Cali dhuux Aadan Taariikh iyo doorkii uu ku lahaa Sugaanta Somalida oo kooban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +13

    Cali aadan gorayo libaax ayuu aha murti dhaadhi geesi meeL dheer wax ka arkaH....
    Hdaanan qaldanaYn hore ayaad usoo galisaY qaybtana waxba kama duwana qaybti horE.....
    Mahadsanid walaL.....

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc gabaygan danbe oo qoraal ah 7/20 alle ha u naxariisto abwaan Ka. Qudhmis iyo qaroor wayne iyo ilaha qaansoole qawdhaha ka baxay tuurwareen qararo baasheeda qaaraha madheedhkii quruxda reenwayne quda dhagaxley qooriga hayiyo tuban qalaalkeeda qotankii yamayska iyo kobtaan qadaw ku beeraynay nimankii qusuusiga ahaa qoror ma daajaane qaraawihii kuma lisaan qamaca jiilaale qarow buuxa aadaan qafilan qabaxsan maayaane qiyaas caanehéda oo dhanaan kuma quraacdaane qol dugsoon intay jiifsadaan qabay ma fuudaane qaryad gabadha qaalida haween lama qadeeyaane jilbad qabax leh qool cadan ka yimi qayro la xideeyay intay qanan magaalo u xidhaan kulama qooqaane qarashaalihii lama dhacaan qaraha feedhnaaye qosolka iyo haasaawihii ku qarxin maayaane dhalinyaro qabiib ihi fardaha kuma qadhaabtaane shago qaarar wayn iyo darmaan qooqin maayaane ashkaqaayi xamar qoorqab iyo qaras ma fuulaane baroor qadan leh ood midabka qad iyo laas moodo qolqol uma dhisaan geed intay qun ugu waabaane qol ku jire qasaaraha rogaal uma qadqaadaane intay qoorta kaga weeciyaan kuma qateeyaane hadba qolo intay weeraraan kagama qayshaane naagyahay aduun iga qariban quusna waan ahaye qabaa madaxa kaa buuxa oo waad qadhaadhahaye waxan la qarwayaa laylka dhexe qoomamiyo ciile ragii aniga ila qayrka haa qoladii reer jaamac qormadaad ogayd baan la shiray amase qoorwaaye qabiilkii ku guusaday lamari qoomkii rer gorode maantana qudhayda iyo cabdoo qaawan baa hadhaye qalbi hadii aad leedahay aadse qaadan taladay qaydada illahay ku timi qaadir amarkiisa qawlkii rasuulka iyo sharciga ha is qilaafina'e khaatumadu yay kaa xumaan qirada diimeede qaydkaakii soo laasataye qaaf ku dhigo looxa

  • @yoons9
    @yoons9 4 ปีที่แล้ว +1

    Mujahid cali dhuux ilahay ha unaxaristo

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waad ku mahadsan tahay wll sida wacan ee aad noogu soo gudbisay.

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 ปีที่แล้ว +3

    Cali aadan goronyo(cali dhuux) ale yarxama wuxu ahaa shaqsi abwaanimada karti iyo geesinimo udheered wuxuna ahaa abwan soomaliyed asaga iyo dhaman awbaanada kale dhintay ale hauwadanaxaristo (fiiro gaara) waagas geeela iyo xoolaha waalayska dhici jiray ma ahayn wx asaga ugaara inkastuu asagu dadka Far dhera hdana wax waagas jiray ayu ahaa rabi hau danbi dhaafo asaga iyo intii dhaca dadka xalaashaday. Adbaad umahsathy wlal Doror sida wngsn nooguso tabisay waaayihi abwaanka

  • @axmedsayidnour4387
    @axmedsayidnour4387 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsan tahay

  • @burcaawiboy2948
    @burcaawiboy2948 4 ปีที่แล้ว +4

    Inbadan ayaan raadineynay Videogii hore sababta aad usaartay maxay tahay

  • @karamamustf818
    @karamamustf818 4 ปีที่แล้ว +1

    sxb vedigo hore kuso celi kaasina waa fiicna fadlan ama iso dir mahadsanid

  • @cabdikariinmaxamuud4316
    @cabdikariinmaxamuud4316 4 ปีที่แล้ว +1

    Emailkaaga noo soo qor wll.

  • @caligalbedi8697
    @caligalbedi8697 3 ปีที่แล้ว

    Ali adan libax ayuu ahaaa alla ha unaxriisto

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 4 ปีที่แล้ว +1

    A

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 4 ปีที่แล้ว +1

    M

    • @mohammedahmedfarah6894
      @mohammedahmedfarah6894 3 ปีที่แล้ว

      Ninkaas allah ayaa og xaalkiisa waayo xoolo islaameed ayuuu dhacay

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 4 ปีที่แล้ว

    Calidhuux iyo jufadiisa waa niman duduble ah

    • @darwiishadsomaalieed8672
      @darwiishadsomaalieed8672 4 ปีที่แล้ว

      Waxay duduble.

    • @kingbarahow2128
      @kingbarahow2128 4 ปีที่แล้ว

      @@darwiishadsomaalieed8672
      Waa rerka internet ka Somalia leh IYo hawada laku hadlo

    • @darwiishadsomaalieed8672
      @darwiishadsomaalieed8672 4 ปีที่แล้ว

      @@kingbarahow2128 kuma fahmin huno. Hawada somaliya somalaa leh. Maxaa Cali Geri iyo waxan aad sheegayso isu keenay.

    • @ciisexuseen
      @ciisexuseen 3 ปีที่แล้ว

      Way kaa qaldantahye dudyble ayaa ah reer caligeri

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 2 ปีที่แล้ว

      Duduble ayaa cali gari ah