Barnaamijka Tartanka Hal abuurka Ganacsi Xalqadii 8aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @jamaahmed4323
    @jamaahmed4323 5 ปีที่แล้ว +16

    Ragani maskaxbey hayan ilahay ha ubarakeeye🙌👍👌👌👍👏👏👏👏

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +8

    Proudness my people♥️♥️Hope is a plan♥️♥️May Allah make your dreams a reality♥️♥️

  • @fardus6169
    @fardus6169 5 ปีที่แล้ว +2

    Haaye wll markaa leedihiin waxaasan samaynayna kudara inshaa alaah waa baraarujin

  • @engmohamoud5232
    @engmohamoud5232 5 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Taharo macalin guul baan kuu soo rajaynayaa
    Mashruucaaguba uu shaqaynayaa sidaan Arko

  • @samawade282
    @samawade282 5 ปีที่แล้ว

    Waa Xaqiiq riyaha ay nimankan doorten ee loo qayaan Arabian goat inta badan way mataneyan Aniga ayayna xafadayda jogan gurigeena Xamar iyagana u badan oo lagu dhaqda xamar

  • @mawliidhassan6923
    @mawliidhassan6923 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahamed C/laahi mahamed Taharo My Geography Teacher 👨‍🏫 Keep Going Legend

    • @abdisamedjabir7382
      @abdisamedjabir7382 5 ปีที่แล้ว

      Mashallh wa nin khubraa
      Schoolkee buu dhigaa ell

  • @otakosick1584
    @otakosick1584 5 ปีที่แล้ว +5

    Kulaha inanku... qasabay ku orgoonayaan 😅😅😂😁😂.... ihope they win the 10.000$ they deserve it....✋👍✌💪👏

  • @muhyadinomar58
    @muhyadinomar58 5 ปีที่แล้ว +8

    War gabadha jury ku jirta mayada lacagta 10,000 $ bixisay waxay siday raga u eegysa?
    Ta kle yada ugu sualko adag, yadana ugu qiimayn hosaysa.

  • @seinabyussufmohamed5572
    @seinabyussufmohamed5572 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah illaaahay riyadooda haw rumeeyo keep going guys

  • @mohamedbashe5035
    @mohamedbashe5035 5 ปีที่แล้ว

    Manshaallah bal eega awooda aqoontu leedahay hadaanay aqoon lahaan lahayn Riyo dhaqidood lamay shir yimaadeen iyagoo dhalin yara ah

  • @abdirhamanawil6534
    @abdirhamanawil6534 5 ปีที่แล้ว

    mnshalaha maclin ka barnamijkiisu waa heer sare iyo sida uu uso ban dhigay iyo sida uu
    dufacayba inshalah guulushu waa mclin taharo

  • @suldanhajjinuur5218
    @suldanhajjinuur5218 5 ปีที่แล้ว +4

    yeah i agree with the guy....zero grazing is applicable in every animal.....it's possible to do zero grazing on camel

  • @abbassuleiman5225
    @abbassuleiman5225 5 ปีที่แล้ว +2

    HanbalYo HanbalYo 👌Mcha allaH Rag FakaraY Alle Haynila Garab Galo

  • @رفيقاصف
    @رفيقاصف 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waan ka qayb galayaa ragaas

  • @nutritionnutrition9426
    @nutritionnutrition9426 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah hanbalyo dhalinta

  • @hafsaclahi1825
    @hafsaclahi1825 5 ปีที่แล้ว

    Waa tartan fican

  • @استاهلاحمد
    @استاهلاحمد 5 ปีที่แล้ว

    So fanny hhh orgida wax kufsanaya barnaamijkaan waa hormar fiican oo maskaxda dhalin yarada lagu hormarinayo wadankana hormarbaw usoosocda keep going

  • @asaalali9290
    @asaalali9290 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax toonba anakaaba kudhaqanaa dhamaan waa lagu dhaqaa xoolaha hamigaasba anakaa kufikirayna kaliyaata maaha digaag lkn dhamaan waad ku dhiqi kartaa waxa layidhaah livestock ranching

  • @mohamedabdirashid9777
    @mohamedabdirashid9777 5 ปีที่แล้ว +1

    Well done my teacher

  • @husseinmataan8275
    @husseinmataan8275 5 ปีที่แล้ว +2

    Masakiinta habeen walba laga soo miiro fikirkooda ee la leeyahay waadh hadheen.. wadanka maskaxdaa la iska xadaa sharcina kama jiro.. ujeedka kowaad waa in Bank premier kuwiisa ka xusho, marka xigtana wadan dad idea kala xadaa daawada habeen walba... allow u sahal masakiinta

    • @maryamahmed3247
      @maryamahmed3247 5 ปีที่แล้ว

      Hadey dadaalan inshllah cidi xadimayso lkn hdey caajisan hora laga xadi oo laga faaideysan

  • @africanafrican7550
    @africanafrican7550 5 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Allah . 👏👏👏

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam

  • @abdisamedmohamed5540
    @abdisamedmohamed5540 5 ปีที่แล้ว +2

    Suaalaha waan ila keena qof mashaariicda xoolaha fahmaya

  • @رفيقاصف
    @رفيقاصف 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa la xareeyaa

  • @nimobade8394
    @nimobade8394 5 ปีที่แล้ว

    Sideen ugu soo kordhiyaa fikirkayga

  • @aalaayasin1482
    @aalaayasin1482 5 ปีที่แล้ว +3

    Inanakaa reer golis sheekadiisu
    Dhacday ka cadahy

  • @abdirahmanwadad6877
    @abdirahmanwadad6877 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaas mushruuca riyaha wata qarnkaa u baahan
    Waayo sabatii dadka tarankooda lagu badin lahaana wuu hayaa hadii loo diro

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 5 ปีที่แล้ว +1

    Teamkan fikir fcn ayey la yimaadeen

  • @Caynab_10
    @Caynab_10 5 ปีที่แล้ว

    Kkk khasab Ku orgoodaan kulahaaa

  • @رفيقاصف
    @رفيقاصف 5 ปีที่แล้ว

    Yes way wada rimayaa

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 5 ปีที่แล้ว +1

    War ragani waxba ma bixinyan ee caruurta unbey fikirkoda shubnyan

  • @ismailcadani_vlogs
    @ismailcadani_vlogs 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkygii taharo

    • @7even3hree7
      @7even3hree7 5 ปีที่แล้ว

      Guul insha Allah taharo

  • @gahayrabdu8493
    @gahayrabdu8493 5 ปีที่แล้ว +2

    Fikir marka hada lá yidhaa waa hadhay sow lama xadayo fikirkiisa iyo dadaal qofeed

    • @sadaqdhere6605
      @sadaqdhere6605 5 ปีที่แล้ว

      Qof aqli badan aya tahay 3nin iyo nagta gudiga ah waa ganacsato fikradaha ayeey qoro nayan firi

  • @Caynab_10
    @Caynab_10 5 ปีที่แล้ว

    Xayawaankoo dhan baa zero grazing ka loo xareeyaaa..not only cows

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 5 ปีที่แล้ว

    Nin adag weye ganacsigaaga waxa muhiima inad ka iibin karto dadka ku dhagaysanaya guulban ku rajaynaya xoolaha noockasta zerograzingka wa lagu samayn kara

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh haddii ay rimaayeena kawrn

  • @AbdirisakAAden
    @AbdirisakAAden 5 ปีที่แล้ว

    Fariid waaye ninkaas Gadhka leh, Kulaha 70-ka Riyood ba isku mar bay rimayaan, Waanay Mataanaynayaan ..kk

  • @mohamedbadri56
    @mohamedbadri56 5 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe dheh channelkan

  • @sadaqdhere6605
    @sadaqdhere6605 5 ปีที่แล้ว

    Holland riyaha wala firisiyaa cows aya lasiyaa midkan dhahayo mariya la xareyaa maxan dhaha sow qof an wax ogeyn maha