OROMO WAAYE MA AHAN SOMALI ANIGAA AQAANA MAQAAYADAN AYUU WAX KA CUNAA 6 BIL AYUU NAGA MAQAN YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 61

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii Alle idmo berri la soco MM Tv.

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you brother

  • @AyaanDahirHassan
    @AyaanDahirHassan 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa tuug mariyey xoolaha Somalida ayuu kumagaagay Subxanallah waa Oday Oromo ah oo Somalida ukalabartay si uu turufo kuqaato

  • @SiciidaDahirHassan-mv6lr
    @SiciidaDahirHassan-mv6lr 7 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaan Oromkaa jaajuus iyo tuuganimuu iskudarsaday Subxanallah

  • @AhmedMohamed-yd9dq
    @AhmedMohamed-yd9dq 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sax waa reer dirardhabe waa oromo

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 7 หลายเดือนก่อน +5

    IN ODEYGAAN LA KASHIFO REER SOMALILAND MA JECLAYSAN🤣🤣

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 7 หลายเดือนก่อน

    ALLOW. NOO SAHAL AMUURAHAA

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 7 หลายเดือนก่อน +6

    Cimrigaan iyo beenaa Subxaana Allah

  • @SaidHussein-q9m
    @SaidHussein-q9m 7 หลายเดือนก่อน

    Waa basaasiinta puntland iyo somalidiidka jooguu kamidyahay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu mar hore ayaan arkay mediayaha Hargeysa in Runtu Ku yar tahay oo sheekooyin khiyaali ah ayey wax dhacay Ka dhigaan.
    Waa sheeko laba jirku aanu qaadan Karin. Dadkani waa dad iska sheekeeya, kuwa badana qaadka ayey cunaan markaa runtii iyo beentii ayaa isaga dhex yaacday.
    Weligaa sheekaddii xagaa laga soo weriyo qof qayilsan oo daruuraha maraya warkiisa Ka soo qaad.

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 7 หลายเดือนก่อน

      Haku daalin hargeisa dadka jooga kabahooda maba xidhan kartide..

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 7 หลายเดือนก่อน

    Oromada ka dhex raadiya xaqiiqada sax

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yuusufkii labaad somalilnad wariya yaashoodu hayka hubiyaan tuugadan ku soo qulqulaysa

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 7 หลายเดือนก่อน

      Beri waa wada isaaq inay noqdaan iyagaana sidaas jecel intat soomaalida iska fogeeya isleeyihiin. Allehe waa abaalkoada.

  • @idilboulalehidilboulaleh3136
    @idilboulalehidilboulaleh3136 7 หลายเดือนก่อน

    Dee muhuu ugaasyadaa ushegtey , wardiq baa nahay kulaha yaab eyaa hishoo 😂

  • @SaidHussein-q9m
    @SaidHussein-q9m 7 หลายเดือนก่อน

    Waa Canaan afsoomaaigu would dhibyaa

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waaba sheeko cusub oo yuusuf noobilaabay

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 7 หลายเดือนก่อน

    Oromada degan beriga gobolkiii hore ee Hararghe ee af soomaali fiican ku hadasha ama dhex gashay ama kala guursan jireen ee is yaqaan waa Jaarso, Ito, Orogaba iyo Noole.

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 7 หลายเดือนก่อน

    Odaygu wuu bukaaye ha laqabto oo cusbutaal maskaxda ha kadhigo.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 7 หลายเดือนก่อน

    Mida kale ninkani af soomaali fiican haba ku hadlee.lkn wali lahjad itoobiyaan ah ayuu wali leeyahay. Dadku taasi siday u fahmi waayeen ayaan la yaabay.

    • @ahmedmaxamed5890
      @ahmedmaxamed5890 7 หลายเดือนก่อน

      Ninku.ma somaliya ku dhashay. Dadka. Diridhana iyi harar waa saa luuqada somaliga lahjad Ethiopian. Bay ku hadlaan waayo luuqada badan oo ku hadlayaan. Baa keenaya

  • @abdirashidomar2598
    @abdirashidomar2598 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ninkaas dada ah kahara

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 7 หลายเดือนก่อน

    Diredaba 40% somali 40% oromo 20% axmaro. Afka maxaliga shaqada dawlada wa axmaar madaama dawladihi ka horeyey EPDFR ku qasbeen dadka in af axmaar ka bartaan.

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan.waa.tuug.weyn

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa itoobiyaan

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 7 หลายเดือนก่อน +1

    EE wadani TV ninkaan dhiiggiisa hadii la fiiriyo wey caddahay waa nin oromo ah

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan filayaa qoladan barnaamijkan beenta ah abaabulay in ay ka dambeeyaan qoladii xidhay in ay majarahabaabiyaan odayga warkiisa

  • @MohamedAli-qm8ic
    @MohamedAli-qm8ic 7 หลายเดือนก่อน

    Nimankan reer putlaan dadka bariga afrika ku nool dhib badan bay u gaysteen. Badda wa ku dhaneyeen inta xabbadu somaliya ka dishay inta ay badda ku rideen ba ka badan.inta shabaab qarax ku dilay waxa ka badan inta galo u dhibeen e silic u dhimatay. Waxa marakiibta af duuba 99% wa iyaga. Wax maraakiibta xaalufisa badda dilaalka u ah waa iyaga

  • @fadumoy1862
    @fadumoy1862 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walle waano yaaba hadan somali nahay allaw sahal amuuraha. Mahad sanid baare sare Ahmed

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walee waa sheegay masajidkas agtiisa inuu daganaa sheekada waa iskentay iyadoo lugeyneyso war axmedow fariidbaatahay inuu oromi yahay waacadahay wiilka ali axmed waa nin Ajiib oo nin halaag war mahadsanid nagasoxaqiiji tuugada nagu badatay yuusuf aya bilaway wiliba waxan u maleyna waa kuwii isla shaqenjireen odaygan kkkkkkkkkkkkk

  • @yusufmohammedseid9135
    @yusufmohammedseid9135 7 หลายเดือนก่อน

    Ahmed

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 6 หลายเดือนก่อน

    Dadkan hadlaya haday run sheegayaan muuqaal ha iska soo duubaan oo dadka hala wadaagaan

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somali wadani BEENAALAYAAL JOOJIYA BEENTA AAD SOO DHOB DHOOBTEEN
    ASHAHAADA LADIR BAA LA RABAA IN AAD U CEEB QARISAAN

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 7 หลายเดือนก่อน

    Markab xabsi ah oo 600 qof o somali ah surta gal maahin.

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv 7 หลายเดือนก่อน

    mid ubaa shiki i galisay habka uu afka ugu hadlayey midakale hargaysa markuu yimid miskiid ayaa galayey ayuu yidhi isaga oo heli kara qusuuliyada jabuuti iyo maalqabeenada iyo wax garadka ciise hargaysa dagan

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 7 หลายเดือนก่อน

    Kan ilig la dhaho ee weriyaha sheegta wuxuu is lahaa puntland ceebee oo nin aanu ISKA hubin hadalkiiaa ayuu buunbuuninayey waxaad Ku garataa markuu cabdalle riiraash waraysanayey ee Ku yidhi ninku waa beenaale oo ciise maaha wuxuu Ku adkaysanayey weriyuhu ilig dhib Iyo taroomo ayaa ka muuqata markaa waa weriye puntland ceebayn U jeedaay oo caadifadatsan

  • @abdisalammuhammad9566
    @abdisalammuhammad9566 7 หลายเดือนก่อน

    hadey ben tahey maxakukalifey

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 7 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta jooji somali tv please ninkan jirkiisa xataa waxaa ka muuqdaa dhaawac

    • @AxmedAxmedsiciid
      @AxmedAxmedsiciid 7 หลายเดือนก่อน

      Wax yaaba kaluu ku dhaawacmay haduu dono
      Waa nin darbi jiifa dhawaaqyada fudud way so gari karaan
      Aniguba hada dhawacyo way igu yaalan hadan ku dhaho American ba I gaarsiiyay wad aminay

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 7 หลายเดือนก่อน

    Qaacidan qabsada qofkii soomaali land idaacadooda soo istaaga ignore gareeya soomaali diidka kii xamar tagana soo raacdeeya

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 7 หลายเดือนก่อน

    Yusuf ina adeerkiis ahaa

  • @MahdiSaid-oq5fv
    @MahdiSaid-oq5fv 7 หลายเดือนก่อน

    War xishooda kaxishooda 6ojirka

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 7 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi .ayaa .oromadan albaaka .u furay kaadhkii aqoonsigana wuu siiyaa markaa waa hawl ku soo .af leh somalidii xorta .ahayd

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk yuusufyadii baaba soobatay, baadhesare biladbaan kusiiyey,biladsharafeed

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 7 หลายเดือนก่อน

    War kuwan reer hargeysa jooga ee weriyaha sheeganaya maxay u soo weriyaan iyagaaba tuuga ee isha halagu hayo been tooda iyagaaba tuugata la qadhaabta subxaana allaah ilaahay idin soo qabto 😢😢😢😢

    • @faisamnur7706
      @faisamnur7706 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa cadaatay inan somaliland lagu soo dhuuman karine ay wax walba umada u soo gudbin karaan halka dhulalka kale ee soomalidu degto 10 sanadood lagu dhex dhuumanayo oo wax lagaga cunayo sidii yusuf oo kale waxaasi Somaliland kama dhacaan

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@faisamnur7706Well said wllo Somaliland kuwani xumanta la jecelaa sababtoo waa wanaaga oon loo quudhayn

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 7 หลายเดือนก่อน

    Ninan yahow aniga nin masaakiina oo abtigay ah oo oroma ayaa jiree sideen Hargaysa ku keena halkaas yaa sii fican looga soo dhawayn oo looga baahan yahee waxna tariye kkk.

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 7 หลายเดือนก่อน

    Odayga gale ku dhacay oo iska gubay markaas koronto nooga dhigay😂

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 7 หลายเดือนก่อน

    Live mad uwaraysatid

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 หลายเดือนก่อน

    War anaga wax aragnay ma waxaasa been ah yaab

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 7 หลายเดือนก่อน

    Meeshaan madadkaa lagu fadeexeeyaaa idinkaa beensheegaya isagu been sheegi maayo balo idinku dhacday

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan soo xasuustay yusuf marku la yir barbara no jooga nin ba igu yir soomaaliya hadad tagtid waxad noqonaysa aleel bad ku dhacday reer soomalilad fashil kkkkk

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 7 หลายเดือนก่อน +1

    Turuufàtoore Oromo ah baa bareejeeyey Yuusuf kkkkkk Dhibkase waà Hargeysa wariyayaasheeda

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 7 หลายเดือนก่อน

      yuusuf qudhiisu amuu oromo yahay? hala so baaro koleey wuxuu oran doonaa awoowgeey madibuu ahaa aabahayna madi aniguna madi si aan raad loo helin

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkk😅

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 7 หลายเดือนก่อน

    WAR YAA QOSOL. 😂😂😂😂. UU BAHAN. WAR .OGAAS KEENAA WAR DHIIQ. RER YESEF. WAAAAAAAAAAAN. YAABEY. WAXAAN. KU MOL AHEEY. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. بسم الله. الرحمن الرحيم. MAR KAB AYAN. KU XIID NAA.MUDOO. 15 TOBAAN SANOO

  • @mohadeeq534
    @mohadeeq534 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaba salaq leh

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 7 หลายเดือนก่อน

    Been tv