" 15 Sanno ayaan Markab Dushiisa ku xidhnaa "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @Hennawoldk2
    @Hennawoldk2 6 หลายเดือนก่อน +28

    Walal odayga si naxariis leh u wareeso oo baro sida loo wareesto dadka dhibanayaalka ah 😢 acuudu billaah si qof danbi baaro ah ayaad ayaad su'aalaha u waydiinaysaa !!! sida qof maqana waad oogu soo celcelinaysaa wixii horay laguugu sheegay !!! Waad daalisay miskiinka isagoo awalba daalanaa !!!
    Alle ha u kaalmooyo dhibanaha aaamiin aaamiin 😢😢😢😢😢😢

    • @catosh55bazengacatosh23
      @catosh55bazengacatosh23 2 หลายเดือนก่อน

      Wlh beeenta kan wariya ahaan wuqasbaaya 😢 xitaa gaaalka magaciisa urabaa inuu xoog ugukeeeno

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 6 หลายเดือนก่อน +141

    15 sano Oo silic iyo saxariira😢😢
    Waxaa laga yaabaa rag badan iyo dumar inay wali ku jiraan xabsiyadaas oo ciqaab nooc walba leh lagu sameeyaa😢😢.
    Aan u bariino Eebbe swt inuu gacanta gaalada kasoo furto, Waana tobankii bisha Dul xij ugu ajarka badnayde.

    • @Nadifa-dq8gy
      @Nadifa-dq8gy 6 หลายเดือนก่อน +7

      Abe ha Iman maradanabe boosas waxa jogo magefah inadiyano ale ayaa laxisatamayo midakale salad dhaxaded ku Habari in aragisa.lawayo

    • @abdiraxmankoofikoofi7952
      @abdiraxmankoofikoofi7952 6 หลายเดือนก่อน +2

      Aaax aax abo samir badan allah aya ka jaraya kuwii ku dulmiyay

    • @Hawa-m5o
      @Hawa-m5o 6 หลายเดือนก่อน

      Allahumma Amiin

    • @CaishaMohamed-sg3mq
      @CaishaMohamed-sg3mq 6 หลายเดือนก่อน +1

      Horta cidanka ilma diyano awalba markan bay u shaqeyan rabi haka jaseyo umad badan ba kacantooda ku baxday abahan rabi badal kher qaba hasiyo aduunka wa lagu cadabay rabi abalkisa jano fardawsa haka dhigo intii ciqabatay iyo kuwii kadanbayey rabi cadabta jahanamo haku fageeyo amiin yarabi 😢 wlhi qisadiisa wa calool xanuun waye 😢😢😢

    • @AbdikafiCumar
      @AbdikafiCumar 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wariyo 1 2 3 4 majirto miyaa ma hal suaal oo qabyo ah ubaad jogtaa duqa rer kiisii mahelay gabadhiisii mahelay kaama heyno wali

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 6 หลายเดือนก่อน +176

    Ilaahey abaalmarintada janufardowsa kayeelo Aamiiin

  • @Queen_Carmela
    @Queen_Carmela 6 หลายเดือนก่อน +42

    Ninka wariyaha ah wax badan aya ka khaldan dhanka sual waydinta
    1 inuu waydiiyo ayey ahayd somali miyey kula xidhnayd
    2 nolasha jeelka sida mays booqan jirten
    3 maxad isku maaweelin jirten
    4 dadka kuso raacay xajay ku danbeeyen 3 sii raga iyo gabadhii
    5 maxad kula yaabay badnaa intaad xidhnayd
    6 sawiir guud iga sii meesha aadku xidh nays
    Suaalo badan oo muhiim ah ayaa seegay ninka wariyaha ah
    Alla qaalib

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sax
      Iyo in u gabadhiisi isheleen iyo inkale

    • @Queen_Carmela
      @Queen_Carmela 6 หลายเดือนก่อน

      @@mapaacha4552 aad iyo aad waaba suaasha ugu mahiim san

    • @AbshirMaxamed-nz5es
      @AbshirMaxamed-nz5es 6 หลายเดือนก่อน +1

      wariyaahan horata maxa kaa qaladaan waar awaay qeebati kaale

    • @AsiyaAli-t8j
      @AsiyaAli-t8j 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wali madhaman waraysigii

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@AsiyaAli-t8j
      Haye, Mahadsanid

  • @saidali7233
    @saidali7233 6 หลายเดือนก่อน +66

    dhibta uu soo maray allah jannah fardowsa ha ugu bedelo

    • @ramlamohamoud7979
      @ramlamohamoud7979 6 หลายเดือนก่อน

      Allow janatul firdaws Al aclaa ..Alle Wayne ha ugu badalo...Allahuma Amiin

    • @soosaare
      @soosaare 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin aamin aamin yaarabi 😢😢😢😢😢😢

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin

    • @samiaali8694
      @samiaali8694 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiin amiiiiin

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 6 หลายเดือนก่อน

      Aaamiin

  • @yasminfarah1027
    @yasminfarah1027 6 หลายเดือนก่อน +162

    The guy that’s asking questions is very annoying. If you don’t trust the victim then don’t question him. This poor man endured torture in the hands of his people SubhanaAllah. Wallahi the day of judgement Allah will do the same to them.

    • @queenayaanita9775
      @queenayaanita9775 6 หลายเดือนก่อน +8

      I agree with you sister

    • @filsanahmedlucky4188
      @filsanahmedlucky4188 6 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely

    • @Moumin.corner
      @Moumin.corner 6 หลายเดือนก่อน +15

      Goobta aat timaaday waa podcast somali dadka aad rabto inaad wax usheegto afkooda kuhadal , mise luqada ayaad xisaynaysaa kucabir afkaartaada afkaga hooyo

    • @IsmailyHajiali
      @IsmailyHajiali 6 หลายเดือนก่อน +1

      He's idiot that not there wright way
      Wlh I'm just crying abe don't worry
      It's just a earth here after Allah sw will reward you biidnillah❤

    • @alizebinbule6992
      @alizebinbule6992 6 หลายเดือนก่อน +1

      I agree with you

  • @maandeeqmaankauroon1278
    @maandeeqmaankauroon1278 6 หลายเดือนก่อน +8

    War sida wax loo wareysto soo baro sidaa wax looma wareysto bismilaahi

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 6 หลายเดือนก่อน +28

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alihajiali9690
    @alihajiali9690 6 หลายเดือนก่อน +51

    Insha,allah alle cadaaladiisa ayaad wad tegi doontaan,dulmigaa cida kuu gaysatey,
    Waxaan u soo jeedinayaa weriye ilig in aad ninkan u samaysid oo u waydiisid umada soomaliyeed ee muslimka ah fund rising, si uu ugu samaysto reer iyo shaqoba

    • @seynabmohamed-issa2289
      @seynabmohamed-issa2289 6 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay cadalad sooo degdeg maxa soomali dulmi ka jir ah

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 6 หลายเดือนก่อน

      Lkn ragii ninkan dhiibay bosaso ayay jogaane magtiisa tolkii ha u doontaan

  • @SuadAwil-z7t
    @SuadAwil-z7t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyada dhibmudataye ilaahay meel ka khayr badan ha ku keeyo hanatul fardoysa inshalaah mar baa iman doonta islaamgu uu leyahay quad anay cidna gumaysan rabi hayna tuso ❤❤ adeero

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 6 หลายเดือนก่อน +6

    ALLAAH haddaa caasido waa Laga yaabaa inuu ku cafiyo balse dulmiga aad qof u gaysato hadduusan qofkaas ku cafiyin ALLAAH marnaba kaama cafindoono dulmiga aad adoonkiisa dulmiday ALLAHU AKBAR

  • @sumeyabintumuktar4604
    @sumeyabintumuktar4604 6 หลายเดือนก่อน +36

    Aduunka cadaab w aragtay ilahay abalkada aaabe jannati firdows acla haka yelo😢🤲🏻

    • @IsninoOmar-yb8tb
      @IsninoOmar-yb8tb 6 หลายเดือนก่อน

      Amin ay rabi

    • @Amla57
      @Amla57 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 6 หลายเดือนก่อน +91

    Maanlin walba waan fiiriyaa inuu soo daayey, please let to go

    • @jaamactooreeye5285
      @jaamactooreeye5285 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wllh kula mid bn ahay saacad saacad bn u fiirin jiray

    • @abdifatahalpha
      @abdifatahalpha 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@jaamactooreeye5285cajiib Saas ayaan u soo eegi jiray

    • @janaraalwaasuge6624
      @janaraalwaasuge6624 6 หลายเดือนก่อน +1

      Saacad walban chanelkan so eegaa wlh

    • @Drroble4288
      @Drroble4288 6 หลายเดือนก่อน

      Me too

    • @najipabdulahi9510
      @najipabdulahi9510 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi waa runta sikin walba waan ega inu keenay

  • @HalimaRuman
    @HalimaRuman 6 หลายเดือนก่อน +18

    And for you the reporter please be kind and be of professional journalism and respectful. This gentleman had already suffered tremendous losses: physically and mentally and only Allah knows what else he went through. May Allah rewards him with Jannah Al Fardaws. Amen

    • @abdigaiye715
      @abdigaiye715 6 หลายเดือนก่อน

      You are right

    • @GiireGuuled
      @GiireGuuled 6 หลายเดือนก่อน +2

      This guy needs help to press charges against those who took 15 years of his life, tortured him physically and d mentally.
      Please somaliyeey caawiya ninkaan miskiinka ah

    • @bakiin19
      @bakiin19 6 หลายเดือนก่อน

      @@GiireGuuledin back home if he tries they will kill him so he better not show his face again those poeolle wrestlers gaalo who are evil

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 หลายเดือนก่อน +75

    Nio iligow ma aanan jeclaysan qabkad uwaraysanyso abahan cod kar mahan lkn wuxu ku hadlayo waa xaqiiq dhaba markaad ufiir fiirsato luqada jirka iyo sida uu hadalku ugaso baxay
    Ilaahay agtiisa ayay cadaalad taalo ragii saan ugalay waxa imaan doonta maalin banka qiyaame lasoo istaajin doono😢🎉

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 6 หลายเดือนก่อน +9

      Wlh waa runtaa suaalaha si qaab daran ayuu uwatdinaye xitaa dharkii uu markabka kalaso dagay kama badalin 💔 😢😢
      Lkn waxaa farxad ah kii dulmiyay adeerkaan wuu dhintay
      Cusmaan diyaano alle agtiisa ayaa lagaga jarayaa dulmiguu gaystay

    • @khadraaelmi921
      @khadraaelmi921 6 หลายเดือนก่อน +3

      Yaan codkar ahayn

    • @CabdinuurTaqwo
      @CabdinuurTaqwo 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abti xishood wa abahayo kale ma odhan lahayd abahay hadal kar masha ❤

    • @DeeqoAdaan
      @DeeqoAdaan 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

    • @ayaanhassan5459
      @ayaanhassan5459 6 หลายเดือนก่อน +2

      walhi waa runtaa wllo Uma bogin sida uu su,aalaha uwaydiinayo😢😢

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 6 หลายเดือนก่อน +9

    I heard this story with different twist called rendition 20 years ago, now I know it's true story.

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 6 หลายเดือนก่อน +8

    😢😢😢😢😢 ilahoow mesha aad xaqiiaa ku sinayso malinka aakhiro iso jooji😢😢 laailaaha ilaaaha hayga kaa celiyo kii yidhi rabiyow adan cadaaladada laga dhuman karine itus ado wuxu gaystay ka goynaya😢😢😢 amiin dhaha walahai waa dulmi wayn waxa helay😢😢😢

  • @sayidmoha4923
    @sayidmoha4923 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ilig wataa xaqiiqda maraykan iyo ciidamada uu inagu dhex abuuro

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 6 หลายเดือนก่อน +42

    Iligow mar labaad baad odeyga dareen siineysaa Inuu Bilaa xoriyad yahay Sidaad u wareysaneyso waa Khalad 😢

    • @maria..8
      @maria..8 6 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa 💯💯💯💯💯

    • @zamil2024
      @zamil2024 6 หลายเดือนก่อน

      Walahi aadbaan udhibsanayay sidu wax u wada

    • @aliabshirr
      @aliabshirr 5 หลายเดือนก่อน

      Unprofessional waaye wariyaha sida wax lo waraysto in u soo barto waaye🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @BABAJAMAL-hr5zc
    @BABAJAMAL-hr5zc 6 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi waa runtii , anigu waxaan bilaa sabab ku xidhnaa mudo 3bilood waxaan usoo taagnaa qaabkasta oo jidh dila ,ilaahay ha boogo dhayo

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 6 หลายเดือนก่อน +45

    Ilahay abaalkaaga janno haka dhigo aabo🥲 Malin walba wan so booqanayay channelkan si an qaybta labaad u eego

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 6 หลายเดือนก่อน +2

      Kuwii gaalada u gacan galiyay mid kamid ah waa dhibtay Cismaan diyaano alle agtiisa dulmigaas waa laga abaal marinayaa

  • @MuniiraDhalgoped-wp8iw
    @MuniiraDhalgoped-wp8iw 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walee akhiro xisaab batala kuwa udhiibay iyo kuwi dhibaateyay alle Wayne xisaabtiss xagey galyan waa qisadi igu xumeyd an dawado wale aderkan wa adkaystay adkeysigisana alle janada ha ugu badalo. Inanti u rafaadkas umaryna alle ha tuso iyado nol🥺😭🤲

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 6 หลายเดือนก่อน +7

    سبحان الله العظيم Illaahay Samir kaaga Janatul firdaws hakugu siiyo Aabo Abubakaer

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 6 หลายเดือนก่อน

    Jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika weriye adeerna alaah ha ugargaaro janatul fardawsal aclaa alaah hawgubedelo

  • @KhayreAden
    @KhayreAden 6 หลายเดือนก่อน +4

    Adeer macan ilaahay baa mahad leh kaasoo saaray. Ilinta waan ceshan waayay aakhiro iyo aduunba Alle ha kuu gargaaro

  • @axmed711
    @axmed711 2 หลายเดือนก่อน

    Ashahaado ladirir allow meesha lagu xisaabin hayna joojin muslim gaal xaasid ah ka iibi masahlana

  • @Neima1000
    @Neima1000 6 หลายเดือนก่อน +16

    Allaha cadabo kuwi sida uu galey dad aan waxba galabsan janada allah ku geyo abo haan ❤

    • @khadar917
      @khadar917 6 หลายเดือนก่อน +1

      Inuu waxba galabsan maxaad u haysaa oo cadayna

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 6 หลายเดือนก่อน

      ​Waxad ku tuhmeeysid inu sameyey​ maxad u haysa oo cadaynaya? Just pure assumptions without evidence. @@khadar917

    • @salmasalma-hx3tm
      @salmasalma-hx3tm 6 หลายเดือนก่อน

      ilhy ha cadaabo kuwaa sidaas u galay odaga

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah intay arintani sax tahay wlhy dulmi cidhib xumadeeda leh baa loo gaystay aabahan somaliyeed 😢

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m 6 หลายเดือนก่อน +86

    ❗️ ilaahay ka sokow waxaa mahad san wariyaha sida fiican uga qaaday is goo aan ka dhax galin runtii waxaad tahay wariye fiican❤

    • @abdirahmanhassan6905
      @abdirahmanhassan6905 4 หลายเดือนก่อน

      Yaahuu he is disrespectful man waxn wariye mahn

  • @barwaqosanag2204
    @barwaqosanag2204 6 หลายเดือนก่อน +4

    Illaahow kamad maqnaynayn halki lagu dulmiyey odaygaas iyo qayrkii illaahow cadaab iyo cuqub ka muuju allahuma anta rabii😢

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 6 หลายเดือนก่อน +5

    Bal qofkaa su'aal xumada iyo kibirka ka muuqda eeg! Xabashi mataqaanaa isagu maku hadlaa iyo jikaar weeye siduu u hadlayaa, inuu tuugtii siyaasiinta isku sheegi jiray la murmayuu ismoodayaa! Korontaa lagu cadaabay waanu fahanay ee jooji su'aalaha bilaa naxariista iyo weji macbuuska.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

      mahadsanid, damiir nool baad leedahay, guulayso

  • @fariidoabdi2244
    @fariidoabdi2244 6 หลายเดือนก่อน +9

    Iligaw waxan u wareedanysa aabaha sidii uu been sheegayo lkn wuxu kaga waramaya dhacdo 15 sano ka hor dhacdey Sidoo klena wuxuu la kulmay dhibaato iyo silic ee ilaahay ka cabso walal😭😭😭

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 6 หลายเดือนก่อน

      xaqiiq wlh ilig u naga xanajiyaypa😮

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 6 หลายเดือนก่อน +40

    DAWLADA JABUTI MUWAADINKAN XAQIISA IYO XUQUUQDIISA HALA DOONTO

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 6 หลายเดือนก่อน +3

      Maxay jabuti xaq u dooni iyadaa sidaa iyo si kadaran dadka u gashee somali ilhay bay leedahay.

    • @MucbaadNuur
      @MucbaadNuur 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ina diyaano kuwa dhisay umbaa jabuutina dhisay xamarna hada ayay kadhiseen dharcadka dadka micno daro kuleeynayo malin dhaweed buu yar aandaris ahayn noogasheekenwyay dhibaatada ay ugaysteen waligii xamarmatagid waxay ahayd markiisi ugu horaysay haduu Kaga shekeyo waadnixi ilaahay habaabi iyo dhamaantod gaalada gaalada lashaqaysato qaraxana walaahi iyaga umbaa kadambeeya ujeedkodu waa inaad tiraahdaa diinti waankanoqday kolkaasbay kudaynayaan walaahi ujeedkoda waasidaas

  • @guledmohamed4192
    @guledmohamed4192 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay haka yeelo janadiisa fardowsa awowe waxa thy nin la dulmiyay illahayna dulmiga ma jecla waxa jirta dharar lagaga cadgoyn doono kuwii adiga ku dulmiyay illahay hortiisay ahaytY midaadu 🙏Thanks MMT♥️

  • @engrabdihalimmhussein5787
    @engrabdihalimmhussein5787 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa dhacdo xanuun badan qof walba oo damiir leh la ilmeenayo, marka 1aad Aabe Abuubakar wixii uu la kulmay intii uu xirnaa waa la soo dhaafay oo wax laga qaban karo maleh, maanta uu banaanka joogo wax aan tarno oo aan gurmad u sameeno, maanta ayuu soomali dhexdeeda joogaa ee markab kuma xirna. Inta uga hartay noloshiisa ee uu xorka yahay aan garab istaagno.😢😢

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

      Ninkan sheekadiisa film halaga sameeyo, Maraykanka ha lagu ceebeeyo, another guatanmo bay weeye, what a disgrace, Al Jaziira haloo sheego ha waraysatee

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Ilaahayow Gaalada umada ka qabo, Dalkeena Dowlad Xoogan ka dhali

  • @dr-abdishakurahmedmohamed6737
    @dr-abdishakurahmedmohamed6737 6 หลายเดือนก่อน +15

    Sxb ilig ma jacleysan sida aad odaygaan u wareysaneyso iyo su'aalaha maala yacnig ah aad weydiinaysid kama helin😮

    • @SafiyaAhmedAbdi-l6c
      @SafiyaAhmedAbdi-l6c 6 หลายเดือนก่อน

      Maxamed ilig ma Wa bad so cabday cadi sidan kuma yihiin odeyga abaha leeg Sida uu waraysanaysid ilaama Cajabiin kuwii xidhay ee I’d hibanaha u aha 15 sano hayata adı Cadi Kuma Tihiid Sidan digasha ka Mubarak 22:01 22:02 waraysigaa 21: 22:22

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nimankii niikan odiga eh silacaan iyo dhibkaan giliyey, naarta Allah kufoogeyo akhiro iyo adunba amin

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 6 หลายเดือนก่อน +19

    Dadkii dib maysu heleen tolow lala xidhay mise weli meeshiii ku jiraa.
    Anigu gabadhii baan ka naxsanahay wllahay ciqaabtan uma adkaysan kartee mise maba noola tolow😢😢😢😢😢😢.
    Ilaahoow adduunkaan adi keligaaa uun baaa og dulmiga ka dhacayee qof walboo la dulmiyay kasoo furo

  • @halankaduula9479
    @halankaduula9479 6 หลายเดือนก่อน

    Adeer mcn ilaahey wxn kga baryayaa inuu kga aaro ragaa somalida ah ee niman kaa gacanta kuu geliyey weliba nolosha aduunyo iyo tan aakhiraba ilaahey ku imtaxaamo adna ilaahey kuu soo dhaweeyo dad kgii Insha Allah dulmigaana ilaahey dambi dhaaf kaaga dhigo 😢😢

  • @MisraAbdirahman-qm5zb
    @MisraAbdirahman-qm5zb 6 หลายเดือนก่อน +22

    Maxamed ilig waaxay sida naxariis darada ee qalafsan uu u waraysanayo aabaha qalbiyan u damqanaya waxa la rabay inuu si naxariisle u waraysto sida cadawgii uu ka cabanayay buu u waraysanayaa sory 😢 aabo ilaahay janadul fardawsa abaal gud hakaaga dhigo 😢 aamiin

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 6 หลายเดือนก่อน

    Alaah ha ugargaaro aduun iyo aakhiroba Alaahu maaa aamiiiiiin Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii

  • @hawaaden4640
    @hawaaden4640 6 หลายเดือนก่อน +3

    Subxannalah soomaali waxa qayrkeed ka reebay waa dulmi iyo jahli bal fiiri odaygaa miskiinka ah ee musaafirka ah sida ay u dulmiyeen dad dhan oo masuuliyad sheeganayo oo umad masuul u ah 😢😢 iska samir adeer maalin baad xaqaaga heli

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @Xiriirosports
    @Xiriirosports 6 หลายเดือนก่อน +8

    Wllhi intu Dulmigaa Socdo Somali Ka bixi mayso Dhibatada Kwrn
    Abahan asagoo gabdhiisa raadinaya ayuu 15sno ciqaab iyo silic ku jiray
    BAL SUURESO GABDHII UU DARTEEN U IMADAN HADA MA NOSHAHAY MISE ALLOW UMADENA UNAXARIISO ANAGA GACMAHEENA ISKU DILNAY 😢😢😢😢😢😢

  • @xafsaxariir8727
    @xafsaxariir8727 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa qalbi taabad aaaad baan udiiqadooday bal 4ta nine xilka haya uushegay gacantay cadaw uagliyeen oo uga so tagen malinka qiyaame ilahay ba uga aaraya Tan kale wiilka wariyaha ah si wangsan uma wareysanayo biyo xata ma uusan siin oon buu dareemaya allow aduunyda ciqaab wa kutustaye aakhiro ukhafiifi oo janoyinkaaga ku arsaaq😢😢😢

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 6 หลายเดือนก่อน +12

    Adeer Sabir arin tan hadday sida aad u sheegayso tahay waa dulmi niman Soomaalinimo iyo Islaanimo sheeganayaa ayaa dad walaalahood ah oo jilicsan oo ay ka mid yohiin odaygan gabar iyo intay qabteen gaalo u gacan galiyay ILLAAHAY gaalo gacantood idin ku salid ciqaabta ay marsiiyeen mid ka daran ILLAAHAY ha idunku marsiiyo aduunka iyo aakhiro adeer adiga iyo inta dulmiga lagu soo xiray jano aakhiro iyo mid aduun ha idiinku badalo bal miyaanay ka baqayn habaarka qofka la dulmiyay inuu ILLAAHAY aqbalo oo uu ku dhacayo

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa xitaa dhici karta in iyagu ay qaexiyeen si ay lacag ugu qataan...argagixisan la dirireyna..soo sad wlhi miskiin😢

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar sucuudiguu moodayaa dad hiilo leh.
    Adeer waa ba ay ku yasayaan muslimna maba qoraan.

  • @MuxuboAli-b8i
    @MuxuboAli-b8i 6 หลายเดือนก่อน +11

    Isagoo reerkiisii la midoobay iyo inantii mission ka galisayna soo duuba plz alle abaalkiisa janno haka dhigo miskiinka

  • @MohaGabrial
    @MohaGabrial 6 หลายเดือนก่อน

    Somali badan baa ku maqan saas Allah hawnaxariisto intii u dhibtootayna Allah haw boga dhayo abbe wan kula dreemin

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 6 หลายเดือนก่อน +17

    adeero waxaan illahay swt kaga baryayaa in uu kaga Aaro kuwii dulmiga kugu xidhay iyo kuwii kuu geeyay😢
    Nolal ficanban ku rajaynaya ayamaha kuu hadhay adeer incha allh ❤🤲

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa lashaki in alaah uu uga aargoynayo

  • @QaaaliQurux
    @QaaaliQurux 6 หลายเดือนก่อน +2

    Adeero tafiir haka hadhee gabadh haloo dhiso hanna labiilo insha allh

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 6 หลายเดือนก่อน

      odeyga qoys mucjisaa buu ka soo jeedaa awoowgii madi buu ahaa 3 gabdhood la dhalatey aabihii madi buu ahaa 3 gabdhood la dhalatey asaguna waa madi 3 gabdhood la dhalatey bal odeyga haloo guuriyo inuu dhalo hal wiil iyo 2 gabdhood oo kale waayo gabar baa hada u joogta

    • @AshaOmar-be3dn
      @AshaOmar-be3dn 6 หลายเดือนก่อน

      @@mrsocotraisland193910wiil alle siin karaa sidaaas ha uhadlin

  • @Zaki.balayaax
    @Zaki.balayaax 6 หลายเดือนก่อน +13

    Mm somali tv Odayga maskinka views ha ku radsanina plz inagana musasal ha noga dhigana si lo cawiyo bariba so dhamaystira dadkana cawimad u waydiya

    • @fariidoabdi2244
      @fariidoabdi2244 6 หลายเดือนก่อน +1

      Nio tvgan wax wayn ayaa ka qaldan qiyaastii views raadinaya

  • @QaaaliQurux
    @QaaaliQurux 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa ALLAH YAA RABBI UGARGAR OO QALBIGA UQABOOJI WAA WAALID LADHIBEEE ALLOW UHIILI WAA DULMANEE KUWII DULMAY ALLOW CIQAAB AAMIIIN

  • @skrrskrrr3464
    @skrrskrrr3464 6 หลายเดือนก่อน +6

    wariyaha wax waresanayo su’alada muhimka ah oo dawado walba is wedinkaro ma’usan wedinen, 2 odayga oo hadalka wado intu ka dhex galo uu Wuxu wedinayay su’alo ciyaaled oo jikaar ah, dhagaysiga iyo hadalka meshu u socdo iyo su’alaha ku haboon wa muhim
    PS: sidaan professional ma’ahan dhanka su’alo wedinta iyo ka dhagesiga shekada iska soo dhis

    • @Sahradhuuxaxmed
      @Sahradhuuxaxmed 6 หลายเดือนก่อน

      Waxan wariya maha😅

  • @xasancalixasancali-iu2th
    @xasancalixasancali-iu2th 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah adeer illaaheey ushukri habeen iyo kamaalinba oo dheh alxamdu lillaah illaahoow waakugu shukriyey 10000 iyo kow jeer

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa arin murugteeda leh wlhi ilinta ayaan ceshan kari waayay15 sano oo ciqaab ah adigona waxba galabsan waliba gbadhadi oo tahriib ah raadinaya xanuun inteeda leeg weyaan Ilahay kuwii odayga dulmiyay ha uga jaro maalinka la qatan yahay ee la qaawan yahay isagana Ilahay ha u boogo dhayo 😢

    • @Badweynta9054
      @Badweynta9054 6 หลายเดือนก่อน +1

      Qiiro jaban war run maaha warkaan.

  • @Abdikanidc-gn8ij
    @Abdikanidc-gn8ij 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha qalbiga ha uqaboojiye waa qiso xanuun badan saameyn weyna kuleh noloshiisa
    Fadlan wariye ilig qeybta sadexaad so daa waxa tahay wariye cabqari ah

  • @GuleedMohamed-c5f
    @GuleedMohamed-c5f 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ilahoow kamaad maqnayn halka adoonkagaa lagu dhibaataynaayey ee kuwii sidaa u galay uuga aar isagana janadii fardawsa gee . Amiin amiin yaa rabbi

  • @SiciidWirdaani
    @SiciidWirdaani 4 หลายเดือนก่อน

    Waligay qiso ka xanuun badan maan arag wlhi waan qiirooday allow alle 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 6 หลายเดือนก่อน +9

    axxxx kuwasaa soomali lagu sheeeegayaas الله أكبر

  • @asia-f3t
    @asia-f3t 6 หลายเดือนก่อน

    Ax wlhi wa xanun inad dhibka oo dhanba marto waliba adigon dambi lahayan adeero ilahay aya ka abal marinara samirka aad uu samirtay waxan ku rajaynaya inu ilahay ku tuso farxado badan adeero adunyadan ayaba iska aha intixaan waxan ka gudba qofka ilahaya isku xidha samirna yesha maxamed wllo adiga ilahay ha ka abal mariyo dadka aad wareysanayso ogo waxay wayen qof ka gura dhibka gudohoda ku jira Qof markad la shekeysato dhibku uu ka yranaya ablkaga jano Alleh ha ka dhigo wllo qaybta 3 noso gali adigu mahadsan wax badan aya laga faidaya abaha somaliyed waxan ka mida samirkisa anigu waxan ka faiday samirkisa iyo dulqadkisa noso gali wllo mahadsantihin dhamantin ❤❤

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 6 หลายเดือนก่อน +15

    Walhi abaha soomaliyeed waxa ku dhacay imtixaan aad u adag

  • @ckaafiadem1145
    @ckaafiadem1145 6 หลายเดือนก่อน

    Insha allah ilaahey baad
    Cadaalad iyo abaalmarin ba
    Ka helaysaa insha allah

  • @abdiazizyusuf9442
    @abdiazizyusuf9442 6 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwa dhibtaasi ka dambeeyay ee gaalada u gacan galiyay dadkan masaakiinta ah waa soomali .... subxaanaka yaa cadiim

    • @sjg87
      @sjg87 6 หลายเดือนก่อน

      Tiro ma leh inta qof ay dhiibeen gaar ahaan puntland iyo somalilsnd baa laga dhiibi jiray dadka

  • @OSMANAHMED-ym6oc
    @OSMANAHMED-ym6oc 6 หลายเดือนก่อน

    Weriye maxamed illig allah haku barajeeyee account u fur markaad waraysiga dhamayso.
    15 oo naloshiisa ka mida bay ka khasaariyeen .
    Wayna ciqaabeen allah ha ciqaabo kuwii ku ciqaabay adeer

  • @dhamme0
    @dhamme0 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kolba meel baad ula kaceysaa odeyga miskiinka ah
    Wariye professional a ba ku moodeyey lkn ma tihid

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 6 หลายเดือนก่อน

    Allhe ha ku cawil celiyo gaaladana Allhe ha jabiyo iyo kuwa inadiyana iyo kuwa ushaqeeyaba

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 6 หลายเดือนก่อน +4

    Illaahay agtiisa ayay cadaaladu taala oo uga aari doona mujrimiiinta dhibtay ee noloshiisa qayb ka mid ah galaafatay.

  • @xasancalixasancali-iu2th
    @xasancalixasancali-iu2th 6 หลายเดือนก่อน

    laaillaaha illallaah waakaaga filantahay ciqaabka gaalada waana middaad hada uga badbaadey oo kaliya aabo allaha kuxafido aduun iyo aakharaba hoygaaga adunyo iyo mida aakhiro ee danbeeysaba rowdatu min riyaadill jannah allaha kaaga dhigo

  • @jiir
    @jiir 6 หลายเดือนก่อน +38

    HOYO AYAA HABEN WALBA IWAYDINESAY INAD SO SIDAYSEN HADA WAY SEXATAY BERI BAAN UDAARI INSHA ALLAH ANA HADA WAN DAWANAYA WAA CALOOL XUMO RUNTII WALISE WAN FAHMI LAHAY SHEKADA AF ADAG BUU KUHADLAAYA.

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 6 หลายเดือนก่อน +3

      dee afka soomalida ciisaha

    • @abdikaniabadir9110
      @abdikaniabadir9110 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waan ka xumahay Anigu waan fahmayaa

    • @MohamedAli-kk1yy
      @MohamedAli-kk1yy 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kula mid ahay Hooyo qaybti 1aad u diray qaybta labaad isoo dir idhahday marka uu so boxo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

      Runtii af adag ama accent adag buu ku hadlaya, waa ka Deri-dawa lagaga hadlo, Essa and Gurgurow people

  • @anzalmiyir6294
    @anzalmiyir6294 4 หลายเดือนก่อน

    Horta dadka dhahayaan sidan adag ha u waraysamin waxaan waa qiso hadaanan lakala saarsaarin wax kaleey noqoni wariyuhuna inuuu wax sugo waa ku waajib oo si fiiican u kala saaro hadalada 👍

  • @Keway603
    @Keway603 6 หลายเดือนก่อน +3

    YAA RABII YAA RAHIM ONWATHAGARGAR AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII JANAXTUL FARTHOS KUGEY BABA ABUBAKAR AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII. wale waa arin xanun bathan ogawan🌎

    • @MahadAwileto
      @MahadAwileto 6 หลายเดือนก่อน

      WAA LUQADEE 😂😂😂😂

  • @SeytunMohamud-i3k
    @SeytunMohamud-i3k 2 หลายเดือนก่อน

    Intan wariye arkayey wariye ka suaal qabdaran markin balkawaran wuxu leyahay warbal dadka fahansi 😢😢😢😢 hadusan aamineyn muxukawaresana whi waa xanuun ilahay awladada hakugu imtixamo 😢😢😢😢😢

  • @Abdikadir2024Gulled
    @Abdikadir2024Gulled 6 หลายเดือนก่อน +48

    Inta cise ee sugaysa like sar

    • @mahadhassan2894
      @mahadhassan2894 6 หลายเดือนก่อน +13

      ciise lahaane tani ma ciise ayey u baahn thy.
      intay somali iyadu is cunayso ama muslimiinta waxani waa jirayaa.
      adiga iska dhaaf ciise oo walaaltinimo iyo islaamnimo ku eeg.

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 6 หลายเดือนก่อน +5

      Oo ciise muxu u qaban kara sida ay dadka kale u daawanayan ayuun bu u daawan dareenka bani'admtinimo waa laga wada siman yahay ciise iyo ciise la'aantiis

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 6 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@mahadhassan2894Sax, run bad sheegtay. Ilaahay ku xafid umadena iyo musliminta oo dhan na burcad isku marsho oo qulubtena mideyo.

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimaabdiaziiz9021Sax walal. Run!

    • @mawadomacalin3774
      @mawadomacalin3774 6 หลายเดือนก่อน +2

      SHIBKA DHEH HUNO WAA XOOLO CIISANA MA IHI
      AAD BAANA UGA OOYEY
      ODEYGAN SOOMAALINIMO ISLAAN NIMO🩸

  • @abdikaniabadir9110
    @abdikaniabadir9110 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah, inleen soomaalida qaarbaa daba dhilif ah, walahi wax badan ayaa inaga qarsoon😢😢 waan ka xumahay walahi

  • @hamdamahamud8287
    @hamdamahamud8287 6 หลายเดือนก่อน +6

    Illaahay agtiisa ayaad cadaalad kaheli adeer alle haku garabgalo inta nolosha kaaga dhiman 😢😢😢😢

    • @anigaiyada3764
      @anigaiyada3764 6 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢 sorry alle bedelkeeda jano hakaaga dhigo

  • @umsamirahmed3138
    @umsamirahmed3138 6 หลายเดือนก่อน

    Ax ya rabbi agtaaday cadaaladdu taalla,uhiili aabahan miskinka ah,qalbiga ukab

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 6 หลายเดือนก่อน +7

    Aabahan illlahy Janatul.fardowsa Ilhy haku abaal mariyo .... Waa Aabo wanaagsan 🥺🤲🏽❤

  • @TuhaAbadir
    @TuhaAbadir 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah ismacil cumar gele odaygan ha qabilo miskinka aha

  • @Speedlife77
    @Speedlife77 6 หลายเดือนก่อน +3

    Tafsiirka Quraanka Hadaa Jeceshahay Nagu soo Biiir

  • @HabonHoosh
    @HabonHoosh 6 หลายเดือนก่อน

    Walahi bilahi waa ooyey Allah jaano ugu badilo ii qaab tii uu so maarey😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedjamaal2841
    @mohamedjamaal2841 6 หลายเดือนก่อน +5

    Alle noloshii aduun iyo aakhiraba ha u hagaaajiyo Aabahan la dhibey.😢

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 6 หลายเดือนก่อน

    Alle kuwa sabra ee imtixaanka kusamra abaalkooda wuusiiyaa alle meel khayr qaba hakayeelo
    Saabiriintu kujiraaye

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 6 หลายเดือนก่อน +4

    Isagu wixii Illaahay u qorey buu la kulmay waana ku sabrey siduu sheegay,
    Lkn waxaan dhimanna noolayn waa ninka ay kaydka Aakhiro ugu thy wixii dulmi uu geystey!!!!!!!

    • @KingBiloowYare
      @KingBiloowYare 6 หลายเดือนก่อน

      Osmaaan Diyaano Wuu Dhintay Kwrn Odiga Miskiinka Ah Ee uu dulmiyay Oo Wali nool uusan Cafis weydiisan Wali Waxa laga Yabaa Dadban oo lamid ah Ninkaan in eey jiraaaan

  • @cabdilahicisman5260
    @cabdilahicisman5260 6 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا

  • @abdirisaqqobcade167
    @abdirisaqqobcade167 6 หลายเดือนก่อน +15

    Waraysi kan ka liita ma arag oo ilig qaadayo waan dhagaysan kari laanahayba su aal nacas buu odaygi dabada u qabtay

    • @sayid6649
      @sayid6649 6 หลายเดือนก่อน +1

      Si bahdilaad ah ama odayga uu been ku tuhmayo ayuu u waraysanaya.
      Intaa waxaa dheer sheekada wuu ka hadhaya calashaan suaalaha uu waydiinayo waa wax odaygu soo sheegay sida sheekada kurisiga cadaabta.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

      Waxaa marka hore u mahadnaqayaa weriye sare sama-fale Mohamed Ilig, mar labaad odayga sorry ha yidhaahdo iyo dadka daawaday, very poor interview, humiating, debleting, victimising the victim

    • @crahmanhashiahmed185
      @crahmanhashiahmed185 6 หลายเดือนก่อน

      Ilig waraysiga qaybtii 1baad si saxa ayuu interview ga uga qaday markii uu waraysigii dhamaday falcelintii dadra wuxuu kala kulmay
      Shekoyin dad odayga aqoon u leh wuxuna ogaday in odaygu been sheegayo
      Sidaa awgeed waraysiga imika wuu dhamaystiraya uun

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 6 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah, janatul fardowsa adeer Alle ha kugu bedelo , akhir ayuu war u yaal kuguu sidaa kuu galay

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 6 หลายเดือนก่อน +11

    War qofkan maxaa ka qaldan ilig odaygu suaalo xumo ayuu waydiinayaaa ilig anshax xumo weeye waxaaga

  • @RuweydaJamac-c9y
    @RuweydaJamac-c9y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow soomali dulmiga hanagu cadaabin😢😢😢😢😢

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 6 หลายเดือนก่อน +8

    Mmtv waan iDIN soo nacayaa

  • @ismaciilMustafe
    @ismaciilMustafe 6 หลายเดือนก่อน

    Ax axAx axAx axAx axAx axAx axAx axAx ax illahayow gaalada jabi amiin yaa Rabi amiin yaa Rabi amiin yaa Rabi

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 6 หลายเดือนก่อน +22

    Ilaahay kaa soo furay u mahadnaq aabo 😢😢😢

  • @abdallahussein6149
    @abdallahussein6149 6 หลายเดือนก่อน

    Mashalah sxb maxmed cabdi ilig waxaad soo bandhigtay xaaladaha kala duwan eyy soo maraan ama ku noolyihoin soomaalida ku nool geeska Africa mahadsanid

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 6 หลายเดือนก่อน +4

    Addunyo xaalka ba’😢😢😢😢 maxamed iligiiw sidani wareysi maahe ku noqo meeshii aad wax kusoo baratey 😢

    • @anigaiyada3764
      @anigaiyada3764 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga uma arko inuu wax aan haboonayn waydiinaayo mxa qaldan

    • @fuadhaji1132
      @fuadhaji1132 6 หลายเดือนก่อน

      Xgee wax ka qaldayihiin

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Walaiibsaday Team.Ashahaadodiid Cabay iayagana waxbaa sugayaa Qiyamo and aduunba Alle hauga aaro amiin xaqooda madhumidono inshlh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sandarinahmet7734
    @sandarinahmet7734 6 หลายเดือนก่อน +23

    Ninka wx warysanaya miskiinka odayga si vcn hawla hdlo hw warysto muxu wajiga la ururinya😢alle jano hakugu bedelo adeer imtaxanba ku hele😢

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv 6 หลายเดือนก่อน +2

      Xanunka odayga la mariyay ,ayuu la qiiromaya ,ninka ilig waa nin calool jilicsan

  • @janaraalwaasuge6624
    @janaraalwaasuge6624 6 หลายเดือนก่อน

    Aabe ilahay wax ka khayr badan hakuugu bedelo cadaabti aduunkana janno aakhiro allaha kaaga dhigo.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 6 หลายเดือนก่อน +16

    Sorry.aabo.mcn😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @shukriomar2277
      @shukriomar2277 6 หลายเดือนก่อน

      😊
      😊😊87,

    • @shukriomar2277
      @shukriomar2277 6 หลายเดือนก่อน

      😊

    • @AligaffanehHassan
      @AligaffanehHassan 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abaha wade dishey

    • @saidismail522
      @saidismail522 6 หลายเดือนก่อน

      Ma adiga Gabadha dhalay Ka ducayso inta noshahay aabaha hada gabadhisi tahay

    • @suufishirwac1789
      @suufishirwac1789 6 หลายเดือนก่อน

      Waase dumare yeelkeed !!

  • @HalimaRuman
    @HalimaRuman 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa Allah. May Allah reward you forever hardship and pain and trauma you have endured . You’re truly amazing survivor for in justice world 😢😢