SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 481

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +35

    Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:

  • @متععقلك-خ4خ3ظ
    @متععقلك-خ4خ3ظ 6 ปีที่แล้ว +295

    Meel walba oo laga hadlyO nebiga waa laga soo hadl qaadaaye IgUla sliya Nebigeena *Scw Scw Scw💝💜❤💙*

  • @somalilyrics4027
    @somalilyrics4027 6 ปีที่แล้ว +197

    ciise iYo soran ismail sugule inta tagerta like igu qabo

    • @maxamedismail1030
      @maxamedismail1030 6 ปีที่แล้ว +2

      Sacad zerbia

    • @hamovic3329
      @hamovic3329 5 ปีที่แล้ว +1

      Dadsan Media bro Subscribe ha baryine u shaqayso
      Content wacan hadaa samaysid, dadka subscribe ayagaa kuu saari.

  • @dhalintadambe3798
    @dhalintadambe3798 6 ปีที่แล้ว +69

    waa xaqiiq wadan ka jirta Sooran iyo Jawan adbad umahadsantin runti marwalba umadina laso wadaga waayo waa wacyi galin like ta igu qabta reer somaliland

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +5

    Raxmaanku haw naxariisto AUN Sooraan🤲

  • @mumtaasmuuse4209
    @mumtaasmuuse4209 3 ปีที่แล้ว +11

    Sooraan iyo gabadhaasiba way inaga hooseeyaan maanta ilaahay ha unaxariisto aduunyadu way socotaa😢

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow kuu naxariisay amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲

    • @CaliyuusufCali22
      @CaliyuusufCali22 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin amin 😢😢😢😢😢

  • @SaidAtosh
    @SaidAtosh 6 ปีที่แล้ว +103

    Hhhh hhhhh ictiraafka Ma Naartaynu U Doonana Sooraan Waa Legend

    • @sugaanmaal5778
      @sugaanmaal5778 6 ปีที่แล้ว

      😂😂unuunka laga wada jaraya sooran

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว

      @@sugaanmaal5778
      Unuunku waa maxay

    • @maxamedayuub3386
      @maxamedayuub3386 5 ปีที่แล้ว +2

      Mrka adiga ma in lagu kufsadaa donaysa kulahaa 😂😂😂

    • @SaidAtosh
      @SaidAtosh 5 ปีที่แล้ว

      Hhh Hhh Wlhi Sooraan Waa Nin Karmeed

    • @SaidAtosh
      @SaidAtosh 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hamuunibrahim5117 Nin Adag Weeye

  • @abdirazakahmedawl6930
    @abdirazakahmedawl6930 5 ปีที่แล้ว +3

    sooraan sugule gar iyo gardaroba waan ku wataa

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 ปีที่แล้ว +2

    Rahmanku haw naxaristo marxumka soran aamiin aamiin

  • @khadaroday
    @khadaroday 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhy haku naxariisto qalpigeyga ayu kuzo dhacay cawoy tariikhdu tahay 1/6/2024

  • @mustafemawliid1624
    @mustafemawliid1624 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuuu naxariiso sooraan

  • @apkorapthirahmn85
    @apkorapthirahmn85 6 ปีที่แล้ว +64

    Naa ma in lagu kufsadad donysa kulaha😂😂😂 sooranaw

    • @ilyaasyare975
      @ilyaasyare975 5 ปีที่แล้ว +1

      Apkor Apthirahmn kkkkkkk sxpow umadan caadi ma ahan

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 5 ปีที่แล้ว +12

    Sooraanow ilaahow ha idilin anoon madaxa ka dhunkan ...ku jecelahy wlhi😭😭

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 6 ปีที่แล้ว +8

    "Walaahi inaa banaanka kugu qabsanyo" 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikaafiibrahim952
    @abdikaafiibrahim952 6 ปีที่แล้ว +29

    Sooran & jawan guul horey usocda tagere buxa ana idiin ah

  • @fartunclaahi7290
    @fartunclaahi7290 2 ปีที่แล้ว +2

    Sooran iyo mamadaba alle haw unaxariisto😥😥

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto maamo si fiican oo talent ah wax u meteshay aheyd, u maleyn maayo jilayaasha noocaas ah in ay badan yihiin. Alle dambigeeda ha dhaafo jannatul firdawsa ha ka waraabsho.

  • @mohamedhaydar3938
    @mohamedhaydar3938 6 ปีที่แล้ว +33

    ma in lagu kufsadaa doonayso kalmadaasa ku qoslay😃😂😂😂

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 6 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi sooraan runto shekay dumarka cilmi fcn malhn wa in lowacdiyaa

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 ปีที่แล้ว +24

    🤣 viva soraan iyo jawaan illaahay haidin daayo❤ funny walee soraan islanta muxuu kuyidhi adiga main lagu kufsada rabtaa bisinka soranow islanta ka xishood🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍❤❤

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed5039 6 ปีที่แล้ว +15

    Qosolka iga dhamaday wlhi raag
    Waa raag qimo.leeh.muuse hadu wax fahmayo meel adag kala hadleen

  • @busurinuur2109
    @busurinuur2109 5 ปีที่แล้ว +10

    Deserve 1M views 😂😂

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว

      and more🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +4

    ictiraafka ma naarta aynu doona😁😁😁

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 ปีที่แล้ว +26

    adiga ma in lagu kufsadaa doonaysaa markaa kula haa sooran😂😂👈

    • @ilyaasyare975
      @ilyaasyare975 5 ปีที่แล้ว +1

      MupaariK Heer Zare 😂😂😂😂😂😂

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 6 ปีที่แล้ว +31

    Muse waxaan filayaa in laba maqas la tusay hhhhhhhhhh

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 6 ปีที่แล้ว +1

      intaynu madaxdena cayano somaliland hlkabay joogysa ind

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Wadani1988 xaqiiqda ayey ka hadlaan raggan leyskama indha tiri karo

  • @anwargarad8385
    @anwargarad8385 6 ปีที่แล้ว +10

    Soran funaanadii uu kumatalay 2010kii ayuu xiranyahay hhhhhhh

    • @nafisahassan3677
      @nafisahassan3677 6 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkk deee dadka wawayn dharku kama dhamaado

  • @ilyaasyare975
    @ilyaasyare975 5 ปีที่แล้ว +6

    Miyad e qabeesaaa kulahaaa 😂😂😂😂 Walhi in aan ku xoogo kulahaaa hdaad ka heshay like sar

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว +15

    ictiraafka ma naaartan u doonana😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagalfarax9907
    @sagalfarax9907 5 ปีที่แล้ว +9

    Wasiirkii diinta iyo awaqaafta mamaqalya alla beerka

  • @buraalemaxamudAraarso
    @buraalemaxamudAraarso 6 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Sheeeko laxawla boow and 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Sooraan kafusi

    • @nashatciise4256
      @nashatciise4256 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh citiraf ma cadaabta u doonanayna sooran inoolow

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada maanta taalla August 2021

  • @saynnb34mxd67
    @saynnb34mxd67 6 ปีที่แล้ว +10

    Soraan guul adero

    • @Funny20348
      @Funny20348 6 ปีที่แล้ว

      Ma adeerka baa huuno

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      saynnb34 mxd *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*

  • @abdihakimaadem489
    @abdihakimaadem489 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo Rooble Alle haku naxariisto Edo amiin

  • @how_itOperates
    @how_itOperates 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Sooraan iyo Jawaaan kaliya maahan Riwaayad qosol ah ee waa Xaqiiq iyo Waaqica dhabta ah ee hada taagan,!! Riwaayadaha Wacyagelinta ah sooo badiya

  • @AidaruusabdikaniAli
    @AidaruusabdikaniAli หลายเดือนก่อน

    2025 inta daawan doonta haddii ay tayda noqoto iyo haddii kaleba duco ayaan idinka dalbanayaa walalahay nabigeenii Muxamed ahaa aynu ku wada sallinno
    صل الله عليه وعلى آله واصحابه ومن تبعه بإحسانه وسار على ونهجةه الى يوم دين واليوم الاخر

  • @bashirabdi9701
    @bashirabdi9701 6 ปีที่แล้ว +11

    Oo citiraafka ma naartaanu udoonanaa kulahaa soraan

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtu ninka ragaa kama nixisee jawaan iyo sooraan waxay si bareer ah u sheegaan marwalba qaladka iyo beenta ay maalin walba siyaasiyiinta soomaalidu shavabkooda u sheegaan
    Garabkiinna alle ha galo

  • @diiriyeomar2203
    @diiriyeomar2203 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii sooraan tagerta like isaara

  • @ahmedjoovio1372
    @ahmedjoovio1372 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hawnaxariisto
    Mamadaa

  • @amiirahahmed8619
    @amiirahahmed8619 6 ปีที่แล้ว +19

    hhh maqasbay tusaan Alla beerka

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 6 ปีที่แล้ว +14

    Sooran iyo jawaan cida taagerta like ha ii saran

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 6 ปีที่แล้ว +10

    4:35 Adeer waa mushkiladaha wadanka la keenayo

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +5

    Xaquuqda Dumarka Ilaahey baa cadeeyey wax Qarsoonaa ma jirin

  • @HodanOsman-vr3hj
    @HodanOsman-vr3hj 22 วันที่ผ่านมา +1

    Allowkuunaxariisayamiinamiinamiin😢😢

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 6 ปีที่แล้ว +6

    Fikirka anaa laha lkn waalayga horeeyay riwaayada

    • @axmedone5929
      @axmedone5929 5 ปีที่แล้ว

      ha sheegan waxaan jirin

  • @hoygamurtidachanneltv9589
    @hoygamurtidachanneltv9589 6 ปีที่แล้ว +13

    like isara wixi soran tagera hhhh

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      maan guray *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow u naxariiso sooraan ismail zugle wuxuu ahaa daryeelaha diinta islaamka

  • @maxamedhassan5711
    @maxamedhassan5711 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xikmada riwayadan ku jirta dadku hadey wada fahmi lahayeen guul io gobanimey ku nolan lahaayen

  • @Jvc-k9x
    @Jvc-k9x 8 หลายเดือนก่อน

    ASC VIVA 7UP XAQUUQ ILLAH SIYA
    BARLAMAKA
    HA SIIYAY
    SUBXANALAH DALKA KU SOCDO ===

  • @ilyaasyare975
    @ilyaasyare975 5 ปีที่แล้ว +2

    Taloow muxuu sulwaalka u seebay markii hore😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah qosol badanaa sooraan caadi maaha

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +8

    Hhhh ma in lagu kufsadaad dooonaysa markaa 😂😂

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 6 ปีที่แล้ว +40

    filmkan hadaad ka heshay fadlan sii share garee

  • @rahmahaji9797
    @rahmahaji9797 6 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan iyo jawaan madaxa qosolka

  • @mubaarikyare-fp1ss
    @mubaarikyare-fp1ss ปีที่แล้ว +1

    Alla ha unaxariisto😂😂

  • @ahmed-khadarofficial1104
    @ahmed-khadarofficial1104 6 ปีที่แล้ว +40

    Adiga ma in lagu kufsado ayaad dooneysa Dhagayso 😂😂😂🤣🤣🤣😂 Alabeerka Ma Nooli

    • @ilyaasyare975
      @ilyaasyare975 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed-Kader Ali Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂✅

    • @ahmed-khadarofficial1104
      @ahmed-khadarofficial1104 5 ปีที่แล้ว

      @Dadsan Media waan kugu caawiyey walal

  • @samirmuhamed9498
    @samirmuhamed9498 5 ปีที่แล้ว +5

    Women . Arinkii kufsiga ma la ansixiyey.
    Man. Ma In lagu kufsadaa rabtaa🤣😂😂 that was hilarious folks

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh hhhhhhh yaa ila qoslay .taagero buuxa sooraan iyo jawaan

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 6 ปีที่แล้ว +3

    Na macidlada kulaha soraan wa funny wlhi

  • @muna619
    @muna619 2 ปีที่แล้ว

    Labadaba ilahay ha unaxaristo

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 6 ปีที่แล้ว +8

    Yaa naga ka hortagan😛 imi sida u u eegayo baa I dishay

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow kuu naxariiso, wax walba sheeg😢

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 6 ปีที่แล้ว +7

    Dadkaan gaalada daba ordaya ee gaal ilahe ku kufriyey iimaan lahen iyo dhaqan markaad wixi uu meel ku qortaba soo qaadanesan waliba qasab dadka kaga dhigesaan
    Aawe islaam nimadiini iyo dad nimadiini iyo karaamadinii
    Gabadha muslimadaa ilahe karaameyey sharaf uyeele ku ilaaliyey lkn gaalku wuxu kaa rabaa inaad noqoto wax ninkii rababa dantiisa inta dariiqa uga dhamesto hadana iskaga dhaqaaqo

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh oo marka horabu dambiile ahaa uu khamri cabee wlhy sooran iyo jawaan waan tageera ❤️❤️❤️❤️

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 6 ปีที่แล้ว +19

    Ictiraafkii 27 sano laguwaayey Islam nimo ma gaalnima lagu helaya

    • @GreatThinggs
      @GreatThinggs 6 ปีที่แล้ว

      Subscribe

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 6 ปีที่แล้ว +9

      Midnimada walaaltinimada iyo wanaaga lugu waayey ma Xaasidnimo iyo xumaan ba lugu helaya ?

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 6 ปีที่แล้ว +2

      @@awlayir2609 wax walba walatinimo iyo wadajirbaa lagu gaara umada somaliyed walaltinimadi way hayaan dhaman ee wadajirkiba dhiman SNM baana hortagan

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 5 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkk Somalinimada Muqdisho Taal Calankeedi waahore ayuu dhacay hadday adiga wax kuu jarayso futada iska geli , Somalinimadi Asalka ahayd se cid iga xigta maleh Walaa inan yaro xamar jooga oo tiisi u yaaban walaa kukaletoona

    • @cawlex
      @cawlex 5 ปีที่แล้ว +2

      @@awlayir2609 😂😂 futada iska gali ku dhe hhhhhhh qadadwaynta

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 6 ปีที่แล้ว +13

    11:18 oo ma in lagu kufsadad doneysey adigu 😂😂😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh unuunka laga wada jarayaa soraaan ala beerka 🤣

  • @abdiwahabdahirafficialpage5199
    @abdiwahabdahirafficialpage5199 6 ปีที่แล้ว +12

    Sooran Ku Lahaa "wlhi banaan ka kugu kufsan"😂😂😂

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +10

    Ictiraafkii baa imanki Inga qadY 😂😂😂😂ilhoow noosoo dadaji😭😭😭😭😭

    • @bashakaboy8520
      @bashakaboy8520 6 ปีที่แล้ว

      Ictiraaf waa heesata Somali baa thy

    • @abdisalamrageh6665
      @abdisalamrageh6665 6 ปีที่แล้ว

      @@bashakaboy8520 fuck off

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว

      @@abdisalamrageh6665
      Adigoon caayin uma jawaabi kadhid miyaaana ceep

    • @abdisalamrageh6665
      @abdisalamrageh6665 6 ปีที่แล้ว

      @@ugaasqablan3564 Jwaabta adeer ma maxkamad bn joogaa ilma dhilatine ka dareera mesha qadaad bir foqal qadaad bir

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalamrageh6665
      Sifiicn usii caytan sidii dhoocishiii kuula tirsan mayo kumana caynaayo waalidkaagana gaari maayo
      Adunku waa ayaamo aakhiro ayey xisaabtu taaal

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 4 ปีที่แล้ว +1

    Surwaalkayga aan iska gashadee sooran😀😀😀

  • @sacdiyodaahir7330
    @sacdiyodaahir7330 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi maqas iyo madaxyo jawaan kujira inla tuso way u egyihiin waayo midwalba dad ayuu u raranyahay maalinkii ladoorto ayaaa somalinimo ugu danbaysa

  • @cabdifataahcabdilaahi6769
    @cabdifataahcabdilaahi6769 6 ปีที่แล้ว +10

    Sooraan
    Oo haday dumarkayagu waxaa maqlaan ilayn cilmi badan malahee hhhhhhhhhhhh

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว +3

    Makufsi baad rabtaa kumaloho allow alle
    War suraan halyga qabto laacib sojaby

  • @siciidismail2281
    @siciidismail2281 6 ปีที่แล้ว +4

    Dunida Ragba wada hadalaya 😂 waa runtii

  • @waxaanahaymuwaadintukaraq3059
    @waxaanahaymuwaadintukaraq3059 6 ปีที่แล้ว +8

    Labada jeleyaal Ee ugu fcn Somalia

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 waar waad qaldan tahay Somalia Maha ragu ee waa somalilnad iska sax qoraalka ader

  • @dareenqanciye3359
    @dareenqanciye3359 2 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏🤣🇸🇴❤ QABRIGA ALLOW KUU WAASICI APWAAN SOORAAN ❤❤❤🙏 janada how ka dhigo

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah 🤭🤭🤭🤭🤭😢😢😢 subxanallah

  • @bashiiryare317
    @bashiiryare317 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow Ku naxariso eddo

  • @mustafeabdiqadir4058
    @mustafeabdiqadir4058 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow kunaxariiso soraan

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 ปีที่แล้ว +22

    Ictiraafka ma naartan udonana iyo cadabaha 😂😂😂😂😂

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      Zunduz Barre *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*

    • @thatomokone1784
      @thatomokone1784 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk ictirafka ma nar ban u donana

  • @SaidAtosh
    @SaidAtosh 6 ปีที่แล้ว +28

    Hhhh Hhhh Like Saar Reer Burco Pure second Person

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว

    Mama Sahra Roble Naxariisti Jano Allaha siiyo

  • @ahmednurcartan5758
    @ahmednurcartan5758 4 ปีที่แล้ว

    Abawaaninta waxa ay kahadlayaan waa xaqiiqa Alloow cadaabta ka xuree

  • @CabdilahiMaxamed-r4f
    @CabdilahiMaxamed-r4f 3 หลายเดือนก่อน

    Allaa ya baarik😊

  • @samiircaydiid6940
    @samiircaydiid6940 6 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣😂🤣🤣😁😁😁ma in lagu kufzadaad doooni hhhhhhhh soooran"

  • @sayidchannel2033
    @sayidchannel2033 5 ปีที่แล้ว +5

    SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
    SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
    SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

  • @aliisse3535
    @aliisse3535 2 ปีที่แล้ว

    runa ahaanti war kooda ssx waaye waxa maanta taagan ayu ka hadlayaa alaaah unaaxa riisto mr sooraan

  • @faataaale
    @faataaale 6 ปีที่แล้ว +1

    Rag wax kufsado badanaa da.dooda 18 wey kayartahay macnaha Waa in lo ogolyahay iney dumarka kufsadaan sooraan wlhi manaxaayo 😃😃😃😃😃😃

  • @abdiqanimohamed3036
    @abdiqanimohamed3036 6 ปีที่แล้ว +6

    Wallhy sidan unpalatable😂😂😂

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      Ayman mohamed *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 6 ปีที่แล้ว +12

    Maqas wayn kulahaaa muuse maqas wayn ayay tuseen hhhhjhhjhhj

    • @mohetnouh5247
      @mohetnouh5247 6 ปีที่แล้ว

      Muse ayaa arkay maqaskaa

  • @faraxbeautymakeup9478
    @faraxbeautymakeup9478 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto sahra

  • @fuadsanjadiredawa6203
    @fuadsanjadiredawa6203 5 ปีที่แล้ว +3

    Dunidu waa fedration😂😂😂 cadi maha

  • @abdirisakrage5115
    @abdirisakrage5115 6 ปีที่แล้ว

    Inaalilaah soomaaliland halkaas bay maraysaa sooraan &jawaan waa runtood

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 ปีที่แล้ว

      MAXA KASAARAY MEESHAAN MARAYNO TII KU XAARTAY KEEGIIBAN MARAYNAAYE MAADNO JEEDAA

  • @magmaomer1236
    @magmaomer1236 5 ปีที่แล้ว +3

    Marka ictiraafka ma naartaynu ka doonanayna hhhhh 2019

  • @faysalmahamed375
    @faysalmahamed375 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxagu waa jujuub oo hada waxagu waa jujuub😂😂😂😂

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يرحم الجميع 🤲🏻

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk ilaa inta waagu ka baryaayo nacdal baa ku socota sooraanlegend

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 ปีที่แล้ว +3

    9:22 oo sariirta Hal birkimo ayaa saarane tii kale aaway 😂😂😂

  • @barwaqoguhaat4646
    @barwaqoguhaat4646 6 ปีที่แล้ว +6

    Ictiraafka Ma CadaaptaaN udoonanaH😂😂