Barnaamijka Tartanka Hal abuurka Ganacsi Xalqadii 9-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @shaxshaxly
    @shaxshaxly 5 ปีที่แล้ว +7

    Watching from Australia 🇦🇺 love this show never miss one episode I love 💕 see my people’s active bravo and invented and willing to great companies.maasha allah maasha allah halka kaga haya.

  • @mhshow841
    @mhshow841 5 ปีที่แล้ว +5

    Aadba u jecelahay Barnaamijkan
    Keep forward ardayda Fikradaha fiican keena.

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah Horumar wacan fadlan naga daaya siyaasada

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 5 ปีที่แล้ว +1

    Student from FARANTZ FANON waxan leeyahay keep foreword.

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij xiiso badan

  • @engjubbaismail1978
    @engjubbaismail1978 5 ปีที่แล้ว +9

    qofka ugu horeeyey baan ahay like ta ha ila dhaafina. barnaamijkani inama dhaafo hadda 42 daqiiqo kadib buu soo geli doonaa. 9ka

  • @muniirhassan7222
    @muniirhassan7222 5 ปีที่แล้ว

    wariyaha xirfad ayaa kamuuqata isna maasha alah

  • @nutritionnutrition9426
    @nutritionnutrition9426 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha guuleeyo ardayda

  • @abdiazizali4507
    @abdiazizali4507 5 ปีที่แล้ว

    xalqadii 10- aad wll aaway

  • @topcarasiochannel276
    @topcarasiochannel276 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +1

    Meecaad gudida waa shaqsiga ugu badan ee dhalinta tartamaysa quluuptooda ilaaliya weeyaan suaalaha mida kale si fududayn ah ayuu u waydiiyaa
    Cabdi aarna caruurta suaalaha dhaguhuu ku jaray

    • @mss_zu7184
      @mss_zu7184 5 ปีที่แล้ว

      Wan kula wadaagaa fikirka👍👍

    • @akaadirmohed8310
      @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mss_zu7184 mahadsanjd wllshy

  • @museqazali9578
    @museqazali9578 5 ปีที่แล้ว +2

    Asma Abdi Mohamed! Runtii cawa wax bay meesha kala tagtay, waayo aravnimo, anagana way noo faaidaysay, sobobtoo ah wxaanu baranay Suaalaha nasugaya, inaan isku diyaarino, tan gudida uun maahee, ta nolasha guud ahaaneed. Markaa Try again wllo Asma.

  • @hamseismacil91
    @hamseismacil91 5 ปีที่แล้ว +1

    waxaan ahay qof ganacsinaga aad u jecel , inantaas waxan ku odhan lahaa ama dadka danbe ee ka qayb qalaaya tartan sidan oo kale ah si aad u guulaysato suu diyaarso dhamman alaabaha aad u baahan tahay iyo qiima huuga sidoo kale waxa wanagsan inaad sheegto inaanay lacagto kuu filaylan lakin rabto inaad badh ka mid aku samaynayso ka dibna is kurinayso insha allah lakin hadad ka badiso lacagta iyo waxaad rabto hadhow khasaari aya akuku iman kara lakin hadad midba inyar ka soo qaadato way kurayaan midkaastaba ganacsiga waxa la yidhahda waa ilmi dhlaan ah sida ay caruurto u kuraan ayuu u koraa , khibraduna waa muiim wixii hadanad khubrad ka haysan ha ahaato mid aad ka soo shaqayn jirtay tukaan yar e waa muhiim waana waxyaabaha lagu guulaysto hadaad tidhahdo khibrad uma lihi waxa laga yaaba inaanad guulaysan khubrad u lahow waxaad rabto .