Daarood iyo Hawiye ayaa kala takooray Mareexaan Gorgaarte iyo Maxamed Gorgaarte

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @najibbashir2553
    @najibbashir2553 18 วันที่ผ่านมา

    Murale ma shaki ba ku jiro tolow😂😂😂

  • @donomar8517
    @donomar8517 20 วันที่ผ่านมา

    Gorgarte curudka hawiye ma Aha

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h 20 วันที่ผ่านมา

      Yuu yahay haduu san Hawiye

    • @donomar8517
      @donomar8517 20 วันที่ผ่านมา

      @sahraAli-e9h karanle hawiye aa curadka ah.. gorgarte hawiye curadkisa wa maxamed gorgarte (madiban)iyo 2. marehan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 19 วันที่ผ่านมา

      Hawraarsame waa Mareexaan dhalad ah laakiin waxaa loo takooray waxaay dileen, Ugaaskii Mareexaan oo Maxamed Daa'uud la dhihi jiray, waxaana takooray Daarood oo markaas intan ka yaraa! From Gedo

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 19 วันที่ผ่านมา

      Markay colaaduhu soo bataan maxaa loo arkaa dad qabaa'ilka si indha'adeyga u falanqeeya?!...
      Waxaad arkaysaa mar marka qaarkood ayagoo ka sheekeeynaya ama sheeganaya dad aysan waxba ka aqoon, sida ninkaan oo kale.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 19 วันที่ผ่านมา

    Odeygan waa runtii Somali oo dhan labo ayay kala tirsadan labo walalo ah bakhti wada cunay midna wa iska matajiyay midna isma matajin doofar ban ku khaldanay ismana matajin

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 20 วันที่ผ่านมา

    Beenalayaal Hargeisa shalay bay ahay markay Toban Guri ahayd…..Haweye weligii muu deganayn Somaliland dadka taarikh ku lahaa khasatay Saylac waxa ka mid ahaa Canfarta,Carab iyo Oromo…

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 19 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaa hadda ayey degan yihiin hawiye,
      Howd & reseed eerya waxbey ka degan yihiin, dhagihii caanka ahaa ee uu faraska ku xiran jiray axmed gurey meeshuu ku yaalo soo baabili maahan? Soo dhul hawiye maahan?