MOOSHIN CULUS XASAN SHEIKH LAGA KEENAY BAARLAMAANKA XILDHIBANADII UGU BADNA MOOSHIN DIYAARIYAY LACAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #degdeg #warka #wararka #wararkiiugudambeeyey #warqaadtv #warkamaanta #dagaal #ssc #somalia #somaliland
    MOOSHIN CULUS XASAN SHEIKH LAGA KEENAY BAARLAMAANKA XILDHIBANADII UGU BADNA MOOSHIN DIYAARIYAY LACAG

ความคิดเห็น • 15

  • @Xvgkfdtwklcxhf
    @Xvgkfdtwklcxhf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaanada Waa Mahadsan Yahiin In Xasan Lagula Xisaabtamo Hubkaas Sharci Darada

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน +5

    CIIDANKA ETOPIA EE SHARCI DARADA KU SOO GASHEY MIYAD KA HADASHAAN.

  • @abukar6
    @abukar6 2 หลายเดือนก่อน

    Bahanayaal atihiin ka dhafa wadankalugoyada iyo lacagta xaranta ad radineysaan hadii kale sha abka wa idinka hor imanaa😊

  • @Garuun-x3t
    @Garuun-x3t 2 หลายเดือนก่อน

    Runway kahadal

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne waxaa laga keenaa wax la yiraahdo* Impeachment*, laakiin lama dhaho Motion.
    Xasan Sheikh mar hore ayey aheyd in Impeachment lagu sameeyo.
    It's too late.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaankan inkastoo ay markii hore wadanka mooryaan baahan udooratay hadana maanta waa ku mahadsan yihiin inay runta indhaha kasaaraan

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y 2 หลายเดือนก่อน

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay tankale ummad qaxooti ka aheeyd aduunka kalle oo mucaarad ku ah dawladda somaliyeed oo rabo ummadda Somalia in uu ka dhigo

  • @Xvgkfdtwklcxhf
    @Xvgkfdtwklcxhf 2 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaanka Hurdada Hadey Ka Tooseen Waala Taagay 3 Sano 😂

  • @saytunyasiinadan
    @saytunyasiinadan 2 หลายเดือนก่อน

    hubba Nissan maxaa lagarabaa marking xamar lagasooguraayey lagamahadlayne

  • @KhadroDahir-un1xt
    @KhadroDahir-un1xt 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉😅😅😅😅

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlad meesha kama jirto Waa wada tuugo mafio ah

  • @SaharaAdan-ob2kl
    @SaharaAdan-ob2kl 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ayaba in qabsate maxay tahy waxa as ka hadleysan wan ku faraxsanhy hubka shacbka gacanta u galay maxa yelay mesha dwlad kama jirte shacbka hais ka difacena cadwga ku so dulay badahoda

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 หลายเดือนก่อน

    Ader hadaal badaan iyo mooshan badaan lamarabo waxa laraaba facaal. Ader hassan waa inla aryaa oo la afgabaya somaliy waax laraa jaa shacabka kuu maa wanagana

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 2 หลายเดือนก่อน

    Maa xilka ka qaad idinkaa shacabka ka wa kiilee

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y 2 หลายเดือนก่อน

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay tankale ummad qaxooti ka aheeyd aduunka kalle oo mucaarad ku ah dawladda somaliyeed oo rabo ummadda Somalia in uu ka dhigo