo that's oky hees

    • @inaosmanabdinour6661
      @inaosmanabdinour6661 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Toreye 0

  • @maligalmudug-media5249
    @maligalmudug-media5249 7 ปีที่แล้ว

    War Somaliyey, qafta Xamdi Queen Ah waan ka helay ee hadii aan la qabin, ha leygu soo hagajiyo.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 ปีที่แล้ว +1

      Mali Ali halkan kugu soo hagaajina anigay ilaa dhalataye

    • @maligalmudug-media5249
      @maligalmudug-media5249 7 ปีที่แล้ว

      deqa mohamed email waa taarikh@hotmail.co.uk. xagaa aanu ka wada xariirno.

  • @faraxcibaado6146
    @faraxcibaado6146 7 ปีที่แล้ว

    ax yaa fanan anshax

  • @bureeqadheeman1682
    @bureeqadheeman1682 7 ปีที่แล้ว

    Viva xidigaha geeska

  • @hoodoqasaali7085
    @hoodoqasaali7085 7 ปีที่แล้ว

    wooooooooooooow waa hees shidan lkn sirbaa ku duugan

  • @faizabozz9179
    @faizabozz9179 7 ปีที่แล้ว

    asxasn heees hdaan helay taaaaan u hawlgalay

  • @idriskhayre8854
    @idriskhayre8854 7 ปีที่แล้ว

    dabcan heestan waanka helay

  • @dancewpn1117
    @dancewpn1117 7 ปีที่แล้ว

    Axlaa ZonG Anzhax😍😍😍

  • @abdirisakismo8316
    @abdirisakismo8316 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaw eshcalaa hees nice

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 7 ปีที่แล้ว

    😙😙😙😙😙😙😙😙😙caadi maha anshax

  • @abshirhussein3968
    @abshirhussein3968 7 ปีที่แล้ว +1

    akishe fanaan qaaliya ayay keneen anshax mar so buuqo jigjiga wn ku sugaynaa zxb

  • @zky5media281
    @zky5media281 7 ปีที่แล้ว

    helay tan u hawl galay

  • @qaaliachmed5262
    @qaaliachmed5262 7 ปีที่แล้ว

    Wale wan ka helay heestan thz fanaan

  • @cabdirisaaqyuusuf9195
    @cabdirisaaqyuusuf9195 7 ปีที่แล้ว

    anshax waan tageera

  • @xidigaisliinairobi8121
    @xidigaisliinairobi8121 7 ปีที่แล้ว

    hadaan helaY taaN u howlgaLaY funny aNshax

  • @mohammedsharif2063
    @mohammedsharif2063 7 ปีที่แล้ว

    waaw anshax ugbaad

  • @mupariknajip8314
    @mupariknajip8314 7 ปีที่แล้ว

    axlaa hees

  • @nimcodheemandhalgobeed2947
    @nimcodheemandhalgobeed2947 7 ปีที่แล้ว +1

    ma tan yaree ciyaaraysa ayaa xaaskiisa ah

  • @zky5media281
    @zky5media281 7 ปีที่แล้ว

    ax yaa ges

  • @inamohmed2456
    @inamohmed2456 7 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @josephelmo9158
    @josephelmo9158 7 ปีที่แล้ว

    nice weyAn sxp

  • @rashford6346
    @rashford6346 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk Candi risaaq anshax waan kaahelay ree jigjiga hadaan nahay waan kujecahay sxp xidiguhu anakaa shidnaba had an nahay jigjiga

    • @bahjoawes3880
      @bahjoawes3880 7 ปีที่แล้ว

      rash ford waxaa hakusheekeyn

    • @bahjoawes3880
      @bahjoawes3880 7 ปีที่แล้ว +2

      reer jigjiga gumeysibaad tihiine aamusa xidigaha gadhimeysaane

  • @faysamaxamed5383
    @faysamaxamed5383 7 ปีที่แล้ว

    Haa iilaan habeenkanku bartey

  • @Adalempire
    @Adalempire 7 ปีที่แล้ว

    ifraaax hargeisa waxbaaa ka qaldan barnaamijka heesaha qaar way fadhidaaaa lkn heskan way ka maqantahay barnamijka dhan yartaaaa waxba ka qaldan si fiican ayay usoo ......... fillaaa

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 7 ปีที่แล้ว +1

    naagtiisu fanaanad miyaa iyadana. tlow

  • @ahmed_realstars3568
    @ahmed_realstars3568 7 ปีที่แล้ว

    willkan apdirahman anshax waa willka kaliya ee qada heeso 8daqiiqosooconaya iyo waxkabadan waankutageeera

  • @faaraxwarfa5055
    @faaraxwarfa5055 7 ปีที่แล้ว

    caadimaaha 100%

  • @cabdirisaaqyuusuf9195
    @cabdirisaaqyuusuf9195 7 ปีที่แล้ว

    anshax warka ken

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 7 ปีที่แล้ว

    wof

  • @codkashacabkatv3795
    @codkashacabkatv3795 7 ปีที่แล้ว

    ragbaa u hanweyn
    hubkaad sidatoo

  • @mabutoilkacase9818
    @mabutoilkacase9818 7 ปีที่แล้ว

    xidigaha geeska

  • @riyokuqosle9384
    @riyokuqosle9384 7 ปีที่แล้ว

    axlaa hees iyo badh anshax boqortoyo

  • @samiiroabukar2951
    @samiiroabukar2951 7 ปีที่แล้ว

    hi

  • @leylocartan5485
    @leylocartan5485 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk anshax ishcala hees lkn dajiiso dalka ka baa iso matahay hee

  • @sultanilmi2480
    @sultanilmi2480 7 ปีที่แล้ว

    esh cala hees mnsh llh

  • @bilesanwatv4174
    @bilesanwatv4174 7 ปีที่แล้ว +1

    Hadad heshay midad u howlgashay mar dambe hees jacayl ah ma jirto miya?

  • @azumzwthrt3692
    @azumzwthrt3692 7 ปีที่แล้ว

    Waban kahelay

  • @hamzekahin7717
    @hamzekahin7717 7 ปีที่แล้ว

    FaNan Ku DaYozHo Mudan ifka HiBo kU NOlow

  • @cabdirahmanciro1738
    @cabdirahmanciro1738 7 ปีที่แล้ว

    habeenkan kubartay baan nafisoo

  • @hamdiamoha646
    @hamdiamoha646 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwww

  • @nuuxhaybe1511
    @nuuxhaybe1511 7 ปีที่แล้ว

    shar gudban

  • @zhimaalicase1865
    @zhimaalicase1865 7 ปีที่แล้ว

    kow berof horta ma koxdu kuso birey iska zaara ciyaale

    • @ibrahimtoreye6636
      @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว

      zhimaali case /War iska daa waa nin culuse, miyadan Arkynin sida uu masraxa u shidy
      NB/ waar kan yari Wuu Dhaqaaqy

    • @zhimaalicase1865
      @zhimaalicase1865 7 ปีที่แล้ว

      ok lipah lkn nuug waye kyari