Album ku waa 1988 DurDur oo keli ah ma aha Iftiin ayaa wax ka tumeysa waa album ka keli ah ee ay wada jir u soo saareen. Sahra Dawo iyo Cabdullaahi Shariif Baastow ayaa kaalin weyn ku leh. Baastow😂markan Iftiin ayuu ka socdaa waa ka tegey DurDur. Old is ever gold! ❤
This tape and songs were one the best in the year of 1986 in Somalia.. I was around 15 years old....I loved this Durdur Band
Waa albamkii ugu horeeyay ee Dur Dur band sanadkuna waa 1986kii. Fanaaniintu waa Shimaali, Baastow iyo Sahra Dawo. Muusiga waxa tumaya keyboard Ciise Daahir, Giuter Abubakar Qaasim, 2nd Giuter Yusuf Aleefi, Bass Guitar Cabdilaahi Cujeer, Batery Xandal iyo Drums Aun Ooyaaye sidaa u barta.
Allah unaxariisto adeerkey ciise
@@isseomar9730 Asc, Abubakar dahir halkuu joogaa
@@alijama103
Waxan ku Maqlay sacudiga waqti hore
Holland@@alijama103
Holland@@alijama103
Waa sanadkii 1987
Volume 2 Durdur Band
Amazing musicians !! That sweet sound !!
Mad respect ✊🏿
Amazing
Album ku waa 1988 DurDur oo keli ah ma aha Iftiin ayaa wax ka tumeysa waa album ka keli ah ee ay wada jir u soo saareen. Sahra Dawo iyo Cabdullaahi Shariif Baastow ayaa kaalin weyn ku leh. Baastow😂markan Iftiin ayuu ka socdaa waa ka tegey DurDur. Old is ever gold! ❤
shimaali ayaa ittin aaday Baasow ilaa 1990 wuu joogay
Welcom somali Dur Dur waaa hee kee Dur Dur somali
Kkkkkkk weygab ahaa 1993
Dhamaantiin waxaad tihiin gadaal ka gaadh waayo magaranaysaan heesahan iyo fanaaniinta iyo kooxdaba
DurDur Vol 1 -1985
daaud away adigaa si sax u taqaanid durdurband heestaadii in laguu raadiyo waaye
Time never comeback
We miss if the time back little bit
Yes
Waxay ahey1986 iyada iyo shamaala iku waqtiyey ahaayeen
1986
1987
74 ixuuus aniga somaliya
@thigns and flowers - how did you find these original tapes by the way?
whats your process in finding them
1986