Waraysi Xaasaasiya Xirsi iyo Buuggiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #XIRSI #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 694

  • @wazgoin6926
    @wazgoin6926 5 ปีที่แล้ว +3

    Xirsi waa fariid waa halyay. Anigu kulmiye ayaan support gareeyaa laakiin anigu xirsi waan jecelahayi waa halyay.

  • @rashidmohamed866
    @rashidmohamed866 5 ปีที่แล้ว +109

    Walaalayaal qolbaan ku xidhanahay walhi ilaa saaka albaabka maan gaadhin ee like igaga farxiya idinkaa xornimo haystee

    • @idirisshire277
      @idirisshire277 5 ปีที่แล้ว +6

      Bizinke ma jeel ogadenbad 4G ku isticmali calooshad ihurize mxaa kgudhcy

    • @cilmijamacnuux4690
      @cilmijamacnuux4690 5 ปีที่แล้ว +4

      nacal shaklak nacal dhabalak telka inlagaa qaday ahayd indha beel like bartaad tahaye

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 5 ปีที่แล้ว +2

      ma kugu xidhay ma wax bd kufsatay

    • @axmedadan4546
      @axmedadan4546 5 ปีที่แล้ว +1

      Like maxay kuu taraysaa markaa aan kuugu dhufanee qolka makaa saaraysaa

    • @xirsixoogwayne5170
      @xirsixoogwayne5170 5 ปีที่แล้ว +1

      Rashid Mohamed psjznzlcnsowkaZzzNgyutrewxvnvkbvhñ

  • @wazgoin6926
    @wazgoin6926 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani waa libaax. Mashalah mashalah hoyadii nin adag ayay dhashayi viva xirsi haji

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh665 5 ปีที่แล้ว +4

    Walhi xirsi sifiican Ayuu u hadlay💖🏃‍♂️

  • @muktarabdirisak2819
    @muktarabdirisak2819 5 ปีที่แล้ว

    Wallahi billaahi waaa geeesi Ninkii xirsi dhaliilaya waxuuuna waxba ka ogayn amaba ka maqan aqliga odhanaya I fahan kadib wax iga waydiii. Waad u qalantaaa wallleee in lagugu maamuuuso xilka ugu sareeya wadanka

  • @hamzekaise6917
    @hamzekaise6917 5 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah Hogaamiye Mr.Hersi Ali H. Hassan waa halyay geesi kulaha maan Bakhaar furto hadaanan han lahayn wiil waalal dhaafay Alle talada dalka haw fududeeyo Aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin. ( Xirsi diiidoow dilaac )dadkiinan dhegta qudha wax ka maqlaya ee handaraaban Alle Haydin soo hadeeyo Muuse Handaraab godkiisay biyo ugu galeen .
    viva Xirsi .

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 5 ปีที่แล้ว

      Siilaanyo muxu ku caayayaa musharaxnimadii kulmiye ayu muuse ka siiyey marku waddani tagayna hadana muuse ayaa laad la dhacay imikana wa lala dhacayaa

  • @hamzamuhumed4516
    @hamzamuhumed4516 5 ปีที่แล้ว +2

    Xirsiyoow anaga waxba kolba sidaad doontu hanoogu sharaxin
    Alx buugiiba suuqa ayuu yaala sidaad wax uqortayna waa lagula xisaatami doona

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Saxiix boodhbuu isukeen marinara gudaafka

  • @myusuf5815
    @myusuf5815 5 ปีที่แล้ว +1

    Great man
    .best of luck

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan 5 ปีที่แล้ว

    Anigu xirsi waan tageera se waxaan uga tageero badanahay madaxweyneheegi AXMED MAXAMUUD SILAANYO alle ha daaye

  • @timacade5638
    @timacade5638 5 ปีที่แล้ว

    Xirsi mantan bartay inu nin caqli badan wlhi...intana hawl karnimadiisiba ugu darsan..... hogamiyaha ruuxiga hore u soco.

  • @mukhtaardhuux6300
    @mukhtaardhuux6300 5 ปีที่แล้ว +2

    5years ayuu dalka xukumaayey masha allah

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 3 ปีที่แล้ว

    Ahmed siilanyo geesi somaliyeed oo wax u yahayba aan laqariinkariin siilanyo nin aan geesinimadiisa cid qariinkartaa majirto lkn hore ayaa lodhahay nin aan xishoon dagaal xelikamahayso siilanyo cid kawaarta umabahnaa oo tariikhad kawartaye lkn taan waxay iftiimisay inlagafirsado dadka wax lagu aamin iyo kuwaa aan wax lagu aamiin

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 5 ปีที่แล้ว +55

    Qofkii si fiican u fekerayaa arinkan uu ka hadlay ee xasuus dhaca Siilanyo maaha wax cay iyo ceeb midna loo arko

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว

      rayte haa wllo maaha silaanyona inuu xanuusaxay 2008 saga oon xilba qaban ayaa loo sheegay in uu maskaxda waxka qabo kadib ayuu galay olalaha saga on wax badan qabin waana kii ku guulaystay 2010 markaa uukasii dari karaa 2sano ka dib waanay dhicikartaa inuu kasii daro markaa hadalka yaanoa buunbuunin nio 🤔🤔

    • @dayaxnuuray2202
      @dayaxnuuray2202 5 ปีที่แล้ว

      War ninkan Xirsi wuxuu ka tagay in uu sheego,sheekadii ay isaga 4 tii nin ee la odhan jiray madhacayaashu ay ku tashadeen in iyagu wadanka mamulaan. Ooy u diideen in Saylici la dhiibo talada dalka.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 5 ปีที่แล้ว

      @@asmachanel5744 halkeed fadhiday jaahiladyahay markaa yaase medical recordkiisa ku tusay

  • @liibaancawaale6600
    @liibaancawaale6600 5 ปีที่แล้ว +2

    Ex Wasiir Xirsi waa qof hal abuur la yimid oo leh awood is difaacid oo macquul ah. Dadka buugiisa haysta waa labba qof uun: mid aan buuga akhrin iyo mid aan jeclayn shaqsiyadiisa.

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 5 ปีที่แล้ว +3

    Xirsi Aftahanimada ayuu dheer Yahay siyaasiinta kale Su’aal Walba jawaabteeda kama Ayuu Keenaya

  • @abdisalamrageh6665
    @abdisalamrageh6665 5 ปีที่แล้ว +1

    Xirsi cali x. xasan waxan qabaa inuu sharaxaad lagu qanci karo bixiyey ninkay meeli bugtana isagay balbashaaye sheekadan dadka wareejinaya waa handaraab iyo ciyaalkiisii

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 5 ปีที่แล้ว

    Waa weriye jilicsan oo aan aqoon lahayn.war aduunka oodhan siyaasiyuuntu markay xilka kat-agaan boogaag bay qoraan boogana wax ceeba ah kumuu qorin ee wuxuu arkayey uun buu qoraye sifiican ninka u warayso oo qod qod si aad siro uusan buuga ku qorin haku mashquulin siilaanyo iyo islaantiisoo.

  • @cabaasciiseninalle9153
    @cabaasciiseninalle9153 5 ปีที่แล้ว

    Wali buugu imuu soo gaadhin markuu isoo gaadho ayaan ka hadli insha alaah

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 5 ปีที่แล้ว +1

    Nolow ader qali nolow weriyaha na waxan u shegayaa xususta ku meresanaya inu hore u socdo

  • @suldaandurcarbeed2203
    @suldaandurcarbeed2203 5 ปีที่แล้ว +15

    Xirsi waa nin hal adeyg leh dadkeenan somalidu waa cawaan miidhan ninkan taarikhdii iyo dhacdooyinkii somarey ayu ka hadlaya . Maxa lagu heysta hadii runta la sheego miya la xanaaqaya.

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 5 ปีที่แล้ว +1

      Haaaye haaye waa adeeree melahaa uga soo qayqayli

    • @suldaandurcarbeed2203
      @suldaandurcarbeed2203 5 ปีที่แล้ว +1

      @@logannnnnn930 waar anagu ninkan isku qabiil maba nihin adeer adey qabyaladi qalbiga kaaga jirtaaye. Anuu wuxuunban sheegey inu runta ka hadley.

    • @suldaandurcarbeed2203
      @suldaandurcarbeed2203 5 ปีที่แล้ว +1

      @Calafdoon Channel siilanyo in wax laga sheega ma wax weynba. Miyaanu aheen qof bini aadam ah oo umad dhan xil u qabtey.
      Anuu wax wax qaldan uma arko wuxuu qorey

  • @kadaramed6150
    @kadaramed6150 5 ปีที่แล้ว +25

    Waa Libax fakarkiisu ka horeeyo kuwa siaasiyiinta isku sheega somaliland dhamaantood.
    I am from Gabiley, I would vote For Hirsi as the next Somaliland president.

    • @alhudaonlineacademy5474
      @alhudaonlineacademy5474 5 ปีที่แล้ว

      Hus

    • @hibaaqnur1436
      @hibaaqnur1436 5 ปีที่แล้ว

      Hirsi trolls are ignorant just like him 0-IQ

    • @aminaab8733
      @aminaab8733 5 ปีที่แล้ว

      Markaa ma jeegaanu ha socoto ayaad na leedahay?

    • @kadaramed6150
      @kadaramed6150 5 ปีที่แล้ว

      Anuu hore aqoondheeraada umaan laheyn markaa kaliya aragtideydu waxey ku saleysantahey wareysigan.
      Waa Nasiib Daro weyn inaan. Wax walba diirada qabiilka ku cabiro.

  • @hanahussein4655
    @hanahussein4655 5 ปีที่แล้ว

    Waa ka xumahay in weriye yaroo bilaa khibrada oo aan xog badan kahayn buuga waraysigii u horeeyey ka qaado xirsi xaaji xassan oo lagu yaqaano aftahanimo ..wuxuu u baahnaa in weriya wayn oo buuga xaashad xaashad u soo akhriyey soona fahmay uu waraysi la yeesho

  • @salam405
    @salam405 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan ugu hambaliyeynayaa hogaamiyaha buuga uu qoray

  • @nimcaandagaal8273
    @nimcaandagaal8273 5 ปีที่แล้ว

    Wariye xasan galaydh waan ku amaanayaa sida uu u waraystay sxb hanbalyo xirsi waxa wajigiisa ka muuqata cadho badan

  • @jamamohamedhassan1982
    @jamamohamedhassan1982 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaani waa hoggaamiye wanaagsan walle kana duwan kuwaan u baranay horay u soco mudane ilaa madaxwayne illeen meesha bariis uma imaan e

  • @ahmedfaysal9249
    @ahmedfaysal9249 5 ปีที่แล้ว +2

    Habar lovey xirsi silaanyo waxba uumu dhimin xasuus guurkuna waa wax jira ee ceeb maaha arinkiinu ma siyaasadii silaanyaad ka gaalowdaybaa viva xirsi

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 5 ปีที่แล้ว

    Hogaamiye xirsi Illahay haku Sharfay

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 5 ปีที่แล้ว

    Waa ku racsa Nahay buug wayo madax da American ah waye qoraal 💖 aniga ba oo 26 ah mar mar maa xasuusto wax baa mashqul iku badan

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 5 ปีที่แล้ว

    aabihiin janad lageeye ninku waa nin wangsan mr xirsi cali

  • @abdifataahmoha5900
    @abdifataahmoha5900 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala garacsanaa!! Ninkan xirsi xata haduu somaliland oo dhan jiritaankeeda ka hor yimaado isagoo hargaysa dhex jooga waa kii af Somali kaga baxa😅Xirsi gacan baan kuu taagee waxan rajaynaya hogamiye in siyaasadu Ina kulmiso insha allah.

  • @abdirisakmohammed7942
    @abdirisakmohammed7942 5 ปีที่แล้ว

    xanuunku maceeba subhanallah umadi muslimiinta ahayd waxa lagu mashquuliyay wax yaroon waxba siqodnayn siilanyo wa human being hadu xanuusanday uu waliba isagu isku qiray inu xanuustay maaha wax labuunbuniyo ninkan qalad malaha hadu buugisa kusheegay nin taariikh nololeedkisa kashekenaya khaasatay xiligi uu xilka hayay wa khasab inu kasheekeyo maxadwaynihiisi uu waliba xilka uhayay hadu xuman ujeedo wakhtiga ay arinta cafimaad taagnayd ayuu so bandhigi laha waxay ila tahay waxyabaha yare simple ka ahe dadku wakhtigooda kuluminayaan iney wax udhaama qaban karaan wsc

  • @aesomtech
    @aesomtech 5 ปีที่แล้ว +1

    Reer baadiye qoraal bartay kana kow ka ah , qofka xasuustisu haday hoos u dhacday wax buug lagu qoro maaha. Lkn waa xasuus durid ah oo cadayn u ah shikigii waynaa ee laga qabay wakhtigii siilanyo caafimadkisa, shikigaas waxaa maalin walba laga diyaarin jiray warar ku saabsan in xirsi iyo xaaska siilanyo wadanka ka taliyaan

  • @hormuudkagayiga2802
    @hormuudkagayiga2802 5 ปีที่แล้ว +1

    halyeyga siyaasiga qarniga ee somaliland ukacay xirsi cali x xasan alle cimriga iyo caafimaafkaba hakuu dheero h

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 5 ปีที่แล้ว +2

    Xirsi Gaab Xariif Tuulo!!!!
    Like Boowe somaliland Baa Laga Helaa Rerr Tuuleed !!!

  • @inaxiixle2363
    @inaxiixle2363 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Walleee Laysma Caasiyee Ninkani Waaa Nin Adayg Aan Gabban E Dadkeennaa Eed Iyo Cajarafayn Baddan Siilaanyana Ceeb Kama Sheegin

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 5 ปีที่แล้ว +9

    Hogaamiye xirsi waa iga qosliey kulahaa
    Ma bariis iyo baasto ayaanu beeraynaa
    Waaa siyaasade hhhhhh

  • @mohahal-door6630
    @mohahal-door6630 5 ปีที่แล้ว +19

    Daawadaha ugu horeyaa waa aniga caawa like isaara somali Maxamed bakhal nimo iska dhaafa

  • @Badwi1114
    @Badwi1114 5 ปีที่แล้ว +2

    Xirsi inuu maskax badanyahay inta igu raacsan like igu boobsiiya

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 5 ปีที่แล้ว +9

    waan ku wataa anu Xirsi Hogamiye Ruuxiya

  • @mohamedmuse690
    @mohamedmuse690 5 ปีที่แล้ว +8

    War isaaqow kii waxqoraba maxuu u caytamaa guribaqwaaqo waan ogayn waa tuu caayay hablaha ciidagale. Iyo sayid maxamed xirsi. Asna waxuu buugisa ku caayay mudane maxwayne siilanyo

  • @mohamedrashid1973
    @mohamedrashid1973 5 ปีที่แล้ว

    waan habalyaynaa hoganiye lakiin qudha ayaan wax loowada arkaynin waxan ignahay in dunida tarkhda anay ahayn mid laga been qoro waana laga sheekeeyaa dawldaha waxayalihii mudadii xilka ayhaeen haday tahay mid qoys iyo mid siyasaded iyo mid ciidanba waxii qalad ahaa ama caqbado ahaa ama dawalad ku keenay hoos udhac mamul xumo in waxa yabiihi kahorymi.waa tariikh wana sax ceebna maha inuu nin wani xanuuato dabeed xika umada uu usoo badhigo

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 5 ปีที่แล้ว

    Hogamiye xirsi hore usoco dadka xanafta iyo xiqdiga wada....tii muse bixi ayay kuqarinayan odhahda aadkatiri silaanyo

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 5 ปีที่แล้ว +2

    HOGAAMIYE HIRSI Madaxweynaha mustaqbalka somaliland

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 5 ปีที่แล้ว

    Ilmaaderayal aynu run isku sheegno,
    Waxa xusuus luminayaa waa xaaraanta, iska cuna intaan idiin soo socdo waan idin gumadayaye

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 5 ปีที่แล้ว +5

    Hogaamiye Xirsi Buugiisa wuxuu ka iloobay ama Hoos martay Saddex arin oo Muhiimah oo ahayd in uu ku xuso buugiisa laakiin ma garanayo wuxuu ugu dhiiran waayey sida xusuusta Madaxweyne Siiraanyo uu ugu tiiqtiiqsaday, saddexda arin waxa weeye hadaydaan Ogayn.
    1- Xisbiga Wadani waxaa heshiis ku galay in ay dhistaan Xisbiga saddex nin oo markaa Dawlada Siiraanyo awood ku lahaa in ay Mustaqbalkooda halkaa ka shidayaan , Waxayna kala ahaayeen , GUDDOOMIYIHII BAARLAMAANKA C/CIRO oo isaga loogu wan qalay in uu sii hogaamiye xisbiga wadani Tobanka sano ee hore .
    2- WASIIRKII MADAXTOOYADA XIRSI GAAB oo dabada ka riixayey xisbiga Wadani booskana ka saaray GABOOSE (Sahan) oo soo bixi lahaa ka dib markuu wax isdaba mariyey.
    3- WASIIRKII ARIMAHA GUDAHA MR DUUR oo isagu aan la gaban u ololaynta xisbiga wadani isagoo wasiir ah , waana sababta markii danbe xilka looga qaaday.
    'Arinka labaad;-
    2- XIRSI MUUSAN KU QORIN BUUGIISA GURIGA SHACABKA EE UU DEGEN YAHAY EE UU ISAGU GACANTIISA KU SAXEEXDAY ISAGOO AWOODA MADAXWEYNAHA ISTICMAALAYA.
    Arinka saddexaad :-
    3- Marka uu leeyahay xasuustii baa ka luntay mADAXWEYNAHA ee Madaxweynuhu damcay in uu shacabkiisa Milgihii ay ka mudnaayeen in u soo celiyo OO YIDHAA WAAN IS CASILAYAA MAADAAMA ARINKANI IGU SOO BOODAY , MAXAY TAHAYSABABTA XIRSI , INA XAASHI IYO AAMINO UGU QANCIYEEN IN AANU ISCASILAN , saw arinku maaha in ay awoodiisii isticmaalaan oo iyagoo wasiira wasiiro kale eryaan kuwa cusbna magacaabaan ?
    ANIGU WAXAN SOO JEEDIN LAAHAA WAXII HANITI GUUD EE TODOBADAA SANO LA LUNSADAY IN DIB LOO SOO CELIYO ILEYN SAXEEXII MADAXWEYNE SIIRAANYO WAA LA KOOBI GAREEYEE.

  • @robleabdillahi5571
    @robleabdillahi5571 5 ปีที่แล้ว +1

    بسم الله الرحمن الرحيم
    بخصوص كتاب الذي كتبه وزير قصر الرئاسة السابق معالي السيد حرسي حاجي علي
    الكتاب (من البادية الى قصر الرئاسة )
    كتاب جميل وأحداث التي مرة بها من أحداث
    هذا كل ما في الأمر
    والله أنا أنصح كل وزير يمر في هذا المنصب
    أن يكتب اذا ما كتب كتاب على الأقل عدة صفحات
    وأنا أقول السيد حرسي ان دل علي شيء
    انما تدل علي الشهامة التي كتب فيها هذا الكتاب
    مع الشكر والتقدير لسيد حرسي حاجي علي

  • @HRU20209
    @HRU20209 5 ปีที่แล้ว +2

    WAA ILBAXNIMO SIYAASADEED ARINKAAS XIRSI KU TALAABSADEY WAANA SHAQSIGII SOMALIYEED EE ARINKAAS CIDI UGA HOREYN.
    SIYAASIYIIN KALENA WAYNU SUGEYNAA INEY SIDOO KALE U DHIIRADAAN ..
    HAMBALYO MUDANE XIRSI CALI XAAJI XASAN.

  • @qosolxikmad4466
    @qosolxikmad4466 5 ปีที่แล้ว +1

    Bahada horn cable maahayn inaad wariye galaydh waraysigaa u dhiibtaan mxamed ilig ayaa kusoo baxayey, xasan xirsibaaba xidhxidhay.

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 5 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu jilic sanaa

  • @munitahashi2824
    @munitahashi2824 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin Adag Kulahaa Maan Bakhaar furto 😂😂😂

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadkeena horta maxaa kasiya war xirsi waxbeena ah muu sheegindee runta ku nac ama ku jeclow waa hogaamiye ruuxiye Haddey qabiil qabiil aad ka dhigtaana cidna kama xigto (Siiranyo) ee ma xaqqa ha qariyo ayaad leedihiin? War isla yaaba nimanyow Dhalinta qalinleyea ah ee waxbaratey waxaan leeyahay maanka aanu ka xorowno 2018 baa la marayaye

  • @cabdidherecali8060
    @cabdidherecali8060 5 ปีที่แล้ว

    xirsi cali xaji xasan anigu waxaan u arkaa inuu si asluubaysan oo aqoomaysan ugu hadlay wax dhaliilina aysan ku jiran runta kashegayba

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi 5 ปีที่แล้ว

    Xirsiyo xusuusta waa! wax bakhtiyay

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว

    wuxuu u hadlay si ay aqooni ka muuqato ALLAAH ha xafido xirsi

  • @hotmanburcochannel1548
    @hotmanburcochannel1548 5 ปีที่แล้ว

    anigoon inanka wariyaha ahna niyadcjabinayn dadka lama niyad jabiye lkn xasangalaydh waa team silanyo waaalaga dhex hadlaya waliba aaadbalooga dhexhadlayawaayo waxad ku garanaysa hal sual ayuu 30 daqiiqo kucel celinayay oo uu cafimadka silanyo kaga hadlayay hasanow dhan haka rarnaane caadi uwarayso dadka a
    xirsi waa libaax adeer isasoo sharax wankucodayn insha allah

  • @sahraibrahim1472
    @sahraibrahim1472 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu hambalyo waxan leyahay weriye xasan galaydh oo ah weriye mustaqbal fiican leh

  • @kaamilcabdidhaga-caleen5887
    @kaamilcabdidhaga-caleen5887 5 ปีที่แล้ว

    Isagoo ku faanaya waxqabad kii silaanyo hore u aragnee mantana anaa sii xasuusin jiray ayuu yidhi wafdiga u imanaaya iyo waxay kala hadlayaan waxanu u turjumtay silanyo waxba muu qabane anaa qabtay horumarkii xisbiga kulmiye ee uu garwadenka ka aahaa waa yaab

  • @sahraapdi298
    @sahraapdi298 5 ปีที่แล้ว +1

    Xiirsi waa geesi cimriga jir oo joog

  • @abdirizakhuriye
    @abdirizakhuriye 5 ปีที่แล้ว +3

    Aygaaga naaxi ha ku cunee wa mahmaah carabiya waana xirsi oo kale

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +17

    HCTV 🙏ALJAZIIRADA GEESKA

  • @drmowlidahmed261
    @drmowlidahmed261 5 ปีที่แล้ว +18

    Soomaalidu waa sunta hargaha ,hadii wax laga qariyo inay ogaadaan ayay rabaan marka loo sheego waxa jirayna oo daacad loo hadlana maxaad u daacad hadashay ayay odhanayaan ,mid kaliya ayaan odhan lahaa wuu ku qaldamay dhinaca faafinta xaaldii madaxwaynuhu ku jiray ee xaga caafimaadka taasna ninkani mahaa dhakhtar garanaya healthy privacy oo ah ilaalinta sirta bukaanka taas oo dul saran dhakhtarka tahayna inaanu cid kale u sheegin cidna ma odhan karto dhakhtar ayaad ahayde maxaad bukaanka kuu yimi xaaladiisa caafimaad u faafisay walaw waxa uu sheegayna ay tahay uun xasuustoo hoos u dhacday qof kastoo idinka mid ahna xasuustiisu hoos way u dhici kartaa qofku haduuba lixdan gaadhana iskadaa xasuuse caafimaadkiisa kale ayay calaamad su'aal wada saarmaysaa oo ay noqonaysaa in dhinacwalba loo baadho loona daryeelo macadalaa waaba 80 jir .markaa hadii hogaamiye Xirsi si loo dhaleeceeyo la garan waayay oo uu isagu fursad idin siiyay ka faaidaysta isaga ayaydin waxu taraysaan idinkoo moodaya inaad wax yeelaysaan ,buugiisana si fiican ayaaba loo sii iibsanayaa sida qof kastaa isleeyahay bal waxa ku qoran gunteeda soo taabo .
    Fiiro gaar ah : anigu taageero gaar ah uma hayo Xirsi isku reerna ma nin Isaaqnimo waxaan ka ahayna ma wadaagno :) lakiin waxa iisoo baxday madaamuu wax bayaamiyay muhmal ku jiray inuu yahay nin is huba xumaan iyo wax isdaba marina ka saliim ah waayo ninka og inuu wax qaribay buug inuu qoro iska daaye inuu dadka is xasuusiyo ayuu ka taxa diraa si aan loo xasuusan waxa uu dhacay ama kuwii uu dhibatada u gaystayna doogtu ugu soo kicin .tusaale hadaan wado maro oo intaan wadadaa kuwii jiray wax dhacay ,dad sii laayay,aduunyo sii kharibay markaan gaadho halkaan u socday lagama yaabo inaan waxaan so sameeyay wax ka qoro si ay jiil ka jiil u akhristaan ,lakiin hadaan ogahay inaan wax fiican sameeyay intaan wadadaa kusii jiray anoo ku faraxsan waxaan sameeyay ayaan ka qorayaa buug iyo kumanaan kaleba waana sababta ay ila tahay inuu hogaamiye Xirsi u qoray buugan isagoo ku faraxsan waxa uu sameeyay iyo guusha uu ka gaadhay nolosha .

    • @hibaaqnur1436
      @hibaaqnur1436 5 ปีที่แล้ว

      Wow just wow. Dr. Mowlid you don't have to be a Dr. To know right from wrong brother

  • @Degan-n7v
    @Degan-n7v 5 ปีที่แล้ว

    Ayeeyday ayey isku da'a yihiin siilanyo xasusteeduna hoosbay uyara dhacday taasina ceeb ma ahan da'a Oo waynata iyo stresko qofka ku bata ayaa sababa madaxwaynaha wax ceeba kama uusan sheegin xirsi wixii wax qodqodayee xuman ka baadhaya hadalkiisaw 😁🤗🤗🤗

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax ceeba maaha in xasuusta madaxweynaha hoos u dhacdey wax dhaliil loga dhigi karo xirsi cali xaaji xirsi

  • @jabacjabac9467
    @jabacjabac9467 5 ปีที่แล้ว

    *Allow Yaa zoonoleeYa axmed cowke Hanoo waraysto xirsi waal*

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 5 ปีที่แล้ว +2

    Xirsi waa balaayo 😂😂😂

  • @maryancabdiqadir1450
    @maryancabdiqadir1450 5 ปีที่แล้ว

    Xirsi waa siyaasi miisaan wayn maantaan bartay waa dowlad yaqan

  • @halyeeyqaran3236
    @halyeeyqaran3236 5 ปีที่แล้ว +1

    Xirsi nin adag wax badana og markasta garabkaaga ayaan ahay

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 5 ปีที่แล้ว +1

    Is xulafaysigii habar jeclo
    Waa bur buraysaa

  • @sharmarkedadan1728
    @sharmarkedadan1728 5 ปีที่แล้ว +2

    Afku shalay ku amaaneyey ayuu maanta ku caayayaa silaanyo reer miyi weey kani dhab ah

  • @drabdillahisaid17
    @drabdillahisaid17 5 ปีที่แล้ว +1

    34:15 low profile journalist

  • @soomaalidaqarniga2193
    @soomaalidaqarniga2193 5 ปีที่แล้ว

    Xirsi xaaji wax dhab ah ayuu ka hadlayaa caqligu ha shaqeeyo

  • @Sheekadena
    @Sheekadena 5 ปีที่แล้ว +2

    Runta ayaan Ku Taagera Xirsi Nin rageed
    Buugagana Waan Soo dhawaynaynaa Maadama aad Wax Cuzub Soo Kordhisay
    Cidii Khalad Ka Fahantana Iyagay Utaal

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do 3 หลายเดือนก่อน

    Buugu waa buug qurux badan

  • @hussainomar1994
    @hussainomar1994 5 ปีที่แล้ว +1

    Xirsi wlaaahi waa gudomiye dhaba dalkana kalin weyn ugu jira nolow hogamiye

  • @abdirahiimali6974
    @abdirahiimali6974 5 ปีที่แล้ว

    KA GURI BARWAAQO IN UU WARAYSI KALAYEESHO AYAA FIICNAAL LAHAYD

  • @adkow6784
    @adkow6784 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin rer buhdle maqlay siilaanyo bilaa xasuus ayuu ahaa. kulahaa oo dagaalkii kalshaale ee dadka badan ku dhinteen ma islaanta siilaanyo ayaanu Kula jirnay

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fowsiamohamed8294
    @fowsiamohamed8294 5 ปีที่แล้ว

    Buuga maan akhrin laakiin waxa igaga filan su'aashii ugu horeysey ee la weydiiyey ee uu yidhi Siilaanyo markuu wax yar ayuu hayey xukunka ayey xusuustii ka luntey. Taasi waxay cadeyneysaa in aanu Siilaanyo wadanka xukumey ee dad kale oo isagu iyo Amina Waris ka mid yihiin ay wadanka xukumayeen

  • @samirahazzan578
    @samirahazzan578 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah balanki Xirsi laftigisan Caadi ahayn

  • @msshanaan7678
    @msshanaan7678 5 ปีที่แล้ว

    Waar ninki galaydh igawale geedba lagu xidhay .😂😂inti ila aragta liketa

  • @mukharcabdi7282
    @mukharcabdi7282 5 ปีที่แล้ว

    Somaliyey laba kala saara xirsi imika wuxu leyahay buugani waa xasuus qorkayga kolay idinkuna sidan filayo wad lediin xasus qor markaa markad xasus qor qorayso wx kasta wad qoranayasa farxad.murugo.guul.guuldaro
    Markaa taarikhba maaha buuganiye waa xasuus qorkiisa

  • @mohamoudali8652
    @mohamoudali8652 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani audit iyo baadhis hallageliyo intii uu maamulayay hay'adda waddooyinka iyo dhismaha waddada ceerigaabo ee lacagta badan uu kagasoo urursaday gudaha iyo dibedda iyo dahabka haweenka

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 5 ปีที่แล้ว

    subxanallah ciirti dhame aya caydiisa yaqaana madaxweynihi so shaacsaray ee shacabka somaliland baray ayu ugu abaal guday waxan kaqaban. Dee Dahabshiilna buug cay ah uso qor ilayn waxba maad rebane

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 5 ปีที่แล้ว

    Buuga magacaa ka qaldamaye wuxuu ahaa "madaxtooyada ilaa wadani"...

  • @hia3050
    @hia3050 5 ปีที่แล้ว +3

    20 million ina aw saed iyo 5 million ina jirda ka qiimo badan xirsi💪👏

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 5 ปีที่แล้ว

      Xirsi nacaybka muusaa wadani la galay cuqdaday ku heshiiyeen beenaale bilaa abaala 5 1/2 ayuu sidii curri rabaayada cagaha siilaanyo ku meeraysanay hadiiba ay jirto oo siilaanyo allah hadaayee sidaa u bukay oo 5 tiisii sanadood iyo labadii loo kordhiyay 7 sanadoo wadanka aanay balaayo ka dhicin nabadgalyadu taam ahayd doorasho la galay mashaariicda uu maanta dhaliilayo uu ka muraaradilaacsan yabay xirsi kurtin nikaar inaanu ku faani karin oonu sheegan karin wadadii ceerigaabo ee uu ku faanayay isagu intaasba haday hirgashay siilaanyoo "bilaa xasuus ah" walee waa awliyo siilaanyo dee markaa waaba qof qof ka tagay inkaartan gaaban bagga ayuu is kashifay hadii ay runtii tahay ha soo celiyo gurigii dawlada ee uu lahaa madaxwaynaa ii saxeexay ilayn waakan leh waxba muu ogayne DOQONI XADHKAHA LAGU XIDBXIDHAYAY XUSULADA KU SIDATAA gurigaa ha laga bilaabo

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 5 ปีที่แล้ว +5

    Siilaanyo sharaftiisaad sheegtay lkn adigaa istoogtay xirsi gaab

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas4742 5 ปีที่แล้ว

    Xirsi hooyadaa was reer miyi reer miyi dhaley. Viva Siilaanyo.

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 5 ปีที่แล้ว

    Wallahi adban xiirsi uga yaabay aderki o wayel ah ayu illahay xanunka u ku keenay ayu bulshada uga shekaynaya illahay wax u yidhi ruxi ruux kale ceebtisa astura illaya aya isagana ceebtisa astura silanyo wa aderka abalkisi madan gudin nin yohow xiisho anigu silanyo waxba isuma nihin lakin wan kaxumaday

  • @somricatv5761
    @somricatv5761 5 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore Xirsi wxbadan muu sheegin oo wxka muuqda inuu wxbadan qariyay, takale wariye fiican oo wxbadan waydiiyay muu haysan waliba wariyaha isagaaba Ka xoog waynaaday xirsi dhanka hadalka. Digniin mardanbe ha la waraysto xirsi oo yaan loo dhiibin ninkan wariyaha ah.

  • @hilmihabib8064
    @hilmihabib8064 5 ปีที่แล้ว +34

    SiiLaanYo Xasuustiisu HadaY Hoos UdhacdaY
    8 sanno Ma Xaliimo waris AYAA kataLinaYsaY AYAAD NaLeedaHaY???
    XiRsi Waa Madaxa InDha aDaYGa

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว

      Ha aNinkan Run iyo waxii uu Arkay ayuu Qorey . marnaba Danbi maaha Qofkastaa wuu maqlayay waana dhab.

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว

      Hilmi Habib 2008 waakii dhacay ee jabay siilaanyo waatiii uk loo qaaday markaas ayaa loo sheegay in uuu wax qabo dhinaca xasuusta ah saga oon xilba inoo qaban 2010 kiina waakii qabsaday dalka ninkana wax badan oo aynan ogayn buu ogyahy xanuunkaasna waa lawada ogaa silaanyo
      Haaa 3 dii sano ee dambe sagu talo dalka inoomu hayn ee marwada iyo hirsi iyo wiilka ay sodohda utahy ayaa waday waanaynu wada ogayd xataa waatii siilaanyo looyeedhay eela lahaa wadanka maxay dadkani uga talinayaan sagoo tabcaan ah anay way marwadu markuu yiri waan is casilayaa siilanyo waatii ka xumaatay yada oo is lahayd ninkaaga ceeboobi malaha waa inta dumar nimee xanuunka ilaahybaa keena lkn inuuxanuusanayay cidkastaa wey ogtahy wll hirsina inta uu amaanay ee uu raganimada siilaanyo sheegaybaa ka badan intay uu sheegay xanuunkiisa yada oo lawada ogaa xanuunka ayuunbu hadana cadeeyay

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว +1

      waa runtii walahi

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว

      @@asmachanel5744 Miyaad Xasuusata Weedhii uu Lahaa Markuu Jabay Ceebay Tacaal.KKk. Hersi Siilaanyo muu Maagin waxii uu arkay ayuu sheegay. waana Taariikh. Dad ku inay war Waraan waawax caadi ah.Qabyaal iyo Kala fogayn waa Ex Kulmiye Kuwii Dadka Boobay inay is Leefaan sida ....

    • @AliAhmed-ki6if
      @AliAhmed-ki6if 5 ปีที่แล้ว

      Dadka ree somaliland maha abaalo loowayaal.abaal iyo wanaag ayay uhayaan uhayaan madaxwaynayaashii wadanka somaray: sida C/raxmaan tuur,maxamed xajir Ibrahim cigaal ,daahir riyaale kaahim, axmed siyranyo , mudane muuse biixi cabdi. Adiga hadaba xirsiyaw waxa aan kuu sheegayaa abaar waxa uu kugu dhacay,malintii aad amarka madaxwayna kasohorjeedsatay ee ahaa in aad adiga iyo wasiiraduba in ad muuse biixi aad kudaba fayshaan,lakiin waad garanwayday,Doqoni meel laga qaniinay mataqaano

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 5 ปีที่แล้ว +1

    xirsi ali xasan sxb buugani runtii sharaftaada hoos buu u dhigey

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 5 ปีที่แล้ว +1

    Cirro : Walaahi Inaan Ku Feedhi Sidii Baashe Haddi Aad Wax Iga Qorto Bal Wakaase Qor
    Xirsi : Abti Habaqan Dhagtaan Kuugu Sheegi Haddii Aan Rabo Inaan wax Kaa qoro

  • @ahmedabdiwahab9366
    @ahmedabdiwahab9366 5 ปีที่แล้ว +3

    dadka somaliyed NEGATIVE-ka aya ku baddan, aderayaal ninkan wixi khalad ad ku haysan so daaya!

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +1

    habar jeclo hantidi qaranaka ha loo doonto ama xasus ha ka tagto ama ha hurde xoolihi umada noo soo shuba

  • @naasirawdaahir9147
    @naasirawdaahir9147 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheekadii ina nuur fadale oo kale
    Lag ninkii uqalabay dishaa liida doqoneede

  • @mubarakaideed7682
    @mubarakaideed7682 5 ปีที่แล้ว

    Cidii caqliga liHi arinkan way fahmayan
    Cidii kaleNa siilanyo haku wareegaan

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 5 ปีที่แล้ว

    Hero weeye xirsi

  • @abdis70
    @abdis70 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaasaa dalka Taladiisu ay ka go'nayd. Reer miyigii buugga qoray , kadibna fariintii Qoraalkiisa fahamkeedu ku adkaaday - that is why gaaladu u yidhaahdaan " Little knowledge is too dangerous !". Bal si fiican u dhegayso dooda Xirsi iyo inaanu ahayn intellectual of critical thinking. Xanuunka Siilaanyo CID waliba wey ogayd. Wuxuu buugga ku taageeray arrintaas" Xasuusta qofku goormay hoos u dhacdaa- markuu asaasaqo- Alzheimer's disease. Xasuusta iyo inuu qofku wax iloobo waa kala gaar. Waxa uu cadeeyay inaanu Siilaanyo dalka xukumayn oo uu rabay inuu iscasilo ee ay reerkiisu meesha ku hayeen oo horaba loo tuhunsanaa. What else !?Geel jire wuu gabyaa, hadduu buug qoro- xitaa isagaa fahmi waaya wixii uu qoray.

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 5 ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha ayaa jilic.san xitaa carabka ayaa wayn wariyaha sababta oo ah sida uu ula hadlayo run ahaantii waan saluugay

  • @madaale571
    @madaale571 5 ปีที่แล้ว

    xirsi waa xawyaan xoolo

  • @suldaandurcarbeed2203
    @suldaandurcarbeed2203 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan xirsi iyo kii la odhan jirey guri barwaaqo ee dumarka caayey. Maxey ku kala duwanyihiin yaa iisheega waxey ku kala duwan yihiin?