SHEEKH SHARIIF OO EEDEYN CULUS U JEEDIIYAY DAWLADDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Hadal Saxa Macaarad Nimadu Waataa Waain Latoosiyaa Qofka Masuulka Haduu Kabaydho Dariiqa Saxdii Laguna Amaanaa Waxa Fiican Ee Uuqabtay Laakiin Waxaa Jira Dadsoomaliyeed Oo Caadaystay Inay Qabiil Iyo Xumaanuun Kasheegaan Baraha Bulshada Iyadoo Soomaaliya Kujirto Sookabasho Qabiilo Layskudiro Dadlaayo Waxaasi Maaha Akhlaaqda Islaamka Waanadambi Nabigeenuna NNKH Wuxuu Kudardaarmay Inla Adeeco Qofka Talada Loodhiibto Haduuna Xumaan Farayn

  • @AlinoorSheikh-d2r
    @AlinoorSheikh-d2r 2 หลายเดือนก่อน

    Oooooooooooooo

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 2 หลายเดือนก่อน

    Sharif binjole mucarad mad kunoqotay xasan sheq😢😮😅😊😂😂😂😂😂😂😂

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dood dan shaqshiyadeed ayey muuqataa iyo afhayeen dad uusan aqoonin

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ninkan sidaan u hadlaya kii aanuniqiiney Soo ma ahan oo Ethiopian iyo bilaayo ku Soo hogaamiyey dalkeena aabe hadalkaan uu hada kuhadalaya naxariis uu uqabo miyaad umaleyneysaan

  • @Latara297
    @Latara297 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo walalkiisba lama ha leenee mahadaa hurdo ka soo kacdsy alatatiya
    Adeegeedii miyaa shariif biijaweene

  • @abdullahidhobay9907
    @abdullahidhobay9907 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal malagiigalay rabi talo ku filan

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 2 หลายเดือนก่อน

    Looma baaahna in tv ga sidaan looga soo muuqdo muhiimada waaà in laga hortago kaliya dawladay u taaala looma baaahno waaa in ay ka hortagaaan shacabka iyo odayaasha siyaasada ku magcaaban waaana wax aaan looga fadhiyin dawlada kaliya

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif siyaasad mayaqaan waa iska socdaa wlh Shariif asagaa shabbaab keenay wax matare iga dheh

  • @Latara297
    @Latara297 2 หลายเดือนก่อน

    Ha ku wasaan ciidanka cusub shariif geerishle

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 2 หลายเดือนก่อน

    Sharif biinjole xisahi xasan sheq madhacay

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh ben ma shego manta ka dib wa in Shariif keliya lagu yiraho wayo shabab meshey jogen wa ka sii xoog baten wa beentiis shariif wayo shabab haddey jogan meshey jogen ma jogan wa bentiis wayo masajid cali gaduud ayu ka so jedda shariif wa degankiisa xor ma ahey 15 sano haddana wa xor waxa laga furey dugsi qur'an iskol shabab wa laga xoreyey degankiisa wa ku ceeb shariif xasan shekh mahan sida saxiibkiis shariifka farmajo malintii wu hurdayey habenkiina madaxtoyada musig iyo jaad ba lagu dhafri jirey talow ma farmajo saxiibkiis ayu ku qaldey xasan shekh shariif wa hurda ma oga in dagalada qabiilada in lo direy ciidan dhex dhexadiyo iyo wasiiro ma oga

  • @The-informed
    @The-informed 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh sharif aa kayaabay Xassan baahane qabuuro fagte 😂😂

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 2 หลายเดือนก่อน

    Sharing shalay dawladii shaqaynaysay waxaad ka mid ahayd kuwii farmasjo dagaal la galay suma walaahay suma walashay farmaaji wuu baxayas maxaaka denbeeyey

  • @Saido-5476
    @Saido-5476 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahey shartaada hakugu celiyo, dowladdane allaah hanoo xafido waa xaqiiq farmaajo ayaa kusoo diray

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 2 หลายเดือนก่อน

      Reer miyi aan dawlad waxba ka aqoon. Dameeraley dawlad maxay ka kasee. Hebelaa ku soo diray. Mayre hooyo ayaa soo dirtay. Culusow dawarsade, umadda dhibe, dhulka ka qaade, xabaalr qote illaahay umadda haka qabto. Sheekh Shariif waa nadiif, waligii cid kama caban. Dawarsade dawladnimadii buu ceebeeyay, sharafkii Soomaaliyeed buu dhulka ku jiiday alle umadda hala qabto

  • @WalaallixleLixle
    @WalaallixleLixle 2 หลายเดือนก่อน

    Maku farming aniga

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff 2 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab intii hore way ka xoog badantahay in aad dhahdo dhiiri galin bay u tahay iyaka cidamadana dhaawac bay ku tahay , hadalkaaga hagaaji ku dhe ninka hinaasa hayee

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 2 หลายเดือนก่อน

      Waa run UNta iyo EU ga ayaa qoraya, Inta xero ee dowlada ay la xoogeen hub Waa wax aan la. Isaabi karin, dhulka ay qabsadeena waa sidoo kale,

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 หลายเดือนก่อน

    Abgaal aqli aqli ayeey wadaan shariif soomaaha kii 16000 kun oo ciyaal iskuul ah itpian ku xasuuqay no mardambe abgaal hawiye qaata G baarlamaan taas aa idin sugee abgaal waanugu waasheen stop

  • @SalebanAhmed-e8h
    @SalebanAhmed-e8h 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.shariifow adigu cid ha eedayn waayo markaad madaxweynaha ahayd baddii la gatay ma ogi baad tidhi been low baraka laawe buh boots badnaa.kkkkkkkkkk.

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 2 หลายเดือนก่อน

    Dood hadu qabo! Vila Somalia ha aado! Somalia Somalia ba leh ! Malin walba dhalil iyo is jiidjiid ma soconayo
    No more kaape qaabil
    Iyo oday qabil ka hadlaya
    Dhalinyarow isku tashata 🇸🇴🇸🇴

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Hadal Saxa Macaarad Nimadu Waataa Waain Latoosiyaa Qofka Masuulka Haduu Kabaydho Dariiqa Saxdii Laguna Amaanaa Waxa Fiican Ee Uuqabtay Laakiin Waxaa Jira Dadsoomaliyeed Oo Caadaystay Inay Qabiil Iyo Xumaanuun Kasheegaan Baraha Bulshada Iyadoo Soomaaliya Kujirto Sookabasho Qabiilo Layskudiro Dadlaayo Waxaasi Maaha Akhlaaqda Islaamka Waanadambi Nabigeenuna NNKH Wuxuu Kudardaarmay Inla Adeeco Qofka Talada Loodhiibto Haduuna Xumaan Farayn