Sheekh Maxamad Idris oo ka hadlay arinta iibinta Dhulalka Dowlada digniinna udiray Ganacsatada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sheekh muxamed idiris alaha ku xafido mahadsanid

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sh maxamed idirasaw hadii masaajidkii isbahaysiga ay marayso kawaran hawshaasi cid soo fiirisa fadlan u dir

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ascww waxaan kaa codsanaynaa inaad universal tv cid u dirtaan masaajidkii isbahaysiga ayaa qayb kamida lagataye soo eega hadaad dalka danaynaysaan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh mahamed idirs waa soomaali waayo qofku meeshu ku dhasho yahaye walaahay sheikh inaan la kulman jecelan laha walee Hooyo dhashaye wanaageda khayre keeda sheikh hooyo ducayesana dhashaye Allah xafido

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culimada Eritrea dhex wariye aan kusaxee

  • @garaadxirsi5166
    @garaadxirsi5166 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dagaalkii raas kanbooni cid uu ku eedeyo shekhu miyuu garan wayay mise cabsi ayaa ka war wareejisy shekha ?

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 44 นาทีที่ผ่านมา

    Dowlada Shacabka qeelinayo Maxey Ku Qancisaa Maadama Gudi Xildhibaano Ah Ay La Xisaabtameen Wasaarada Maaliyada Natusi baa lagu yiri Gudigii Maaliyada barlamaanka Ma heyno lacagta dhulka Lagu soo Iibiyey bey dheheen Mana lagu Soo Shubin lacagta Ma Arkin Dhamaan lacagahaas Account Xassan leeyahay ayuu ku shubtay in lagu Xiro Waye Xassan

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulka labuubaayo wax naga siiya haddii Islaan layahay

    • @Yussuf-Fieore
      @Yussuf-Fieore 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅 MOQDISHADA CUSUB AYAA GURI LAGAA SIINAA 2070

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekhow adiga howl ku taal maaha Maxaa yeelay WAXAAN waa maamul dowladeed iyo qorshe yaal maamul EE adigu meelaha cayrtaada iska burburso

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalka raskanboni ninkii Ciidanka mogdisho kasoqadey aa geyey meshaas ayaa leh masuliyada raskanboni Ciidanka horeyey 13sano ka hor bajogey oo hayey in askariga Jubbaland aa mudadas aminaga hayey utagnaa ladhoho xaquq malihid somali na matihid mid kele ayaa mogdisho laga kenayaa waa dulmi iyo fowdo sidaasna ma ahan dowlad nimada nidaamkii dowlad nimo oo 13sano lasodhisayey waa xaraan mid aan hada wado ayaa xalal ah waxaas waaqiyali iyo munafaqad

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlad da fadaralka dhaqalo la aan ma hayso aa afgenbi aan la shacin balagu qabsadey taas bana daah sarnen wayo talabadii ay qadey aa Jubbaland ayaa noshegeyso Vila somaliya iney argagixisada lawregtey mar hadiiba ay kaso fulayan werar toos ah oo Ciidanka xoogga dalka aa Jubbaland werar cad lagu qadey taas shakikuma jirto in amarka werarka uu bixiyey khawarij tii awal dagalka lagu la jirey

  • @NoorFaarah
    @NoorFaarah 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer.waxba.suaashaas.weydiisay.jawaabteeda.dhab.dheh.dad.kale.ama.ganacsato.iibsatey.ma.jirto.waa.kuwan.madaxda.iskull.sheegayo.ugu.horeeyo.hasan.ssheikh.kuwaas.ayaa.iibsadey.dhulalka.badina.waxaa.soo.dirtey.ddubai.. after.dubai.isreal.ayaa.loo.rabaa.in.meesha.sidii.barigii.u.qabsadeen.taariikhdana.dib.u.raaca.soomaalida.taarikhda.wey.ilowsaa.runtana.gunta.arintaas.weeyaan.goodluck

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan siyaasi miyaa mise wadaad
    War nin yahow ka shaqee wacdiga

  • @toddlerlearningvideos-barc4314
    @toddlerlearningvideos-barc4314 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan wa Eritrea Somali afaraheda haka baxo Wa qabyaliste hawiye neceb

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magaca Somaliya buu USA ku dagan yahay deeqaha umada carabta bixiso waligiis wax ba uguma qaban diinta umada ma baraan isaga iyo kuwa kaloo badan waa xaaran ku naax yaal oo dadka ka ganacsadan

  • @sareyeltd
    @sareyeltd 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warye kani sheekh mahin ee waa tuug beenale ha .warye putland oo ma jeedo waxa ka socoda miya. War waa tuug . Waa anigo jooga Borama awdal

  • @AbdikadirCumargure-ty3ll
    @AbdikadirCumargure-ty3ll 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqow soo adiga Eritrea ayaa ka soo jeeda shalay na dhahay

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladii farmaajo dhibato ween dhic jirtay wa amusnaa maantuu rawaa inu dadka qaar Marin habaabiyo mida kale adi shiikhow Eritrea aaba tahay somali mawa tihid see cml maxa ka qaldan

    • @shukrimohamed2796
      @shukrimohamed2796 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa kamid ah wixii dhici jiray dowladii

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @shukrimohamed2796 In muwadin lo dhiibay ethiopia kuwa badan katirsana dowladii hore o shabaab u cararay in ciidamo istaaf ah kabahooda lagu aasay in ikraan tahliil la dilay duli a tahay adi quf In la dilo ma wax ka xun jiro mida kale dowlada xaqee u leedahay dhulkeeda hadii liska dagnaa muda badan wa In laga guraa

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Tuuganimada Xasan lama sheegi karo miyaa??

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 34 นาทีที่ผ่านมา

      @@PilotibraYareDalka Adiga iyo Adeerka Miyaa leh Ha Cararina Bal Soo Difaac Xassan Xumow

  • @nuurhassan6894
    @nuurhassan6894 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan dowladi farmaajo ma hadli jirin, hada Maxaa Ku wada idirisow

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dowlada farmaajo yaa dhul dhacayey waa nin xalal kudhashay mana bahaneyn

    • @toddlerlearningvideos-barc4314
      @toddlerlearningvideos-barc4314 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa qabyaliste

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 30 นาทีที่ผ่านมา

      In la Idin Xasuuqo Ayuu Sheikha ka cabsanayaa shacabka Waa Xanaaqsan Yihiine Lafihiina Yar Yar in Xamar la idinku jiid jiido Meyd kiina Sheikha Ubaqayaa

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan asalkiisa waa somalia maxaa ka quseeya dhulka Somaliya lee dahay hadaan isaga nolal naga helay war walal naga dhex bax dhulka dowlada dadka sharci daro bay ku dagan yihiin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 28 นาทีที่ผ่านมา

      Shut up Gabar Ka Ahow Culumada Sharafta leh haku Af Celin Sister