Salah Bonge / Habiib Sharaabi ( LIVE ON STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @daadirabbi
    @daadirabbi 11 วันที่ผ่านมา +3

    The greatest band in Somali legends history

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  11 วันที่ผ่านมา +1

      Daadir soo Dhawoow waa channelkii legends kooxdii Iftin Band iyo Salah Bonge mahadsanid

  • @Farashaash
    @Farashaash วันที่ผ่านมา +1

    Without a doubt Iftin Was The Greatest Somali Band Ever, The Lead Guitar 'Alla Ya arxama' Macalin Abdi, The Greatest Guiatar player in africa,
    Keyboard Sugulle 'Alla Ya axma' Anothet Great Keyboard Player and Composer Macaloow Ma aqaan inu nolyahay iyo inkale, 'I hope he's still alive' Wadaadkeena marna our Greatest singer and the the entertainer the drummer Abdullahi Zulfa 'The Man who change our clubs/Discos' back in the 80s,

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  วันที่ผ่านมา

      Soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay sida aad noo xasuusato runtii intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto aamiin you're welcome

  • @albertorenelletti2751
    @albertorenelletti2751 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan hadda ka hor aan kaga codsaday
    Waad ku mahadsantahay legend Saalax, sidaad codsigeyga uu tix galisay 🙏🏾

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  ปีที่แล้ว

      Alberto soo dhawoow balantu waa muhiim waxaan jeclahay in aan qofkasta ka farxiyo you're welcome

  • @fanole55
    @fanole55 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan xasuustaa 92 ilaa 96 xerada qaxootiga Ifo ee dalka Kenya Alle nagu ammaansaday, Nastoro haygii 8 battery qadka ahaa.

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +3

    GOOB kuula gudbooneeyn
    leed gashaa ana
    Waa i gooysayee

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  3 หลายเดือนก่อน

      Leone meel aysan u qalmin ayeey gashay ana waad I dhaaftay mahadsanid

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +3

    Geeri go'anaa
    Kaaga GABYAA
    Gooniyaan ahayee

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 หลายเดือนก่อน +1

    Good Remembering Iftin Band+Alcuruba Club Friday Night's + Xabiib Sharabi & Zulfa,its hard to back!!!...Mogadisho thanks.

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow waad xasuusata AL URUBA iyo habeenka jimcaha mahadsanid

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 11 หลายเดือนก่อน +2

    sharaabi waxaan ku arki jirey sharqaanka ama xarqaanka Bakar, Via Liberia

  • @farhanwarsame3820
    @farhanwarsame3820 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waa shaqo fiican heysaaan

  • @minkuliminkuli7592
    @minkuliminkuli7592 หลายเดือนก่อน +2

    www maxaan raadiyey gacal been iigu guuriheysi hadaan gartay maxaan ka gaaraa 15 sano ka hor cajal aan ku soo duubtay

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow runtii waqti dheer iyo xasuus aad gashay waa wax loo baahan yahay mahadsanid

  • @daadirqureyshi9768
    @daadirqureyshi9768 2 หลายเดือนก่อน +1

    hadaan gartee maxaan ka gaaraa 🎶
    fanka aan ugu jeclahay ❤inkastoo aan soo gaarin

  • @guhaadhaji7096
    @guhaadhaji7096 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa life music codkana waa natural.berisamaadki dhalinyaradii soo gaartay wey nasiiib badnaayeen.

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  2 หลายเดือนก่อน

      @@guhaadhaji7096 soo dhawoow waa run sabarka aan badino mahadsanid

  • @siyaadahmed8615
    @siyaadahmed8615 10 หลายเดือนก่อน +3

    ALAYAA CIZAK WAXAASAA HEES LAGAA YIRAAH XABIIB WAA FANAANIINTA WAAWEYN EE BANAADIRIGA WALAAHI WAXAAN SOO XUSUUSTAY WAAYIHII NABADA DOWLADII ALAHA U NAXARIISTEE MOHAMED SIYAD BARE NAMA SOO MARI DOONO KAASOO KALE LAAKIIN ALE AKTIISA WAXBA KAMA AHAN ILAAHOW NASII TAAS MID LAMIDA YAARABI

  • @maowyusuf9854
    @maowyusuf9854 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nosoo badii heesahe xaabii sharabii

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  5 หลายเดือนก่อน

      Wali maleys gaarin ee sug weey buuxaan Xabiib ee ii dulqaado mahadsanid

  • @alijama103
    @alijama103 2 หลายเดือนก่อน +1

    Music casriya sida loogu badalo ciyaar hido iyo dhaqana. Waxa barnaamij caalamiya ka sameeyey Ahn Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo BBC Somali ka shaqayn jiray 1980 - 1984. Thanks Saalax

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  2 หลายเดือนก่อน

      Omar soo dhawoow mahrajaan ama bandhig aynu ku sameynay Hargeysa ayaan saylici baa ardayda ciyaareysay aad baa looga helay mahadsanid

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    Garuun geesigii galo
    Waa go'aa
    Gargaar maleh

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  3 หลายเดือนก่อน +1

      Garuun ciyaar ma ahan hadii uu kuugu dhaco Leone mahadsanid

  • @alisowmaxamed8641
    @alisowmaxamed8641 7 หลายเดือนก่อน +1

    Best fanaan xabiib sharaabi hanti qaran waaye

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 ปีที่แล้ว +2

    Shankar,sugule,saalax,sh cabdi,&xabiibyare

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  ปีที่แล้ว

      Waaberi thank you

    • @Farashaash
      @Farashaash วันที่ผ่านมา +1

      Iftin band ma arko xabib kaliah leen ka arkaa... sugule alla ya araxama xiligaan maba noleen sheikh abdi sido kale alla ya arxama xiligaan ma noleen ...

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  วันที่ผ่านมา

      @Farashaash soo dhawoow waan kula joognaa intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto aamiin mahadsanid

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maalmihii wacnaa way soo socdaan.

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  3 หลายเดือนก่อน

      Morgan soo Dhawoow maalmihii wacnaa waa loo noqon hadii EEBBE idmo mahadsanid

    • @guhaadhaji7096
      @guhaadhaji7096 2 หลายเดือนก่อน +1

      Saaxib maalmihii wacnaa waa la Soo dhaafay.

  • @ahmedsharmarke7198
    @ahmedsharmarke7198 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xamar cadeey waa lagu xumeeyee iska sabar

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  6 หลายเดือนก่อน +1

      Ahmed Soo Dhawoow xamar caddeey mininkeena waaye ee aan xumaanta ka ilaalino mahadsanid

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +2

    Gacal been ah ay igu GUURIHEYSEE
    Hadaan gartee
    maxaan ka gaaraa

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Leone soo dhawoow waa jaceyl been aa loo sheegay it's too late mahadsanid

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta iyo akshanka isma lahan

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 หลายเดือนก่อน +1

    They do what thé want i have my kids and im ok

  • @AlikuusAli
    @AlikuusAli 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib🔥🔥🔥

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 ปีที่แล้ว +1

    Jaziira night

  • @cabdirashidaadan3393
    @cabdirashidaadan3393 3 หลายเดือนก่อน +1

    Good a❤

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus iigaara

  • @MaryanmaxamedMaryanmaxam-xv9qn
    @MaryanmaxamedMaryanmaxam-xv9qn หลายเดือนก่อน +1

    😢😢

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    Qof dhan oo masraxii fuulo oo gacanta la soo jiidaayo, abidkeey ma arkin 😂

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    Hadda waxa a laga yaabaa koo bambo wato in uuba dhex fadhiyo meesha 😄😄😄

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  ปีที่แล้ว +2

      Waa dhici kartaa jikaloobe RABIGEEY nama tuso you're welcome

    • @siyaadahmed8615
      @siyaadahmed8615 10 หลายเดือนก่อน +2

      Walahi saxib waa runtaa alaha naga khabto kuwaas wadanka uu ka degi la yahay

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤😂

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +2

    Masraxyada guulwade aa ilaalin jirey ul wato kkkkkk

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa Osman Stage ka waa la ilaalin jiray Mar Mar baa la kulmeysaa qof wax si ka yihiin mahadsanid you're welcome

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    Mmmmmm

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku qoslay xariifkaan gacanta ka qabtay oo uu iska fujinaayo 😂

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  3 หลายเดือนก่อน

      Leone stage marka aad saaran tahay ciyaar ma aha waayo waxkasto aad la kulmeysaa mahadsanid