Daawo: Xildhibaan Fowziya oo diiday iska Casilaada musharaxnimo ee G.Midowga Afrika

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 7 หลายเดือนก่อน +2

    Iron Lady 💪🏼 don’t give up ✅ 👏

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 7 หลายเดือนก่อน

    Forsinard xaaji aadan ilaah hakuxafido hakaharin xitaa hadii ay soomaali Harton jabuutina Harton waadsooguuleýsatey ogaaw waayo waxaaguulnoo ah xaasidnimada jabuuti nooqabto iyo wixiitaageersan uaguuldareystaan thanks alot fowsiya

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Danta qaranka aya ka muhimsan danta dalka waxa og o masul ka ah Dowlada dhexe e Somaliya

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 7 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh Sumcad Soomaaliyeed waa jabkiisa.

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 7 หลายเดือนก่อน

    Isku xishooda marwada ha u gafina

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 7 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan dhageysto,Fawsiyo,marna jiririco iyo ciil baa I qabta,marna ,waxaan iswaydiiyay,Soomaaliyay nasiib daranidaa,muxuu mar walba,mid aan dalkiisa iyo dadkooda aan jeclayn illaahay xukunka noogu dhiibaa.

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 7 หลายเดือนก่อน

    ASC ismaqal. Majirah..ka xishooda. Gabadh ama. Mamadab. Hooyadah❤❤😂😂😂😂noolow. Foosiyo

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 7 หลายเดือนก่อน

    Aadban uga xumahay waa ciil waa ciil

  • @Abdullahi-b6k
    @Abdullahi-b6k 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ummada hakaa qabto ,waxaad tahay habar waalan oo qabiiliiste ah rabtana inay wadanka kla gooyso qumayo

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada kale maxey u saxaafada ula hadli waayeen sabab⁉️
    Timir laf ayaa ku jirta

  • @Salma-g8d
    @Salma-g8d 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du 7 หลายเดือนก่อน

    Tuuga ha kayeelin

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 หลายเดือนก่อน

    Dowlad dhexe aya masul ka ah dalka o og danta dalka e mama iska fariso hadi ad wax qabanayso in badan wad haysay xil

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 หลายเดือนก่อน

    Fosiya kursiga hadi xita lagu doran laha waxba madan ka kenten e mel iska fariso

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 หลายเดือนก่อน

    Fosiya waxad qabay manan arag

  • @mohamedabdulahi1885
    @mohamedabdulahi1885 7 หลายเดือนก่อน

    Fariid

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re 7 หลายเดือนก่อน

    Wankugu hanbal yeyn waxan ku dhihi lahaaha ka tanaasulin

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 7 หลายเดือนก่อน

    ASC horta labo ayaa u kala qaadayaa Fowsia mid waa gabadha ka soo jeeda waqooyi oo ah Somaliland dadka oo dhan way og yihiin Somaliland meesha ay somali ka taagan tahay that’s why looga hor joogsataday mid waa taas mida kale jabuuti waxay rabtaa siday dawlada somaliya u burburin laheed oo gebi ahaan somaliya dawlad la dhaho inaysan jirin buu rabaa Ismail geele wuuna arkay wax kasta in laga sameesan karo rag xukunka hada haya ee jilicsan see bay dawlada somaliya waxay xaqa u leedahay keenay in loo tunaasulo dawlad jabuuti xasan iyo xamza waa in laga qabtaa wadanka wabillahi towfiiq

  • @HasanAli-dz6cr
    @HasanAli-dz6cr 7 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaada Direed ayaa halkaas ku dhigay oo aad ka mid tahay. Maxaa idiin diiday inaad cod kiina siisaan Musharax Dir ah?
    Lacagta aad shalay qaadateen ayaa la siiyay Xasan Shiikh iyo Xamse ee calaacalka jooji oo ku waano qaado. Dhiiga Direed ha idiin shaqeeyo.

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 7 หลายเดือนก่อน

    Habartan edeb daranaa,maxeey madaxweynaha ku been abuuratay waayo beentii&dacaayaddii social mediaha ayeey run moodday oo president Hassan looga soo horjeeday! Dal xoreeye ha' ujoojin doqonta.

  • @CaliShariif-er7ps
    @CaliShariif-er7ps 7 หลายเดือนก่อน

    Ceeb calaykum soomaaliyay cataayeero foosiyo madax iyo shacaba gaar ahaan xasan sjeekh ceebwayn ayay kugutaxay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 หลายเดือนก่อน

    Xamar ma idoorba leeh Raagba uu jeege bahal kaga ku eegow

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 7 หลายเดือนก่อน

    Xaqii farmaaja kaasoobaxay waayo waxaad xaasiday farmaajo waxaad lasafatay doorashadii xasan shiiq farmajana waad kahiilisay sax baykugutahay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 หลายเดือนก่อน

    Idoorba tahay yaaa ku imiinayaaa

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 หลายเดือนก่อน

    Idoorba tahay yaa daalks kugu amiinayaa

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 7 หลายเดือนก่อน

    🤔👁️🤔👁️🤔👁️ this is embarrassing 🥲I’m sorry

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 หลายเดือนก่อน

    Dhiiiloo weyn siil keed ku sheeqo tagtay

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 7 หลายเดือนก่อน

      Is that the best you can come up with? Hehe

    • @IsmailhaniyaHalane
      @IsmailhaniyaHalane 7 หลายเดือนก่อน

      Ruux noocee ah ayaa tahy ma qawaarij mise ciyaal suuq umada kala dhexbax xumanta