Hadii LA helo barnaamijyo noocan oo kale ah hadii la heli lahaa waxaan hubaa inay maskaxda ardayda waxpadan iska badali lahaayeen lana arki lahaa dhalinyar badan oo ganacsiyo iskood ah izka leh oo la tartama ganacsadayaasha ay inta badan hoos u dhiga fikradahooda ama wax soo saarkooda
Runtii inamad reer burao xogaal ahaan wxay la yimadeeen aragti cudoon ah baahi taal gobolkood lkn wxa iiga muuqta ina xga la gurka ganacsigood uu ka jaban yhy ma garan ogaalkay ma ka khibrad la aan ba mise wx badan bay soo eegin . Lkn wn ku kalsòonahay inay keenen fikirad gobolka laga rabo guul bn u rajaynaya
Hhhhhh waa lapadii qof ee u horeeyay ee izku dul khilaafa stage ka dushiisa reer dibadaa lagu soo wada hadlaa mida kale inta badan mayna yagu so wada diyaarin pressure ka mise midbaa soo diyaariyay
Wlhi ninkaa gaabani qosolkiibuu iga dhameeyey waaba comedy caadiya 3jeerbaan daawaday jawaabihiisa qosolkii 2019 wuu Iga dhamaaday😅
Ma qosol baad sanadkii qiyaasatey
How many kilos of qosol have finish in this year 2019?
Hambalyo Premier Bank. Waad ku mahadsan tihiin ka qayb qaadashada koboca dhaqaale ee dalka iyo sida aad u dhiirri galinaysaan dhalin yarada.
Shafici iyo zxpki rag Culus guul idin rajaynaya
Waa run ATM ka Hargiesa waliba Durdur anaa ku libaanay hawlo iga xidhnaa ii fududeeyay Jazakallaahu khayr good job guys
Waa halkee aan imaadee talow me hargeisa
Haaa
*REER BURCO* dad runta ku dhinta oo dhiig leh dadkii 😍❤️🤣🤣
Run tii wa adeg aad dalku ugu bahna, bahda bangiga aad ban ugu mahadcelinya.
nio bilaa calaykum ma anaa walan mise kan xidhiidhiyaha ah ayaa hadal badan oo wakhtiga rida
Markii uu sheegay inuu kayimid Burco inan qosli doono waanba usii diyaar garoobay 😂😂
MAANSHAA ALLAAH WAAGEESIJIRA NOOLOW WAA INANGEESIYA WAA QOFKII UGUHOREEYEY EE WADANIYA
Waiting
Ninka yare madow inuu majaajilaysta noqduu ku fiicna hahahahaha
Hhhhhh waa groupkii ugu funny sanaa ninkaa reer burcee codka weyn meesha ayuu shiday
Hadii LA helo barnaamijyo noocan oo kale ah hadii la heli lahaa waxaan hubaa inay maskaxda ardayda waxpadan iska badali lahaayeen lana arki lahaa dhalinyar badan oo ganacsiyo iskood ah izka leh oo la tartama ganacsadayaasha ay inta badan hoos u dhiga fikradahooda ama wax soo saarkooda
Mashlah
Xoga waa in aad sartaan isku xidhka ganacsiga dibada iyo gudahaa si xor ah oo kantaroolan
Masuulkan sidiiyoo Riwaayad ka socoto qosolka Isla garan la’i
INANKAAYAR AAD UGAFIIRSADA WAA NIN CAQLIBADAN
Waa nin wanaagsan somaaha
Guul inshaalah
Dalkii waa lagu ilbaxay mar haddii shirkad xashiish lagu tartamayey , yadoo la xidhoodo ayaa igu danbeysay wadanka
Mahadsanid
Hodan Kheylo😅😅😅
Runtii inamad reer burao xogaal ahaan wxay la yimadeeen aragti cudoon ah baahi taal gobolkood lkn wxa iiga muuqta ina xga la gurka ganacsigood uu ka jaban yhy ma garan ogaalkay ma ka khibrad la aan ba mise wx badan bay soo eegin . Lkn wn ku kalsòonahay inay keenen fikirad gobolka laga rabo guul bn u rajaynaya
masha waar ree burco aftahaniin
Masha allah aya sax ah
Hanbalyo dhalinyaro guusha waxa inoogu filan bandhigeena maskaxdeena horaaa looo soconayaaa
Sugnaaaa.....
guuul iyo gobanimo
ayaan idiin rajaynayaa
ubaxii wadankow
Hhhhhh waa lapadii qof ee u horeeyay ee izku dul khilaafa stage ka dushiisa reer dibadaa lagu soo wada hadlaa mida kale inta badan mayna yagu so wada diyaarin pressure ka mise midbaa soo diyaariyay
Amout aaad na ugu raja wayn inuuu incho allah next year ka so qayb galo
#Asiya no soo daaya Axmed runtii mgaca kugu qoran baa is jiidatay xornima u rajeenaya ahmedka
Insha Allah aya sax ah
Waxaan ahay arday dhigta jamacada
Asal
Walaalayaal
kaalay horta dadkan wax geeya miyaanay dharka iska badlainba habenkasta intan yar xidhan yihiini hhhhhh waar walaalayaal habenkaliya intad doobtan anaga musasal a nooga dhiginii mar soo wada daaya waxa 2hour ha noqdee .
Hhhhhh zhp halkii group maalin ayaa la duubaa lkn inagaa la inoo soo Kala daayaa
Mansha ALLAAH wiilashan dhalinyaradaa