WAA UU BAXSADAY MARKII AAN SOO BARITAANKII KU SOO BANDHIGNAYIN UU YAHAY OROMO SIDII YUUSUF AYAANU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 79

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed 7 หลายเดือนก่อน +6

    Soomaalida intooda badan waa mangaab waxay maqlaan rumeystaan. Aaway kuwii heystay wariye Ahmed oo lahaa odayga miskiinka maxaa oga laalaadaa?
    Wadankaan dadkii u dhashay hadaysan dhisanayn Oromo waaba sokeysaaye kuwo ka nasab xun ayaa soo hunguriyeenaya wayna dhici sidaas

  • @raguehosman2783
    @raguehosman2783 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waad mahad santiihiin waad badbadiseyn somaliyo dhann wdani TV

  • @faysalahmed448
    @faysalahmed448 7 หลายเดือนก่อน +2

    Bare sare Ahmed well Dan✋waad soo afjartay. Yuusuf xagee ku danbeeyay. ✋

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 7 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliyeey jawaasiista iska ilaaliya ninkaan inuusan soomaali ahayn waan iska arkeyney.wax badan ayuuna soomaalida ku jiray.waana jaasuus sirdoon ah.kaligiisna ma aha laakiin soomaalidu dhinacaas wey ka hurdaan.waxba wax ka daran ee soomaaliyeey jawaasiista iska illaaliya.

  • @seed3966
    @seed3966 7 หลายเดือนก่อน +5

    Hhhh swtv caaadi maaha warkii waan dhegeystey waxbaa soo baxaykkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan so gaabiya hordhaca(presentation)

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman 7 หลายเดือนก่อน +1

    Slc zxp ninka odayga ah ee ciise
    Waa tariiq yahan qoraa jabuuti iyo somaaliba wax badan ka qoray
    Adiguna maad xusin iligna indho beel buu ulla hadlayey ( heblayo telofonkeda garaac) intu noola malaa hadal sida u eg weliba rikodhin gelaya muu so marin ( xaal inta aanu u badanahay qoys & qaranba iyo weliba inta Khali Ilka ahba) __________ runta barashadeda ______

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 7 หลายเดือนก่อน +4

    Jabuuti buu kala socday hawlaha maraakiibta maraykanka markaas buu maxbuus niyaystay orom soomaali bartay walee kuwo badan baa jidka ku soo jira ee wadani tv guulayso oo difaac dadka somaliyed ee suufiyada iska ah guulayso axmed wiil somaliyed

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 7 หลายเดือนก่อน +2

    ahmed guuleyso bro soomali qiiro japan ka waa lagu yaqaan iyo wax aysan hubsan

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 7 หลายเดือนก่อน +3

    SWTV SOMALI WADANI TV toos ayaan idinku xidhan nahay shaqo fiican ayaa uhaysaan umadda halkaas ka wada

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walee ciisaha waa nasab deg deg ayey iska beriyeelen iidoorkan ayaa wax xun sheeg nookeno bosaso ayey maqlen kalkas bey naga urinayan waryada rer boosaso gobanimadaba iyagaa keenay adunka boowe balayadiina iyo oromadiina yey na jaa ifeyn axmadow reer boosaso anigo afkoda kuhadlayo mahadsanid somali dhab inad tahay baanu oganay

    • @AmranAdan-ew1dk
      @AmranAdan-ew1dk 7 หลายเดือนก่อน +2

      Somaloo dhan ma isaaqba qalbada jabiyay bisinkee hush

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 7 หลายเดือนก่อน +1

      Warbaahinta Hargeysa Ka howl gasha badankeeda beenta oo kale ugu imow. Waxa ay soo daayaan badi waa wada been iyo ismoodsiis.

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AmranAdan-ew1dk😂😂😂😂 miirkiiba isaaq buu ka raacay duulkan subxaanallaah

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@bardehanad4919naxariista iyo qalbi wanaaga rabbi nagu manaystay ayaa naloguso hiranayaa mxd ka badali kartaa been iyo niic halaso shirtagine

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@bardehanad4919naxariista iyo qalbi wanaaga rabbi nagu manaystay ayaa naloguso hiranayaa mxd ka badali kartaa been iyo niic halaso shirtagine

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 7 หลายเดือนก่อน +2

    Somali wadani shaqo fiican baad qabateen google baan ku qoray marka oogu wayn wxuu qaadi karaa 7000 qof waxkayar marka odaygana wxuu yiri markab 50 000 kuxirantahay baan ku xirnaa marka odayga waa jilaa wayn sida ka muqato

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi wwriyahaa soomaaliyeed ee Ilig weriye kaafiican oo soomaali ah kuma arag

  • @YudufAl
    @YudufAl 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa yaaab !!!!!!
    Ninyohow waan kula yaabanaa markaad ninkan dabogashay, waxan islahaa ninkan duqa ahi waa daacad dhib ku dhacay.
    Markaa waad saxantahay inaad qabato shaqadan.

  • @mohammedmahamoudbareh5349
    @mohammedmahamoudbareh5349 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hotelka qoraxay ee uu luqmaan leeyahay halkasu hambada ka cuni jiray, luqman hotelkii ha tago oo inay odeyga garanayaan , messenger ka wareysi toos ah hakaso qaado, si ay cadeyn dheraad ah unoqoto

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Yuusuf oo oday ah

  • @hawaserar4215
    @hawaserar4215 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah ahmed allaha ku xafido waxaan rajeynayaa in aad laguu dhegeysto waxad ha hadashaa wax dhaba waxaa tahay difaace dalkiisa iyo dadkiisa horey u soco

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwaan comment ka calaacalin ma tuugaday u shaqeeyaan maalintii aan arkay baan iri war ma jiro hotel boosaaso ah oo 2008 la qarxiyey ilaa hada ee xaafad fisqi itoobiyaan ee suweyta mar qarax ka dhacay marka haduu halkas joogay waa meesheeda mida kale Gale iska gubay markas koronto weye dadka uga dhaadhicin😂

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inankan xawaadle adigaaba macalin ahe maad baadhe noqotid

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 7 หลายเดือนก่อน +1

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wayab wayel been ku qarabta waayeh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu jawaasiista inay si fudud ooga dhex adeegtaan Waxaa keenay burburka iyo khilaafka dhexdooda ah
    walaalu markay ciloobaan Cadowga ayaa si fudud ooga dhex faa,iideysto

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 6 หลายเดือนก่อน +1

    MM tv jahiil

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    Carakan wuuqalali doona alaah halagacabsado oo qof isaguba dhiban yaanlasiidhibaatayn

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 7 หลายเดือนก่อน +1

    IDOORKAA BUUNBUUNIYAY, IYAGOO ISLAHAA DAAROOD KU CEEBEEYA LAAKIIN WAY LA GODAY, , BAARE SARE AXMED SOMALI DHALAD AH AYAAD TAHAY SXB

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx 7 หลายเดือนก่อน +2

    WAXAAN AAMINSANAHAY INAY TAHAY SHAQADA BOOLIISKA DIRRE DAWAA IYO JABUUTI INAY OGADAN INAY RUNTAA SHEGAAYO . HADDII UU RUNTA SHEEGAYO WAA IN LAA CAAWIYO NINKAN DHIBAATAYSAN SIDUU YIRI

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 7 หลายเดือนก่อน +1

    Odaga muuqaal Somaliyeed maba laheyne maxay udaremiwaayeen

  • @cumarani14films16
    @cumarani14films16 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa hubaal ah waqtiga uu sheegay ee qaraxa uu leeyhy bosaaso buu ka dhacay aanu dhicin waqtigaa uu shegay bosaso aniga joogey Hal qarax baa ka dhacay kaasna hotel kama dhicin waxa uu ka dhacay xerada puntland security force oromo bes baa ku dhimatay

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan la yaabay shukooyin iyo galoofis nalo xiray ayu iri

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waan fahmay nin kaan in uu been shegayo Lakin somaliyèe naceeybka iska daaya oo soodhaweya ninka sharci somali nimo siiya

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 7 หลายเดือนก่อน +4

    Odaygii waa dhuuntey

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 7 หลายเดือนก่อน

    Asc waa qof wayn inlagu adkeeyo maaha jeela waan kasoo baxay buu yidhi wax numbarna cidna Kama hayo ayuu yidhi xataa xaaskiisii hada wejugeeda ma awaano Halayska dhaafo kolay

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa loo dhafayaa dad iyomagaalo dhan ka been abuurtay rag buu magacyadooda bawsaday waa tuug ilaahay ka furtay cimrigaas isagoo jira kan waraysyayna isna boosaaso iyo diyaanuu ceeb la rasdinayey cid daawanaysa ma jirto oromadii lafti nagaa bay islayihiin tuug tuugi dhashay weeye kuligood ciise waa gob waa iska beri yeeleen

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 7 หลายเดือนก่อน

      Jeelkaba hadii been yahay kawaran

    • @khadrasaid5165
      @khadrasaid5165 7 หลายเดือนก่อน

      @@calimaxamed3786 dee halayska ccagiyo

    • @khadrasaid5165
      @khadrasaid5165 7 หลายเดือนก่อน

      @@calimaxamed3786 dee halayska cafiyo cafis ku waa nolole duruufo dhaaqaale ayaa haysta ama waxa kle you never know

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 6 หลายเดือนก่อน

    Maxamad ilig wuu kaa afsomali iyo cod wanaagsanyahay ma gaadhi kartid waxba ha dhaliilin. Baadhitaanku wuxuu u yaallaa reerka Ciise ee uu sheegtay Maxamad ilig ma kala yaqaano qabiillada Ciisaha. Balse waraysi caadi ah ayuu ka qaaday

  • @seed3966
    @seed3966 7 หลายเดือนก่อน +2

    الله اعلم ✅✅✅

  • @hah7064
    @hah7064 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cidkasta oo baahan waa la caawinayaa wixii uu been ka sheegayo isaga iyo illaahay bay ka dhaxaysaa. Haddii kale qof walba waa laga shikinayaa oo xitaa masaakiintu inay baqato oo laga shakiyo baa imanaysa. Markaa dadka ceebahooda lama baadhbaadho.

    • @FalxadoSahra
      @FalxadoSahra 7 หลายเดือนก่อน

      Diintaba waxay qabtaa qofka sedax qof OO akhyaarta meeshalaga yaqaano ay isku raacaan inuu deenoobay uun baa lasiin Kara dadka qalinshubatada waa layska fiirinaa

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 7 หลายเดือนก่อน

    HORTO TV GAN WAREERAY MA EELAY WIIQ BAA LEH
    EE MASAAKIIN TA CEEBEEYA🤣🤣🤣🤣

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    Intaas uu odaygushegtay iyo waxkabadanba shisheeyuhu wukagaysta bada iyo berigaba iyagosheganaya in ay budhcadbaded iyo argagixiso ladagalamayaan

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali Land wixii kasoo hadlo yaan lala wadwadin maba ladaneeyo waa borobagandada muuse biixi ka digtoonaada

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    Lakin in aad hadalkiisa beeniso ama aad dabadhigato oo adan xaqiijinkarin in udhibkugadhay waxmacno ah masamaynayso

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Odoga maxaa laga rabaa shaqadiisu hadii ay saas noqotey

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 7 หลายเดือนก่อน

    War waxan ma rumeysanayo

  • @AbdirahmanDkOficial
    @AbdirahmanDkOficial 7 หลายเดือนก่อน

    Maxamed iligna waa nin naxariis badan oo dadka jilicsan caawiya adna ma jaanisbaad kuheshay waar bal somaliya meeshay marayso maka war haysaa mise waa sheeko iskandenefiyan ayaad ku qafiiftay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    Marka addigu intaat xariif iskadhigayso haxadgudbin ee alaah ugacabso waxa adkuhadlayso

  • @axmedciisenuux8426
    @axmedciisenuux8426 7 หลายเดือนก่อน

    HADII AAD CIRKA CARABKA LA GAARTO XATAA M ILIG ma gaari karto

  • @IbraahimFaarax-h4g
    @IbraahimFaarax-h4g 7 หลายเดือนก่อน

    Wear Ninians wejigiisa waa oromo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    waxmacno ah nosamayn maysocida uu yahay ciise iyo oromo kudonoha ahado dhibkumagaadhey omjiraa mise majiro taskahadal hadadwax xaqiijinayso

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂 horta anigu maba rumaysto wax iidoor wato kulka horeba seed urumaystaa warbaahinta snm ee beenta iyo isir nacaybka daarood ku dhisan

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 7 หลายเดือนก่อน

    Ilga jzkhr

  • @Bilecabdixaashi-de2rw
    @Bilecabdixaashi-de2rw 7 หลายเดือนก่อน

    Baadhe.runbaadsheegtay

  • @AbdirahmanDkOficial
    @AbdirahmanDkOficial 7 หลายเดือนก่อน

    Waar oromadan ha buunbuunine waxkale raadi somaliya maxaad ubaadhi wayday anaga dawarsade oroma ah hanooga sheekayne ma madaxwaynuu ahaa kkkkkk😂😂

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    marka hadad adiguxigmad ledahay odaygu wawayeel wananinmuslim ah durufna wakamuqata wax utarhadad kudhanto markasdheh adeer mardambe ha unoqon waxaas

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 หลายเดือนก่อน

    Waarnin kaagan SWTV sheeganaya dulmigaa kugubadan warnin wayeel ah ayadhibatowayn shegtay iyo xadgudubyo wadbeninaysa cadaynna uma adkenin walayiri iyo walayiri badkuhadlaysaa

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 7 หลายเดือนก่อน

    Waar iligbaad ujjeedaa ee warkaaga waa cad yahay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน

      Maxamed Ilig ha joojiyo
      Tuugada uu wareysanaayo

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 7 หลายเดือนก่อน

    Niyahoo afka kala haysa Aad ba udhawaaqesa waxna wa ka fami la nahy isaaqba ila dhashay sidaasana uhadlayaa waxna dadka wa fahmsiin ladahy marka wa ka xumahy 😂😂 ta kale Aniga ninka dulmanaha ah wanu aminsanahy wa nin soomali ah basaasna Mahn wa been oromna mahn wa been odeyga kan halkan farhiya e ninkas ka hadlayo isaga beenta udhow. Ninka odeyga ah wa soomali asala o ciise sheegtay wa yahy ciise wa rer balaaran qasab mahn iney iswada yaqaanin hala dhaafo umad wada waaln ba tihine daaya miskiinkas.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 หลายเดือนก่อน

    Odoga haka daba qadan didii wiilkii raxwayn waa wayeel cabsaday daa odayga

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 7 หลายเดือนก่อน

    Warbaahintii marfashka ee MM TV beentii ay hablaha Ku baaranayeen bananka ayaad keenteen. Nin weyn oo idaacad jooga wuu ii dhaartay ayuu Ilig Ku andacooday. Dadka dhaartooda haddii loo aqbalayo dad ayaa dadka maalkooda iyo dhiigiida sheegan lahaa.

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 7 หลายเดือนก่อน

    ilig isna waa beenawaas tuugta waraysta maantuu ceeboobow😂😂😂😂😂😂😂😂wale doofaar ma daahiro😂😂😂

  • @Mohamed-v6b5r
    @Mohamed-v6b5r 7 หลายเดือนก่อน

    Maxaad kan la sheegi imisa Somali ayaa cunteen. Idinkaa magaca ku qadhaabta wallaahi.

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan miskiinka ah Oromo iyo iyo wuxuu doono ha ahaadee qisadu ma ku dhacday mise Maya ,haday haa tahay waa in la caawiyaa

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 7 หลายเดือนก่อน

    War afsoomaliga iska hagaaji qofka wriysha ah afkiisa waa in uu ahaada af la wada fahmaya

    • @abbdll
      @abbdll 7 หลายเดือนก่อน

      Af-soomaaliga waa lahjado badan yhy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน

      Ma Af adiga kuu gaara ah ayaad rabta

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 7 หลายเดือนก่อน

    Adigaaba oroma ahe raadsi oromadaada lunsan

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 7 หลายเดือนก่อน

    Tan uun noo dhamee dib danbe uma dawaneyne e.maba garaneysid saxaafada.nin hadal jecel baa tahay aqrinta garan meysid.eish