Exclusive# Idaajaa iyo AHUN C/qaadir Xirsi Yamyam Riwaayadii (waa inoo bari) Time 1980

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Waligeedba Somali musuqmaasuq waa meheradoodiiye..... Waa masraxiyad ka hadlaysa musuqmaasuqa ka dhexeeya siyaasiyiinta sare iyo hawlwadeennada jagooyinka sare ka haya dowladda, waxaa qoray Cabdulqaadir Xersi "Yamyam" iyo Axmed Faarax "Idaajaa". Wasaaradii hidaha iyo dhaqanka ayaa markay arkeen tijaabada masraxiyaddaas gebi ahaan joojiyay in loo dhigo dadweynaha, sidaa darteed weligeed lama soo bandhigin.

ความคิดเห็น • 12

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan yamyam allaha kuu naxariisto adiga iyo dhamaan abwaanadii kale ee somaaliyeed abwaan Ahmad Idaajaa Cimri dheer iyo cibaado suubaan allaha ku siiyo

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku naxariiso Yamyam oo ahaa nin qiimo badan.

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso aamiin falasoof cabdulqaadir xirsi yam yam

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 ปีที่แล้ว +2

    Indr tariikhda aad umadada ubadbaadisay allah haka abaalmariyo

  • @siegenmediabro7474
    @siegenmediabro7474 4 ปีที่แล้ว

    Abwan yamyam. Xirsi. Siyad alow ku naxriso

  • @abdulkadirmohamed3793
    @abdulkadirmohamed3793 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii sedexaad aniga idheh
    Yamyam dheh alaha unaxariistee

  • @abdiraheemali2205
    @abdiraheemali2205 5 ปีที่แล้ว +1

    First viewed

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 5 ปีที่แล้ว +1

    Musikii Kooxdii caanka aheyd ee Iftiin.

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

    Waa tabtii dowladii duntay madaxdeedu u shaqeyn jirtay hhhhhhhh

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hay din ka cafiyo

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 3 ปีที่แล้ว

    Kafeey aad u Kulul iyo isbarmuuto aad u Qaboob Kuye eeboow kuu Naxriiso Muxuu Rag Wax Soo Yiri